XAMAR WAXAN KU SOO ARKAY MADAX XILKU WAALAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 162

  • @azakzaak1691
    @azakzaak1691 3 ปีที่แล้ว +10

    Somalia waxay noqotey NGO lacag lagu cuno AU, UN, calooshooda u shaqeystayaasha kala ah xildhibaanada,wasiirada, madaxweyne ku sheega culimada isku sheega, odayaaasha tuugada ah dadkal shacan ka dilaalo. Wadankaas dad ma heysto waa agoon.

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 3 ปีที่แล้ว +11

    GODDOOMIYE DEGMO OO XAMAR KALA AQOON OO QURBAHA LAGA MAGACAABAY ANAA SOO ARKAY.

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 3 ปีที่แล้ว

      Maad meesha sooo fadhiyo nooo sheeg

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 3 ปีที่แล้ว +5

    Si kasta u sheekaya qofkii waxqabtay waa la yaqaan qabiilo ayaa intooda xun iska soo horaysiisa siyaasi fiican aan weligoid soo saarin xamar caasimada halaga wareejo

  • @shukriahmed9095
    @shukriahmed9095 3 ปีที่แล้ว +16

    Marka wadankii aado ee xil lagu dhiibi weeyo iyo marka wariye tahay ee maxaa tahay lagu dhihi waayo waa iska sidan cml nh iska shekaysta sxb

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool 3 ปีที่แล้ว +1

    Allayle Waan Kugu Raacay Eng.Qalloocow Labo Jeer Ayaan Safar Annagoo Transit Ah Ku Kulannay Garoomo Diyaaradeed Labada Jeerba Wuu Ila Sheekaytay Oo Wakhti Ayuu Nala Qaatay Waa Nin Humle Ah Oo Aan Isla Weynayn.

  • @nasrahayle1437
    @nasrahayle1437 3 ปีที่แล้ว +3

    Farmaajo waa tageera qabilna ma wadaagno xamara anaa tagey farmaajo waa laga jeclyahay
    Ee rabi halga baqo
    Farmaajo ha noolado iyo guul somaliya

    • @Ghedi1965
      @Ghedi1965 3 ปีที่แล้ว

      Beentaa waaye Xamar jaceyl looqabo kamajirto xoog Soomaaliya wax waalagu wadi waayay Farmaajana waxoow Mari doonaa kuwii isaga ka horeeyay meesheey mareen oo Soomaalida waa dad Ilaaheey caqli siiyay mana dhicin ineey mar labaad soo doortaan madaxweyne. Interpol ayaa loo dhiibi doonaa dhamaan inta dhumisay dhaqaalaha iyo dhiiga Soomaaliyeed. InshaAllah

  • @canabgoox4265
    @canabgoox4265 3 ปีที่แล้ว +2

    Qabyaalad qarsoon
    Calool timo lehe

  • @khadarabdi6415
    @khadarabdi6415 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa runtii sxb Ayaale Ha noolaado

    • @dahabahagi7033
      @dahabahagi7033 3 ปีที่แล้ว +1

      Ninkaan waxuu isbarbar dhigayaa Xaflad uu shakhsi dhigtay iyo xaflad ay xukuumad wadato. Ma laga yaaba xaflad ka dhacayso in ay ka soo qayb galaan CID kasta.
      Kan meel fog Kama arko ee waxuu ka xun yahay masuuliyaddii loo xilsaaray ee uu ka soo bixi waayey.

  • @madamedmaanka616
    @madamedmaanka616 ปีที่แล้ว

    Wali sidii ayaan u jecelnahay farmajo ❤❤guuleyso waligaa mudane farmajo ❤❤❤❤❤

  • @hassanadanwacdi1962
    @hassanadanwacdi1962 3 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato yarka waxa uu sheekayo waa wax jiro oo run ah weli marka jakada laga qaado qofkaas asaga ayaa bulshadii hore raadis ku bilaabayo waa yaab, Thanks 🙏

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 3 ปีที่แล้ว

    Dawladda Soomaaliyeed dacaayadda ka daaya. Wadanku waa soo dhismayaa, dawladdu waa xoogaysanaysaa, ummadda Soomaaliyeed markale ayey xoogeedii iyo sharafteedii la soo noqonaysaa. Ummadda ha niyadda jabanina.

