Goobta loo diyaariyay muxaadirada Sheekh Mustafe Maansoor hotel maanta galab

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 32

  • @xamdimohamedahmed8661
    @xamdimohamedahmed8661 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😭
    أللهم أنصر إخواننا المجاهدين في فلسطين

  • @parkhadmahamed4086
    @parkhadmahamed4086 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waaaaaw walhi wuu u qalmaaa sheekh mustafe in gooob ka wayn loo diyaariyo

  • @mohammedmohamud7433
    @mohammedmohamud7433 3 หลายเดือนก่อน

    Fadlan Live ku waa inoo muhiim From Jigjiga,Somalia

  • @maxclipproductionhd1637
    @maxclipproductionhd1637 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah, Halaga faa'idayto insha Allah ❤

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 3 หลายเดือนก่อน

    Bari baan dhaagysan waan ka seexanyaa

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 3 หลายเดือนก่อน

    Sheekh Mustafa cimriga Alleh ha kuu dheereeyo, Culuma Somaaliya 1 Amma 2 daa aan u jecelnahay ayaad Ku jirta, Falastine Waa sax innaad Ka hadasho lakiin sheekh Somaali ayaa ka dhaw maad 2 bo eray oo dhanteeda ah u sheektid

  • @InaAhmedAwhasan-ut6vf
    @InaAhmedAwhasan-ut6vf 3 หลายเดือนก่อน

    Palestine waxa xoreynaya waa somalida waxa lasogayaa waa intaan heshiineyno sxp ufikira masjidka al aqsa ❤

  • @hannahomar3018
    @hannahomar3018 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wll dumarku maimanayaan isoo sheeg inshalah

  • @Mohamedmuusa-d1t
    @Mohamedmuusa-d1t 3 หลายเดือนก่อน

    Sheekha somali ugu ixraam badanty waa inooyo galabtaa sheekhuna mustafe xaaji ismaaciil haruun

  • @SuhaibAbdirahman-w5n
    @SuhaibAbdirahman-w5n 3 หลายเดือนก่อน

    waa goorma waana waqtigee

  • @AbdiwahabAdamAbdirahman
    @AbdiwahabAdamAbdirahman 3 หลายเดือนก่อน

    Live manoo soo gelin kartaan

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 3 หลายเดือนก่อน

    Somali meesha khasa ee miyirkoodi qaba waa dadka somaliland ❤manzha Allah marki labaad❤ Ale ha ugargaaro gaza 😢

  • @miicaadsiciidcdhuux3720
    @miicaadsiciidcdhuux3720 3 หลายเดือนก่อน

    Maansha allaah

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 3 หลายเดือนก่อน +6

    Sheekh Mustafe ixtiraam wayn ayan kuu haya fadlan waaqici noqo oo kasoo hadal khatara kusoo fool leh umada Muslimiinta ah sida tan hada itoobiya oo cadaw tarikhiyan ah aay dalkeena kusoo damcinayan muuse na oo hormuuy u yahay musibdaas, Bosaso ayaan ka so Salamay Sheekh

    • @yoyogi52
      @yoyogi52 3 หลายเดือนก่อน +1

      Dadku ilaa ay fahman Yaa cadaw ah, Yaa sokeeye ah. Kolba siyaasi ama kaabe Qabiil ayaa meel farta ugu fiiqi oo odhan reer hebel iyo mamul hebel Ayaa cadaw ah. Waa taa caamadii taghut ka amar qaatay ee cadaab isku guraysa. Waxa doorkoodi gabay culimadii hagi lahayd, eyago ka baqaya waxa lagugu sheegi argagixiso.

    • @AbdirashidYusuf-lv6ww
      @AbdirashidYusuf-lv6ww 3 หลายเดือนก่อน +1

      Somalidu waya madhantahay marka lagu leeyahay waa tan oo kale ethiopia 2006 ayay somaliya timid marka ma muuse biixi ayaa keenay laakiin ethiopia goormay cadawga noqotay ma markana daarodku lasocon ayay cadow noqota kilka shanad kuwa ethiopia uugu sujuudaya waa daarood somaliya keenana waa darood mj waa qaliga oil

  • @Khadiir-Ali-KHALWAYATE
    @Khadiir-Ali-KHALWAYATE 3 หลายเดือนก่อน

    Palestine somaliya hadhow miyaad muxaadaro kaqaban 😢

  • @Somali-One
    @Somali-One 3 หลายเดือนก่อน +1

    *Somali waxaan u sheegayaa itobiya waa idin qabsatey ee haala baraarugo lama hadlaayo damiirlaaweyasha ay ka midka yihiin, siyaasiyiinta, Culumada, qabyaalidiista yaasha iyo ganacsatada ee waxaan la hadlayaa inta ka soo hartey kuwaas aan sheegey.*

  • @JamalMohamedSulub
    @JamalMohamedSulub 3 หลายเดือนก่อน

    Barri galab mise galabta

    • @asadjoseph2878
      @asadjoseph2878 3 หลายเดือนก่อน

      Galabta wall insha allah

  • @ahmednuur10
    @ahmednuur10 3 หลายเดือนก่อน

    Ma free baa lagu galayaaa mise lacag

    • @waxgarad6646
      @waxgarad6646 3 หลายเดือนก่อน +2

      Free walal ma muxaadaro ayaa lacag la iska qaadi

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 3 หลายเดือนก่อน +1

    maxaa Falastiin ah inaagba kusocona wadadii Falastiin war sheekh miyaadan ogeen in taakotaako dhulkii Soomaliyee maalin mid la qadanayo oo cadawgii shalay inakal qaybiyey uusan weli maanta inaga harin mise tana waxad ka hadli doonata 30 sano kadib maraaknu sida falstiin noqono oo gaalad reer galbed ama ruush aay tagereana itoobiya siday markaas inoo xasuuqi doonto inagoo maato noqonay?1 war sheekh ilahay ka acsbo umaad si waaqica ugu hadal waxa maanta taagan

