Dagaal Aanu Isaaq Ku qaadno Waxaa noogu Danbeyey Dagaalkii Dhumo Badne GARAAD Abdikarim CALI NUUR..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 182

  • @abdilahicali7693
    @abdilahicali7693 2 วันที่ผ่านมา +2

    Subhanallah,Walalayaal Allah subhanahu wa ta'ala ka cabsada oo Akhiradiina utudha. Dhamanteen shahadada ayaa ina midaysa. Dhamaan Muslim ayaynu nahay, luuqadna waa aay inaga dhaxaysaa, Wiil oyo Abtigii ayaynu nahay. Allahuma ya Allah, ilahay umada muslimka ah qalbigooda ku midee kitaabka quraanka ah iyo sunadii Nabi Muhammad S.A.W. Anigu 2daba waa aan ka dhashay Habarjeclo iyo Dhulbahante, waxaana aan runtii aad uga xumahay walaalo Muslim ah oo somaliyeed oo ehel ah in uu shaydaanku ka dhex fa'idaysto uu ugu yeero Jahli iyo Cadaab iyo Naar.

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 2 วันที่ผ่านมา +8

    Walahi Oromaa isku diraysa iyagoo Somali iska dhigaya luqaddana bartay qabaa’iladiina sheeganaya walahi shicibow indhahiina iyo caqligiina fura nacalatullah calaykum tufuuuuu ilaahay qofkii gardaran haku jabiyo dagaal walba sharka Ethiopia 🇪🇹 soo abaabulayaan ilaahay sharka iyaga haku celiyo yarab oo haku halaago bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼 Ilaahay wixii gaal taageera ilaahay dunida haku cidhiidhiyo nacaladna haku rido aamiin yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @kheiryussuf6
      @kheiryussuf6 2 วันที่ผ่านมา +2

      I think you have got a point ina adeer 😔

    • @Manallagaraadbaa
      @Manallagaraadbaa 2 วันที่ผ่านมา +2

      Allahuma aamiin💯,

    • @user-fe8gy9mh3n
      @user-fe8gy9mh3n 2 วันที่ผ่านมา +1

      Lacnada. kadaa oo uducee in ilaahay kala qabojiyo wll

    • @Manallagaraadbaa
      @Manallagaraadbaa 2 วันที่ผ่านมา

      @@user-fe8gy9mh3n yaah?

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 2 วันที่ผ่านมา +4

    YAA ALLAAH tolkay iyo reer abtigey miyirka usoo celi oo xaqa fahansii 😢 waxa ku qabanaysa maxaad uga dhalatay dadkan sidii bahalkii is cunaya 😭 from hargeisa

    • @QoobjalowQoobjalow
      @QoobjalowQoobjalow 2 วันที่ผ่านมา

      Maxaa wiilka isaaq laga siiyaa buuhoodle iyo laascanood oo ay ugu dhololayaan tolkaa ma waydiisay

    • @yaasiinhassan2127
      @yaasiinhassan2127 2 วันที่ผ่านมา

      @@QoobjalowQoobjalowadoo nin sheeganaya inaad hadal haween ka jawaabtaa waa laga roonaa sidaasaa wada tihiin

    • @hoodo9260
      @hoodo9260 2 วันที่ผ่านมา

      @@QoobjalowQoobjalow waa su'aal maan gal ahe abtiyaaloow idinba maad ka roonaataan tolkay 7da sano ee muuse joogay ba ma miyir qabaan e

    • @hoodo9260
      @hoodo9260 2 วันที่ผ่านมา

      @@yaasiinhassan2127 wiilku su'aal maan gal ah buu iweydiiyey e jawaab ma u haysaa

    • @QoobjalowQoobjalow
      @QoobjalowQoobjalow 2 วันที่ผ่านมา

      @@hoodo9260 abti waad fiicantahaye waxaa aan marna laysku fahmayn ilaa yooco ayaa ingiriis I siiyey oo aan ku socdaa iyo ingiriis dhulkayga kuma siin karo

  • @cabdixakiinibraahin-zy6jc
    @cabdixakiinibraahin-zy6jc 2 วันที่ผ่านมา +3

    qof kasta oo isaaq ah oo qoraalkayga arkaa waxn u shegayaa hadalkasi waxay inagu khal khaliyaan weyaan ader warmo dhiigle la is darayaa 😉😉

    • @hoodo9260
      @hoodo9260 2 วันที่ผ่านมา

      @@cabdixakiinibraahin-zy6jc inader dhiiga abtiyadaa maxaad ka faa'idi ma ii sheegi kartaa

    • @xamdiislam9551
      @xamdiislam9551 วันที่ผ่านมา

      Waa nìnkii warankiisu af beelo

  • @MaxamedMaxmuud-r7o
    @MaxamedMaxmuud-r7o 2 วันที่ผ่านมา +2

    isaaq ismaaydin arkin xukuumada muuse biixi baad is laayseen
    isaaq maanta waa midoobay dhulbahnte iska dhashe iska dhinte waa laydiin yaabaa.

