Somaliland Wax La Dhaho Ma Jirto Ee Kelinka Lixaad Ayaa LA Idiinka Dhigana Baryona Mahan Ama Somalia Ayad Kuso Noqoneysan Ama Itopia Ayad Hoos Degeysan
@@AbdukadirSulfe Somaliland 30 inka badan ayey jirta, waligeedna way jiraysaa. Ee somalia ayaa kililka 6 ee ethopia ahayd markay ethopianku soo galeen.
Anigoo kamida dhalinyarada reer somaliland, Waxaan hubaa in somalia 🇸🇴 maalin dhow midoobi doonto ,, Ethiopian ku makala jecla dadkeena iyo dalkeena ee aan cadowga taariikhiga ah iska dhicino , Wa billahi tawfiiq
Waa kaas caqliga xabashida dowlad goboleedyada waa wax xabashi ay aas aastay waana la soo af jaridoonaa insha alaah wacyiga dhalin yara kor u kacay waana fashiL meen xabshida iyo daba dhiLif yada u shaqeeya
Shacabka somaliyeed cadowgoodu waa kuwa 4.5. kubadashay qarannimada iyo kitaabka ALLAAH. Betrayal doesn't come from the enemies. Tapped in from southern greater Somalia. In ALLAAH we trust. Death B4 dishonour 🇸🇴🥷🏻☝🏻🇵🇸🥷🏻
Allah hanaga qabto munaafaqiinta iyo dalaaliinta cadowga u adeego ee dhexdeena ku jiro aamiin soomaali soomaali baa leh ee Allah dalkaan ha badbaadiyo hana noo soo saaro dhalinyaro mideeysan ee aqli iyo dadnimo leh iyo madax dadnimo iyo iimaan leh ee dalkaan badbaadiyo aamiin soomaali alley leeyihiin
@EngineerArabkey98 Reerkii fakarkeda LA Dhacsan Ayeey Ceeb Ku Tahay Anagu Hadan Nahay Dadka Ku Nool Kalgacyo illa Muqdisho itopia Waa No Cadaw Dowlad Xun oo Somalia ka Jirta Sii Kasto Aay No Dhibateyso Lagama Yabo inan Itopia Hadey is Hayan Dowladas Xune Na Dhibateysan Walahi inan Laga Yabiin inan Cadawga Somalia Uso racno Wayo Dalka Iyo Madaxdu Laba Ayeey Kala Yiihiin
Itobiya cidna ma qeybin caasimadii la wada lahaa hatidii taalay ee soomali lahayd kuwa ku ilma dhala ee unukaa leh xoolo dadow soo istaagay ayaa kalifay in cid walbaa dhulkeeda aaminto.
Alle Ayaa mahad leh. Somalida ha ogaato in iyada lagu mashquul San yahy oo la doonayo sida laba dowladood ee south Korea iyo dhigeeda north Korea , Hadeyna iyadu dadka fiirin jaarkeeda iyadaa ayaa lagu maqan yahy.
Hadow dhihi laha madahweynaha ciidamo shisheeye ma rabno wadanka ha ka baxaan qof kasta taageri lahaa laakin ciidamo hor leh in ow keeno kuwo ka mid ah aa ku bedelaa dhaho ayaa qalat aad u xun ah aawey ragi wadanka lahaa wahow leeyahay hasan shiikh somaliya rag malahan ragooda wa shiisheye wadankey rabaan ha ahaadaane taasna wa caay
Aniga waxan qaba waxaa la jooga wakhtigii dowladu ciidankeeda xoog u adeegsan lahayd waa in dagaal ama cunaqabateyn dhan walba Laga saaro dowlad goboleyda xuduudana la adkeeya
@@mustafemk829 ethiopia dhowr mar ayaa Somalia lagu dhax xasuuqey oo meedadkoodi lamiyada lagu gubey 2006 lkn 2008 waxay kuso galeen Somalia amisom waxayna ku joogan sharc Inkasto khalad weeyn ay ahayd in loo ogolaado iney dhul somaliyed cag soo dhigan Insha Allah bisha December dalka waa Laga saaraya
Salaam calaykum walaal , lakin waxa yaaba marka ay dhakaysdaan kiwa somalida ah ee hada ku dhahaaya Ethiopian baan nahay kana pro. Sheegaynaya waxaaso ku hadlaya , somaali. Na profosseradeedi waxay ka hadlayam masar iyo xabashi kan baa kan noo dhaama ilaahow dadkan somali muslinka ah qulubdooda isgu soo jeedi ya rabi amiin amiin amiin
Ninkani rayigiisa ayuu ka hadlay warkiisa qeybi waa run biyo kama dhibcaana in somali ku kala dhimanayso ficilada guracan ee xasan ma dharge qeybna wax kasoo qaad maleh waa iska hadal .
