YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN IYO HEESO CUSUB OO JACEYLA FULL PROGRAME

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • Copyright@Hawraar Music

ความคิดเห็น • 454

  • @zaruu._Moh
    @zaruu._Moh 3 ปีที่แล้ว +3

    Inta 2021 ka dawanayza like ta

  • @filsanmuse4394
    @filsanmuse4394 5 ปีที่แล้ว +7

    Ninkan wariyaha ah inu aqoon fcn u leeyahay mihnadiisa ayaa ka muuqata mansha Allah

  • @najaxsiyat5944
    @najaxsiyat5944 5 ปีที่แล้ว +10

    Aniga ley i heesta wlhi qoftan inshlh inan la kulma rabaa from America to hargeysaa

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 5 ปีที่แล้ว +15

    Ninkan waa wariyo top ah wllhi qof walpa wariye laguma sheege aqoon buuxda ayuu leeyahay wariye nimida

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 5 ปีที่แล้ว +7

    Ma yuruub mise fanaaninta kale fananinta kale hayg Maqnadan yurub baa iga badan qalbi dhaya ayaan ula baxay yurub waa gabadha kaliyen heesaheda isku dhaya cadawga unolow yurubey indr

  • @muuminaxirsi9679
    @muuminaxirsi9679 5 ปีที่แล้ว +22

    Yurubey na dhig wadna sida taye
    ❤😘

  • @saeedmohamed9198
    @saeedmohamed9198 5 ปีที่แล้ว +9

    Woooow eeshcalaa wariye mahad si wanaagsan ayaad u wereysatay yurub geenyo oo suaalo dadka ka dhex guuxaya ayaad waydiisay ee wareyaasha kalena ha ku daydaan wariye mahad

  • @lakishow143
    @lakishow143 5 ปีที่แล้ว +5

    yurub geeenyo wllshy qaaliya alle ha nokaa daayo

  • @naimomohamed7332
    @naimomohamed7332 ปีที่แล้ว +1

    Big time fans of yurub genyo ❤

  • @khadarmaah6933
    @khadarmaah6933 5 ปีที่แล้ว +8

    Dhashii gobalka hawd ayaa manta is heshay Alfanan Yurub Geenyo iyo wariye sare mahad Awkadleye gobonimo ku noolada 💚👻❤ ✌✌✌✌✌✌👌👌👌

    • @khadarmaah6933
      @khadarmaah6933 5 ปีที่แล้ว +1

      @Hodan Ibrahim haaaaa wllshy Alle ha xafido waa dad qaliya yurub iyo Mahad ✌✌✌✌✌✌✌✌

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 5 ปีที่แล้ว

      Ma aw kadleeyihii majasjilsta ahaa aun ayaa dhalay wllo

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 5 ปีที่แล้ว

      @Hodan Ibrahim Allah ha u naxariisto in badan baynu qosolay aw kadleeye dartii Imikana wariye mustaqbal leh buu inooga tagay inankaan iyo kuwa hctv, eryal iwm ee bilaa aqoon iyo afsoomaaliga liita isku darsaday isku eeg. Any way thanks wllo

  • @himilohajihersi
    @himilohajihersi 5 ปีที่แล้ว +8

    waad mahadsanidiin bahdiina hawraar iyo sawtu raxma ba

    • @ismailhussein6860
      @ismailhussein6860 5 ปีที่แล้ว +3

      Cajiib ninkani waa profutoinal journalism

  • @waanomacallin6506
    @waanomacallin6506 4 ปีที่แล้ว +3

    Yurub maxed abdi sawtu raxma .
    I love you my love you

  • @caalincomedy4297
    @caalincomedy4297 5 ปีที่แล้ว +34

    uDu CeeYa WllO in Uu iLaaHay KaSaaRo FaNKa WaaYo Waa WLasHen Oo CaDaaB Ku DHaCaYSa Ama DaNbi aaKHiRa WaaLa iNa WaYDiiNaYaaYe
    HOwRaaR IyO YuRUb iyo WiXii LaMiDa iLaaHaw Soo HaDee aamiin aamiin aamiin YaaRaBi aSHaHaaDo Wllo SiFuuDuud Baa LooDHiMaNayaa 😢😢😥😰

    • @muntazissa6837
      @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว +1

      adiga nafataada ilahay u bari inu ka badabdiyo qof binu adama ma odhan kartid cadabtu ku socoda xataa gaalka hada gaalka ah wayo ilahay ba og ciduu cadaabayo beentana umada ka daa malaaha aragaaxisa tahay ha habarin gabadhi insha allaha janada gelaysaye

    • @maryanmmcige9428
      @maryanmmcige9428 5 ปีที่แล้ว +1

      Adi mxaa udhagaysanaysaa horta naftaada hagaaji!

