Sh nuuriye gabaygii wahaabiyada lagu karbaashay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Shiiq nuuriye iyo gabaygiisii taariiqda galay ee uu wahaabiyada ku karbaashay

ความคิดเห็น • 38

  • @odayroy3099
    @odayroy3099 4 ปีที่แล้ว +4

    Waa gabay xaqiiq ah intuu sheegay ba walahi waan ku aragnay

  • @cosoble
    @cosoble 6 หลายเดือนก่อน +1

    Still 2024❤
    like saar hadii aadba Soo xasuustay gabigaan xaqa ah

  • @cabdiraxmanshariif687
    @cabdiraxmanshariif687 4 ปีที่แล้ว +4

    mansha allah xaqiq bu ka hadlay

  • @bashirkeenadid7919
    @bashirkeenadid7919 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allah mahadsanid walal Allah yubarik fiika♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @bashirkeenadid7919
      @bashirkeenadid7919 2 ปีที่แล้ว +2

      Alahumsali calaa sayidinaa muxamad Wa alihi wasaxbihi wasalim alhamdu lilaah aladii jacalana mina almuslimin

  • @abuukardoobiyo426
    @abuukardoobiyo426 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waan ogaanay qiyaanadooda

  • @user-wy8kq1ch3g
    @user-wy8kq1ch3g 6 หลายเดือนก่อน

    Ilaahoow unaxariiso sheekha

    • @Faadhigo1
      @Faadhigo1 26 วันที่ผ่านมา

      Aamin lkn waa nool yahay

  • @cabdikariinsultan8878
    @cabdikariinsultan8878 3 ปีที่แล้ว +2

    wahaabiyo waxay sheegaan mooyaane waxay dadka kale sheegaan waa shirki war erayga shirki horta qofka kuhadla inuu kudhici karo ma oga miyaa

  • @qasimabdi2820
    @qasimabdi2820 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah

  • @maxmedibraahimxaaji1137
    @maxmedibraahimxaaji1137 2 ปีที่แล้ว +2

    Qof asigale is sheegaayo intee lagu arkay waxaa tihiin uun baad sheegty ee waxkale mhan doqomo

  • @imaamukhadar8004
    @imaamukhadar8004 ปีที่แล้ว +1

    Waar ninkani miyaanu is-maqlayn imisa jeer buu gaalaysiiyay culimada taana waa og tihiin

  • @imaamukhadar8004
    @imaamukhadar8004 ปีที่แล้ว +1

    Masaa'il fiqhi ah ayuu cid ku gaalaysiinayaa masaladan naas nuugida waxa laga hadlayaa waa labo qof oo is-qaba cilada caanaha gabadhu hooyooy ugu noqonaysaa macnuhu waxa weeye jidhkiisa wax kamid ah ayaa ku koray ninkan wayna caanaheeda kuma uusan korin saas u fahan waana masalo fiqhiya lacuna kala aragti duwanaan karaa

    • @shueb22
      @shueb22 8 หลายเดือนก่อน

      Bal dadka waxaad u sheegeyso fiiri diinta dhan badankedu wa fiqhi qofki ku xadgudbana khadka ayu ka bixi
      Tan kale Cida isku haysata yaytahay naag in LA nuugo

  • @cabdikariinsultan8878
    @cabdikariinsultan8878 3 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay bay ka xishoon la haayeen haday islaam yihiin gacmo kumay sheegeen

    • @Tilawa5
      @Tilawa5 2 ปีที่แล้ว

      Alle gacmo waa leeyahay, waxaana u daliil ah:
      (قَالَ یَـٰۤإِبۡلِیسُ مَا مَنَعَكَ أَن تَسۡجُدَ لِمَا خَلَقۡتُ بِیَدَیَّۖ أَسۡتَكۡبَرۡتَ أَمۡ كُنتَ مِنَ ٱلۡعَالِینَ)
      [Surah Sad 75]
      Gacmaha Alle lama mid aha kuwa makhluuqaatka, mana garaynayno sida ay yihiin gacmaha Alle subxaanahuu watacaalaa,
      ليس كمثله شيء وهو السميع البصير