Ninkan wuxu KU hadli Iyo abiye waa Isku caqli xagay jogta ethiopayadu KU fani waxa layidhi habartii çabada qadi wayday ee tu kale KU dartay majirto Ethiopia jirta ayad ui aya bur burtay xita oromo mahayo abiye cid kale dhafe qara waa abiye
Weriye waad nagu geftey hadàanu nahay reer soomaliland.Aan ku saxo ma nihin maanul goboleed,putland soomaaliland hays barbar dhigin. Soomaaliya iyo soomaalilan waxay ahayeen laba maamul oo isku biiray Wanuna ka lababay. Mid waliba mar gaar ah ayuu xornimadiisa qaatay sow ma ogid. Mar labaad hanugu gefin
Soomaali saw Qabiil lagama kariwaayin maanta Qabiil ha idin badbaadiyo wataa Diintiinii iyo dalkiinii iyo dadkii la Kala qaybsaday EE lagu soo duulay iyadoo la adeegdanayo cadawga madaxwayne goboleedka lagu magacaabo EE ad sacabka u tumaysaan walee wax badan waa la ooyi sida falastiin hadaan maanta soomaalinimo loo midoobin aad baan uga xumahay walaahi ilinbaa igu soo joogsatay wuxuu xabashigaasi Ku hadlayo markaan dhagaystay
ethopia sida ay rabto waa sidaan SOMOLINA wey hurdeysaa mar dhaw in aan marti ka noqono Somaliya ayn ka cabsanayaa inta ALSHABAB ay wado dhibaatada dagaalada iyo kala qoobqoob waddanka waa laqaadanayaa iga qora taas Gumeysi kasta ayaga ayuu marmarsiiyo ka dhiganayaa Dowlada somaliya shacaboow taageera kuwa sheegta Maamulgobaleed waa in la mamnuucaa Dowlado ayey iska dhigayaan markaaseey Ethopia ama kenya uyeeranayaan ALLA ciil badanaa
Candhooy alshabab ma schoolka goroobada ka mid tahy mise ka kale 😂😂😂 Qabiil baad ku taageraysa alshabab may adaan melaha ay itoobiyanku jogan iyo galada Maxad dhakh baratay candhooy 😂😂 Magac diin somali mar danbe lagu gumaadi maayo Alshababna waa qabiil lays fahan 😅😂
Dad dalkodi Ku qanci waayey Ka goeen sida shegayo Dal kale hde Ku biiraaan adoonsi gumeesi ihaano liiditan rafaad silac Ku danbenayaan 😮😮😮😮 burburka Somalia waxa Ka danbeyey putland iyo somaliland dalka Somalia ka dagi la yahay nabad gelyo buuxdo udiidan Somalia dhibaato waxa ukeno wa putland iyo somaliland wa jaajusin ethopian shegay mar weliba cadowga ethopian kuso hogaamiyan dalkena Somalia 2 maamul gobaled umada somaliyed haiska qabtaan
Adoon adigo kale hadey ku biiran waxba kuma jabno langaab langaab dhalay 9 Million er Somali meysan dooran ee guumeystihii reer galbeedka ayaa siiyey Ethiopia dhulka somalida nacasow
@macrobianson2g Af Nooli wuu hadlaa, waxba gumayste ma siin , somali dhulkoodii Degan oo jecel sidaad kaaga u jeceshahay, waxbana kama badali kartid , sidaasay waligood ahaanayaan
@@abdirahmanismaciilfurre4001 langaabkii ku dhalay was jahil foqol jahil somali galbeed guumeyste ayaa gacanta ka saarey Ethiopia malin aan Manta ahayn way xoroobi doonan NOLF guul
@@macrobianson2g waar niyahow hadaan hooyadaa ama walashaa caayo waxba kama faaidayo laakiin Anigaanad I Qancin karine ma itoobiyaan baad iska celin .. jawaabtu waa maya
