Waayojoog: Halgamaa Cabdirisaaq Gamboyare Qaybtii 1aad (1/14)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 พ.ค. 2023
  • Waaayojoog: Sababtii igu kaliftya inaan ku biiro SNM.
    Taxanaha Halgamaa Cabdirisaaq Gamboyare 1/14
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

ความคิดเห็น • 84

  • @axmeddaahir9459
    @axmeddaahir9459 ปีที่แล้ว +13

    1950-2023= 73
    Raga military ga soo maray hore uma gabooban ✌🏼💔

  • @Hanad2976
    @Hanad2976 ปีที่แล้ว +9

    Ninkani waa nin culus hayana xogbadan halaga dhuro marka hore marka xiga hala karaameeyo markasta . waana nin Xamar jecel inuu joogo taana halagu karaameeyo Xamar waa walaaladeene. Sida uurabo halagu ixtiraamo mujaahidka.markasta xitiraam iyo karaamo ayaan uhayaa.

    • @user-og1hb3kg7v
      @user-og1hb3kg7v ปีที่แล้ว +3

      Xaqiiq waa nin culus sida daggan ee uu u warramayo baaba cajiib ah

    • @mohamedcabdiwade5036
      @mohamedcabdiwade5036 ปีที่แล้ว +2

      Xamar USC baa leh SNM na waa walaaladen iyo isaaq oo dhan waxkasta oo u aaminsan yahay ama gooni isu taag ama midnimo keeydoonto hanoqotee

  • @HAYKAL377
    @HAYKAL377 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi risaaq gannayare waa nin kamida raga ugu macqulsan ee cilmiga ku dhisan

  • @s-hayna6421
    @s-hayna6421 ปีที่แล้ว +1

    baaraka laahu fiik, muj ganbayare

  • @user-sx4bj6ry2r
    @user-sx4bj6ry2r ปีที่แล้ว +1

    Aadbaa aad u mahadsantihiin, gaar ahaan weriyaha iyo inta barnaamijaadkan wata. Inoo baadi doona taarikhaha, oo waraysta dadka dhacdooyinka muhiimka ah goob jooga u ahaa, guud ahaanba jabhadihii

  • @mustafeshide3176
    @mustafeshide3176 ปีที่แล้ว +3

    I can't wait

  • @darishore814
    @darishore814 ปีที่แล้ว +2

    Odiga u sheeg in sxbkii cabdiqaadir shiine Canada joogo korneelka waa nin shiikhaal Ah

    • @user-gh7rk5fq6t
      @user-gh7rk5fq6t 4 หลายเดือนก่อน

      Adigana shiqal maatahay😂

  • @cladiifcabdilaahi5253
    @cladiifcabdilaahi5253 ปีที่แล้ว +1

    Waa waraysi muhiima next muuse dable soo daa

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 ปีที่แล้ว +2

    MUJ, ganbayare Qamariye duuliyesare oo Sarkaal sare ahaa Reer sheikha by Sxb Ahayeen iyo muse biixi ina kaahin and Qaar badan Yusuf jibriil Afgooye Hysanjirey iyo Eng Dool Beeraha Ahaa.ayey Afgooye Ugutegijireen
    Rag culus Ragaa ina Ganbeyare iyo

  • @abdiAli-ph2wx
    @abdiAli-ph2wx ปีที่แล้ว +5

    Waxan codsanaynaa waraysi Muuse Dable

  • @maxamedfaarax7623
    @maxamedfaarax7623 ปีที่แล้ว +3

    Next muj.muuse dable please

  • @mohamudalbashiir4333
    @mohamudalbashiir4333 ปีที่แล้ว +1

    Waybtiii labaad waad la daaahday szb CBA

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 ปีที่แล้ว +1

    Muuse Dable na horkeen

  • @calibashiirwarsame3335
    @calibashiirwarsame3335 ปีที่แล้ว +1

    Waa taxana ugu wanaagsana eed soo daysaan

  • @ahmedmusa5836
    @ahmedmusa5836 ปีที่แล้ว

    Waa arin mudan oo muhiima oo hamblyo iyo bogadin mudan in markle barnaamijka waaya joog lagu daah qaado ragkamida murkii , musdanbeedkii iyo asasayashii ururka SNM

  • @Hamdajirde
    @Hamdajirde ปีที่แล้ว

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 ปีที่แล้ว

    WARAYSI ISMAACIIL FAQASH PLEASE OO HARGEYSA JOOGA MAHADSANID. ALLAH HA XAFIDO MUJAAHID GAMBOYARE

  • @abdiali3365
    @abdiali3365 ปีที่แล้ว

    Naasir iyo CBA ba waxan ka cod sanaynaa waraysi muj.Muuse Dable

  • @MOALI886
    @MOALI886 ปีที่แล้ว

    Gambayare, waa ini waxbadan og .

