I can understand his feelings, since the government ( kulmiye) refused to help him about his situation means when he was sick, Deja vue, l have seen a lot of people like him act differently after their agenda didn’t fulfill, definitely they face against their own nation. you suppose to support your own country at any cost no matter if it hard to swallow the tables
Ilaahay nooma kaa keeno !!! Cirro waxaad ka heshp waxba ha naga siin. Sinaan LAMA HADAL HAYO WAXA CIRRO KA HADAL HAYAA WAA TIRTIRID DA TAARIIKKHDII HALGANKA, WAAN MASHRUUC XAMAR KA YIMI, WAXBA QIIL HA U SAMEYN MADAXAA LAGAA TOOGAN FAQASH YOHOW
Hadaad qabyaalad ku aragtay mameel ka qabyaalad yar baad tagtay😂. Inaadeer waxad tagtay waa wadani mar walba qabyaalad waxaan ahayn kama shaqeeyo waliba huwanta way garab istaagan xitaa kuwa adeerada noo ah ee kujira. Ninkii maydku kadhacay haduu siigo ay walaahay inaad intaa ka culustahay.
DOORASHADA DALKA KA DHICI DOONTAA WAXA XOOG U CADAATEY SIDA CADCEEDA IN AY DHEX MARI DOONTO INTA QARANKA JECEL JIROTAANKIISA IYO FAQASHTII OO RABTA IN XAMAR LAGU NOQDO. WAANEY KEENI KAREYNE XAMAR BAY DAD KA SOO RARI LAHAAYEEN HADDII CIRTTO IYO XIRSI KARAYAAN DOORASHADU WAA SOMALILAND IYO TAARIIKHDEEDU MA JIRTO IYO WEY JIREYSAAA
Waa kaa qamaan dhaafay hadalkii,arintu maha snm iyo somaliland, taariikhda snm waa taariikhda somaliland ee hadaad snm baabisaan somaliland tan aad sheegtaana kama danbayso waar waxyaabaha naftiina ku sooo noqonsya halayka jiro ,ragaa badheedhayaana weli eray ay ku difaacayaan ma odhan maanra waxay leeyihiin snm ma jirto
ADEER TAARIIKHDA LAMA MASAXI KARAAYO NIMANKU SNM WEY YIHIIN HADAANU CIRO AHAYN CODKANA SNM LAGAMA RABEE SOMALILAND OO DHAN BAA LAGA RABAA HADAAD SNM DIIDAY SHEEGISTEEDA INTA KALE KU KALSOONOW AMA KEEN SHARCI SOMALILAND DHIGATAY OO U DIIDAYA IN MUSHARAXU CVGIISA KU DARSAN AMA MARKA UU OLALAHA KU JIRO SHEEGTO WAXUU DALKAN IYO DALKAN GASHADAY HADAADSE KICIN UGA JEEDO REERO GAARA KU WAD HADAY KAA YEELAAN AAN ARAGNEE MAXAAD UGA XANAAQI KA KU AGJOOGABAA AHBA OO TAARIIKHDAN LEH MAY KU QANCIN KARIWAAYEEN IN AY SHEEGTAAN SNM WAXAY KUGU NOQOTAY BOOG KUGU TAAL MASE TIRTIRI KARTIDE DEE ADNA KUWII KALE SHEEGO
Waar beelo majiraan ee Snm waa taarikh jirta waligeedna baabi mayso ee somaliland waxaa dhashay Snm Ciro wuxuu ku khafiifay kursi waar Snm waa tariikh ee maha wax wax lasku siiyo dadkaad rali galinaysaan ee aad tariikhdiina uga tanasulaysaan in kaa og
Waar musharax Ciro haka soo gar box somaliland waa wada Snm ee bal odaygan Ciro wuxuu yirdh way dhamaatay markaa ma wuxuu leeyahay somaliland baa dhamaatay
Adigu Xaaji Basarow dadka umaad sheegin waxa dawladu kugu samaysay wayo sida muuqata berigi Aad xanuunka sheegan jirtay inti ka danbaysay ayad Albaabo qaldan bilawday inaad garaacdo, waxan ka mid ahaa dadka ku dhegeysan jiray ka dibna ka mid noqday dadka kaa dareeray maantana waxa I keenay waxan is idhi bal eeg inuu xanuunki ka ladnaaday Lakin waxa muuqata inu kugu weyna day e ILAAHAY ha ku shaafiyo..