@@abdirahmanismaciilfurre4001 Ethiopianka aad ku faaneyso aniga awoowyaashey ayaa adoonsan jirey ila uu guumeystaha kaso gaadhey Ethiopia waligeed dagaal iagagama adkaan mana iagaga adkaan karto anigo qof muslim ah Ethiopia inaan isku dhiibo waxay Ila mid tahy nin raga oo nin kale dabadiisa hor dhigtey adiga camal min dhiig Somali ku jiro sidan uma hadli lahayn orom af soomaali bartey ma tahay
Rer comments land iskada qoran wad ku ciil baxaysam qar somalia Somaliland aya kalaqabsantay wa daw marka im shisheye idin kala gosto haradha shaaha waxa la idhah qufay ama xashish marka somlai walakala gostya dhaman dad an idinla dhiig ahayn ayad kala racdeen alaah haydin sahlo somali odhan cadow bahalo ayey layskaga dhigay sory
10sano ka dib soomalida wey midoobi doonan insha Allah
Waxaas Waa sheeko somaliland si gaar ah ayey u istaagtay 30+ ka hor , ciidan ajanabi ahna waligeed cag masoo dhigin 😅
Somaliland Wax La Dhaho Ma Jirto Ee Kelinka Lixaad Ayaa LA Idiinka Dhigana Baryona Mahan Ama Somalia Ayad Kuso Noqoneysan Ama Itopia Ayad Hoos Degeysan
@@AbdukadirSulfe Somaliland 30 inka badan ayey jirta, waligeedna way jiraysaa. Ee somalia ayaa kililka 6 ee ethopia ahayd markay ethopianku soo galeen.
Walalaha itoobiya soo dhawaada, jamhuuriyadda barakaysan ee somaliland iyo itoobiya waa laba dal oo Walalaha
Anigoo kamida dhalinyarada reer somaliland,
Waxaan hubaa in somalia 🇸🇴 maalin dhow midoobi doonto ,,
Ethiopian ku makala jecla dadkeena iyo dalkeena ee aan cadowga taariikhiga ah iska dhicino ,
Wa billahi tawfiiq
Qiiro jaban😂😂😂
Iska sheego somaliland boowe😂
Ina amizom nooma dhuuman kartid hooyadaa qadaadka ka wasee😂
@@jiilkacusub3019 hanagu soo dhuman
Isha alaah pro
Ethiopia markasta cadoga 1 somalia 🇸🇴 ayey aheed lkn alxdullalah we are power
Meshaa odaysha Ethiopianka ka fikirayan siday somalia ku bur burin layhym odayashena qoryo isku hestan
10 sano ka dib Ethiopia weey burburi doonta insha allha
Fav. Channel 😊
Nacdal kugu dhacday ma xabashiba naxariis naga dhaxaysaa
Waa runtiisa wllhi Somalia 🇸🇴 masii jiri doonto wakhti dhaw waayo Ethiopia iyadaaba haysata qaybaha koonfureed we Somalia lkn Somaliland weligood ma hawaysan karaan
Runtaa wllkey❤❤
mansha Allah
Waa horee ban ogaa in maamuladas jamhadihi qabsaday ay ahaayeen faraq jaajuusiin ah shacabkuna mafahamsana oo qabyalada washay wax kale masheegay gaalku
Waa kaas caqliga xabashida dowlad goboleedyada waa wax xabashi ay aas aastay waana la soo af jaridoonaa insha alaah wacyiga dhalin yara kor u kacay waana fashiL meen xabshida iyo daba dhiLif yada u shaqeeya
Wixii udaba dhaqaye waasiyaasin oo kaliya😊😊
Xamar iyo qarax intan ku biiri😭 laha.
Ethopia ku biiraya😍
Ilaahayow dhalinyar baan ahay 28jir ah hdii aad cimri isiiso waqti wuu iidhimanyahay hdalkan maalin aad ka calaacali doontaan itus oo itoobiyo idin xasuuqi doonto, hda dabada waad iska galgalineysaan xaqiiqdooda iyo wajiga dhabta ah ee oromoda iyo itoobiyanka kale wad arki doontan
Waa xanuun weyn naheysato dad xor ah in aydoonayaan gumeysi iyo wadan in ay hoostagaan waa xanuun weyn 😢😢😢
Honey usoco sxb😂😂😂😂😊😊
Shacabka somaliyeed cadowgoodu waa kuwa 4.5. kubadashay qarannimada iyo kitaabka ALLAAH.
Betrayal doesn't come from the enemies. Tapped in from southern greater Somalia.