  • @sheekhubaladka8744
    @sheekhubaladka8744 ปีที่แล้ว

    Soo daa qaybta kalena

  • @yasinyusuf4759
    @yasinyusuf4759 ปีที่แล้ว

    Waa kuma Mujaahid Abdikarim Haashi ee uu ku celcelinaayo

    • @DH-yi5dx
      @DH-yi5dx หลายเดือนก่อน

      Mujaahid Sacad Muuse ah buu ahaa AHU

  • @MohamedAhmed-ri6ny
    @MohamedAhmed-ri6ny ปีที่แล้ว +2

    inaanu dawladnimadii Naga luntay soo ceshano ayaanu dagaalka u galnay dalkana laba dawladood oo isku biiray baynu ahayn ee wadan la kala jarayo muu ahayn marka labada dawladood ee koonfur iyo waqooyi ee ingriis iyo talyaani kala haysteen baynu ahayn

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 ปีที่แล้ว

    Jibbo khayaali ah ayaa gelisey Somalia dagaalka 1977 . Marnaba adduunku bari iyo galbeedba ma oggolayn immikana ma oggola in qola jibbaysani ay xuduud adduunku aqoonsanyey fara-farayso. Somalia 1977 waxay faraha la gashay wax aan la oggolayn wayna ku jabtay . Weli jabkii kamay bogsan Somalia adduunkuna wuxu u arka dawlad-ku-sheeg ay dacawo waalani qaninntay

  • @kx___k8191
    @kx___k8191 ปีที่แล้ว +1

    Ax ᴍᴇᴇʟ ᴍᴀᴄᴀɴ ɴᴀɢᴀ ᴊᴀʀᴛᴇᴇɴᴇ ʟᴀᴀ sᴏᴏ ᴅʜᴀᴋʜsᴀxᴀ🎉😂😊

  • @SadikAhmed-oq8lf
    @SadikAhmed-oq8lf ปีที่แล้ว +1

    HASSAN SHEIKH WUXUU FARMAAJO KULA DAGAALAMEY AYUU RABAA IN LOO SAMEEYO ??))

  • @hakimsuper5166
    @hakimsuper5166 ปีที่แล้ว

    inkier qabayaal baad ahaydeen dowladdii qayaalad ku mija xaabiyey karin mark aad ka faaidaysateen dowladnimadii soomaaliyeed ee idinla soo tacaashay nolshiini oo dhan.wax la yiraahdo isaaqland la aqoon sanayaa ma mirte ku tashada.

  • @mustafemaxamedxuseen7666
    @mustafemaxamedxuseen7666 ปีที่แล้ว

    Ilaa imika intaan, dhegeysanayo,c,risaaq,,kan,kan,kan,wuxuba,waa,reerkayaga,ilaa,kii,maqaaxida, haystey,?dadkii,kale,mee,?

  • @soo-maalpodcast
    @soo-maalpodcast ปีที่แล้ว +4

    We do same incha Allah
    History repeats itself no more somaliland only one nation Somalia again but federalism is possible

  • @AxmedfaaraxAxmedfaarax
    @AxmedfaaraxAxmedfaarax ปีที่แล้ว

    Lasoo dhakhso qaybta labaad

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 ปีที่แล้ว

    Maxaa nin fashilmay oo taariikh aan ka waydiin mabda ma leh

  • @abdullahmohamed519
    @abdullahmohamed519 ปีที่แล้ว

    Waa qoloma odaygu?