  • @MohamedAli-ku2eo
    @MohamedAli-ku2eo 3 ปีที่แล้ว +12

    Mucarad mucarad wareesanayo Uma xumidiin?

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 3 ปีที่แล้ว

      Who is mucaarad his giving real journalism not guulwade..

    • @MohamedAli-ku2eo
      @MohamedAli-ku2eo 3 ปีที่แล้ว

      @@Birds-i5b faramaajo wa Ethiopian 🤣 ilahey xaqa hakutuso wll

  • @rockmoneymedia3607
    @rockmoneymedia3607 3 ปีที่แล้ว +2

    Hanoolaato Walaal Dalkaan Qurbajoog Kama Talin Karo 🤷🏿‍♂️

  • @malaboa591
    @malaboa591 3 ปีที่แล้ว +4

    C.C SHAKUUR DIMOQORAADIYADA AYUU YAQAANAA.

  • @Nasiim_media2024
    @Nasiim_media2024 3 ปีที่แล้ว

    Somaliya Hanoolaato

  • @aliabdi6769
    @aliabdi6769 3 ปีที่แล้ว +3

    Farmaajo guul

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 3 ปีที่แล้ว +9

    Dacaayad iyo very cheap propaganda, waa ololaha Doorashada Soomaaliya oo kursi lagu raadinayo

  • @nacnaciinalove3791
    @nacnaciinalove3791 3 ปีที่แล้ว +2

    Walee farmajo wax dhamo man arag🥰

  • @SaMo-ln8ih
    @SaMo-ln8ih 3 ปีที่แล้ว +7

    Waxa layaableh in dad ka farmaajaysan ay aad u dhaqan iyo akhlaaq xun yihiin waxa ka qaldan dad kaa in farmaajo uu yahay masuul soomaliyeed ee uusan ahayn masuul qabiil waa cajiib! Ilama ahan in dadkaan ay mar dambe xukun loo dhiibi doono never ever will comeback!!!!!

  • @shukriyasin8387
    @shukriyasin8387 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa dhab 👍👍👍👍

  • @haleelo1613
    @haleelo1613 3 ปีที่แล้ว +2

    Hanoolaato

  • @MohamedMohamed-vd9fh
    @MohamedMohamed-vd9fh 3 ปีที่แล้ว +3

    4 more years president farmaajo guul inshallah

  • @KabtanJeey
    @KabtanJeey 3 ปีที่แล้ว +2

    Mid Sxbkeey ah baa gudoomiye degmo noqday war ninku ninkiiba maaha ahahha wlhi waxa uu heegaayo waa aragnay

  • @engcosoble174
    @engcosoble174 3 ปีที่แล้ว

    Allow naga qabo dhibaatadaan

  • @felisabdu2669
    @felisabdu2669 3 ปีที่แล้ว

    Wallaalow, dowlada iyo hoganka sure, maaha dhibka waa dadka shaqaalaha ah, ma qabsadan howshooda, waxey dhibaan shacabka, keliya waxey ka heybeystaan keliya shisheeyaha, malaha wadaniyad, waa dad dadkooda u daran...ma yaqaanan si loogu adeego shacabka, dacaaladna warkeedaba daa, marka dhaqan xun ayay dadkeena ugu danbeeyaan...Subxaanallaah

  • @saanigusiiofficial9709
    @saanigusiiofficial9709 3 ปีที่แล้ว

    Tuugo waaaaaaweeeeeen

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanle dadkaan oo kale ha noo keeping. Waa nin xil waayey oo qeyla dhaan Ku jira

  • @khalidismail5607
    @khalidismail5607 3 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkk walaahi 😫 waxaan aqaan in reer galbeedka qofka rabo inuu dowlad rabaan waa inuu xaafadaha ayeey garaacayaan I am 😢 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdiriasaqismail3588
    @abdiriasaqismail3588 3 ปีที่แล้ว +1

    Salaan ma waxan modey farmajo mise waxo noqdey. Kkkkkkkkkkkkkkkk waxo noqdey ilmaha ama dumarka jooga Djibouti 🇩🇯 ayaa og

  • @abdisalam679
    @abdisalam679 3 ปีที่แล้ว +1

    next farmaajo inshaa allaah ka dhalanyaro nimo ku tageeraa xaqiiq 1000

    • @fadumoiman7821
      @fadumoiman7821 3 ปีที่แล้ว

      Farmajo we don't need him I'm Sorry he's killer

  • @Ania123-g8u
    @Ania123-g8u 3 ปีที่แล้ว

    Raga soomaaliyeed waxeey maamulka noqon waayeen caruurtoodii marka ma umad dhan miyeey maamul u qaadikaraan waa usoo shaqatageen we in ay waxqabtaan uma xusulduubayaan.

