DEG DEG: MADAXWEYNE SHARIIF OO WEERAR CULUS KU QAADAY MADAXWEYNE XASAN SHEEKH.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 51

  • @IsmaiLAbdikadirAli
    @IsmaiLAbdikadirAli 2 หลายเดือนก่อน +11

    Hambalyo Shp abdijalil 80k Subscribe 🎉🎉😮

  • @MaslaxJanuzaj-ue2ii
    @MaslaxJanuzaj-ue2ii 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hye"" Sheikh Shariif

  • @falxad9358
    @falxad9358 2 หลายเดือนก่อน +1

    Thuma walahi Thuma walahi qabiil ma aheyn miyaa Sheekh Shariif ,Allah waa xaq soore walahi😢

  • @mustafa-e5f
    @mustafa-e5f 2 หลายเดือนก่อน +4

    Asc sh khu waaa fiicanahay sidaa uu hadley waana waxa ka jiraa wadanka somaliya danta qaran waxa masuuliyintu ka horeysiisey tan gaar ka ah

  • @mocarabahmed9251
    @mocarabahmed9251 2 หลายเดือนก่อน +4

    Keep going 🎉 c.jaiil sida wx iso tabiso WA Ku maadsanty kaliya dadal sxbky

  • @NucmanBashir-t9r
    @NucmanBashir-t9r 2 หลายเดือนก่อน

    Lajanoow waan ku qadaney master cabdi

  • @marianm936
    @marianm936 2 หลายเดือนก่อน

    WAXAA AYAAN DARRO AH IN SIYAASI FUUNTO UU RABO IN DALKA DIB LOO CELIYO SHARIIF SHARTAADA ALLAHA KU CELIYO ADIGA IYO MAJNUUN FARMAAJO.
    ALLAHA NOO XAFIDO DAL XOREEYE, MACAWISLEY IYO GEESIYADA XDGS EE DALKOODA XOREYSAY. ❤️

  • @kooxdagurmad-bandsomalia7667
    @kooxdagurmad-bandsomalia7667 2 หลายเดือนก่อน +2

    Qabyaaladu saw ma aha wixii shalay Thuma wallaahi Ku laheyd

    • @hamsahassan5788
      @hamsahassan5788 2 หลายเดือนก่อน +1

      Haa shaley mudane farmaajo markeey xagxaganaayeen ,Wuxuu ahaa madaxwayne qaran ,Wixii uu dhisey waataas mooryaan aan nabad rabin burburiyey.

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 หลายเดือนก่อน

    Sh shariif sh ahmed alaha xafido waa ehlu diin iimaan leh waana odey waxbadan og ku qabiil ma ahi lakiin codkeyga waa siin lahaa ilahoow qabiilka naga madobe oo qaluubtena midee aaaamiiin🙏💯👍

  • @Bagagac
    @Bagagac 2 หลายเดือนก่อน

    aaad iyo aad ❤

  • @yuusufcabdiraman4808
    @yuusufcabdiraman4808 2 หลายเดือนก่อน

    (والله ثم والله)cabaadkaka jooji aabo

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน +2

    Arinta uu ka hadlay Sheikh Shariif waa mid umada Soomaaliyeed oo dhan Insha ku hayso walaacna leh

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 2 หลายเดือนก่อน +2

    Madaxweyne Shiikh Shariif waxa jira buu ka hadlay, waxaana rajeynayaa in uu bil walba shir jaraa'id oo noocaan oo kale ah qabto.. mahadsanid.

    • @abdifitahabdullahi4675
      @abdifitahabdullahi4675 2 หลายเดือนก่อน

      Kkkk shariif waa in diyaarada laga celiyaa sidii waqtigii farmaajo. Waa nacas shisheeye kalkaal ah.

    • @TechSiyaad
      @TechSiyaad 2 หลายเดือนก่อน

      @@abdifitahabdullahi4675shisheeye kalkaal waxaa ah ninka dalka sidan ku fiirsada ee hadli kara oo aan hadlin.

  • @AbdikarinAhmed-u2m
    @AbdikarinAhmed-u2m 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekh yaa keeney shariif baa keeney

  • @daljireali4783
    @daljireali4783 2 หลายเดือนก่อน

    Hassan Sheikh managed everything based on personal interest. Ilaahay Somali dhibka haka saaro.

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan Sheekh!! Ceeb, Qabyaalad, Qaraabo Kiil, QaadWale. Hantiboobe , Burburiye Xoogii Dalka!!! YAAB!