When you see someone his bad side, don’t come to conclusions maybe there is plenty good side you don’t know. What l mean by that l know there is negativity in the government but 😢 always you should see there is a lot positivity side
Hadalki Ciro waxan nin cadow ku ah Qaranka Mantanu cadeystay marku SNM so hadal qaday Hadalkisa mid laga harayo ma noqon doono ee ha ogado Farimaha uu dirayo cadowga waxay ku noqoon wuxu ka nasnasiyo
Waxa is weydin leh SNM mahay ku sameysay Marki ay halganka ku jireen wuxu joggay ruuska uu safaradi somali ayu ka shaqaynayay Nin waa hadhagi Siad Barreh Cirow hadalkasi inu meel xuun ku geyn
Ku soco anagaa kugu taagersan arigtidaada oo HJ ah. Kuwa kulmiye ee HJ way ku fashilmeen siyaasadii waa wada Laclac asaasaqay. Kulmiye down, Qabyaalada down.
Why are you mad? Because ina Kahiin didn’t give you tax payer money when you wanted to go vacation in Ethiopia 😂😂😂😂…. We don’t need your kind… you need us !!!
SNM ha noolaato
Kkkkkkkkkk ciro waa faqaash SNM for ever. Somaliland waa SNM
Xoolo
SNM ayaanu nahy neefoow hurdaaye mataga nala dhaaf
Snm waa isaaq uun xoolo qabiilada kalena
Snm waa Somaliland
Kkkk oo haddaa ma kulmiye ayaan ubaahneyn badhaacisnimadu way kaa muuqataa
I can understand his feelings, since the government ( kulmiye) refused to help him about his situation means when he was sick, Deja vue, l have seen a lot of people like him act differently after their agenda didn’t fulfill, definitely they face against their own nation. you suppose to support your own country at any cost no matter if it hard to swallow the tables
aduu ma habar jeclaa degtaad ka gubataay intaas yar baa ku dhibtay haduu reer kale ku sheegii lahaa kumay gubteen
Ilaahay nooma kaa keeno !!! Cirro waxaad ka heshp waxba ha naga siin.
Sinaan LAMA HADAL HAYO
WAXA CIRRO KA HADAL HAYAA WAA TIRTIRID DA TAARIIKKHDII HALGANKA, WAAN MASHRUUC XAMAR KA YIMI, WAXBA QIIL HA U SAMEYN
MADAXAA LAGAA TOOGAN FAQASH YOHOW
Guuuuuul somaliland viiva somaliland
Qaranka hadaad ka dagto adna waa lagaa dagi
Marka mu kulmiye ayuu taageera
Waar niyow way iska cadahay in wadani mashruuc soo qaatay taariikhdii SNM lagu tirtirayo
Laguma dhagaysan karo,kkk
XAJI
BASAR
WAD XIIQAYSA
MAAAAAAAAA
MAAAAAAAA
MUCARIDAKU
XAGUU JOOGA
KANI WAA NACAS, DHAREERLA AH!!!!!.CAQLI KUMA JIRO!!!!!!.
Waar soomaaliland SNM ayaa dhashay
Hadaad qabyaalad ku aragtay mameel ka qabyaalad yar baad tagtay😂.
Inaadeer waxad tagtay waa wadani mar walba qabyaalad waxaan ahayn kama shaqeeyo waliba huwanta way garab istaagan xitaa kuwa adeerada noo ah ee kujira.
Ninkii maydku kadhacay haduu siigo ay walaahay inaad intaa ka culustahay.
War waa lagufahamay.
SNM ayaa dhashay Somaliland ninka SNM diidan Somaliland na ma rabo.
Taasan been ahayn guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul ❤❤❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉❤🎉🎉❤
Sidiihore hadaadkalexato anaguna waanuka leexanayna
Xukumadu sow xisbimaaha oo matartamayso
Haye qabyaladu uma banana
DOORASHADA DALKA KA DHICI DOONTAA WAXA XOOG U CADAATEY SIDA CADCEEDA IN AY DHEX MARI DOONTO INTA QARANKA JECEL JIROTAANKIISA IYO FAQASHTII OO RABTA IN XAMAR LAGU NOQDO.
WAANEY KEENI KAREYNE XAMAR BAY DAD KA SOO RARI LAHAAYEEN HADDII CIRTTO IYO XIRSI KARAYAAN
DOORASHADU WAA SOMALILAND IYO TAARIIKHDEEDU MA JIRTO IYO WEY JIREYSAAA
Kii yaraa sowka uray
Xaaajibasarow wadani wadnaha alle hajaro hanadhaco insha allah hanoooo xayaysiiin anaka
Dadka reer Somaliland Qadiyadoodu maaha mid dhex dhexaad laga noqon karo.