  • @hurrediiriye4741
    @hurrediiriye4741 ปีที่แล้ว

    Codkii mee

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan turkey Ayaan Ku argay waa qunyar socod ma aha reer Waqooyiga somali diidka ah

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 ปีที่แล้ว

      Bucuuuuc bacaaac ader dhulkaga dhiso isku mashqul sxp

    • @mhussein3136
      @mhussein3136 ปีที่แล้ว

      Ina dhilo

    • @abdimalikali9993
      @abdimalikali9993 ปีที่แล้ว

      Hooyadaa somalidu wastay

    • @KAMAALSHAH-sc9ms
      @KAMAALSHAH-sc9ms ปีที่แล้ว

      Waar ader somali maan diidine inaad i xukunto ayaan diiday nacalaa meeshaad kasoo jeeedo ku yaale adoon yohow

    • @KAMAALSHAH-sc9ms
      @KAMAALSHAH-sc9ms ปีที่แล้ว

      @@abdimalikali9993 legend😂😂😁

  • @omarhusseen9859
    @omarhusseen9859 ปีที่แล้ว

    ODAYGAAN. BEEN BADANAA

  • @salatabdullahi1269
    @salatabdullahi1269 ปีที่แล้ว

    ila odeyashan dintan moye somali nabad maleh

  • @ahmedmusa5836
    @ahmedmusa5836 ปีที่แล้ว

    Waxaanu sugnaaba waa xiqadihii iyo taariikhda dhiigga cad kordhisa ee hagalkii dib u xoraynta Qaran ee jamhuuryada somaliland

  • @hakimsuper5166
    @hakimsuper5166 ปีที่แล้ว +1

    dadkaad la dagaalami jirtee daarood kaliya ma ahyne taas ogaada isaaqow.

  • @abshir2010
    @abshir2010 ปีที่แล้ว +1

    SNM siil naag mirqaansan Idoor niicda ku qaraaban jirteeyn wuu dhamaaday. Idoor waa duli gun muhiim ah in isirka Soomaali laga jaro.

    • @arawelo4324
      @arawelo4324 ปีที่แล้ว

      Doofar iyo viruska somalya wa adi oodaarod ah

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 ปีที่แล้ว

    Toolow goormuu fashilmay muxuuse ku fashilmay goormuuse fashilmay?

  • @mustafemaxamedxuseen7666
    @mustafemaxamedxuseen7666 ปีที่แล้ว

    Waxa,kale,waa, teel,teel,sidaad,reerkiina,u,tilmaamayso,dadka,kale,maxaad,ugu,tilmaami,weydey,inqilaabka,miyaan,markuu,dhacay,1969kii,rsg,badan,oo,(duqsi)iyorag,kaleba,ku,jiraan,aanay,dalka,ka,bixin,?inqilabkii,dambe,ee,fashilfay,miyaanuu,u,xidhnayn,(cabdilaahi cali suufi,oo,la,qabtay,dilna,ka,badbaaday,,miyaan,rag,la,laayey jirin,,weriye,su,aalahan,dib,u,weydii,cabdi,risaaq, sarkaalkii,(muqdisho,iyo,(radio,muqdisho,)garaacay,ee,markii,dambena,is,daad,ràaciyey,miyaanuu,(cabdilaahi,cali,suufi,)ahayn,ee godka,lagu,xidhay,dilka,ka,badbaadey,markuu,soo,baxayna,toos,u talaabay,

  • @mustafemaxamedxuseen7666
    @mustafemaxamedxuseen7666 ปีที่แล้ว

    taaiikhdu,waxay,qurux,ku,yeelanaysaa,run,iyo,dhamaystir,,c,risaaqow,reerkiina,ilaa,kii,mqaaxida,wuxuba,reerkiina,inay,ahaayeen,ayaad,sheegtay,maxaad,u,sheegi,weydey,.........? ,tilmaamaha,sax,iyo taariikhda?

  • @mustafemaxamedxuseen7666
    @mustafemaxamedxuseen7666 ปีที่แล้ว

    Calaamad,su,aal ayaa,saaran, taariikhaha,geesta,ka,raran,waana,waxa,khalday,runtii,bulshada,waana, waxa,soomaaliyi,u,kala,bixi,weydey,muhani,ayaa,laga,noqdaa,runta,(dhaadashadana,daalaley,iyo,(Hadraawi)bal,u,fiirsada,?waxay,ku,wacan,tahay,wadaaga,iyo,in,ninba,ka,kale,tilmaamo,Laakiin, noloshu,waa,isii,aan,ku,siiyee,Laakiin, adgu,i amaan, oo,i,sheeg,aniguna,aan, isu,mashxarado,taariikh,ma,aha,mana,noqonayso,