  • @TheIdea2999
    @TheIdea2999 2 หลายเดือนก่อน +1

    Faarood waligii domalia mardanbe madaxwayne manoqondoonaa guul hawiye

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 2 หลายเดือนก่อน

      Very low life. Low IQ.

    • @yashhassan6195
      @yashhassan6195 2 หลายเดือนก่อน +1

      adiga max kaa galay qabil xita kumaba yaqanan naftada ka fikir hawiye mis darood wax kuma trayo hassan sheikh waa madaxween somali ma ahan hawiye adunka waa malmo kooban afkaga ilaasho bari ilahaygag ku abuuray suasha wuu kuwaydina

    • @falxad9358
      @falxad9358 2 หลายเดือนก่อน

      @@yashhassan6195 Waa sax Allaha naga cafiyo wuxuu sheyddaan nagu riixay

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cajiib aduunka kani 2006 dharkuu gashanaa iyo siduu u ekaa waan yabanaa maantanay waxuu kahadlin siyaasad iyo arimaha dadka somaliyeed waanah ninkii daacishta al shaydaanka dalka keenay iyo khawaarijta kuwan iyo waxa lamaid ah dadka somaliyeed hala layska leexso waa isku mid iyo isaga iyo kuwa hada kuraasta fadhiyah

  • @jammane3880
    @jammane3880 2 หลายเดือนก่อน

    Waa wada Tuug iyo InanGumeedyo siyaasinta badankood
    Bal fiiri Zumma wallahyi 91 baa loo noqonaya kii shalay dhahayey maaha miyaa kani subxaan Allah

  • @HOOYOMacaan-n8t
    @HOOYOMacaan-n8t 2 หลายเดือนก่อน

    Waa runtiis Madaxeeynaha,dadka jaadka cunna waa dhiban yihiin waana lagu dhiban yahay

  • @HOOYOMacaan-n8t
    @HOOYOMacaan-n8t 2 หลายเดือนก่อน

    Musuqmaasuq xoog leh baa ka jirta dalka, waxaaba intaas ka daran dalka difaac la'aanta haysato oo ay ka mid tahay hay'adaha caalimiga ah oo Nairobi isgalaabtay ama shaqaalo ajnabi ah ku soo qulqulinaayo dalka oo ummadii Soomaaliyeedna shaqo la'aan la fadhiyo derbiyada

  • @WarsameMoha
    @WarsameMoha 2 หลายเดือนก่อน

    Sh sharif hadalkisa umada somaliyed aya la qabto wa run

  • @hasuunimursal8667
    @hasuunimursal8667 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mr fomer president you late mar hore ayey eheed inaad xasan shekh runta u sheegto markuu aduunyo qasay ayaad soo buraagrugtay

  • @saaqsakaaro3982
    @saaqsakaaro3982 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dalxaraashe waa in dalka laga qabta waqtigisa markuu dhamaado waxba logu imaan mayo

  • @yuusufcabdiraman4808
    @yuusufcabdiraman4808 2 หลายเดือนก่อน

    m/shirif wad mahadsantahy lkn
    sual
    hal xaran ah nirig xalaala madhasha
    madaxwayne xukumadan jogta iyo golayasha barlamanka ah ee joga waxay ku yimaden hab musuqmasuq ah waynu wada ogayn
    adiguna musuqaa hormud ayad u ahayd wala ogaa
    marka maxad ulayabi waa camalkagiye

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 2 หลายเดือนก่อน

    😂😅

  • @ashaelmi7863
    @ashaelmi7863 2 หลายเดือนก่อน

    Asc Sheikh Sharif Nin Jiro Maha Aad Iyo Aad Ayaan Oga Xumahay. Dida Foosha Xun Oo Uu Hadlay.Wuxuu Uu Muuqdda Nin Shabaab Iyo Shiishay Kalkaaliye.Odaygga ( Matoor Cuuluus Ayaa Saaran ).Gabaagaabaddii Waxaan Kale Yahay.Mudane Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud Guuleyso Guul Iyo Gobonimo Ayaan Ku Rajeynaya.

  • @AhmedHassan-c2o
    @AhmedHassan-c2o 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh Shariif wuu cadhaysan yahay loogamana baran cadho. Tolow ma mushaharkiibaa laga jaray Soomaalidu danta guud si wadaninimo iyo isxilqaan leh waayadan ugama barane?