In ALLAAH we trust. Death B4 dishonour 🇸🇴🥷🏻☝🏻🇵🇸🥷🏻
Allah hanaga qabto munaafaqiinta iyo dalaaliinta cadowga u adeego ee dhexdeena ku jiro aamiin soomaali soomaali baa leh ee Allah dalkaan ha badbaadiyo hana noo soo saaro dhalinyaro mideeysan ee aqli iyo dadnimo leh iyo madax dadnimo iyo iimaan leh ee dalkaan badbaadiyo aamiin soomaali alley leeyihiin
ok
Riyo
Ciil badanaa itoobiya ayaa maanta saas noola hadleeso waxaasna waxaa noojabiyay dad somaliyeed
Inshaa Allah Somali 🇸🇴 way midoo baysaa ciidan ka shisheeyana waala saari
HARTO maa wax Somalia la yidhaahdo ayaa imaka jira
Bay bay bay bay bay bay bay bay bay bay bay bay bay itobiyooy
@@امناصر-ق9خ 15, milion koofur kunnool weey qabsan Karan isaaqna ma qabsan Karan miya waa caqliga cadifada EE indho xurbahbkuma eegin aniganba ah somalilander Qatar beynu Ku Jirna wiilow
Waad khaldantay Wuxu yidhi putland ayaa dalbatay in at ku beerto Ethiopia not somaliland
Itobia way kuguuleysatey inay nakala qeybiso waana ceeb wejiga nooga taala
@EngineerArabkey98 Reerkii fakarkeda LA Dhacsan Ayeey Ceeb Ku Tahay Anagu Hadan Nahay Dadka Ku Nool Kalgacyo illa Muqdisho itopia Waa No Cadaw Dowlad Xun oo Somalia ka Jirta Sii Kasto Aay No Dhibateyso Lagama Yabo inan Itopia Hadey is Hayan Dowladas Xune Na Dhibateysan Walahi inan Laga Yabiin inan Cadawga Somalia Uso racno Wayo Dalka Iyo Madaxdu Laba Ayeey Kala Yiihiin
Jabhadii USC yaa hubka soo siiyay kkk@@AbdukadirSulfe
Itobiya cidna ma qeybin caasimadii la wada lahaa hatidii taalay ee soomali lahayd kuwa ku ilma dhala ee unukaa leh xoolo dadow soo istaagay ayaa kalifay in cid walbaa dhulkeeda aaminto.
Waa been loow qaa'in ah Ethiopia iyada ayaa bur buri Doonta insha Allah soomaaliyana 10 sano ka hor ayeey midoobi doontaa insha Allah ❤
😢😢😢😢
Mashaa Allah congratulation Ethopia well done. Where are the strong qabiil haweye ama darood ama isaaq. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Dalka xasan sheekh iyo kooxdiisa ama hawiye baa burburinaya awalna burburiyay
meesha calaacalka kala tag hawiye waa kuwii xabashi danaka ka sooray hadana ayaga ayay itoobiyanka kaga baqayaane fulay aan waxaba iska celin karin oo ciilan langaab ah ayaad tahaye
35sano cidii lakari waayay in la xabashiyeeyo waxy ahayd Koofurta Soomaaliya
Buntlaan iyo Soomaali laan mar hore ayay isku dhiibeen Xabashi injirleey.
Alle Ayaa mahad leh.
Somalida ha ogaato in iyada lagu mashquul San yahy oo la doonayo sida laba dowladood ee south Korea iyo dhigeeda north Korea ,
Hadeyna iyadu dadka fiirin jaarkeeda iyadaa ayaa lagu maqan yahy.