  • @hindabashe2275
    @hindabashe2275 3 ปีที่แล้ว

    Waa ruun inaad ado wadanka kamaqan intaa wax ka sheegto waxana la yiri habar fashion landing la fudud🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳

  • @kingcobra482
    @kingcobra482 3 ปีที่แล้ว

    Farmaajo waxa madaxwaye kadhigay rer muqdisho” taas ana marqati ka ahaa?

  • @abdirahmankablow3438
    @abdirahmankablow3438 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah well articulated👌🙏⚘

  • @sadaxiyosagaalchannel5560
    @sadaxiyosagaalchannel5560 3 ปีที่แล้ว

    waa maasha allaah waa arin loobaahnaa in marhore laga hadlo

  • @misterhanad7051
    @misterhanad7051 3 ปีที่แล้ว +2

    Walahi madaxdii somalida qaar eeyada Ka fiican iyo doofaarada

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b 3 ปีที่แล้ว +1

    Kacaankii siyaad bare bookigisiii bey ku dhaqmayaan takes somali maanta ma socnayaaan siyaasada

  • @felisabdu2669
    @felisabdu2669 3 ปีที่แล้ว +5

    Haye wadaay xasan sheeq hanoo faanin waqtigiisii been haka sheegin, 15 xildhibaan oo ka soo horjeestey ayaa naftooda waayay, ilaa hadana cid is weydiisey ama baarteyna majirto, 9 weriye ayaa la diley, hadana loo cagajugleeyey, meesha waxaad ku heysaan been iyo barabagandada joojiya aad isju baheysateen

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 3 ปีที่แล้ว +1

      CBB dawalda Facebook propongda xasan sheikh Mohammed waxbuuu qabteee farmaajo baaa cuney farmaajo was biggest threat in Somali

  • @khadarjama2831
    @khadarjama2831 3 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkkkk matanad kentay yad ushekaynaysaa horta

  • @hindabashe2275
    @hindabashe2275 3 ปีที่แล้ว

    Asc waxaa aad itaabatay oo ruun ah in laga billabong waxkasta hoos waa ruun in dadkadhulka jooga ay wax badan og yihiin

  • @halimoomar7529
    @halimoomar7529 3 ปีที่แล้ว +1

    Idinka,Yaa waxa idin magacaabo,waayay Qaraar ayaa idin haaya.Dhaqankena Waxaa ka mid ah
    Hadaan Dowlada kujirin,Waa caytamaya,oo mucaarad ayaan noqonaya.Kuwaan Dadka ay caayayaan,Qabiil kooda ma ahan.Waxa ay Dadka u caayayaane,Waa qabyaalada.Dadka ay Hada caayayan,qabiil kooda ma ahan.Somali iyo qabiil

  • @Moumin.corner
    @Moumin.corner 2 ปีที่แล้ว

    4 sano kabacdi waxaan dareenaya in wax uun lugusoo kordhiyay dalka iyo dadka maabfiyo oo dhan lagaxuroobay shisheeyana aan iska celinay

  • @sadaxiyosagaalchannel5560
    @sadaxiyosagaalchannel5560 3 ปีที่แล้ว

    asc wllo

  • @madamedmaanka616
    @madamedmaanka616 ปีที่แล้ว

    Bal maata iyo shalay isku fiiriya deeq runta sheeg hanoo habargidiyeyne qabiilka iska daa😮😮😮

  • @abukaromarmohamed2003
    @abukaromarmohamed2003 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Waxa iga codsi ah mar kale in uu uwaramo walalihisa fikirka qaldan aminsan in u wacyi galiyo mahad sanid
    Dhaman bahda ku xiran Hanoolato

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 3 ปีที่แล้ว +1

    MADAXWEYNE AQOON LEH NOO DOORA, INSHA ALLAAH. SIDA PROF. HASSAN SHEIKH . NIN AAN WAXBA AQOON YAAN MAR DANBE NALOO SOO BUUBUUNIN. SIDA MAKE UP

  • @malaboa591
    @malaboa591 3 ปีที่แล้ว +3

    FARMAAJO WAA BEENLOOW FAALALOOW OO KOL MADAXWEYNE I DHEH AYAY KA AHEEYD.

