Go'aan qaadasho

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • Go'aam qaadashadu way adagtahay-gaar ahaan marka ay caqabado jiraan. Lixdan qodob waxaan rajaynayaa inay ku caawin doonaan. Sideedabana, marka aad go'aan qaadato, Alle wakiilo oo talada saaro.
    #Innamari

ความคิดเห็น • 86

  • @AaminaAbdiqaadir
    @AaminaAbdiqaadir 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah my leadership kayga Allah Keep you wllo🙏

  • @CadnaanAadan-rs8gp
    @CadnaanAadan-rs8gp 4 ปีที่แล้ว +18

    WaLigeH QoF AdanaH aH u Adiga KuLa Mid aH Ma arkin 🤴
    OnE LovE my SecOnd FatHer😍

  • @myhamichannel
    @myhamichannel 4 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah walalkey illahey haku barakeyo ad ayan u xiseya barnamiyadada wacyigalinta ah jasakumullah qeyran

  • @somaliduetschland4992
    @somaliduetschland4992 3 ปีที่แล้ว +27

    12:15 pm 03.10.2020 waxan qaatay go.aan ah in Sigaarka iska dhaafo insha allah

  • @caaishacumar281
    @caaishacumar281 ปีที่แล้ว +1

    In sha Allah goaan wanaagsan alle hana wafajiyo

  • @bushrahassan5438
    @bushrahassan5438 3 ปีที่แล้ว +4

    Mash alah walal mahadsanid

  • @MohamedAli-rd4xy
    @MohamedAli-rd4xy 4 ปีที่แล้ว +6

    Useful, thank u for sharing cause sharing is always caring !

  • @farduuscilmi7723
    @farduuscilmi7723 4 ปีที่แล้ว +3

    maasha alllah shukran wllky mahadsanid

  • @asmayusuf3895
    @asmayusuf3895 4 ปีที่แล้ว +4

    Wllhi wllkyoow aad ayaan ufarxay markaan arkay in aan hal meel kaa helayo casharadaada mhdsanid wllky Alle ha ku sharfo

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Allah hakuxiftiyo

  • @AhmedSomaliTV
    @AhmedSomaliTV 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid brother. cajiib baad tahay!

  • @drsziizuumohammed
    @drsziizuumohammed ปีที่แล้ว

    Ilaah go'aanka qadanaayo ha igu garab galo labo labadaa daremaayo ilaahey ha iga baxsho wadada saxan ilah ha i waafajiyo 😢

  • @user-qd3li3ze8t
    @user-qd3li3ze8t 2 หลายเดือนก่อน

    my teacher❤❤❤

  • @dallaofficial8289
    @dallaofficial8289 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah kep going👌🏽❤

  • @mabsuudhabiy8799
    @mabsuudhabiy8799 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @guleidofficial565
    @guleidofficial565 4 ปีที่แล้ว +2

    Big Respect ✊
    Ayn ku haya Brother 💯

  • @abbaskaqabobe5012
    @abbaskaqabobe5012 4 ปีที่แล้ว +5

    First viewer
    First comment
    First like
    First share
    Mi teacher

  • @irirsomaale.ahmed.oromo.5649
    @irirsomaale.ahmed.oromo.5649 3 ปีที่แล้ว +2

    MAASHA ALLAAH.

  • @alihussein1432
    @alihussein1432 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha alha walal wad kumahasan tahy dadal ka anohyso walal

  • @sandheeredigitall
    @sandheeredigitall 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran 🎯

  • @mustafmaxamed6368
    @mustafmaxamed6368 4 ปีที่แล้ว +2

    Exactly
    Thanks for your encouragement

  • @marwamustafemustafe8143
    @marwamustafemustafe8143 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah good teacher

  • @mohamedelabe3356
    @mohamedelabe3356 4 ปีที่แล้ว

    Mshalh waaad mahadsantahy mohamed cumar markastoon go aan qadanayo. Lixdaa qodob ee aad sheegtay baan ka duulaa.

  • @abdiladiifmohamed6913
    @abdiladiifmohamed6913 4 ปีที่แล้ว

    Mcha Allah wlhi cid kula mida marag hore usoco wll maxamed

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla ปีที่แล้ว

    Dhiirigaliye mohamed omar salaama 🙌🖤

  • @ibrahimissak4548
    @ibrahimissak4548 2 ปีที่แล้ว

    Shukran wlal

  • @amiinonline8528
    @amiinonline8528 ปีที่แล้ว

    5 Aug 10.45 pm Goaan qaadasho

  • @mohamedcaatif6757
    @mohamedcaatif6757 4 ปีที่แล้ว

    MASHAALLAH WLLKEY MOHAMED OMAR MACALINKEYGA NOLOSHA

  • @najiibhassan3549
    @najiibhassan3549 3 ปีที่แล้ว +1

    Mohammed omer aad iyo aad ayad kaga mahad celinaa aqoonta aad nala wadaagtay kuwii ku dhaqma alle hanaga dhigo

  • @abdirizakmohamudyusuf6571
    @abdirizakmohamudyusuf6571 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah hambalyo

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 4 ปีที่แล้ว +2

    There we Are

  • @asturansal2676
    @asturansal2676 3 ปีที่แล้ว +1

    Thankis abti qali jasakalahu khar❤✔️

  • @amuuncraxmaan472
    @amuuncraxmaan472 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah

  • @user-sg6lb7ro3o
    @user-sg6lb7ro3o ปีที่แล้ว

    M.a❤❤❤❤❤

  • @hindaahmed2724
    @hindaahmed2724 3 ปีที่แล้ว

    maxamed omar ilahay hakubarakeeyo kama daalo dhagaysigaaga

  • @husseinsaxnuuni7374
    @husseinsaxnuuni7374 4 ปีที่แล้ว

    Runtii qofan kudaydo aana jeclahay dhageysiga maqaaladiisa mohamed omar wll sare cimrigaaga Allha raajiyo

  • @naciimoibraahim9299
    @naciimoibraahim9299 4 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah

  • @user-so5uw6qv8x
    @user-so5uw6qv8x 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤mahadsanid❤❤❤❤

  • @ilwaadsan3242
    @ilwaadsan3242 ปีที่แล้ว +2

    Waxa goaan lagu qaata wax khasbaya Inaad sameyso ama aad ka tagto macnaha waa iney jiraan wax adag oo kuso riixaya sida....
    1) Danta.... 2)Farxada iyo 3)dhiiri galinta

  • @abdinasirm6440
    @abdinasirm6440 4 ปีที่แล้ว +7

    Go,an qadashada aad ayeey i dhibta anoo jecel inaa go,an qaato balse fidiyowgaga wax buu ii iftiimayey mahadsanid

  • @amuuncraxmaan472
    @amuuncraxmaan472 ปีที่แล้ว +1

    Noolow

  • @AyanDhaladShow
    @AyanDhaladShow 4 ปีที่แล้ว +1

    Tnku wll mohamed maantaban ubaahna goaan qadashada lafteeda
    Waan ka faiday wll

  • @AbshirhussainFarah-yc7fs
    @AbshirhussainFarah-yc7fs ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @user-cn4bp6ji4p
    @user-cn4bp6ji4p 2 ปีที่แล้ว

    Wed_24_nov_2021 gu.an paN qatey 😢

  • @MR.DEBATE
    @MR.DEBATE ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaadi

  • @cawaalecalawaash2332
    @cawaalecalawaash2332 4 ปีที่แล้ว

    شكرا

  • @abdisalanbashirbuurukur6624
    @abdisalanbashirbuurukur6624 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid bro

  • @naciimosheikhhassan9925
    @naciimosheikhhassan9925 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Maxamed

  • @nimcofarah7690
    @nimcofarah7690 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid maxamed umar lascanod imoow please dhiirigelintada bulshadu rabtaaye

  • @Mhz343
    @Mhz343 7 หลายเดือนก่อน

    😇

  • @zafapaane8784
    @zafapaane8784 3 ปีที่แล้ว

    Wan jeclan laha inan ku arko waayo qof horemare leh ahay

  • @hoodoali6436
    @hoodoali6436 4 ปีที่แล้ว +2

    Really

  • @saidabdirisaaq9532
    @saidabdirisaaq9532 4 ปีที่แล้ว

    Dhiiri galiye maxamed Omar waa halyey soomaalyed

  • @abdisamedmuse3364
    @abdisamedmuse3364 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @nimcocali-bq1so
    @nimcocali-bq1so ปีที่แล้ว

    Xaly qofkan jeclla go an ka qaty illahw garab igu siii

  • @apdifatahapdifatah5206
    @apdifatahapdifatah5206 4 ปีที่แล้ว

    #mohamed_omer Walaal alle Haku dambi dhaafo❤🤲🤲Mhdsnid

  • @cabdihussein8175
    @cabdihussein8175 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @dheymanxaaji1241
    @dheymanxaaji1241 4 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsnd ustaad❤😘

  • @Nature_motivation.2024
    @Nature_motivation.2024 4 ปีที่แล้ว +4

    I hope You Doing Very well My Coach I have a question. How I Become Motivational Speaker? plz My Give Me Some Advice

  • @abdihadiali7933
    @abdihadiali7933 ปีที่แล้ว

    Tue 27 june 1:58 habeen saq dhexe loo diyaar garoobayo soonka malinta carafo waxan qaatay go,aan ah in an noloshayda badalo gud ahaan

  • @xikameditz3144
    @xikameditz3144 4 ปีที่แล้ว

    mohamad zxb vidioyada noo soo badi

  • @xamsedaahircaruus2437
    @xamsedaahircaruus2437 3 ปีที่แล้ว

    Right

  • @amiinabdiazizyare2230
    @amiinabdiazizyare2230 ปีที่แล้ว

    Sxb wax ayn ka faide

  • @hamzehb2524
    @hamzehb2524 3 ปีที่แล้ว

    27-11-2020 waxan qty goan nlshyda wx uga bdlo

  • @warsamehassan4049
    @warsamehassan4049 4 ปีที่แล้ว

    As wllo maxamed cumar aad baan ujeclahy inaaan kuugu imaado boorama makaaheli nemberkaaga please.

  • @mahadhassan1516
    @mahadhassan1516 4 ปีที่แล้ว

    140 iga horeeyay

  • @ururkahan-maal5341
    @ururkahan-maal5341 4 ปีที่แล้ว

    First🤗

  • @abdishakuuryasiinyuusuf9539
    @abdishakuuryasiinyuusuf9539 4 ปีที่แล้ว

    Moha Omar nin kafaa iideysi mudan

  • @nimcoosak1999
    @nimcoosak1999 4 ปีที่แล้ว

    👍👍💗💗💜😊

  • @mahadxuseen5612
    @mahadxuseen5612 3 ปีที่แล้ว

    3

  • @mohamedomar2983
    @mohamedomar2983 4 ปีที่แล้ว

    Mohamed Omar waxtahy nin ku dayasho mudan

  • @warsamehassan4049
    @warsamehassan4049 4 ปีที่แล้ว

    As wllo maxamed cumar aad baan ujeclahy inaaan kuugu imaado boorama makaaheli nemberkaaga please.