  • @abdilays4106
    @abdilays4106 5 ปีที่แล้ว +6

    yurub wll heesahaga sidaan udhagay sanayay wamba ku jcldy mudo 10 sanaah wllo yaa inoo kala garnaqa oo xaqayga jclka iga kaa siyo dhiigaygaad hawada ku cabtee wllo wallee taalo ayaan kuu dhisi

  • @senioritaintisaar9453
    @senioritaintisaar9453 5 ปีที่แล้ว +27

    Sanadku 1978 bu ahaa lkn way isdaba marisay inta ila aragtay like ta hayla dhafinina 😎🤣

    • @faizaFunny780
      @faizaFunny780 5 ปีที่แล้ว

      Intisaar Mahmud hhhhhh intaan Niyada iska dhahay ayaad tiri Yurub 1987 umaba dhawa

    • @ugbaadsaid5156
      @ugbaadsaid5156 5 ปีที่แล้ว

      Xamda kuwin baan la yabanaa otidhi 94 tana mayno timi

    • @canbaroluulbanbaroluul
      @canbaroluulbanbaroluul 5 ปีที่แล้ว +1

      1987ayuu ula jedaa number gadalgadaal ayeey cidan u aqriyan lkn isyarenta baryahan waa jirtaa

    • @qayrkeddhaan8870
      @qayrkeddhaan8870 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkk haa kolay

    • @qayrkeddhaan8870
      @qayrkeddhaan8870 5 ปีที่แล้ว

      @@ugbaadsaid5156 kkkkkkkk yaab

  • @quruhwanak8260
    @quruhwanak8260 5 ปีที่แล้ว +16

    Heesta Khadra Daahir Yurubey Dib Uso Qaad😌

  • @munamahamed6254
    @munamahamed6254 5 ปีที่แล้ว +7

    Yurub mxamed cabdi (geenyo)
    Fananad aad ujeclahay shakhsiyad ahaan, iyo fan ahaanba go forward sister jir oo joog abid

  • @hamdaabdrashid6598
    @hamdaabdrashid6598 5 ปีที่แล้ว +6

    Yurubey nadhig waad nasidataaye alle yaacisk mahadow wll❤

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 5 ปีที่แล้ว +5

    Yuruba boqroda Codka fananta waa ka wata taa yurub sowtu raxma 😍😍😍😍😍👏👏👏👏👏💋💋💋💋💋💋💋💋🖎Geenyi✍❤👌🖐

  • @NajmaNalka-y6l
    @NajmaNalka-y6l 14 วันที่ผ่านมา

    Wa ninki ugu horeeya ee .aad warisi dheere laqadto yurub geenyo ❤❤❤❤❤

  • @amalismail8479
    @amalismail8479 5 ปีที่แล้ว +14

    Yurub geenyo qalbigay dawaysaa

  • @hassanfarah11
    @hassanfarah11 5 ปีที่แล้ว +1

    boqoroda codka geenyo ayaa iga meydha caashaqa waan ku heystaa

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 5 ปีที่แล้ว +3

    Yurub geenyo wlshy
    You make my day
    Thanks

  • @ahmedhusen5598
    @ahmedhusen5598 5 ปีที่แล้ว +6

    Sowtu raxma yurub geenyo waa khadra daahir oo yar

  • @maryanbootan752
    @maryanbootan752 5 ปีที่แล้ว +9

    yaa iga meydha caashaqn🔥🔥

  • @ahmedadem1829
    @ahmedadem1829 3 ปีที่แล้ว +2

    Its ma birth day 💚💬❤
    Waxan ku caweniya waraysigii ugu xiisiha badnaa wariye hargeisa jooga uu ka qaaday fananada yurub maxamed cabdi geenyo
    ❤❤❤❤❤❤
    14:02:2021