    • @Khayr120
      @Khayr120 3 หลายเดือนก่อน

      Somali yagaa cadaw isku noqday oo is xasuuqay intaanay cid kaleba xasuuqin shiikhu muxuu sameeyaa hadii xabashi xasuuqdo ama yuhuudiba way mudaysteen inaga ayaaba maanta kaxun amxaaro

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@Khayr120 walal sidaani si maahee qorshayash ayaa dushena ku socda waxba dadaka badanaa ma fahsana wlahi , soo baar sida uamd dhan loo tirtiro qaababka loo maro ayaa dhamaan maanta ka dhex arkaysa umaadcSoomaliyeed . walal

    • @Ducaysane29
      @Ducaysane29 3 หลายเดือนก่อน

      Soomalidu Maalinkii Ethiopian ka heshiis ka lala saxeexay ayay khatar ku bilaabantay bay moodayaan. Wax khayar la yidhaa majirto walal. Dadka Soomaliyeed ee badankoodu waa ka raali. Haday ba Raali jirto khatar lama yidhaa. Yaa ka raalya I dheh. Xasan Sheekh baa ka raaliya, kuwa kale oo dhan baa ka raaliya. Marka aad Musuq ku timaad kursiga, Ilaahay Kitaabkiisa aad ku dhaaratay aad dhawri waydo, walaalkaa oo Ilaahay ku amray inaanad yasin aad ysayayso waa markaa marka aanad rabin inaad haybad yeelato. Nasiib Darro dadka Soomaaliyeed badankood sidaas bay noqdeen. Ethiopia un maaheee cid waliba dad noocan ah oo is neceb oo ka jooga puntlnad aanuu arki karin ka galmudug jooga, ka Laascanod joogana aanu arki karin ka burco. Kuwa kalana waa lamid. Dad noocaas ah hadaan jaar la ahay sida Ethiopian ka mar hore ayaan cuni lahaa Ee Ethiopia waabay inoo kaadisay. Baan leeyahay. Caawa haduu sheekhu ka hadlo is cafiya oo is jeclaada imisa ka dhagesanaysa wuuna ka hadlay I nbadan, Taas baa dhalaysa in aan shisheeya kusoo eegin.

    • @fosihissein-x3v
      @fosihissein-x3v 3 หลายเดือนก่อน

      kuwwii ina qaybiyay uunuu wali inaga harin dhagayso, hadhin hadhin lahayne goormuu ingiriis iyo talyaaani iyo faransiis inoo yimaaadeen inagoo midaysan oo mida ooy dabadeed ina qaybqaybiyeen bal caqli foorarnaanta eeg , waar waxay inoo yimaadeen inagoon isbixin oo qabaa'ilo isu xasuuqna xoolona isu reebin hadaanaad waxba ka akhriyo aqonin laabareeriyada caalamka ama aanaad waxba kala hadhin odoyaashaada bilaa taariikhdaa, iyagaabay somali kukala badbaaday bilaa taaariikhyaw, laakiin cadaw adiga igaga kaa xumi majiro hana iigu dhuuman islaamnimada iyo magacadhintay ee somaaliga, manasteexbaad ii ahayd markaan dawladnimadaydii kuula imi eed iga boobtay eed hadana i xasuuqday, manasteexbaad ii ahayd markaad i cunaqabataysay eed xoolahaygii sacuudiga kasoo celinaysay eed maraakiibta xooluhu igaga bakhtiyayeen, hayadihii caalamka tidhi kadareera dawladihii caalamkana tidhi ma maalgashan kartaan diyaaradihiina joojisay, manasteexbaad ii ahayd markaad ilawada dagaalamayseen eed i qaybqaybinaysoo adigu eed doonayso inaad laascaanood iyo boorama iga jarto dhiigayaguna aanuu istaagin oonu gam isku noqono adna gawsaha ka qososho ilayn islaamnimada iyo somalilinimadaa sidaa dhigaysee sidaad aaminsantahay walalnimaduna waa caynkaaye, waxaa yaaba markuu xayawaan caqligaaga caayayo.

    • @Cabdiraxman..Jilbiska
      @Cabdiraxman..Jilbiska 3 หลายเดือนก่อน

      Somali ka sii darid mooyee ka soo rayn ma leh, Culimada cid wax ka qaadanaysa ma leh, dee wixii la qabsanayo hala qabsado maqli waydaye 😂

  • @yoyogi52
    @yoyogi52 3 หลายเดือนก่อน

    Dadku ilaa ay fahman Yaa cadaw ah, Yaa sokeeye ah. Kolba siyaasi ama kaabe Qabiil ayaa meel farta ugu fiiqi oo odhan reer hebel iyo mamul hebel Ayaa cadaw ah. Waa taa caamadii taghut ka amar qaatay ee cadaab isku guraysa. Waxa doorkoodi gabay culimadii hagi lahayd, eyago ka baqaya waxa lagugu sheegi argagixiso.