Yes
Allah ha ku caafiyo inaadeer
Walaahi waa kuwaa xaaji basar bahashii kutalaalay waar kadas
Kkkk.afnooli uu hadlaa.
Waa kaa qamaan dhaafay hadalkii,arintu maha snm iyo somaliland, taariikhda snm waa taariikhda somaliland ee hadaad snm baabisaan somaliland tan aad sheegtaana kama danbayso waar waxyaabaha naftiina ku sooo noqonsya halayka jiro ,ragaa badheedhayaana weli eray ay ku difaacayaan ma odhan maanra waxay leeyihiin snm ma jirto
Walee iney ku sixreen laaluulkii lagu siiyey waan dareemey jud kubax Basarow inaadxoolo tahay iyo inkale is firso doqonyahow Viva SNM masnta adaa hadhsanaya hadhkoodii
Snm ha noolaato guusha somaliland snm baa keentay harac mareexaan weeyaan
Xaaji waad luntaye soo noqo oo muddo Aaamus waayo Xukumadu waa kulmiye, Wadanina waa wads kulmiye oo Siilaanyo ayaa Sameeyey isagoo Faysal Nacay xirsi xaashi Cabdi Biriish iyo wixii soo raacaaba waa wada kulmiye
Waar Allah haku sahlo. Waxa kuso gaadhay intii yarayd...
ADEER TAARIIKHDA LAMA MASAXI KARAAYO NIMANKU SNM WEY YIHIIN HADAANU CIRO AHAYN CODKANA SNM LAGAMA RABEE SOMALILAND OO DHAN BAA LAGA RABAA HADAAD SNM DIIDAY SHEEGISTEEDA INTA KALE KU KALSOONOW AMA KEEN SHARCI SOMALILAND DHIGATAY OO U DIIDAYA IN MUSHARAXU CVGIISA KU DARSAN AMA MARKA UU OLALAHA KU JIRO SHEEGTO WAXUU DALKAN IYO DALKAN GASHADAY HADAADSE KICIN UGA JEEDO REERO GAARA KU WAD HADAY KAA YEELAAN AAN ARAGNEE MAXAAD UGA XANAAQI KA KU AGJOOGABAA AHBA OO TAARIIKHDAN LEH MAY KU QANCIN KARIWAAYEEN IN AY SHEEGTAAN SNM WAXAY KUGU NOQOTAY BOOG KUGU TAAL MASE TIRTIRI KARTIDE DEE ADNA KUWII KALE SHEEGO
FUTO HABARYOONIS YUSRA HARTI WAA.CADGWA SOMAILAND
SNM ha guulaysato
Halkaa.lagama.hadlin.iskahubso.
Taariikdii.snm.ayaan.laqarin.ayaa.
Loojeeda.somaaliland.iskamay.
Iman.snm.ayaa.dhashay.ninka.snm.ogalayn.somaaliland.ma.ogola
Ax sharaf waad ku jiyaartay
Si xaga Uma haleysid .xeelkaagii waa taageera mucaaridno
Guuuuul somaliland viiva somaliland lsrae
markaa wyahe xukumada maxay ku ololaynysaa
Snm hanolato ❤❤❤❤❤ìnsha alleh somaaaliland ilaahow cadowga jabi
Waad qalad baad ku heysaa
Eaa lagu ogyaha
Waar beelo majiraan ee Snm waa taarikh jirta waligeedna baabi mayso ee somaliland waxaa dhashay Snm Ciro wuxuu ku khafiifay kursi waar Snm waa tariikh ee maha wax wax lasku siiyo dadkaad rali galinaysaan ee aad tariikhdiina uga tanasulaysaan in kaa og
Amus reer miyi
Ma jecli inaan sidaa kuula hadlo hase yeeshee way ka funrsanweyday. Hadaad hoos isgaysay oo wanaagii iyo difaacii Somaliland Republic aad ka dooratay waxan ay qasayaan siyaasiinta isku sheeg Somaliland, waxba maadtaransan. Dib isagu .waa talo 75 jira oo jecel wanaaga Somaliland Eebe ha ilaaliyee.