  • @Hoygaaflaanta219
    @Hoygaaflaanta219 5 ปีที่แล้ว +9

    Kani waa wariye rasmiya thanks man

  • @omaraden4117
    @omaraden4117 5 ปีที่แล้ว +4

    aadban ugu mahadsantihiin barnaamijkan quruxda badan , waxa aan aad u hambalyaynayaa wariyaha mahad oo waaya -aragnimo badani ka muuqato si macquul ahna waraysiga u qaadaya

  • @aishadoctaofficial9758
    @aishadoctaofficial9758 5 ปีที่แล้ว +2

    Swtu raxma yurub geeno wllhi heesa ha ay qaado ani lee in ay iga hadleeyso modaa hees ay so qaday on dhagaysan malahan wllhi Ax😥😥❤

  • @istoibrahim8260
    @istoibrahim8260 5 ปีที่แล้ว +3

    Manshaaaaallllllllh quuru iyo codmacn isku darsatay geeayo ❣️

  • @selayahayaniga2677
    @selayahayaniga2677 4 ปีที่แล้ว +2

    STILL YOU ARE NORTH /SOMALIA/STATE SENATOR AND YOU MEMBER OF SENATORS UNITED STATES OF AFRICA GOOD LUCKY

  • @abdifatahmo9931
    @abdifatahmo9931 5 ปีที่แล้ว +31

    Ninka waraysanaya waa nin xirfad uleh wariyo nimada

  • @hamdaabdrashid6598
    @hamdaabdrashid6598 5 ปีที่แล้ว +7

    Anigiyo yurub geenyo isku meel baa nalaga hayaa wlee❤😍😍

  • @zekariyehassen6925
    @zekariyehassen6925 5 ปีที่แล้ว +43

    Khadra silimo fursad siiya howrar media intaas ayan nika codsanlahayn 🙏

    • @anr4578
      @anr4578 5 ปีที่แล้ว

      zekariye hassan aad iyo aad wn sugyna

  • @HargalTv
    @HargalTv 5 ปีที่แล้ว +12

    Barnaamij qurux badan
    Yurub geenyo
    Sowturaxma

  • @nasralaki2751
    @nasralaki2751 5 ปีที่แล้ว +6

    Yurub geenyo sawtu raxma❤

  • @mohalimohsamii5570
    @mohalimohsamii5570 5 ปีที่แล้ว +6

    Sawtu raxma dhasab kamila

  • @fardusnageye8508
    @fardusnageye8508 5 ปีที่แล้ว +4

    Yurub geeyo sawta raxma ❤❤❤❤👏👏

  • @abdikarimainanshe1961
    @abdikarimainanshe1961 5 ปีที่แล้ว +5

    i like the performance of the music and the song ,it is amazing songs.

  • @abdidaahirofficiall6916
    @abdidaahirofficiall6916 5 ปีที่แล้ว +11

    Alle haku rumeeyo wqxkastoo Wanaagsan qalbigaga ku jira subscribe iisaar

  • @kinsikhadar4083
    @kinsikhadar4083 5 ปีที่แล้ว +7

    Yuruub waaa qosol midhaan kullah kursiga waaa banaanyahay cidi kuu farisanaysaa

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 5 ปีที่แล้ว +3

    Gabdha aan ku seexdo heesaheeda YURUB 😍😍

  • @queenbacayro4553
    @queenbacayro4553 5 ปีที่แล้ว +10

    Sowtu raxma yurub abdi geenyo

  • @dalmarg5794
    @dalmarg5794 5 ปีที่แล้ว +7

    Yurub geenyo fanaanad Aan iska jeclahay Codkeeda ❤ kur siga Anaa usoo socdaa cid kale ha iga fariisiin 😂

  • @abdifatahfeysal3516
    @abdifatahfeysal3516 5 ปีที่แล้ว +2

    Wareysi qiimo leh fanaanada codka tolmoon yurub geenyo khadra silimoona waan idinka sugaynaa

