Waa Runtii Saaxiibkay Boqor Ahmed Eman. Qaar Badan Ba U Qalmah In Loogu Yedho iyo Magac Ka Xun Kuu ugu Yeedhay Boqor Ahmed Eman Oo Aan Istaahilin In Loogu Yedho Xildhiba Oo Gudaafada.
Jaahilnimadu waa mushkulad Odaygan weyn ee madhan muxu ku cadaynay in laaluush la qaadanayo. Kitaabka weynaan iyo yaraan ma kala laha waa ayadaha ku qoran sida loogu dhaqmayo. ALlah xaqa ha tuso nin isagii gef samaynaya ayaa iska dhigaya inuu saxan yahay
Dadku way qaldan yihiin ninka xildhbaana laguma dooran in uu ilaaliyo dan qof leeyahay laakiin waxa loo doortay danta umadii soo dooratay waxase xusid mudan in uu xor u yahay fikirkii, hadu rabo qofka uu is yidhaahdo danta umadaa ku jirta uu ucodeeyo sax weeye
Niyow somaliland ta dad badan oo wxn shaqadoda ahyn haya aya ku badan bal kan reer kahogamiye dhaqamedka u ah hdana intaa siyasad iyo xisbi uu taageero social media'ha lasoo taagan bal eega idnku
Siyasad mise solati , muse aya lacaq ku lalushaya e maxa siyasad keenay! Mise indingu reer kulmiye siyasada waxay uu yaqanan dhaca eexda musuq masaaq iyo qabyalad qawan! Tolay hbr awalay xagay ku gadhsiin, hbr awal waa minority!
Kkkkkkkkkkk uu isku qiraay midgaan inu xunyahay laayle waxa midkaana kuwa donaya inaay Somaliland inaay jaar ka turaan xildhimanada faratoon u codaynaya ba xalaala ee jooji munafaq nimada wadanka
horta kalaya midgahi maxa walay midgan waxa weye qofka hargaha midgiya wana idinka maxa u wada caytamaysan mar horena mid kale arkayay ma magaciina idinla xumaday wa nanaystiiina weliba midgan wa kuwa kabaha tola haraga midgiya lakiin cay maha wa shaqdiina sida tumalaha tumaal kama xanaqan yihir kama xanaqan yibir wa naa nays reer kale somaliyeedna naanyso leeyihin lakiin wa ku doqonimo inad tidhahdo magacaygi dadka ha loogu yeedho shame on you hayso magacaga oo ku faan haa diidin hada tahay midgan ma dhiban xata wa naanays maha magac marka walida naga joojiya wa kii labad manta arko ha loogu yeedha mayee eedadiina ha loogu yeedho waryaa wadankan ma jecelidin hada wadankan jeceshihin doorta faradoon ninkan yar kele uma eeka muuul qadi kara masuuliyaa
Runta weye boqor kuwasa midgo ah khiyameyey dadki sodortey iyo xisbigi so sharxeyba kuwasina wax aye utari karan qaran iyo qabiltona majirto wa dhuni racayal dantoda ayey egayan kuwa balaqa ululayana kaba daran e ku lalushaya hantidi umada ka dhaxeysey say iyagu leyihin ku casumaya dadki xaqa ulahana ka gajonaya alle nama jojo halka laydinku xisabayo Aamin yarabi
Maasha Allah Rabi haku xafido runtaad kahadashay cidna cid ma dheere somali ayaynu wada nahay cidii Allah ku xiran ayaa sareeya
walaahay midgaanka waa ku gef in shakhsi dhaartay oo la aaminay uu la lumay masiirkii ummada soo dooratay kaasi waa munaafaq aayat almunaafiq talaat
1. Idaa xadas kadab
2. Idaa wacad akhlaf
3. Idaa iitumina khaan
لا ايمان لمن لا امان له و لا دينا لمن لا عهد له
Isagu ma boqor reer baa mise waa boqor wadani...... adiga waanu ka naqaan ..... beenta iska daa oo siyaasi noqo.....