    • @OmarAhmed-nw6lr
      @OmarAhmed-nw6lr 2 วันที่ผ่านมา

      Hhhhh waxa aan leynay ee aan maxbuuska u heysano ee 500 ka badan maxey yihiin
      Ma oromaa mise waa hawiye bal ii sheeg
      Shalay kii la gumaaday bad tahay manta soo dhalan meysid orom yahow Najiska ah

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 2 วันที่ผ่านมา +2

    😂😂😂😂Intaanba adaa duulan ahaaa imikana wa siday u bilaabmatay!

  • @Walid19801000
    @Walid19801000 2 วันที่ผ่านมา +2

    Been badanaa fule

  • @aftaxyassin1265
    @aftaxyassin1265 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤afkaaga caano lagu qabay garaad guulayso punta ayaad sheegtay maasha Allah

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 2 วันที่ผ่านมา +3

    Odaygan Hadalkii ayaa isaga yaacay
    1- mar uu hanjabay
    2-mar kalena wuu Calaacalay
    3-Qaranimadii iyo xadkii 2 dal ee Somali land iyo Somalia wuu iska indho tiray in lagu soo socdana wuu inoo sheegay .

    • @hkayir916
      @hkayir916 2 วันที่ผ่านมา

      Waa cawaan kkkk

    • @OmarAhmed-nw6lr
      @OmarAhmed-nw6lr 2 วันที่ผ่านมา

      Orom yahow najiska ah
      Shalay waxaad ka yacday kabahaagii mantayna maatada iyo caruutaad ka Qaxi dontaa
      30 kun oo will baa kusoo soda burco maxaad fail idoor futo madoobe waa lagu wasayaa adoo nool

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 2 วันที่ผ่านมา

      @OmarAhmed-nw6lr Orom ma ahi ee Agtaada iga eeg sxp.

    • @OmarAhmed-nw6lr
      @OmarAhmed-nw6lr 2 วันที่ผ่านมา

      @ wan ku sugayaa abti sheydaanka iska naar yaanan maqlin

    • @hkayir916
      @hkayir916 2 วันที่ผ่านมา

      @OmarAhmed-nw6lr 🤣🤣🤣

  • @WadoCad
    @WadoCad 2 วันที่ผ่านมา +4

    Baroorta iyo fulaynimada joojiya waa inoo dagaal baanu nidhi ee rag iska dhiga oo waanu qaadanay dhaha.

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 วันที่ผ่านมา

      Walahi Oromaa isku diraysa iyagoo Somali iska dhigaya luqaddana bartay qabaa’iladiina sheeganaya walahi shicibow indhahiina iyo caqligiina fura nacalatullah calaykum tufuuuuu ilaahay qofkii gardaran haku jabiyo dagaal walba sharka Ethiopia 🇪🇹 soo abaabulayaan ilaahay sharka iyaga haku celiyo yarab oo haku halaago bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼 Ilaahay wixii gaal taageera ilaahay dunida haku cidhiidhiyo nacaladna haku rido aamiin yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 2 วันที่ผ่านมา +1

      Qofkan meel walba kusoo qoraya oromaa isku diraysa eega? Waar adeeroow anagu oromo manihin.
      Kuwa gardarada wada ayaa oromo iyo shadaadiin ah.

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 วันที่ผ่านมา

      @ Aamiin yarab 🤲🏼 ciddii dabka holcinaysa ilaahay sharkooda iyaga haku celiyo ilaahay Ethiopia 🇪🇹 burbur aynan kasoo kaban kun sano ee soo socda ilaahay ha’u horseedo halaag yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Shicibka Somali ilaahay ayaa ka badbaadiya sharka ay la’damacsanyihiin walahi Ethiopian 🇪🇹 Somali iska dhigaya oo qabiiladeena sheeganaya ayaa dadka dilaya si shicibka ay u cadhoodaan labada dhan ayna iska aarsadaan waxayna saneeyeen Yutubaro luqadda bartay oo iska kaaya dhigay annaga ayna qabaa’ilada Somali sheeganayaan oo Cuqaasha xitaa ay ku jiraan iyo Culumo dadka ku mashquulisa wax kale aan kahadlayn dhibaatada ama qofkii khaldan inay qabtaan waana Oromo Somali iska dhigaya walahi indhaha fura walaalayaal waa sida carabta la’isugu diray oo lookala gooyay lana isku nacsiiyay subhannallah 😞 Somalise ilaahay ayaa jecel oo ka badbaadiya sharkooda oo Yuhuuda & reergalbeedka ayaa khiyaanada ku kaalmaysa oo imika dajisay sharkaas nagu socota walahi sxbyaal inshaAllah way ku halaagi’doonaan kulligooda bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @xidhintamedia3893
    @xidhintamedia3893 2 วันที่ผ่านมา +4

