Aniga waxaan is leeyahay, qofka wax diley wa gabaghiisa oo waxey rabtey in laagu naabo Majiid. Wa selfish inaantaas. Dulmigaana ayaga bareen iney ku racaan. hooyada iyo qof kale oo afaaro ay la leedahay aya dilka sameeyeen haddi la doono. Like mother like daughter. Waayo inaanta wax bey ka ogtahay hooyada munaafiiqnimaadeeda. Sidaas ayeey gacaan ugu siisey inaanteeda aftuubka Layla.
th-cam.com/video/MvNSKexylmM/w-d-xo.htmlsi=IcXUAyzaNh9rlfUU iibooqda channel kan
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Najaynaa Mina naar waa nolol kalee bisinke Allow na ilaasho
Allaha unaxariisto maskiinkaas ladulmiyey
Inaa lilaahi waa inaa ilaayhi rajucun
Allah unaxaristo wlhi waa la dulmiyay ninkas😢
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey hafsa bilaneey
inta❤muqalk❤ xafso markuu sodhaco❤shaqeya❤hadana horay❤lak kasaraSara komantigana❤an❤ladhafin ❤laaak Sara❤muqalka❤❤❤
Fowziyo 🌹❤️ thanks
Aniga waxaan is leeyahay, qofka wax diley wa gabaghiisa oo waxey rabtey in laagu naabo Majiid. Wa selfish inaantaas. Dulmigaana ayaga bareen iney ku racaan. hooyada iyo qof kale oo afaaro ay la leedahay aya dilka sameeyeen haddi la doono. Like mother like daughter. Waayo inaanta wax bey ka ogtahay hooyada munaafiiqnimaadeeda. Sidaas ayeey gacaan ugu siisey inaanteeda aftuubka Layla.
anaa uhoreya madam an lakta uhor saray somaha❤❤❤❤❤
xafsa allah hakusharfo walaashay qaali❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sorry for Maajid😢
Xafsooy soo fariiso ama muqaalo qurux badan oo laso duubay codka soo dulsaar sawirkan qalalan nagada xbbti❤😂
Ocadaa😂
Haade aan ku barano zister
Xafs, horay usoco, walal, wan ka helaa qisooyinka dambi baarista ah
😢😢😢😢😢😢😢😢 إنا لله وإنا إليه راجعون
لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
اللهم لا تسلط علينا من لا يرحمنا ولا يخافك فينا
Qoyska dhamaantood waxay ahaayeen mujrimiin iyo faasiqiin. Waxaan rajaynayaa in ay ifka ku heleen jazaayigoodii aakharana ay u dambayso.
Asc❤
Wcs