  • @selayahayaniga2677
    @selayahayaniga2677 4 ปีที่แล้ว +2

    Waw i promissed try please play for commercial right now waw

  • @suweydaquruuxqarankasomali8200
    @suweydaquruuxqarankasomali8200 5 ปีที่แล้ว +2

    Qurux badan alle haku dhowro

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 5 ปีที่แล้ว +3

    Yurubey hno nadhiga 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @rahmoahmed2805
    @rahmoahmed2805 5 ปีที่แล้ว +3

    Wariyaha iskalaaji bu iila egyahay who agree with that

  • @dhoolwabari3956
    @dhoolwabari3956 5 ปีที่แล้ว +6

    masha Allah sowtu raxma

  • @selayahayaniga2677
    @selayahayaniga2677 4 ปีที่แล้ว +1

    YOU ARE STILL MEMBER OF UNITED STATES OF AFRICA GOOD LUCKY OK

  • @munamohamedaadam3143
    @munamohamedaadam3143 5 ปีที่แล้ว +6

    yurubay markanu ku dhagaysanaba jcylka wad naqadsisa waa halka wariyahee na dhig yurubay na dhig kķkkk

  • @muhiyodiinnasir1128
    @muhiyodiinnasir1128 5 ปีที่แล้ว +7

    abdiraxman oday inuu abwan yahy waxan kusoo barty heestii Taashkii Gobolada Somaliland sawtul Raxma Yurub geenyo wan ku cabsanhy hdaa nahay Tageeradada👏👏👏👏👏👍💘

  • @asma2631
    @asma2631 5 ปีที่แล้ว +5

    Yurub maxamed abdi Mahad awkadleye waan idiin salamay boqortoyadii gobalkahow💚💚💚💚💚☁️☁️☁️☁️❤️❤️❤️❤️❤️somaliland ilahow wadankeena dhower

    • @jonasmk8231
      @jonasmk8231 5 ปีที่แล้ว

      Asma wariyaha miyuu cusubyahay

  • @samriyegaraad5376
    @samriyegaraad5376 5 ปีที่แล้ว +2

    Yurub geenyo Fanaanad Wayn khadra Dahir 2 Zawtu raxma Fananada Jcylka keep going

  • @selayahayaniga2677
    @selayahayaniga2677 4 ปีที่แล้ว +2

    STAY THE LIFE YURUBA MOHAMED ABDI BYE

  • @ahmedshakir4447
    @ahmedshakir4447 5 ปีที่แล้ว +7

    Yurub na dhig waadna sidataa eshqiyaasak waxasba wariya ah waraysi quruxbadan

  • @garaadgalaydhjeesto2756
    @garaadgalaydhjeesto2756 5 ปีที่แล้ว +4

    Yurub Maxamed Abdi Yarantii Lagu Naanaysi Jiray (( Yurub Baradho )

  • @loulahassan3860
    @loulahassan3860 5 ปีที่แล้ว +5

    machallah yurub gueenyo

  • @user-iq4qv2nq3t
    @user-iq4qv2nq3t 5 ปีที่แล้ว +2

    Waraysiuadii fananita calmaka laga qaadi jiray baan soo xusuusty

  • @amirahirsi4424
    @amirahirsi4424 5 ปีที่แล้ว +2

    All wan ka hela yurub gento cod macan ayah ledahay

  • @ilhaanmohamed-bf5qq
    @ilhaanmohamed-bf5qq หลายเดือนก่อน

    2024 boqorada calaacalkaa waqti ayaan dhagaystaa heseheeda aniga qof iga tagay

  • @dhalboqortooyo602
    @dhalboqortooyo602 5 ปีที่แล้ว +4

    Yurubeey jacaylka i haya adaa igu kiciya 😭😭😭😭 wllhi yurubeey wax idhaah minti misna ma awoodo 😭😭 yaa iga maydha caashaqan .