    Walagu soosocda ama oy ama Calaacal 😊

    • @OmarAhmed-nw6lr
      @OmarAhmed-nw6lr 2 วันที่ผ่านมา

      Kaalay meykaaga aaso

    • @123yus
      @123yus 2 วันที่ผ่านมา

      Kkk
      Wallee war mahaysid

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 2 วันที่ผ่านมา +2

    Horta waxan idinkaga ciil laayahay ama kalsooni kuqabaa beentiina iyo sharkiina waxa yaqaana oo idin bartay dadka afka Somaaliga ku hadla markaa iska naac leeya tuug la bartay baad tihiin

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 2 วันที่ผ่านมา

    Illaahay hadin kale qaboojiyo dagaal khar kuma jirtee illaahay dinta fidmada wata alle ha qabto 🙏🏼

  • @xamdiislam9551
    @xamdiislam9551 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤ Garaad Guuleyso geesiyoow haakah hadal lagu diirsade

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 2 วันที่ผ่านมา +3

    Dirty Garaad 😅😅😅😅😅

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 วันที่ผ่านมา

      Walahi Oromaa isku diraysa iyagoo Somali iska dhigaya luqaddana bartay qabaa’iladiina sheeganaya walahi shicibow indhahiina iyo caqligiina fura nacalatullah calaykum tufuuuuu ilaahay qofkii gardaran haku jabiyo dagaal walba sharka Ethiopia 🇪🇹 soo abaabulayaan ilaahay sharka iyaga haku celiyo yarab oo haku halaago bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼 Ilaahay wixii gaal taageera ilaahay dunida haku cidhiidhiyo nacaladna haku rido aamiin yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 2 วันที่ผ่านมา

      Say Clean Garaad. 😂😂
      The educated person from Hj hhh.
      I hope the only word you learnt is DIRTY.
      Professor why can't you educate others!? 😂😂😂😂😂

  • @hoygamurtidamadadaalada6140
    @hoygamurtidamadadaalada6140 2 วันที่ผ่านมา +1

    Warkaagu wuu isku jiraa,ma cadda mar waan hanjabtey Marna waad calaacashey, bal warkaaga meel ku ekee garaad,ku soo noqo oo war cad keen,Isaaq dagaal ayuu ku baaqey adna maxaad ku baaqdey

  • @IsaaqHassan-zz7ps
    @IsaaqHassan-zz7ps 2 วันที่ผ่านมา +1

    Garaafka Runbiu sheegayaa
    Habar jeclo ayaa sedex aag ka bilowdey.
    Waa run anaa anaa qiraya

  • @NajaxAhmed-o3w
    @NajaxAhmed-o3w 2 วันที่ผ่านมา +3

    Buqðharkayn xitaa miyuu ilaaway

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 วันที่ผ่านมา

      Walahi Oromaa isku diraysa iyagoo Somali iska dhigaya luqaddana bartay qabaa’iladiina sheeganaya walahi shicibow indhahiina iyo caqligiina fura nacalatullah calaykum tufuuuuu ilaahay qofkii gardaran haku jabiyo dagaal walba sharka Ethiopia 🇪🇹 soo abaabulayaan ilaahay sharka iyaga haku celiyo yarab oo haku halaago bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼 Ilaahay wixii gaal taageera ilaahay dunida haku cidhiidhiyo nacaladna haku rido aamiin yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @abdi258sh
    @abdi258sh 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaa xaqiiqo ah cidda gardarro bilawda oo weerar ku qaada dad nabad ah inay guuldarro ku dambeyn doonto sidii tii goojacade oo kale war hoy nabada hala qaato FROM WAJEER KENYA wa billaahi tawfiiq

    • @prosl11
      @prosl11 2 วันที่ผ่านมา

      Beenale darood

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ma somalibay sidani u danbaysay allaw maxd siyaad ha u naxariisto janada fardawsana haka waraabiyo waayo Somali wayn ayuu raadinayey maantana mid amxaar dhashay oo Kenya u adeega mid zanzibaari ah oo meel uu u socda iyo meel ka socda la garanayn Sida ninka ka taliya woqooyi bari somalia iyo nimamkaa dhulkii somaaliyeed xabashi u saxeexay

  • @AliHaybe-w1y
    @AliHaybe-w1y 2 วันที่ผ่านมา +1

    😅😅😊😊😊😊Waar laascanood ma isaaq baa lahaa 4 boqol oo wiil oo laascanood ku sugnaa ayaad 9 bilood isku haysateen maanta banaanka ayaa la iska helayaa, cabaadka joojiya 👈👈👈👈

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 วันที่ผ่านมา

      Walahi Oromaa isku diraysa iyagoo Somali iska dhigaya luqaddana bartay qabaa’iladiina sheeganaya walahi shicibow indhahiina iyo caqligiina fura nacalatullah calaykum tufuuuuu ilaahay qofkii gardaran haku jabiyo dagaal walba sharka Ethiopia 🇪🇹 soo abaabulayaan ilaahay sharka iyaga haku celiyo yarab oo haku halaago bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼 Ilaahay wixii gaal taageera ilaahay dunida haku cidhiidhiyo nacaladna haku rido aamiin yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waar wax iska celiya gudaafd yahay habaryoonis ayaa dagaalka soo gashay ee wax iska celiya halkii Una Cabdillahi Xasan maray ayaa laydin marinaya