Adigaa ilahay midgaan ah
Kuwa xaqa diidaya waakuwa meeshan wax ku Soo qoraaya run buu ka hadlay boqorku bishii Baybalka kasoo qaato xildhibaanadii beenta sheegay
Mudane Madaxweyne Muusa kor iyo hoos waa laguula hadlay doorashada si hufan oo hannaan leh baad u qabatay sumcadii ugu badnayd ayaan filayaa inaad ka heshay intii aad ku jirtay geeddi socodkaaga siyaasadeed, ceeb ha ku sagootiyin oo berri baa darane oo doorashadii madaxweynaha soo socotaaye dadkii kuu codeynnlahaa yaanaybkaa codeynin:
waa sida nala tahay anagee ma ogtahay dib looma abuuro dadkee"
Waa runtisa boqorka kuwasu waa midgaan
Waa Runtii Saaxiibkay Boqor Ahmed Eman.
Qaar Badan Ba U Qalmah
In Loogu Yedho iyo Magac
Ka Xun Kuu ugu Yeedhay
Boqor Ahmed Eman Oo Aan
Istaahilin In Loogu Yedho Xildhiba
Oo Gudaafada.
Jaahilnimadu waa mushkulad Odaygan weyn ee madhan muxu ku cadaynay in laaluush la qaadanayo. Kitaabka weynaan iyo yaraan ma kala laha waa ayadaha ku qoran sida loogu dhaqmayo. ALlah xaqa ha tuso nin isagii gef samaynaya ayaa iska dhigaya inuu saxan yahay
Codkaada iyagaa leh oo cor u ah
"Odey Boqor baal goray iyo Xildhabaan Barkhad Batun wey hadal badan yihiin kibir........
Dadka cadhada ilaahaay kudhacday ayaa migo ah waana kuwa qof musliah oo walaalkii ah yasAya hadaad dhimato aakhiro waxaad dhigatay baayaala
Dadku way qaldan yihiin ninka xildhbaana laguma dooran in uu ilaaliyo dan qof leeyahay laakiin waxa loo doortay danta umadii soo dooratay waxase xusid mudan in uu xor u yahay fikirkii, hadu rabo qofka uu is yidhaahdo danta umadaa ku jirta uu ucodeeyo sax weeye
Okay dhaqamadeed tahay mise oday wadani
Asc waxan idhaahdaa ximasidayaal
Muuse bixi mididii saawirta ahayd waxbay u go'say
Odayga XikmaDii IyO Murtidii Ba Ka Soo Dhamanaysa Waraysiga BaDan Ka Daaya Wlal FadLan Cimaamada Kaaga Dhacaysa Sidan Odaygee Hh
BOQOR IIMAAN WAA BAQORKA UMADA
Yasmin Hassan ma kulmiye niqaaban baad tahay
Niyow somaliland ta dad badan oo wxn shaqadoda ahyn haya aya ku badan bal kan reer kahogamiye dhaqamedka u ah hdana intaa siyasad iyo xisbi uu taageero social media'ha lasoo taagan bal eega idnku
Waa runtaa boqor Ahmed. Waa midgo ragas lakala iibsadey ee khiyaameeyey . Subhanallah
Yaasiin mxamuud xiin faratoon viva guul insha alh
😂😂😂😂😂😂
Faisal. BAA soon diray Waxay gaadhay wakhtigii koofiyad baclaha ee reerah la isku dirayay
OGI OGI MIDGAAN WAA YAHAY NIN BEYDHEY IN LOOGU YEEDHONA WAA KU HABOON YAHAY.
Xilibaanku waar waa xor meesha siyaasad ayaa laciyaarayaa waa sidii lookala xariifsanaado
Siyasad mise solati , muse aya lacaq ku lalushaya e maxa siyasad keenay!
Mise indingu reer kulmiye siyasada waxay uu yaqanan dhaca eexda musuq masaaq iyo qabyalad qawan!
Tolay hbr awalay xagay ku gadhsiin, hbr awal waa minority!
Odaygaa waxbaan odhan lahaa lkn qabiilkiisa ayaan ku ixtiraamayaa
Shame on you waxdhintay.
wawax lagaxumaado ragii loogu codeeyay in ay kulmiye xilka katuuraan in ay laaluusha qaataan codkiilasiiyayna kafaaiidaystaan xidhabano bakhatiyay igashe maxay odhan mardhaw
Xildhibaanki midgaanka ayaa Meyey tolow
Boqor Axmed Iimaan, waa geesi isku kalsoon,dalka isagoo jooga ayuu wuxuu doono yidhaahdaa, sida Buurmadow oo dibadahaa kama ceytamo
Idaygani haduu rabo marwalba inuu arimo aan shaqadisa ahayn ka hadlo miyuu ku biiro siyaasada ama uu iska aamuso waxani waa siyasad sitasaduna waxay leedahay boqol waji lacagtuu sheegayo ma indhihiisuu ku arkayay? Odaygani wuu dheeraynayaa please siyasada ha ku dhex walaan.