Rere badiye
Malaaha lacagtagadarbaaxoogaalaguudhiibey
Waar kuwan raba in dalka ay sidii hore ay u boobeen ay mar kale soo noqdaan baa ucu shubey XAAJI XAAR
Waar musharax Ciro haka soo gar box somaliland waa wada Snm ee bal odaygan Ciro wuxuu yirdh way dhamaatay markaa ma wuxuu leeyahay somaliland baa dhamaatay
KULMIYE HADANU DADKA SO DHAWAYN MA DHIRTAA U CODAYNAYSA
ma xirsi ayaad hoos isu aragteen mise ina xaashi
Ciro waxa uu door biday inuu dadka isku diro waayo wax uu hayso ma jirto ,muxuu nagu soo kordhinay ,maan arag xusbiga wadan oo leh falan qaad iyo horumar toona,waayo sida cid kuma maamul karo ,uma malayn guule somaliland
Now we know who you are cousin
And I give you advice just be Somalilander
Adigu Xaaji Basarow dadka umaad sheegin waxa dawladu kugu samaysay wayo sida muuqata berigi Aad xanuunka sheegan jirtay inti ka danbaysay ayad Albaabo qaldan bilawday inaad garaacdo, waxan ka mid ahaa dadka ku dhegeysan jiray ka dibna ka mid noqday dadka kaa dareeray maantana waxa I keenay waxan is idhi bal eeg inuu xanuunki ka ladnaaday Lakin waxa muuqata inu kugu weyna day e ILAAHAY ha ku shaafiyo..
Aslc snm hanoolaato ahey ah sowkaa galbadey neefki
GOOD BLESS S N M
Xoolow snm wa isaaq kali ah
Muuse waa nin xun lakin waxa ka Liita Abdiraxmaan ciro😂😂
Yes
Vivva SNM anaagaa dhashoodi ah
Qbiil Somaliland ma anfacayo. Qaranimo, Qaranimo iyo Dawladnimo.
Hadalkaagu wuu is buriyey, sababtoi ah Dooroshadii Wakiilada Kulmiye oo nadiif isku dayey, Waddani oo qaawan ayaa kaga badiyey goolaha wakiilada.
Mar labaad miyaad rabtaa in aad Kulmiye lugta u qabatid?
Takale is qabadsii:
-SNM xaraan bey aheyd! Iyo
-Somaliland difaac baan u hayaa, hadii lagu soo duulo!
waan kutaaageersanahay Inaader
Xiesi+jookarka hawada+ciro+ictisaam+garbahaaray😁
Somaliland SNM bay ku timi oo Xoreysay Nin kasta oo maanta ka dhex doob yayaana dhiig Rag buu ku raaxaysanayaa Cida Keliya ee Halganki iyo Taarikhdii SNM dhibtaana waa Basaaski iyo Kaba qaadkii iyo Damiir laawii Faqash u adeegi jiray , Qof kasta oo necebna ILAAHAY indhihisa guul ma tuso oo dhegehiisu Wax Roon ma maqlaan oo qalbigiisu weligii ma farxad ma dareemo AMIIIIN.
Xaaji Basaar waxaad ku ficnayd sidii hore xaga dambe ayaad ka soo xumaatay
Ku daawan maayo maanta kadib inshaAllaah
Bye bye
Ceerigaaba marks reerleeyihiinwaamagaalomuuseismaaciil maxaasidaauguhadliwaaydey
DADOW DAAWASHADAA UGA DARTEY YARKEE
SUULKA HOOS UGU FOORARIYA XITAA HADDII AAD DAAWATAAN QIIME JABKIISA
Waar Meesha Aad tagtay miyaanay wadani ahayn oo qabyaalada abaheeda ahayn 7 sano Madaxweyne MBC lagu cayey ilaa reerkiisa dagaalo lagu qaado buuro loo fulo Huwanta lala moqif noqdo iyo Cadowga Somaliland
Somaliland iyo snm guul
Xaaji basar adiga waxa sharaf kuaha taada kudifacso qaranimada guud wixii. Xunalamadaydo
Ilaahow mide somaliland
Waar maxad tahay kuwa la iibsaday
When you see someone his bad side, don’t come to conclusions maybe there is plenty good side you don’t know. What l mean by that l know there is negativity in the government but 😢 always you should see there is a lot positivity side
Adeer ha ka dhicin salaamada hana sahan meel aan Somaliland gelin ! Kkkkkkkkk
Hadalki Ciro waxan nin cadow ku ah Qaranka Mantanu cadeystay marku SNM so hadal qaday Hadalkisa mid laga harayo ma noqon doono ee ha ogado Farimaha uu dirayo cadowga waxay ku noqoon wuxu ka nasnasiyo
Anagutoosbanu nahahy wixiitosan waanutageernaa
KKKKKKKKKK CIRO QASAARTAY HERO MUUSE AND KAHIN
Wadanina waxba ku tarimaysid
Waxa is weydin leh SNM mahay ku sameysay Marki ay halganka ku jireen wuxu joggay ruuska uu safaradi somali ayu ka shaqaynayay Nin waa hadhagi Siad Barreh Cirow hadalkasi inu meel xuun ku geyn
Cirro waa cadawga sland...nacasnimadii afxumuu ku darsaday.....adiguna ismoodkow cudurkii makugu dhacay.....kkkkk..sland guul
War dalkeena xabashi baa donaysa in ay inaga qado ee waxaynu kaga badbadi karna somalinimo wax faham
Warma waxaad simaysaa nin Somaliland usoo dhintay iyo nin usoo dhawacmay . Oo usoo gaajoday . Iyo nin wligiiba iskadaa inuu usoo halgamee isagii dhibaato ku ahya ojabkeeda kashaqaynaya . Wlhi sida kaman filayn .😢😢 but Somaliland rag iyo rabbiba wayleedahy guul Somaliland guul Somaliland imsha allaah.