    • @hodanali7994
      @hodanali7994 5 ปีที่แล้ว

      Qof u qalma ku dhimo

    • @falisabdi1898
      @falisabdi1898 5 ปีที่แล้ว

      Wlhi wall qof an u qalmin qalbigaaga haku dhibin

  • @selayahayaniga2677
    @selayahayaniga2677 4 ปีที่แล้ว +2

    HALLO MY REAL QUEEN YURUBA GEENYA

  • @wayraxyare9477
    @wayraxyare9477 5 ปีที่แล้ว +2

    Somaliyey nagta
    Yurub geeno halaigeyo
    Hadad tol tihiiin darteed
    Uxanuunsanaheeee 😭😭😭

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah Wariye qaliya

  • @faizamohomed9763
    @faizamohomed9763 4 ปีที่แล้ว +3

    Alla yurubeey fanaanad aan aad u taageero een jecley ayaad tahaye caawase tii kuu soo marisey make up kan waalan dhulkey kula dhacdey, islaantii nimco yaasiin bey kuu ekeysiisey.

  • @saynababdilaahipr4532
    @saynababdilaahipr4532 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah aad baan ku dhageystai

  • @khadarmahad792
    @khadarmahad792 5 ปีที่แล้ว +1

    You win forever yurub geeyo alaah hanookaadaayo ahyaa ran

  • @japaneclick
    @japaneclick 5 ปีที่แล้ว +6

    yurub geenyo qof aan taageero buuxda u ahay

  • @dahaboargsandhexyar976
    @dahaboargsandhexyar976 5 ปีที่แล้ว +2

    Yurub anigu waan tagera wllhi hees kasta oo ay qada anigay igu sab santahay jcyl ayaay igu Riday 😍

  • @hoodocabdimaxamed4255
    @hoodocabdimaxamed4255 5 ปีที่แล้ว +3

    Yurub geenyo Jcyl zoconayaa weeye❤❤👏👏👏👏👏👏

  • @habiibaawale2097
    @habiibaawale2097 5 ปีที่แล้ว +4

    Sowtu rahma 👍❤🌹

  • @hanidhabel1010
    @hanidhabel1010 5 ปีที่แล้ว +4

    Yurub geenyo iyo jacaylka waxan udhigaya xaflad lagu heshisinayo kaso qeybgal wacan 😀😀😀

  • @haboonmohamed7878
    @haboonmohamed7878 5 ปีที่แล้ว +2

    qurayshtii haweenka yurubgeenyo

  • @jonasmk8231
    @jonasmk8231 5 ปีที่แล้ว +3

    Yurub Geenyo 👑

  • @bilalkadra8485
    @bilalkadra8485 5 ปีที่แล้ว +4

    woow Masha Allah

  • @hoodosaid7665
    @hoodosaid7665 5 ปีที่แล้ว +2

    Beautiful show and preity yurub

  • @cuqaallabanlaab905
    @cuqaallabanlaab905 5 ปีที่แล้ว +2

    Waaw waaaw wariye wuu dhaafay eee waa kaga qosliye hhhhh

  • @nimcodagan4698
    @nimcodagan4698 5 ปีที่แล้ว +5

    Wariyuhu waa nin xirfad uleh mihnada

    • @abdalleh.ebrahim7642
      @abdalleh.ebrahim7642 5 ปีที่แล้ว

      wllo waa runtaa wlle si fcn buu u daadihinaya barnamijka weriye leh Khibrad

    • @nimcodagan4698
      @nimcodagan4698 5 ปีที่แล้ว

      @@abdalleh.ebrahim7642 haa walalo

  • @sagalyassin9694
    @sagalyassin9694 5 ปีที่แล้ว +3

    Wariyaha cajiiba👌

  • @farxiyofarxiyodagan9186
    @farxiyofarxiyodagan9186 5 ปีที่แล้ว +3

    Boqorada codka yurub waxan ku ahay tageero

  • @prinsahmed4502
    @prinsahmed4502 5 ปีที่แล้ว +31

    Nagaha maxaa make up ku mashquliyaay yaab dumarku wax isuma quraan ayan maqli jiry

  • @saidabdirahmanwarsame3722
    @saidabdirahmanwarsame3722 5 ปีที่แล้ว +2

    Good voice

  • @shadiyaabdi3790
    @shadiyaabdi3790 5 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan weriyaha ah xageen ka helaa