Waa runtaa boqor . Raga xisbigii ay u dhaarteen ee ku kalsoona ka baxy maxy hadaba ku dhaaranyaan 🤔🤔 waa danystayaal xun kuwaasi
laaluushcune iyo laalushqaate qabribaasugaaya🦂🦂🦂🦂🐉🐉🐉
lkn waxaa iswaydin mudan 2 xisbi kuma
ayaa cadalad haya ilaahy ayaa hayee
siyaasad ayaa laysku hayaaye nina
ma hayo cadaalad adr
Ilahay waa cadil, umadisa na waxu faray cadalad iyo xaqa.
Kulmiye in uu eex iyo qabyalad uu xuub sibtay dadku way arkaan ee adigu indhaha isku qabo!!
Waa runtaa Alle ayaa ah cadaalad iyo xaq sameeye lkn kulmiye ayaaa xaq daro iyo edab xumo sameeyay waana kuwa shacabkii doortay mucaaridkii
Odaygani waxan uu sheeganayo malaha maahee waa waxaynaan garanyn waayo anigu waxaan dhagaystay iyagoo magaca midgaan difaacanaya oo wax wanaagsan oo ay leeyihiin ku sheegaya barnaamijkii quudhsigu qiil ma leeyahay ee bbcda isna imikuu midgaankii cay ka dhigay waar bal doc isugu baydha reer shiish wanaagoow oo shimbirhiibalalkooda aad iska lashayna maye isasoo cadee hadaad midgaanimadii cayday nadiif baa ku dhaamee
Inuu xanaaqsany ahay BAAd moodaaba kkk
Kkkkkkkkkkk uu isku qiraay midgaan inu xunyahay laayle waxa midkaana kuwa donaya inaay Somaliland inaay jaar ka turaan xildhimanada faratoon u codaynaya ba xalaala ee jooji munafaq nimada wadanka
Faratoon waa kuwi somaliland qayrkeed ka rebay, 30 sano ayu so taagna maxu taray!!??
Cajus qabiriin 80 jir oo wax uu taray jiriin siyasadi calamka farmajo aya kaga adkaday!
Faratoon iyo muse iyo tuugtisa down, viva new somaliland!
😂😂😂 hadalka iska tidhi mnta kuwaad lahayd somaliland ayay meel ka tuurayaan ayaa ku guulaystay isbahaysiga fii quluubina😂😂😍
Barkhad wa xildhiban dadkii dortay ay ku faraxsan yihiin
Khadar Guun wa xildhiban dadkii dortay e soo saray ku wacad furay.
Waa nacas Qolof weyn
Waar odaygan maxaa waalay meeshu waa siyaasad ayaa laciyaarayaa
Waankugu raacsanahay wixii xubaa mj ah sida. Iddw
kkkkkkk libaax libaax dhalay welle inand adigu midgaan ahayn
caaqil fiican khiyaamoolayaasha amarka illaahay oofin waaya ayaa midgo ah barkhadna waa halyay qaran somaalillander nasab ah
Adigu cuqdada iska sar widgan waligi wuu jire
Kkkkkk qustii baa hadalkaa ka keentay. Iyagana kuwa uu tagayna ma la odhanayaa?????
Hhhhh way igayaabiyen
Maya iyagu laaluush Mey qaadan
Qodax iyo khadar guun waa midgo
Midgaan waa midgaan bal kitaabka uu hayo ma wuxuu ka duwan yahay kitaabka maxkamada kkkk
Nacasnimada iyo midgaanimada adiga xagey kaasoo raacday?
waa doqon kani jawaab ma leh
Inta Yaacday kan u Liita meesha Saaran iyo jamaal garaxjisweynoow haina Ceebayni huguri baa lay idinku Caayaaye waar is qabta
Heego cadhooley baa oohin iyo hunguri u waaltay berigii m. Siilaanyo soowada ooyi jireen 🤣❎❎
Waxiii laaluush qaata waa midgaan, boqor imaan ayaa noo fatwoodey.