Ku soco anagaa kugu taagersan arigtidaada oo HJ ah. Kuwa kulmiye ee HJ way ku fashilmeen siyaasadii waa wada Laclac asaasaqay. Kulmiye down, Qabyaalada down.
Ciroy cadowga gudahaad tahay basarow iskasoo wada bax meel zunbaad ka bilowdee imisaa lagu siiyey
inaadeer waxba layma siine waxaan sheegay ma beenbaa ku jirta
@@xaajibasarmayee waa sax 💯
We don't need hurdayee
SNM waa ANC Ninkii diida iyo Ninkii doonaba
Sxb jir jiroole nimada waa lagu muunad beelaa lkn waxaan kula jecelahay inaynu noqon umad iyo dawlad mida oo noqota 1-government and 1-nations oo isku duuban oo dhinac qudha iyo hadaf kaliya wadaleh waxan kale waa huuhaa oo waxaynu noqonaynaa eey is cunaysaa waraabe iskama celiso?markaa siyaasada iyo aragtiyaha waa inaanu dusha ka qabsanaa oo hoos isku eegista la iska dhaafaa taasaynu dawlad iyo dad jira ku noqonaynaa waanad ku mahadsantahay inaad dadka baraarujiso lkn xaga wanaagsan waa inaynu u wada fikirno oo aynu iska dayno hadaladan keenàya inaynu hoos isku eegno oo waa foorarin layska keen foorarinayo lkn waa inaynu kor ujeesano oo madaxa kor u qaadno caalamkana wax la qaybsano oo aynu madaxda ku cadaadino inay madaxa kor u qaadan oo aduunka inala tartansiiyaan lkn yaanay hoos inoo soo celin oo bulshada isku jeedin waana aynu dhaafnay xiligii hoos laysku eegayay oo waxaa jira cadawyo xaga sare inagag soo maqan iyo hareerahaba waad mahadsantahay guul iyo gobonimo j.somaliland na hanoolaato❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤hanoolaado I
Snm ninka Mnta taarikhdeeda dafirayaa kaasi haben Wlèe muujirin hadana bulshada Somaliland ayùu cod kadoonaya
Hays badbadalinkkkkkkkk
Why are you mad? Because ina Kahiin didn’t give you tax payer money when you wanted to go vacation in Ethiopia 😂😂😂😂…. We don’t need your kind… you need us !!!
saxiib waan ku taageersanahaye sidaadii hore dhexdhexaadnimadaadii haka weecan sidaadii hore kuwad
TH-cam kaaga Iyo Bayjkaga Waxaad ku iibisa Sheeko baralay waxa lagumoda inaad makhayad Tuulo Kutaala Kshekaynayso
Xasaarad Samee Warkeen
Caalamka Wax Halagaa Qoro
Mabariiskaa kagalay
Qaranbaynu samaysanay
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Snm HANOLATO!!!
Dhibta ciro wadanka ku hayo waliga kamad hadal lkn ta muuse waad ka hadasha marka qabyaladu adiga ayay kugu cadahay munasfaq ayaad tahay waar esalam dalka hadayna usoo halgamin somalilnd maba jiteen nacas caruur badan ayaa ku aabo beelay ee taariikhda dib uraac calanka somaliland ayaaba kaa wayn adige
Cabdiraxmaan cirro views ka heel 🖕
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kan sandareero ayaa la siiyay
Xaaji basar waa geesi somalilander dhab ah guul Somaliland
Waar snm baanu nahay sidaad u fahamtayna maaha arintu