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 วันที่ผ่านมา

    ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯5 Darood Viva Dhulbahante waa lamatabtan GUUL Cidanka Darawiish Harti SSC Khatumo Guul Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🦁🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @moktarabdi7646
    @moktarabdi7646 2 วันที่ผ่านมา

    Garaad umada Somaaliyeed waxba nagama galin ee Isaaq meel aan iska saarno. dhulbahantee qabiil Somaaliyeed uun maahee waana taariikh Somaaliyeed.

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waa khiyaamadii hore ee ska ilaaliya Isaaqow walaahi 5 hur oo hore ayay been sheegen

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dad ku mashquushaan doorasho ayaa malin walba u soo hanjabaysa

  • @xogdoonkawarka
    @xogdoonkawarka 2 วันที่ผ่านมา +2

    Buq dharkayn ma hooyadaabaa leh Horta ma been ayaynu isku sheegnaa garaad

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 วันที่ผ่านมา

      Walahi Oromaa isku diraysa iyagoo Somali iska dhigaya luqaddana bartay qabaa’iladiina sheeganaya walahi shicibow indhahiina iyo caqligiina fura nacalatullah calaykum tufuuuuu ilaahay qofkii gardaran haku jabiyo dagaal walba sharka Ethiopia 🇪🇹 soo abaabulayaan ilaahay sharka iyaga haku celiyo yarab oo haku halaago bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼 Ilaahay wixii gaal taageera ilaahay dunida haku cidhiidhiyo nacaladna haku rido aamiin yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @xafunabdi4540
      @xafunabdi4540 2 วันที่ผ่านมา +1

      😂 sagaro maagted ina ka qaado Oo an buuraha ku nolato siidi Cali besten kii aya balaan ah Yaa iidoor

    • @xafunabdi4540
      @xafunabdi4540 2 วันที่ผ่านมา

      Miidganta Somalia ku dhex jiirto ayad tihin ya iidoor

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 วันที่ผ่านมา

      @@xafunabdi4540 Reer qudhmuun isku jawaaba idinka Oromadiina uun idinkoo Somali iska dhigaya sxb 😂 waryaa Hooyadaa iyo Aabahaa ayaa jaariyad ii ahaa adiguna kabahaad ii tirtirtaa musqushana waad ii qodaa sxb Orom ayaad tahay iska dhigaya Somaliya xalaasha ah 😂 ibnu xaaraam ayaad tahay uraya Ethiopia 🇪🇹 nacalatullah calaykum tufuuuuuu calayk Orom, Amxaar, Tigree iyo Cafartiinuba garac ayaad tihiin aan ka xoog badannahay alhamdulillah qabiilada Somali ku gambanaya sidii fulay 😂 Xaar Wayne 💩🤧🗑️🇪🇹🇰🇪🇮🇱👎🏼🤢🤮

  • @farahroble9961
    @farahroble9961 2 วันที่ผ่านมา +2

    Beenalay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 วันที่ผ่านมา +1

    guul iyo nabad barwaaqa ilaahayow uziyaadi ssc khaatumo ciidan iyo shacab iyo dhulba yaa rabbi

  • @Saleebaan-rz1pl
    @Saleebaan-rz1pl 2 วันที่ผ่านมา +1

    Sowdigii bqxharkyn 70 jirka masaajidka kudolay magaldiina gubay ,sodigii caruurta laayey sowdigii dumarka qaarna laayey qaarna kufsaday,sowdigii raga xanuunaya dilay sowdigii gaadahz gala bixiyey sowdiga werarka qorulugud,ku qaaday adigoo inta le,eg baad mediyaha been la taagantahy.

    • @abshir2010
      @abshir2010 2 วันที่ผ่านมา

      Adeer idoor oo laangaab ah ayaa iyagoo Laascanood madaafiic la dhacaya ayaa ehbineynay laheeyn war dhiigiina xaaraan buu naga yahay nadaaya, kibir naloogu jawaabay kala doorta madafiicda nooca la idinku qaraaci lahaa, 25 August anagoo jabinay waa taa ka harnay nabadna ugu baaqnay, intaa kabadan isma xakameeyn karno waxaa ka hesheen waxbo hanaga siinana Idoor hada ka biloowata meshaa ku aragno ayaa ku dileeyna, oog ilaa libada gaatama ilaa Cerigaabo hal shaqsi kuma joogayo nolol.