Garaxjis isagaa cadow isugu filan sidan intay yihiina hogaan ka fog
@@moegreenback6854 maaha shaqadaa 🤫🤫🤨🤨🤨
Wariye ha hordhigin suaalo qaldan isla yaab shaqada aad kujirto ha ceebayn
Kkkkkk warkan cuqdad ayaa dishootay
Runtiiisa waye adiga hada midgan ay TAHAY
@@mohamedabdullahi664 kkkkkkkk war waa runtiisa
Adaa midgaana laalush qaate ah shame on you
Cuqdad hadeey qof dilootay wexeey dilootay muuse saamiri
Xildhibaanow xaal qaado
Maansha Allah runtuu shagay wixii xun,xaraanta banayst baa midgaanah .
Waa xaqiiq warkiisu
Khadar guun waa MIDGAAN
Qofkii laaluush qaata waa midgaan , waxa noo Fatwoodey BOQOR / IIMAAN { Axmed Imaan } cimrigiisa allah ha u barakeeyo
Waa sax waa midgo kuwa bilaa iimaanka ahi
Bak ninkan taa ku yidhi siyaasada dhex gal yuuse siyaasi u yahey hhh waaba habar daalan hakaaga sheegeyso kubad
Meelahaa markay marayaan ha loogu yeedho (midgo). Asc
Boqor arinta isk hubso xildhibeenadana ha ku ceebayn wax aanay falin
horta kalaya midgahi maxa walay midgan waxa weye qofka hargaha midgiya wana idinka maxa u wada caytamaysan mar horena mid kale arkayay ma magaciina idinla xumaday wa nanaystiiina weliba midgan wa kuwa kabaha tola haraga midgiya lakiin cay maha wa shaqdiina sida tumalaha tumaal kama xanaqan yihir kama xanaqan yibir wa naa nays reer kale somaliyeedna naanyso leeyihin lakiin wa ku doqonimo inad tidhahdo magacaygi dadka ha loogu yeedho shame on you hayso magacaga oo ku faan haa diidin hada tahay midgan ma dhiban xata wa naanays maha magac marka walida naga joojiya wa kii labad manta arko ha loogu yeedha mayee eedadiina ha loogu yeedho waryaa wadankan ma jecelidin hada wadankan jeceshihin doorta faradoon ninkan yar kele uma eeka muuul qadi kara masuuliyaa
ilayndoqoniqiiqkamakacdeedaamankaymeermeerisaa
waa sax wallahii
Runta weye boqor kuwasa midgo ah khiyameyey dadki sodortey iyo xisbigi so sharxeyba kuwasina wax aye utari karan qaran iyo qabiltona majirto wa dhuni racayal dantoda ayey egayan kuwa balaqa ululayana kaba daran e ku lalushaya hantidi umada ka dhaxeysey say iyagu leyihin ku casumaya dadki xaqa ulahana ka gajonaya alle nama jojo halka laydinku xisabayo Aamin yarabi
Hhhhhhhhhhhhhhhh istaqfurullah
Waa odaygii yidhi Barkhad gabooyaa Soo doortay oo codka ugubadansiiyey😂😂😂😂
Ma ahee goormuu yiri sxp
Adigu yaad tahay barkhad cida tooratay waa la yaqaane
@@kinsixayd8935 waxaan ahay kiidoortay ee inaadeerkay uga hiiliyey isaga
@@abdirizaakabdirahman4403 maalindhaweyd oo uu Bulsho kahadlaayey
Gormu yidhi benta Inaga daya
Kkkkkkk
Walahay
Waa runtii
Shimbiro cune
Walaahi odayga waa libistaa suladaan xarago.
Megan you
Odaygu ma madxweenaa mise waa boqor mise waa midgaan kee sax ah bl ii soo qora
Khadar midgaan
M
Boqorka waa runtii iyagu waa gobta somaliyeed magacoogu waa kaa kuwaa calooshooda ushaqeystayaasha ah ayaamidgo ah
Aleelehe boqor waa runta e kuwaasaa midgo ah
Muxuu ka dayn midi saawira ayuu la dhex socdaa xilmaqidayaasha
Alaylehe waa midgaan asl ah waxan maqli jiray galad midgaan waa intuu gafuurku qoyan yahay ayaad ku reebaysaa midgaanimada wasakh
Boqor waligiin cid maydaan shaxaadin, xoogiina iyo dhididkiina ayaad cuntaan soomaali dadka ugu sharafta badan ayaad tihiin , dhiig islaameedna maydaan galin, allah ugu xamdi naqa . Reerka ugu sharafta badan ayaad tihiin soomaali.
Xoolo ilaahay
🤣🤣🤣kudha ha midgaan