  • @faadumocali9780
    @faadumocali9780 3 ปีที่แล้ว +2

    Walee wad asiibteen ama wuu asiibay wiilkan dhamn waxa uushegayo waa run oo aad buu ugu fiirsadey ina farmajo waa fashilmay oo waxa uu ahaa qof aan iska war qabin oo waxa uusheegayo iyo asaga waakaladuwan yihiin

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 3 ปีที่แล้ว

    Goormaan iska qabaneynaa gavanayaashaas?

  • @khalidismail5607
    @khalidismail5607 3 ปีที่แล้ว +3

    Umuruweyda waxaan u maleynayaa wiilkan abg reer tolkey hadaad ii sheegeysaa Xasan qoslaayey aa Farmaajo ka wax qabad badan walee taas been baad ku sheegtey . Farmajo inuu iska ilaaliya hwy xaq bey u leeyihiin why tolkey mooryaan iga dheh tnkz Ayaanle🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️🤣🤣🤣🤣🤣

    • @sahruja5777
      @sahruja5777 3 ปีที่แล้ว

      Tolkaaga iyo adigaba godkudhaca tuugyahow waxowsan eheen sheeganaa suuxe adiga iyo xaarmaajo waxaad tihiin shabaab ushaqeeyo Qadar.

  • @inacaraale4613
    @inacaraale4613 3 ปีที่แล้ว +2

    Ar yaa wiilkaan xil umagacaabo waxa dadki ka horeeyay ku dhacay ayuu u garaabi lahaa.sababtoo maalinti xilka loo magacaabo ayaa wel wel iyo goorma ayaa lagu qarxinayaa walee xil somaliya inuusan sahlaneyn annaa og

  • @AbdullahiVL
    @AbdullahiVL 2 ปีที่แล้ว

    yarku ma cadaalad hadlin dhaliil waa yelan karan lakin xasan sheikh ka fiicnaa taas waa hiilo kale

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 3 ปีที่แล้ว

    Farmaajo cilada uu leeyahay waaba xil jaceyl. Allaha garansiiyo in kursiga Boqortooyo aheen

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 3 ปีที่แล้ว +1

    Labadaan nin miyaysheekaysanayaan misewax bay falaqaynayaan ma fahmin

  • @maganiyodiini4146
    @maganiyodiini4146 3 ปีที่แล้ว

    Asc Ayanlow anigaa Ka mid ah dadka kaqusanayo Dalkii Hooyo sbabta aad kadhawajisay darteed

  • @suuusaaran7992
    @suuusaaran7992 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk waad ika qosliyaa wlhi dabaqa ku tasho mudula wax makaa dhibee

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 ปีที่แล้ว

    I really laughed hard, ayanle we really want to change as somaliya people, dadkeena qurbaha ka imaadeen waxeey u kala cararaan xilka qabista wadanka lakin markeey xilka qabtaa ineeysan ka aqoonin waxba in wadanka u baahan yahay. Dadkeena qurbaha hasoo gaashtaan dadka wadanka ku dhex nool in ay jagakada iyo xilka ay qabanayan la kaashtaan. Marka labada meel baahida u qabno in wadanka ku hormarinta.

    • @زهراعبدالله-ض8ظ
      @زهراعبدالله-ض8ظ 3 ปีที่แล้ว

      Mucaaradnimadii wexey noqotay dal dumin madaxda dawlada inoo haysa heer ay ahaataba wax wey inoo qabtaan waayo dalku meeshuu gaartey weynu wada garaneynaa nimankii isaga danbeeyey qofba meel soo qaar siiyey dhaqaalaha wadankeena ninkii garashalihi wuu dareemayaa meeshii wax lagaarsiinkaro

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 3 ปีที่แล้ว

    Dowladnimada Ma Dadka Xamar kaliyaa laba neef kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @cabdiraxmanmaxamed1931
    @cabdiraxmanmaxamed1931 3 ปีที่แล้ว

    Asc anigaa jooga xamar nidaam dowlad ma bilowno runta ayaad ka hadasheen

  • @cswarsame7432
    @cswarsame7432 3 ปีที่แล้ว

    Nimankan waxay u hadlaayao si qabiilaysan e somalinimo uma hadlaayo .