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 ปีที่แล้ว

    ORTHODOX CHRISTIAN WEEYE RUUSHKA IYO ETHIOPIA IYO SERBIA

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 ปีที่แล้ว

      IYO WADDAMADA SLAVS KA LA YIDHAAHDO IYO GIRIIGGA

    • @mussaali5239
      @mussaali5239 ปีที่แล้ว +1

      Haaah? Miyaad waalantahay mise waa lagu so socdaa? Waa muhaajid dhab ah, kuna siiyay xuriyada haatan Hargeyso ku haysato. Please, don't say no senses.

  • @AbualiGeleh-hi2ur
    @AbualiGeleh-hi2ur ปีที่แล้ว

    Waxaan mujaahidka wsydiinsya waxa ku kalifay in uu mowdisho dego amba ku noolaado

  • @waayeelcumar5546
    @waayeelcumar5546 ปีที่แล้ว

    Adeer cabdisaaqow waynu ku khasaarnay dagaalkii ina siyaad barre,
    Waayo isaga dhaamay guntan qashinka ah ee aynu tolka moodayanay waxan maqli jiray doqon hawna gar gaarin hana gargaarsan

  • @hakimsuper5166
    @hakimsuper5166 ปีที่แล้ว

    isaaq dagaal ma aqoonin ganacsi mooye maxaad geesi isugu yeedhaysaan

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 ปีที่แล้ว

    Hy yuu ka yhy mujaahid ku

    • @kx___k8191
      @kx___k8191 ปีที่แล้ว +2

      Mᴜsᴀ ᴄᴀʙᴅʟᴇ❤

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 ปีที่แล้ว +1

      Muusa Cabdalle

    • @abdirshiidmaxamed6730
      @abdirshiidmaxamed6730 ปีที่แล้ว +1

      Badhul bahante Ganbayare ninxirsi cismaana Hyonisa

    • @munasagal2496
      @munasagal2496 ปีที่แล้ว

      @@abdirshiidmaxamed6730 wa mc sxib bdb waxa aha hagarwaafi alle hownaxariisto dhamaantood mujaahidiintiiye

    • @abdullahihussein6225
      @abdullahihussein6225 ปีที่แล้ว +1

      Wa reer caynaashe

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky ปีที่แล้ว

    Waar ninkii fashilmay miyaanu ahayn ?? Iga daa waraysigaas!!

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว +1

    Sarkaalka Waxaan weydiin lahaa, Ma inaad Dalka kala Gooysaan baad rabteen Mise in siyaad la rido oo Dalku sii socdo ayaad rabteen???

    • @saedboni6011
      @saedboni6011 ปีที่แล้ว +1

      nin saree suaal qaalih ah, ANIGUU markaan caqligayga aan kaashadoo waa in la ka la gooyo ayay doonayeen because, system ayaa ka la dawanaa laysla jaanqaadaynaa dadkunaa wey ka la duwanaayeen sidoo ka le rwanda ama brundi,

    • @saedboni6011
      @saedboni6011 ปีที่แล้ว

      ama soomaliland iyo djibout is ku ma darsami karaan because system ka la du wan

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว

      Laakiin Sarkaalkan somaliweyn buu aamin San Yahay iyo cabdiraxmaan tuur iyo Rag kaloo badan

    • @abdirshiidmaxamed6730
      @abdirshiidmaxamed6730 ปีที่แล้ว

      Very good Question( suaal muhiima

    • @fahiimae7336
      @fahiimae7336 ปีที่แล้ว

      SNM = Somali National movement. Markii hore waxay rabeen in taliskii kaligii tsliyaha ahaa ee Siyaad Bare la rido! Si xaq ahna dib waqooyi iyo konfur ay dawlad u wada dhistaan. Taasi waxay is bedeshey markii siyaad bare la ridey in konfuri muqdisho iyadoon waqooyi kala tashan kana qayb gelin ay dawlad iska dhistaan. Sidaas ayey Somaliland ku dhalatey kuma tashatey in ay madax banaanidoodii hore ee lixdankii intaanay is mood ugu biirin konfur ay soo ceshadaan