  • @ahmedjamacaadam6871
    @ahmedjamacaadam6871 2 วันที่ผ่านมา

    Garaad adigu hadad somali donayso anagu waanu kala goonayna taasina dhulbahante inanu necebnahay

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 2 วันที่ผ่านมา

      Axmed jaamac
      Xaggeed aadi anigaa ku haystee

  • @fadumoashur8770
    @fadumoashur8770 2 วันที่ผ่านมา

    Guul guul guuleeysta garad cabdikariim mashaa Allaah tabaarakalaah guul guul geesi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-fe8gy9mh3n
    @user-fe8gy9mh3n 2 วันที่ผ่านมา

    ILAAHAYOO KALA QABOOJI WAA MIDIGTAYADII IYO BIDIXDAYADII WAXA ISDILAYAA EE😢 FARHAN BURCO

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dhuullbahante goormu waaxa gaaran dufkubaxa

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 2 วันที่ผ่านมา

    Dhibtoo dhanba waa CEERIGAABADA aad ka maqan tihiin eed shacabka u tudheen.Adeeroyaal xuduudihiina soo xidha. Markaasaa nabada ay qaadanayaan oo ay odhanayaan waar xuduudiina ku eekaada.

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 2 วันที่ผ่านมา

      Kkkkkkkkkkk 😂😂😂😂

  • @Maxamuudawfarax
    @Maxamuudawfarax 2 วันที่ผ่านมา +1

    Nancdaiskadyo ama nabad ama colad hadikale iska amuu

  • @Sahal63
    @Sahal63 2 วันที่ผ่านมา

    Muddo Sannad iyo ka badan ayaa ka danbaysey dagaalkii Laascaanood, in Nabad in Dhulbahante Iyo Somaliland Garaadada aan filayo in ninkan hadlayaa ka mid yahay guntiga u xidhaan Nabadaynteeda iyagoo kaashanaya dhigooda kale, nasiib darro may dhicin, waa kuwaa maanta oo xeedho iyo fandhaal kala dheceen is eedaynaya, inay dadka hor yimaadaan may ahayn, waxaan kula takin lahaa Mediayadana ka fogaada, waxaad dadkaa ku kala badbaadin kartaana falowgeed qabta, hadduu xataa garab eedda qaadanayo oo dhiig islaam joojinayo, waana geesinimo, hadal kale iyo is xabeebin kale macno maleh.

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 วันที่ผ่านมา

    Markaa dhuuma badane xataa dagaal aad kuqaaday caro isaaq ma’jirin. Goojacade iyo Laascaanood baad dadkii kujirey iska saartay. Marwalba Iidoor isagaa gardaran oo dagaalka soo qaada.

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 2 วันที่ผ่านมา

    BAL WAXAAS GARAADKA ISKU SHEEGAYAA WUXUU KU HADLAYO EEGA WAAR COLAAD KA HADAL MUNAAFAQIINYAHAY MADAA WAX CELIYAYAY BAL KHIYAALIGUU KU HADLAYO EEGA SSC WAA MAXAY SIDAAD U SHEEGATAA SSC MAADAA LEH BEENAALAYAHAW KHIYAALIGA KU NOOLI WASHAYSI

  • @sayidcalijamac2850
    @sayidcalijamac2850 2 วันที่ผ่านมา

    Faanbadana isaaq u midoobay xaarka xajista sixirkii aad meelwalba ku asayseen wakaa idinku noqday dulinkaa

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 2 วันที่ผ่านมา

    Waa run midhkaasi wanaaga wax lagu Kala waayay.xumaan laguma kala qaado.hadaa saa wax u fahmeysaan dhulbahantow waa alxamdu lilaah.

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 2 วันที่ผ่านมา

    Ma lacag soo dira ayaa imika waxan oo hadala ka socdaan.lacagtii baa idinka dhamaatay soo maaha??

  • @abdixakimabdi5616
    @abdixakimabdi5616 2 วันที่ผ่านมา

    Dagaalkii naaso- weyne ayaa dhacay oo aad ku jabtay

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr 2 วันที่ผ่านมา

    Cutubyada Ciidanka Qaranka khaatumo way isku filan yihiin wana Dagaal yahano
    Isaaq haduu dhamaan isa soo aruursaday Dhulbahante wuxuu soo wadanayaa Harti koombe kablalax oo soo Galaya dagaalka
    Waxaad ogataan hadii aad isaaqow jogsan weydaan
    Walaahi bilaahi ilaa berbera ilaa Hsrgeysa ayaa calanka baluuga ah laga tagayaa
    Waana la idin gumaadayaa Qurmuun Ba tihiin
    Bal eeg Garaadada dhulbahante Caqliga ixtiraamka aftahanimada wanaaga iyo sharafta Ka muuqata
    Mahad badan ku Noolow Garaad Cabdi kariim
    Iyo dhamaan Gataadadayada

  • @filsansiciid7911
    @filsansiciid7911 2 วันที่ผ่านมา +1

    Imika muxuu inoo jeegay qofku

  • @SomalilandSomaliland-t2o
    @SomalilandSomaliland-t2o 2 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂

  • @Burcolove
    @Burcolove 2 วันที่ผ่านมา

    Car waa ninka ii sheega nin daarood ah oo run sheega

  • @abdisagal779
    @abdisagal779 2 วันที่ผ่านมา

    Dorashan ku jirna. Uma jedno dagal. Horeba wan ini ku sheknay.