Caqligii isbihin bihinta ee itoobiyaanka waa yhy
AFWAX CUNAY XISHOO runta maqari kare madaxda dowlad goboleedudada waakuwa ay keensaden Ethiopian io ajaanib kle lknse waxaan rabi laheen dadki federally kataliyey ee maamul goboleedyo nagadhigy bal taariikhda noosoo baar wll
Ninkani TVgee ayuu soo daawaday,
Dadkiisuu been ugu sheekaynayaaye iska dhaafa😅
From Burco
Gaalkaas futada najaasada leh cagsigeeda bee noqonesa soomali oodhan waa isku luqad sida itoobiya ookale ma ahan somalida oo kala luqad oo xoog la iskugu haayo insha allah soomalida waa fahmeen cadowgeena waa itoobiya iyo qawaarij
riyo
Ninka waa iska dhurmayaa
Xaqiiqada waxa ah in Ethiopia iyada manta tahay tan ku dhow in aay kala tagto
Idamka alle iyada kala Bunburi doonta 10 sana ka dib
Dhibka ugu weyn ee kajira somalia ayaa ah dawlad la,aan soamlia kaliya uma bahna dawlada wax uqabata waxna kadifacda lkn shacabka somaliyed iyaga laftoda ubahn in latuso damaca cadowgoda
2. Damaca etopiya waa mid cad wana damac iyaga danahoda u hayagaya
Lkn somalia waxy ubadanty in mustaqbal ka dhaw ay kulolami donan dhexdedea quwado dhowr ah wax laidha somaliyana lamasaxo
3. Shacabka somaliyed iyaga lafotoda makasyan cadowgoda iyo walalkod marka siyasad lajogo
Waxa xaqiiq ah in somalia ay isku maqanyihn iyaga lkn tas kamadhigna in ay somaliya burburty haah warun wa PROBLEM lkn labadhinac un ayay somliya qadysa mustaqbal ka dhow in la arko somalia oo lagamasxo tarikhda
Iyo in somaliya ay noqoto dal jira
Somaliya somali ayaa leh❤
xasan.cisman.sxb.ma.anago.orajinal.somali.ah.ayan.oromo.iyo.xabashi.an.maydhan.oo.huro.leh.u baahan.kan.nac.nacda.haya waa.bedey.huro.le.nacala.aabihi.ku.yalka.nacala.abihikuyal.ku.dhalay.uf.uf.itobiya
Hadow dhihi laha madahweynaha ciidamo shisheeye ma rabno wadanka ha ka baxaan qof kasta taageri lahaa laakin ciidamo hor leh in ow keeno kuwo ka mid ah aa ku bedelaa dhaho ayaa qalat aad u xun ah aawey ragi wadanka lahaa wahow leeyahay hasan shiikh somaliya rag malahan ragooda wa shiisheye wadankey rabaan ha ahaadaane taasna wa caay
Sxb waxa noga falo guusha musliminta
Yaa yidhida xabashaash idinma rabnee ku aad joogtaan inta xasan joogo ayey idinku daneysanayaan xitaa kilinkii shanaad ayaa idinka go aya anigu waxaan leedahey 10sanno soo socda etopia ayaa burbureysa soomaaliya wey dhismeysaa
LATE TIME BUU WARIYAHAN SOCDAA
Xaraaami awalbo faido malahen howshe qabten 30 Sano ayu hada bananka la imaday
❤
🙏🏻🌹WALEE SIDII
60 KII " INAAN DIBKUU RAACEEYN
???????????????????Waxeeynu ka barbar dagaalameynaa walaalaheen itoobiya hadaanu nahay SOMALILAND Okey SOMALIA UF UF UF WAA CADOW miyaad ilowdeen 1988 HARGEYSA diyaaradaha ku garaaceyseen afweene ka dhigay Sidii KAZAA FLSTIN OKALE
Waa wax laga xumaado youbute leyasha aan fileyney in ay wax garaad-yihiin oo hadalada qayaaliga ah ee cadawga faafinayaan.
Xaqiiqda raxanweyn waxay doonaysa ciidanka ethopia hawiyana ciidanka masar 😮
Nasiib daro kfg kalabadh hawiye ayaa daga😂
Adi cml aa dadka kujiro qabiilka waa lagu owrkacsa mooye ciddu dad kuma xukunto lkn ninka madaxda dadkow markaas utalina waxs usheego rer kgs wadaninimo aygaa kabilaabata
Aniga waxan qaba waxaa la jooga wakhtigii dowladu ciidankeeda xoog u adeegsan lahayd waa in dagaal ama cunaqabateyn dhan walba Laga saaro dowlad goboleyda xuduudana la adkeeya
Xamar Ethiopian ayaa ilaaliya ma beenbaa😂
@@mustafemk829 ethiopia dhowr mar ayaa Somalia lagu dhax xasuuqey oo meedadkoodi lamiyada lagu gubey 2006 lkn 2008 waxay kuso galeen Somalia amisom waxayna ku joogan sharc Inkasto khalad weeyn ay ahayd in loo ogolaado iney dhul somaliyed cag soo dhigan Insha Allah bisha December dalka waa Laga saaraya
Soomaaliyeey midoowdoo sixirkii baxyoo samaatey shacabkii soomaaliyeey midoowdoo bay bay bay bay bay bay bay bay bay bay bay bay bay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Salaam calaykum walaal , lakin waxa yaaba marka ay dhakaysdaan kiwa somalida ah ee hada ku dhahaaya Ethiopian baan nahay kana pro. Sheegaynaya waxaaso ku hadlaya , somaali. Na profosseradeedi waxay ka hadlayam masar iyo xabashi kan baa kan noo dhaama ilaahow dadkan somali muslinka ah qulubdooda isgu soo jeedi ya rabi amiin amiin amiin
DAMEER ISKA HQDALAY WEEYE SE KUWA XAMAR FADHIYA AYAAA SOOMALI SIDAASSS UGALAY HALKII SOOMALI AY ISU DHAWYNLAHAYD AYAY KALAFOGAYNTEEDA KASHAQAYNAYASAA MAANTA IN AMXAAR KU FAANO KALAQAYBSIGA SOOMALI OO AY QQADATO BADH WAAA ABAALKEENA
Ethiopia iyadaaba wadadii burburka cakta saartay
Etobia Mar walbo riyo Lee ku jirtaa 😅
Ninkani rayigiisa ayuu ka hadlay warkiisa qeybi waa run biyo kama dhibcaana in somali ku kala dhimanayso ficilada guracan ee xasan ma dharge qeybna wax kasoo qaad maleh waa iska hadal .