  • @thetruth4701
    @thetruth4701 3 ปีที่แล้ว +9

    Farmaajo 4 more years!

    • @Professor4555
      @Professor4555 3 ปีที่แล้ว +4

      Sxbki abiye oromo o ka xoog badna ba xoog wax ku waye , ya raba nacaska bidaarta foosha xun

  • @somaliasomalia7925
    @somaliasomalia7925 3 ปีที่แล้ว

    Taasi waxaa hada keenay sidey ila tahay madaxda hada hogaanka heysa baa ah madax cuqdadeysan mucaaradka iyo qofku ku taagersan waa wada wadani sabab mucaaradka cuqdad logu qado ma jirto

  • @sahracr1073
    @sahracr1073 3 ปีที่แล้ว

    Hooyo ma fahmaysid waxa qofka badalaya Cabsi ayaa strees ku riday
    Marka qof walaacsan oo is leh goormaa lagu dilayaa kii ay yaqaaneen xataa amaa laguu soo adeegsadaa ayuu is leeyahay
    So qofka somaliya xil ka raadiya waa qof habaaran

  • @abdulkadirmohamed5332
    @abdulkadirmohamed5332 3 ปีที่แล้ว

    Ascww Bahda Hanoolaato. Ayaanle ninkaan walaalkey ah, waxaa u dhameysay markaad tiri waa nin 18 sanno ka hor dalka ugu dambeysay. Dalkaan meel dheer ayaa laga keenay. Marka wareysi nin dhowr billood hoteelada waaweyn soo joogay dal iyo dad war uma hayo wareysigiisana naguma socdo.

  • @Bishacagaaran1
    @Bishacagaaran1 3 ปีที่แล้ว +1

    Mr.Ayaan leh kiisa ka ma'ahaan nin ka imaaday dibada ama nin dalka joogo sxb. Ee marka sidaa loo dhigo waxaa qeb ka noqoneesin naceeb qorax joog iyo dibad joog.
    Liberia 🇱🇷 ayaa laga abuuray oo dagal kooda wuxuu u dhaxeeyay qorax joog iyo qurba joog oo faraha ugu gubteen.
    Balse dooda ahaato maxaa wax loo qaban la yahay.

  • @malaboa591
    @malaboa591 3 ปีที่แล้ว +2

    HASSAN SHEEKH MAHAMUUD DIMOQORAADIYADA AYUU YAQAANAA.

    • @maxxammedhus.468
      @maxxammedhus.468 3 ปีที่แล้ว +1

      walee?

    • @abduladansharif9548
      @abduladansharif9548 3 ปีที่แล้ว

      Xasan Sh wuxuu ahaa hanti boobe khaatil ah oo siyaasiyiin badan dilay taajirna muddo gaaban ku noqday. Shariifna baddii buu iibsaday oo uu inkiray.

  • @gaafgiii7103
    @gaafgiii7103 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan umaleynayay in aad deeq garaneyso mise adaa qalbiga kabukooday ayaanlow farmajo waa qof utaagan Santa guud waxna meel madhigto laxisaabtanka shisheeyaha iyo mishaarsiinta shaqaalaha dowladda iyo sarenta amaanada dhaxalka umadda somaaliyeey ayaan kudooranay ee agadaa waxaan

    • @abdulahmad2368
      @abdulahmad2368 3 ปีที่แล้ว +1

      Farmaajo waa tuug diktator ah

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b 3 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo dawalda iyo dardargalin ma sooo baran Baffalo parking lot buu ka shaqeyn jirey maxaad nin parking lot ka shaqeyey uu dhigtoooo kursi ka weyn ma qaban karo somalida edeb daran ninkeeda keenayaan ooo wadankaan loo dhibayo ha la baaro qof wax yaqaan garanyaaa waxey dawalda nimadu iyo ilaahey ka cabsi leh .1..

