OOMAAR OO KU YIRI HINDA WAAD I JECESHAHAY EE WAAD IGA XISHOONEYSA EE KU JAWABTAT MABA AQAN JILECAS..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ค. 2024
  • ee ku jawabtay maba u dhalan jileecaas oo maba dhihin wali nin waan ku jeclahay
    temu.to/m/u8ymjv4zijm

ความคิดเห็น • 7

  • @hassanabadid2477
    @hassanabadid2477 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkani miyu lahayn qof u caqli celiyaa
    Ileen dhar magaaku waa kani oo kale
    Badawgu xishood male… waa jaahil doqonimo ka buqleedahsy

  • @adalmedia4291
    @adalmedia4291 2 หลายเดือนก่อน

    Qoftani waa qosol waan ka qaatay ku lahaa😂

  • @adalmedia4291
    @adalmedia4291 2 หลายเดือนก่อน

    Reer mudug hada naxariis miidhanbay noqdeen midbaa iga shookansatay lkn reer waqooyig meeraysi nafta kaga saarayaan.

  • @ARSHAAD01
    @ARSHAAD01 2 หลายเดือนก่อน +2

    Nin weyn oo asaasaq noqday

    • @TruthNeverHurt462
      @TruthNeverHurt462 2 หลายเดือนก่อน

      Masera so shiiroya car gabdhaha quruxda badan sidaas oola baashal shuluq waaxid

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 2 หลายเดือนก่อน

    Shuweeya dhaandhaan, Ninkaasi caqligiisu wuxuu tusayaa inta uu Hinda u tago in uu ka taagayo leeb balse, hadaabuu u tago miskiin buu iska noqonayaa xataa waxan uu ka sheekaynayo kama sheekaynayo wadnihiisu fugtaasuu gurayaa oo waan seexanayaa buu ku waalanayaa iyana wall halkaa iska seexay odhanaysaa kolkaasuu hoostaasi ka gunuusayaa maxay ii fahmi wayday markaasay hoostaas ka odhanaysaa waar looxani muxuu ahaa kolkaasay miskiinka layaabaysaa kolkaasaa iyadoo huruda uu soo kacayaa kijaduu sii gelayaa isagoo cuntadii shaahii sii diyaariyey bay so kacaysaa kolkaasay odhanaysaa alla maxaa ku dhibay anaa quraac kuu samayn lahaaye marti baad ahayde hoostaasi bay ka leedahay alla maraankani muxuu ahaa isna amaan buu sugayey ee tidhaahdo waad wacan tahay cuntaad samaysay naagta ku heshaa kuma dhigto oo uu halkaasi ka soo gale sheekadiisii bilaa macnaa ahayd lkn way ku adkaynaysaa kolkaasuu dib usoo kala jiiraynayaa isagoo lugo ay yaah, alla xumaa naagtu balse isagu doqon sanaa muu kiniinka bilaa biyo ku liqsiiyo iyadaaba subax dambe gelin hore quraacdiisa sii diyaarin lahayde.

  • @user-oo4st1xb3z
    @user-oo4st1xb3z 2 หลายเดือนก่อน +1

    War Reer Mudugoow xaal qaata, OOMAAR Sidaan kuma fayooba, waa 35+ la tirsanaya Gabdho, Wax diin iyo dhaqan yaqaan maaha, Waa ku jeclahay naagtii u dhoola cadeysaba, i dhunko oo mac i sii Dhaqan laga yaqaan Gaalkacyo maaha, War dhig Gaalkacyo dhulka dhig Najis-yahow Duf ku bax'e waa maalaayacni iyo Dhaandhaan siduu barbar u qaaday wuxuu u barbar dhacay dhinicii Doqonimada "Naago Shiriye"