  • @warka9494
    @warka9494 2 วันที่ผ่านมา

    Xaarka isku xajiya idinkaa soo weerar tagee, wuxu been badanaa xaaraamigu..cabdi madoobe iyo kuxigeenkiisiina meel ku sheeg 😂😂😂

  • @Dophill260
    @Dophill260 2 วันที่ผ่านมา +1

    Doqon xaar ka buuxe

  • @mursalyusuf717
    @mursalyusuf717 2 วันที่ผ่านมา +2

    Fuley maadaa cergabo ku dhaca inaad timaado sidaadii baad xuddun xagaa u dhaafi doontaa guryihii iyo beerihii laguu celiyey mar dambe laguu celin maayo ballan baa inoo horeysey

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 2 วันที่ผ่านมา

    ASHAHAADA LAGU SEEJI ALLE KU NAC

    • @123yus
      @123yus 2 วันที่ผ่านมา

      Ma hooyadaabuu wasay maxaad u cayday yaa ina gumeed

  • @Minnesotalove
    @Minnesotalove 2 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 2 วันที่ผ่านมา

    umada soomalyeed hooyadaa was xaad noogu sheegee

  • @IBRAAHIM-z8w
    @IBRAAHIM-z8w 2 วันที่ผ่านมา

    waadla hadashay haday dhago waxmaqla leeyihii miyirna qabaan umalayn mahayo inay miyirqabaan

  • @Burcaawi2471
    @Burcaawi2471 2 วันที่ผ่านมา

    Ilahay waa ogyahay in fadhiista laydinku kari waayey oo maalin kasta dad masakiina dili jirteen oo reer miyigee idinka baxsan waayey oo mar ahayn oo laba iyo sadex ahayn ee adkaysta , haye barina barigaa adigo faqashtii wataa wixi idnku dhacay sarkaalkii mareexaan baa sheegay waxa idinku dhacay

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 2 วันที่ผ่านมา

    WAAR ANIGU MA FAHMO DHULBAHANTAHA AY WADA DEGAAN MAJEERTEEN OO ISKU DHAQAN MANIHIN WAANA KAN OO MIIDHAN BAL WAXA UU KU LEEYAHAY CIIDANKAYAGU WAXA UU SOCON KARAYAY ILAA BURCO EE ANAGAA KU JOOJINAY GUUMEYS XAQIIQADANU WAXAY TAHAY WALAAHI ISAGUNA OGYAHAY IN SIDII WAX U DHACEEN AY AHAYD IN CIIDAMADII GOOJACADE HABEENIMADII LA SOO RARAY IYADA OO AAN LA WARGALIN CIIDANKII DHANKA GAROOWE KA FADHIYAY LAASCAANOOD EE MARAAGA OO TIRADOODU AHAYD 1200 LAAKIIN SALDHIGII GOOJACADE CIIDAN WEYNIHII FADHIYAY IYO SAANADII CUSLEYD AY HABEENIMADIIBA LAGA SOO QAADAY SABABO DHEXDAYADA AHAYD AWGEED MARKII AY TAA KA WAR HELEENA AY WEERAR KU QAADEEN CIIDANKII LAGA YIMI OO KHASAARIHII AY GAADH SIIYEENA UU AHAA 500 OO ASKARI OO ISUGU JIRA DHAAWAC , DHIMASHO IYO MAXAABIIS HADABA CIIDANKII GOOJACADE SOO GAADHAY OO AHAA 8000 OO ASKARI IYO HUBKII CUSLAA OO AY KU JIRAAN PMKII JOOGANA DEEGAAN ISAAQ OO AAD KU DHICI WEYDAY ISAGOO JOOGA DEEGAAN DHULBAHANTE AYAA KEENAY IN AANAD KU EEKAATO GUUMEYS AWOOD AAD LEEDAHAYNA KUMAANAAN JABIN EE WAXA NA JABIYAY WAA NINKAA WAALAN EE MADAXWEYNAHA NOO AH HADABA HADII AAD RUN SHEEGAYSO OO WAXAN AAN KA HADLAYAA AY BEEN YIHIIN IMIKA AYAY COLAADI JIRTAAYE SOO DHAAF GUUMEYS OO QABSO BURCO ISKA DAAYE CAYNABO OO GOBALKA SOOL AH AMA SIDAA AAD SHEEGANAYSO CEERIGAABO WAANA XUJO AAN UGU CADEYNAYO DADKA AAD ULA JEEDO IN AY MAQLAAN OO AH KUWAAD AAD XUSTAY HAWIYE IYO RAXAN WEYN IYADOO LAGA WADA WAR QABO IN AAD 8DII BILOOD EE DAGAALKU SOCDEY AAD SOMAALIDA U SHEEGAYSEEN IN GOOJACADE YAHAY GOD XAQIIQDIINA LA ARKAY IN GOOJACADE YAHAY BANAAN AAN XATAA GEED KU OOLIN MARKAA BEENTA IYO FAANKU WAA XAGIINA