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 5 ปีที่แล้ว +4

    Yaa salam sowta raxma ciyaar magacu kuuguumuu bixin

  • @almisalalaas4968
    @almisalalaas4968 5 ปีที่แล้ว +3

    Sowtu raxma alle haku daayo

  • @hodanjama7583
    @hodanjama7583 5 ปีที่แล้ว +2

    Bahada howrara Khadara silimo so casuuma nice sowtu Rahama

  • @fahiyamohamed4012
    @fahiyamohamed4012 5 ปีที่แล้ว +1

    Umadan yurub inay wayntahay islahow bal markay yurub fanka soo gashay dib ugu laabtoo soo eega wlhi ani inay intaasi kayartahan u haystayba

    • @naniib7777
      @naniib7777 3 ปีที่แล้ว +2

      Walaahi waaruntaa hilibkaa lahadey saaxiipadaa naagweyn baa lamoodaa oo 2014 iyadoo ilaa 25 ayey heeseysey war waa layaqaanaa taariikhdeeeda fanaan walba taariikhdiisa waalahayaa

  • @adenabdikarin4131
    @adenabdikarin4131 5 ปีที่แล้ว +4

    Waxaa is helay Sawtu raxma iyo weriya qaaliaya,
    Weriyaasha maanta waaa dhif iyo Naaadir
    Gaagixis maydhan baa fanaaaniintii dhibay

  • @nimcohamud3690
    @nimcohamud3690 5 ปีที่แล้ว +6

    Lugta hoos u dhig geenyo 😥😥

    • @sahalcali4196
      @sahalcali4196 5 ปีที่แล้ว

      Daadaa hayska laydhsatee inanta hadhibinee 🤣🤣🤣

  • @somalilandtayda3765
    @somalilandtayda3765 5 ปีที่แล้ว +1

    Eashcalaa wariye inankani waa asal wariye sidaasaa wax loo waraystaa wuxuu noqonayaa idiris cigaal iyo aun cawke oo kale

  • @ubaxdajiya2525
    @ubaxdajiya2525 5 ปีที่แล้ว +4

    ka xidh xidho albabada xasidka wlle waa runteed

  • @idliibrahim9135
    @idliibrahim9135 5 ปีที่แล้ว +3

    mansha allah sowtul raxma

  • @mxx8662
    @mxx8662 5 ปีที่แล้ว +3

    next khadra silimo soo casuum yurub geenyo sister mhdsanid sidaad noola qaybsatay noloshada iyo heesahaaga weriye xirfadleh thank u wllo adna

  • @SummerAbshir23
    @SummerAbshir23 5 ปีที่แล้ว +4

    Boqorada codka 🔥👍
    Quen Yurub Geenyo😘👍

  • @awalekayse
    @awalekayse 5 ปีที่แล้ว +23

    Dumarku makeup haka sheekeyaan ilaa qiyamaha 😂

    • @amalmiisaan659
      @amalmiisaan659 5 ปีที่แล้ว +1

      Awaale maxaa laga sheekeya ee kle qurxadii by kaga ciyaareen

    • @awalekayse
      @awalekayse 5 ปีที่แล้ว +1

      Amaal ma makeup tii ciyaalka ayay umariyeen 😂😂😂 kadaaya ayaanu leenahay make up ta ciyaalka ha umarinina oo quruxda hakaga ciyaarina marwoyinka lol

    • @amalmiisaan659
      @amalmiisaan659 5 ปีที่แล้ว

      @@awalekayse dee hadaa ha oran dumarku ilaa qiymaaha makeup hka sheekeyn
      Ciyaalka maahe ma qurxoon makeup qurxdadi dilay

    • @antisyare4077
      @antisyare4077 5 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @faatinqali6492
      @faatinqali6492 5 ปีที่แล้ว

      Awale ka shekayn mayne ila qiyamahe inanti way walen

  • @najmanalka261
    @najmanalka261 5 ปีที่แล้ว +4

    Zawtu raxma ❤😘😘

  • @queenisjecel6729
    @queenisjecel6729 5 ปีที่แล้ว +24

    Yurubey ya makeupka kaga ciyarey lkn sidadi heeso top ah

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe6346 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninkani waa wariye fiican