Ninkan wuxu KU hadli Iyo abiye waa Isku caqli xagay jogta ethiopayadu KU fani waxa layidhi habartii çabada qadi wayday ee tu kale KU dartay majirto Ethiopia jirta ayad ui aya bur burtay xita oromo mahayo abiye cid kale dhafe qara waa abiye
Haduuno Somaliland nahay. Ethiopia waytaqaan. 1964 iyo 1960 dawladii somalia iyo xiligii. Axmed guray dad ka ladagaalamay Waa reer Somaliland. Hadeerna waa nu iska diifacaynaa
Laakiin qaranka Somaliland. Dagaal Ethiopia kula ma jirto dhulkayaga. Somaliland. Waa qaran madax banaan. Somalia gedo bay iyo bakol. Hiiran intaaba Ethiopia katalisa.
Fifa soomaliland aqoonsi
Ethiopian iska naqda 😂😂
Weriye waad nagu geftey
hadàanu nahay reer soomaliland.Aan ku saxo ma nihin maanul goboleed,putland soomaaliland hays barbar dhigin.
Soomaaliya iyo soomaalilan waxay ahayeen laba maamul oo isku biiray Wanuna ka lababay.
Mid waliba mar gaar ah ayuu xornimadiisa qaatay sow ma ogid.
Mar labaad hanugu gefin
anagu haddanu nahay somaliland ethiopia ayaan lasoconaa somalia waa cadawga koo waad ee somaliland ku wan qiiroonaya waa inay runta ku biyo cabaan
Waa hadal lagu qoslo runtii itobiya iyadaa tak daranee maxay dadkale wax ugu qabane horaa lodhahay tiisa daryeele ayaa tukale ku dare😅
Soomaali saw Qabiil lagama kariwaayin maanta Qabiil ha idin badbaadiyo wataa Diintiinii iyo dalkiinii iyo dadkii la Kala qaybsaday EE lagu soo duulay iyadoo la adeegdanayo cadawga madaxwayne goboleedka lagu magacaabo EE ad sacabka u tumaysaan walee wax badan waa la ooyi sida falastiin hadaan maanta soomaalinimo loo midoobin aad baan uga xumahay walaahi ilinbaa igu soo joogsatay wuxuu xabashigaasi Ku hadlayo markaan dhagaystay
Hhhh Yaah Somali adaa wax ku cuna marka inaad ku cuntid iyo in An kala daadino in lakala daadiyo ayaa ka dhow fuck Somalia
ethopia sida ay rabto waa sidaan SOMOLINA wey hurdeysaa mar dhaw in aan marti ka noqono Somaliya ayn ka cabsanayaa inta ALSHABAB ay wado dhibaatada dagaalada iyo kala qoobqoob waddanka waa laqaadanayaa iga qora taas Gumeysi kasta ayaga ayuu marmarsiiyo ka dhiganayaa Dowlada somaliya shacaboow taageera kuwa sheegta Maamulgobaleed waa in la mamnuucaa Dowlado ayey iska dhigayaan markaaseey Ethopia ama kenya uyeeranayaan ALLA ciil badanaa
MaamuLka xamar waxay dani ugu jirtaa inay Iska ILowdo wax La yidhaahdo midnimo somaliland waa dal
Odegan galka lac lacay warkisa waxa ka jiira malqhan Etopiayanka
😂😂😂 walahi walahi way ka jiran 😂 wa lataliyaha arimaha siyasada abi axmed
Cadowgaa la sheegayaa waa madaxda somaaliyaa iyagaa ethopia keenay xasana isagaa amaani jiray oo ilaa hadaa ay ku jirtaa dalkiisa waxaanu ooyayaa xasan tii yaxaaska isagaa bada wareejiyay oo dakada wareejiyay oo hadana rabaa in hubkaa waaweyn somalia dhexdeeda isula dhacaan ethopia iyo madar waanan arki doona
Maalin cad ayu riyo noya
Somaliland = isaaqland