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 2 วันที่ผ่านมา

    Biraynta waa labartaa mudo ayay qaadanaysaa in isaaaq sida daaroodka wax ugawraco laakiin allx imika inaaan soo baranayno ayay ubadantay dadkana cadawgooda ay bartaaaan maba yaqaanaan 1990 wixii dhashay laakiin hada waa alxamðlilaah

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 2 วันที่ผ่านมา

      Munaafiqiin soomaalida dheeraad ku’ah. Goormaa anagu wax gawracnay? Waxaad adigu dhaqan uleedahay inaad cidkale marmariso waa kuu insaanimo xumo. Mayt maxaa udambeeyey kaa lasiisido. Doraat markaad wiilka dhaawaca ah qabateen sowdinkii gawracay? Ee dhulka kujiidayey? Gawrac’ dumar aad qabtaan oo aad dishaan’ilmo yar oo aad abti u tihiin balaayo wax idiin dhashaye’ gunimo dirir’ islaanimo xumo intaba idinkaa yaqaan. Soomaaliduna iyo insaankuba idin baray oo wakaa media kuwada jira waxaad samaynaysaan. Kulamaa aad gardarootaan waa kulamaa aad jabtaan. Insha Allah.

  • @Man19699
    @Man19699 2 วันที่ผ่านมา

    Guul ssc khatumo

  • @FjTi-wn3qm
    @FjTi-wn3qm 2 วันที่ผ่านมา

    Xaar Wayne wax iska celi
    Nin fanay waa ri is nugtay 😂😂😂

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 2 วันที่ผ่านมา

      Abaha miyusan Maxbuus ii ahen 😂😂😂

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 2 วันที่ผ่านมา

    Guuuul Guuuul Guuuul ssc ssc iu darrrod ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 2 วันที่ผ่านมา

    Umada soomaaliyed😂😂😂😂😂

  • @nuurmustafe
    @nuurmustafe 2 วันที่ผ่านมา

    Faqash 😂👊

  • @hargtech9301
    @hargtech9301 2 วันที่ผ่านมา

    Dhulbahante khamrada iyo beenta iska dhaafa no

    • @Mjfarah114
      @Mjfarah114 2 วันที่ผ่านมา

      Qamriga Iyo qaadka Iyo dhilada Iyo kufriga isaaq ayaa loogu tagaa

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 2 วันที่ผ่านมา

    Aduunka waxaa ugu liita oo weliba xanuunsanaya maanta qofka mooda waxa dhacaya inuu keligii og yahay oo uu siduu doono u sheegi karo iyadoo maanta wax waliba live yihiin

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 วันที่ผ่านมา

      Walahi Oromaa isku diraysa iyagoo Somali iska dhigaya luqaddana bartay qabaa’iladiina sheeganaya walahi shicibow indhahiina iyo caqligiina fura nacalatullah calaykum tufuuuuu ilaahay qofkii gardaran haku jabiyo dagaal walba sharka Ethiopia 🇪🇹 soo abaabulayaan ilaahay sharka iyaga haku celiyo yarab oo haku halaago bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼 Ilaahay wixii gaal taageera ilaahay dunida haku cidhiidhiyo nacaladna haku rido aamiin yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 2 วันที่ผ่านมา

    Garaaab cabdi madoobe bal vedioskiisii daawo umada hargeisa
    Iyo burcaaan xoraynaynaa markuu leeyay mise isago waa alshabaab oo waa idinka madax banaaan yahay

  • @salmoonabdilahinuur5072
    @salmoonabdilahinuur5072 2 วันที่ผ่านมา

    Garaad kugu maalay 🔥🦁

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 2 วันที่ผ่านมา

    Soomaali waa walaalo dagaal sokeeye diida cadawgeena aan u midoowno

  • @hkayir916
    @hkayir916 2 วันที่ผ่านมา

    Sheeko ciyaal 😂😂😂😂 waar wax iska celiya in badan ayaa la idin tudhay ... cerigabo wax aad ka samayn kartaan ma jirto .. imika buuhoodle ayaa walaahi lagu murmin ayaa leh 😢

  • @GgahabababaGbnansbsb
    @GgahabababaGbnansbsb 2 วันที่ผ่านมา

    Garaad guuleeyso cadawgaa hajabo

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 2 วันที่ผ่านมา

    Waxu joogi maayaan sidee nooga baxdeen weeye way ku jabi

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 2 วันที่ผ่านมา

    Maanshalaah lakalateg orodna m aha
    Masuuliyiin
    Nabad bay ku baaqayaan
    Baqdina
    M Aha eewaa Alkacabsi iyo Soomaali jaceel
    Amaano Alaah inta nabada jecel ee nabada ku baaqaysa

  • @abdixakimabdi5616
    @abdixakimabdi5616 2 วันที่ผ่านมา

    Inaad baroorataa marku dabku ku gadhay

  • @rahmaCiroole
    @rahmaCiroole 2 วันที่ผ่านมา

    Waxa maanta taagan nin runka sheegi waayey taariikh horana runkama sheego ,bafaan weyn faankiina iska wata waa caadadiinee ceebtiina maaha.