  • @billefarah7483
    @billefarah7483 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah 🥰

  • @abshirmohamed7694
    @abshirmohamed7694 2 ปีที่แล้ว +1

    Run badanaa wahaabiyo illahay intay duufsadeen haka Soo rido

  • @cm4221
    @cm4221 4 ปีที่แล้ว +2

    Wa-llaahi towbaddu waakugu waajib
    eetowbad keen , haddaad dhimatayna waxaad hormarsataad helin , haddaad nooshahayna towbadkeen, towxiidka kabaro kitaabka allaah iyo sunada nabiga salla allaahu calayhi wasallam , ogowna geeri iyo sakaraatu mowt baakusugaye-haddaad nooshahay- soamlida maah maah deediina aankuxasuusiyo" rabbi kacabso iyo rag iskariix meel mawada galaan"
    allaah hanagu anfoco towbadaas aan soojeediyay aniga iyo adigaba

    • @queenmaxamed3551
      @queenmaxamed3551 2 ปีที่แล้ว +1

      Allah ha inagu anfaco dhamaanteenba

    • @anisocarab849
      @anisocarab849 ปีที่แล้ว

      Sawir Alaalaxa dabadhilif

    • @MaxamuudDucaysane-kv2lg
      @MaxamuudDucaysane-kv2lg 9 หลายเดือนก่อน

      Marka hore wax baro rag iska dhicis ma jiree hadii aad wahaabi tahayna asalkaga iyo faracaaga waa la yaqanaa haday towbad tahayna kan ay ku waajibtay waa adiga oo caabuda rabbi meel fadhiyee 😡😡😡

  • @cabdixuseen2033
    @cabdixuseen2033 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa tuug

  • @xasancdiiriye7658
    @xasancdiiriye7658 2 ปีที่แล้ว +2

    Kani Denbi ayuu uruursanayaa taariikh been ah ayuu kawaramayaa

  • @najaxabdisamed5889
    @najaxabdisamed5889 2 ปีที่แล้ว +1

    Khawaariijtan wahaabiyada imisaan aragney mid gadh weyn oo la aaminey oo ardey wax bar lagu yidhi oo gabdhihii qaar uureeyey ceeb looma dhinto musuqmaasuqu iyaguu Ka bilaabma abaaraha Iyo masaajidada oo lagu dawarsado khawaariijtan wahaabiyada hortood maanu arag

    • @malaayiinmedia3124
      @malaayiinmedia3124  2 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad wallee waa runtaa wll allaha ku sharfo

  • @Tilawa5
    @Tilawa5 2 ปีที่แล้ว +1

    Garka wayn ma ceeb baad ka dhigaysaan!!

  • @yooniscabdiyooniscabdi7644
    @yooniscabdiyooniscabdi7644 4 ปีที่แล้ว +1

    Kaddaab baa tahay
    Ilaah u towbadkeen
    Waxa aad waddo wlhi
    Waa shirki
    Allaahna ka cabso
    Hadalkaadu yuusan gaalnimo kuu soo jiidine
    Saddex Ilaah qof aaminsan ma jirtee
    Uluuhiyada iyo rubuubiyada
    Iyo Asmaa wasifaad maa ka dhigee saddex Ilaah

    • @cabdinasirkhaliifm4440
      @cabdinasirkhaliifm4440 3 ปีที่แล้ว +1

      Beenlow

    • @bashirkeenadid7919
      @bashirkeenadid7919 2 ปีที่แล้ว

      KKK KKK KKK KKK shirk shirk shirk
      Waryaa shirkigu màshabad aad wadataanbaa

    • @cosoble
      @cosoble 6 หลายเดือนก่อน

      Shirkigu adaa siiya miyaa dadka😂😂

  • @OmarMohamed-ir5hc
    @OmarMohamed-ir5hc 4 ปีที่แล้ว +2

    Bilaamacni Waynaaday Igadheh

  • @xasancdiiriye7658
    @xasancdiiriye7658 2 ปีที่แล้ว +1

    Suufi taariikh Madaw ayaad kujirtaa