Waa in laqaybiyaa
Isaaq samaroon iyo ciise
Puntland = majerten
Waa in la qaybiyaa
Dhulbahante
Warsangale
Lelkase
Dashishle
Galmudug = habargidir
Waa in la qaybiyaa
Sure
Waceysle
Duduble
Murusade
Hirshabele =abgaal
Waa in la qaybiyaa
Gaaljecel
Xawaadle
Gugundhabe
Baadi cade
Jarerweyne
Konfur galbed =
Banadir =
Jubaland =ogaadeen
Waa in la qaybiyaa
Marexaan
No cuqdad😂
Dadsoomaaliyed maraban qurinkeeda yaahuuu dheh warnagatagdhen etobiya mamane wxn noobasameyne etobiya soo tiinagusoo dooshey marki dawladi soomaali jajabtay ee an malincad dhagacgaga sarna wali waa isnaqana etobiya ortoy
Oooocada waba hada kayelno ader somali waliged kalama go oose radso qolo tashwish ku furto somali somali aleh 🇸🇴
Nin Dan lugu fushaday iyo dameer malab lasaartay oo lagaladagey baatahay atobiyooy
somalia iyo somaliland maxaa iska soo gala shalay maynan ahayn kuwii idila yimid calanka si aynu u midiwno ka dib xornimadii ingiriiska ? nio taarikhda maxaad iskaga indho tirtaan reer koonfurey?
Meesha dowlad kuma haynee hda kdib alshabab fans an ahe😏
Candhooy alshabab ma schoolka goroobada ka mid tahy mise ka kale 😂😂😂
Qabiil baad ku taageraysa alshabab may adaan melaha ay itoobiyanku jogan iyo galada
Maxad dhakh baratay candhooy 😂😂
Magac diin somali mar danbe lagu gumaadi maayo
Alshababna waa qabiil lays fahan 😅😂
@@Aliinaliiban1780 afsomaliga so baro markas kadib reply iso gal🙂
Waa dad 😂 dawakhsan yagii ayaba kala go'yaa sheekada waa ku camirtaa intaa laydiinku camarin😂😂
Walahi walahi Riyo ayaad ku Jirta waligeed itopia ma kala go ayaan oday. Adoo riyo kujira aya wax walba hortada imanayan
Please ku biira ku biira yaaba idin raba amhar suu yeelo kuwa hda lajoogo see uqaawiyaan lee niila qaawin ku biira duco idinkudaraynaa😂
Somalia waa mashruu wax lagaga aruursado aduunka , marka dadka wxiii mastaqbal raadinya ha aadan meeshy dantooda ka arkaan
Kani waa cadow lahubo ee waxaa kadaran kuwa kuladhashay
Beenaalahan wareyso itoobiyada baabaday iyo qoomiyadaha LA xasuuqay
Dad dalkodi Ku qanci waayey Ka goeen sida shegayo Dal kale hde Ku biiraaan adoonsi gumeesi ihaano liiditan rafaad silac Ku danbenayaan 😮😮😮😮 burburka Somalia waxa Ka danbeyey putland iyo somaliland dalka Somalia ka dagi la yahay nabad gelyo buuxdo udiidan Somalia dhibaato waxa ukeno wa putland iyo somaliland wa jaajusin ethopian shegay mar weliba cadowga ethopian kuso hogaamiyan dalkena Somalia 2 maamul gobaled umada somaliyed haiska qabtaan
ethiopia somaliland jubuti guuul guuul 👍👍🇪🇹🇪🇹🇩🇯🇩🇯🇩🇯👍👍
been ha sheegin. puntland ayaa codsatay waagii Malas sanaawi ayuu yidhi eh, muu odhan somaliland iyo puntland
ku wa ku riyoonaya somali way midoobi waxaan leeyahay wakhtigu yaanu idinkaga dhicin
Shp qisooyinki nooso celi ❤
Alla been badanaa balayo kuku dhacday asakaaba kaajo ah Somaliya madaxeeda ayeey wax ku cunaan kajo kaajo dhashay ayeey yihiin.