  • @warka9494
    @warka9494 2 วันที่ผ่านมา

    Afkiina iyo dhagiihiinu ha ismaqlaan

  • @MegaSacad
    @MegaSacad 2 วันที่ผ่านมา

    Suxanallah benaale suxanallah

  • @user-dheelaaye
    @user-dheelaaye 2 วันที่ผ่านมา

    garaad miyaad hanjabeysaa Mise Nabad Baad Wadaa Kumaan Fahmin

  • @AhmedHassan-c2o
    @AhmedHassan-c2o 2 วันที่ผ่านมา

    Hadal yaqaan hadalkiisuse aanu lahayn biyo dhac

  • @ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli
    @ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli วันที่ผ่านมา

    Huri colaada . Raganimo waa sidaa 'waxaad ka hesho waxba ha naga siin

  • @DeeqYusuf-z2h
    @DeeqYusuf-z2h 2 วันที่ผ่านมา

    Garaadka ugu liita w dhoos iska dheer

  • @AhmedCumar-ge9jd
    @AhmedCumar-ge9jd 2 วันที่ผ่านมา

    Barqab barqab dhaly wlle kasi wa wiil

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 2 วันที่ผ่านมา

    Futadaada Ayuu u ekaanlahaa doqonaw yaa khawal yaa naanaab ee ee eee ee eee kleb

  • @hadaafi
    @hadaafi 2 วันที่ผ่านมา

    garado munafiiqin

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 วันที่ผ่านมา

    Ceerigaabo ma sharmuuto dhulmahante leh

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 2 วันที่ผ่านมา

    Hadad habarjeclo ka adkatey caynaba ma hadyadbad usiiseen

  • @MaxamuudMeecaad-b6j
    @MaxamuudMeecaad-b6j วันที่ผ่านมา

    Beenaale libtii ayaad la seexan wayday soo wada

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 2 วันที่ผ่านมา

    Ssc ssc ssc ssc hanolato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumaabdirisak3480
    @fadumaabdirisak3480 2 วันที่ผ่านมา

    Beenawaas waxaad iska dhaadhicinaysa

  • @prosl11
    @prosl11 2 วันที่ผ่านมา

    Beenale weyn baad tahay laakiinse waad arki

  • @Xiingalool
    @Xiingalool 2 วันที่ผ่านมา

    Kani imisa bilood ayuu aamusnaa

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 2 วันที่ผ่านมา

    Beenaale waar xejiso waalays hayaaye

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 2 วันที่ผ่านมา

    Benaale

  • @maryanmohamed6688
    @maryanmohamed6688 2 วันที่ผ่านมา

    Waar Garaadna Wuu Sheegaynayaa Waanu Soo Hanjabayaa.

  • @nugaal012
    @nugaal012 2 วันที่ผ่านมา

    Nin riyoonaya.

  • @alijama3401
    @alijama3401 2 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkk

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 2 วันที่ผ่านมา

    Idoor waa in ciida laga hoos mariyo aaqiro loodiro waa in Kabo leg loogaliyo

  • @FaysalMacalinMaxamad
    @FaysalMacalinMaxamad 2 วันที่ผ่านมา

    Hadaad malin tikawaregtaan wilashi saacadaha kaga sosaraya gojacadee manta tanu majogten garaada nimankan habada baadeqada

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 วันที่ผ่านมา

      Walahi Oromaa isku diraysa iyagoo Somali iska dhigaya luqaddana bartay qabaa’iladiina sheeganaya walahi shicibow indhahiina iyo caqligiina fura nacalatullah calaykum tufuuuuu ilaahay qofkii gardaran haku jabiyo dagaal walba sharka Ethiopia 🇪🇹 soo abaabulayaan ilaahay sharka iyaga haku celiyo yarab oo haku halaago bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼 Ilaahay wixii gaal taageera ilaahay dunida haku cidhiidhiyo nacaladna haku rido aamiin yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @warss11
    @warss11 2 วันที่ผ่านมา

    Beenale nr 🥇

  • @gogaysatv4783
    @gogaysatv4783 2 วันที่ผ่านมา

    Beenta iskadaa ninwayn ayaatehee

  • @Dophill260
    @Dophill260 2 วันที่ผ่านมา

    Xadka ethoipia ee buuhoodle dhexmaraba sow gaal muu samayn? Maxuu kaga duwanyahay ka somaliland ee yoocada ku eg? Xaar wayne

    • @umomar2743
      @umomar2743 2 วันที่ผ่านมา

      ma isaaq buu usameeyay haduuba sameeyay anaaleh bilaa caqli

    • @Dophill260
      @Dophill260 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@umomar2743somaliland republic