  • @ibrayare6581
    @ibrayare6581 2 หลายเดือนก่อน

    Wariyaha xur u yhy afkiisa...

  • @RaxmaMohammed-xs7te
    @RaxmaMohammed-xs7te 2 หลายเดือนก่อน

    Qabri qote baqti usujuud wu fashilmay 😅😅😅

  • @uzeir7082
    @uzeir7082 2 หลายเดือนก่อน

    shariif benaale

  • @ShuceibIbrahimmohamed-e6u
    @ShuceibIbrahimmohamed-e6u 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan farmaajo ayaa ka hada shiiye anoonan u hadleen hassan garguurte

  • @abdifitahabdullahi4675
    @abdifitahabdullahi4675 2 หลายเดือนก่อน

    Shariif Biijo waa shisheeye kalkaal. Fahad iyo farmaajo ayaa kadhex-hadlaayo

  • @MohamedXusen-fo7hs
    @MohamedXusen-fo7hs 2 หลายเดือนก่อน

    War ninyohow wax yar oo ku anfacayo ayaan kuu shegayaa years orodoo ku laabo miigi aad ka timid siyaasada farac uma lihide ninka aad ushaqeybeysid kuuma ogo marka af biijo waxaa thy abgaal wey ku arkeen

  • @alimohamoud3465
    @alimohamoud3465 2 หลายเดือนก่อน

    Xamar qofka ka sugaaya inay dawlad la mahadiyaa ka dhalayo habarteeday ka tahay

  • @mustafaasalaam7488
    @mustafaasalaam7488 2 หลายเดือนก่อน

    Dal madaxweynihiisu qaad ka ganacsanayo mitaa meel gaaraya.

  • @Amiinze7
    @Amiinze7 2 หลายเดือนก่อน

    Shariif hadda Eedeemaha uu u jeedinaanaayo madaxweyne xasan waxba kama qaban karyo hadii uu asaga xilka qabto marka waa mashruuc aan dhamaad laheyn mucaaradnimada uu wado shariif

  • @ZakariyeGaraad-y7i
    @ZakariyeGaraad-y7i 2 หลายเดือนก่อน

    Ma asagoo bada kenya kaga tay muu cidan ka wax kashee gaa xaran qute

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 2 หลายเดือนก่อน

    Kani ma reer Nairobi ba mise Turkey bu daganyahay, Xasan xabaalaha qote na Turkey bu daganyahay, Xarmajo Qatar doha, Abdi qasim Masar, 😂😂😂😂 Akhasay ma waxasa madax ah, dad aan daruufahah kula qaybsan hadana mushar ka qaata amaro na bixinaya😮

  • @MohamedXusen-fo7hs
    @MohamedXusen-fo7hs 2 หลายเดือนก่อน

    Ninweyn oo sida agoon baabihii dhintay u ooynaya calancal raga caadadii maaha ee af biijo adiga iyo reerka aad abgaal ka thy siyaasada dad lagu yaqaan maaha ee orod digirtada iska beero

  • @xasangantal1011
    @xasangantal1011 2 หลายเดือนก่อน

    𝘚𝘩𝘪𝘪𝘬𝘩 𝘴𝘩𝘢𝘳𝘪𝘪𝘧 𝘸𝘹 𝘳𝘶𝘯 𝘢𝘩 𝘣𝘶𝘶𝘶 𝘬𝘢 𝘩𝘢𝘥𝘭𝘢𝘺
    𝘩𝘢𝘥𝘪𝘪 𝘢𝘢𝘯 𝘭𝘢𝘺𝘴𝘬𝘢 𝘪𝘯𝘥𝘩𝘰 𝘵𝘪𝘳𝘢𝘺𝘯 𝘹𝘢𝘴𝘢𝘯 𝘴𝘩𝘪𝘪𝘬𝘩 𝘮𝘢𝘹𝘢𝘮𝘶𝘶𝘥 𝘴𝘪𝘥𝘢𝘢 𝘶𝘶
    𝘸𝘹 𝘶 𝘮𝘢𝘢𝘮𝘶𝘭𝘢𝘺𝘰 𝘸𝘢𝘢 𝘴𝘪 𝘥𝘢𝘥𝘬𝘶 𝘬𝘶 𝘲𝘢𝘯𝘢𝘤𝘴𝘢𝘯𝘦𝘦𝘯 😮😮