Oromo waxay noqotay mid somali KU wajaha hada ka hor ma dhicin inay axmaro iyo tigre waxay Oromo KU dhaqmayso waxay iska indha tiraysa inay Ethiopia bur burtay away ethiopiadu sheegi riyo inad KU hawoto
Haday ku biiraan maxaa ku Japan imikaba dhulkii iyo dadkii ugu badnaa oo somali ah ayaa ku nool itoobiya 9 million oo somali ah
Adoon adigo kale hadey ku biiran waxba kuma jabno langaab langaab dhalay 9 Million er Somali meysan dooran ee guumeystihii reer galbeedka ayaa siiyey Ethiopia dhulka somalida nacasow
@macrobianson2g Af Nooli wuu hadlaa, waxba gumayste ma siin , somali dhulkoodii Degan oo jecel sidaad kaaga u jeceshahay, waxbana kama badali kartid , sidaasay waligood ahaanayaan
@@abdirahmanismaciilfurre4001 langaabkii ku dhalay was jahil foqol jahil somali galbeed guumeyste ayaa gacanta ka saarey Ethiopia malin aan Manta ahayn way xoroobi doonan NOLF guul
@@macrobianson2g waar niyahow hadaan hooyadaa ama walashaa caayo waxba kama faaidayo laakiin Anigaanad I Qancin karine ma itoobiyaan baad iska celin .. jawaabtu waa maya
@@abdirahmanismaciilfurre4001 Ethiopianka aad ku faaneyso aniga awoowyaashey ayaa adoonsan jirey ila uu guumeystaha kaso gaadhey Ethiopia waligeed dagaal iagagama adkaan mana iagaga adkaan karto anigo qof muslim ah Ethiopia inaan isku dhiibo waxay Ila mid tahy nin raga oo nin kale dabadiisa hor dhigtey adiga camal min dhiig Somali ku jiro sidan uma hadli lahayn orom af soomaali bartey ma tahay
Waa beentii gormee jaclanay amxaar iyo wax sheegto nnku yaa beentan u shregay soamali kuli waa isku qalbi mana jaclin mana jaclan doono
Waa been ma dhihin Puntland iyo Somaliland ayaa ku biiri Kara Ethiopia
Waar somai waxb ma yaalaan Ha Nago xiijin qarax iyo gawrac Ayaa somalia yaala Afar oday oo siyaasiyiin sheegta oo tuug Ah oo shaadh siyaasadeed dadka masaakiinta Ku booba Anig sida caruurta xasan sheekh marna i odhan maayo Ethopia waa cadawgayaga marna waa walaalaheen isagoo dantiisa ka hdlaya Ethopia Ayaan wax la qabsanaynaa
galmudug ma suurto gasho miyay Somali kala qaybiso
Waxan joogaa muqdisho Ethiopia guul
Oromyohow beenlowgaaa aamus warku kugu dheg
Geesi somali waa in lahelaa si loo bur buriyo mamulada qabiilka ku dhisan waa virus somali hortaagan
Calanka 🇸🇴 buluugaa ee shaydaanka wakhtigiisii wuu dhamaaday soomaaliyeey. Halakala tashado.
Benti maha barafasorku waa runti oo masartan uu xasan wato may falastin oo wallalaheda wax uu qsbato 😂😂😂😂😂😂
Somaliland land Ethiopia brothers ❤❤❤❤❤
Waxba kuma jawabayo lkn dislike qado intaas baa kabadan
Anigoo ah ree somaliland walhi Ethiopian inaa noqdo ayaa Somalia wax la yidhaa iiga dhow walhi ree somaliland baan ahy❤ we love Ethiopian
Adiga ormo ku nol hargeysa tahay orod shubayahay radso oroma daada
Ogow wxaa idinka horeyay ogadenia sida loola dhaqmo kaama qarsoona
Silki hoyada
Bro qof kuraba majirto iyo qof aad nolol uhayso lkn jahilnimadada hadi ad ogayn ethopia sbbta ay kurabto dhadhanimadan kuma hadashen lkn adigu inad wadan noqoto radi inta kolba mel kubirayso
@@YahyeMomed- oromo waye dadkan somalilan shegtay wacalada