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 3 ปีที่แล้ว

    Waxaasoo dhan waxaa keenay isla xisaabtan la ,aanta

  • @rashjoh8028
    @rashjoh8028 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanle wadanka dacaayadda ka daa. Dadku ha kuu ururiyo qaadhan ee iska daa lacagta kiiniya iyo shisheeyo idin siinaayo. Wadan 30 burbursanaa ayaad barbar dhigaysaa wadamo 100 sano la dhisaayay

  • @alidhoore7186
    @alidhoore7186 3 ปีที่แล้ว

    Hhhh wlhi caadi Mahan wa walanayaan

  • @libanmohamednoor3479
    @libanmohamednoor3479 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk waa yaab

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556 3 ปีที่แล้ว +5

    Farmaajo ayaawaalan

  • @gaalkacyohobyo7841
    @gaalkacyohobyo7841 3 ปีที่แล้ว

    NINKAN QOF WAX OGMAHA EE WUXUU MOGANYAHAY WAXA SOMALIA KA DHACAY IYO WAXA SOMALI AY TAHAY, EE WAXAA HORAY LOOYIRI NIN FADHIYA LAGDAN LAFUDADAA, ISAGA HADII LOO DHIIBO SIDAA UHADLAYA WUU KADARI LAHAA KU UU SHEGAYO.
    EE WARYAR IYO HOOLBADAN,

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 3 ปีที่แล้ว +2

    Walee beentaa ma ahan

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 ปีที่แล้ว

    Farmaajo waxuu tilmaamayey in uu warlord asiga ba inuu yahay.

  • @hassuliyakale1514
    @hassuliyakale1514 3 ปีที่แล้ว

    SAA u soceteen hassan Sheikh aa farmajo ka facan nac nac Naga dhaafa sxb Somali wee istaqanaa

  • @rambo6383
    @rambo6383 3 ปีที่แล้ว +3

    Mesha wax kumahaysin orda tugsada awalba tugsi aya kujogtan dalka uk

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie3522 3 ปีที่แล้ว

    Waa faaqidaad fiican iyo maxaa qaldan iyo sidii loo sixi lahaa

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 2 ปีที่แล้ว

    Farmajo cid rabta ma jirto

  • @MM-qm7iw
    @MM-qm7iw 3 ปีที่แล้ว +2

    Farmajo waa beenaale Qain ah

  • @aishaahmed9772
    @aishaahmed9772 3 ปีที่แล้ว +3

    No more farmaaj

  • @jgorgor8604
    @jgorgor8604 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan i think shaqo ka soo waayey meesha, sxb badiina way ka dhuunten, 🤣😂🤣.
    Qurba joog boos soo wayay kuwii kaluu ku baxay.
    Siyaasada Somalia waa bilaa qiyaas sababtoo ah sida wax loo soo doortay ayaaba khaldan, inta is bedel fiican imaanayona sida ayay ahaan.

  • @abdullahimukhtar4733
    @abdullahimukhtar4733 3 ปีที่แล้ว

    Labadiiniba mucaarad ayaad kutihiin madaxwayne farmaajo .waa la infahmay.bingo

  • @lii7227
    @lii7227 3 ปีที่แล้ว

    Ayanlow wax dadka wax tar uleh nookeen sida Abdinur Dahir oo kle siyaad iyo siyaasi warkiisa naga dhaaf adoo mahadsan

  • @maganiyodiini4146
    @maganiyodiini4146 3 ปีที่แล้ว

    Waxan u jeedaa dad badan oo wali kudhagan erayga ah mucarad lkn dadkas isma weydinayan qaladadka farmajo su asha waxeytahay mawaxey kutaagerayan qabil ilaa hada ooo 5sano dorasho aan lagarin hadane kuleyihiin mucarad aniga yaabay

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 ปีที่แล้ว

    Farmaajo waa in lasiiyaa tarbiyeya si kan ku sii xiga u quusto sida uu farmaajo la yeelay, farmaajo hala xiro Markii madaxwyne nimada laga qaado oo hala ogeeysiiyo in uu qaldaad galay oo uu na ku xad gudbay tastuurka wadanka u yaalay.

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 3 ปีที่แล้ว +4

    Ninkan ma macaaradba mase wax toosis

  • @abdullahimukhtar4733
    @abdullahimukhtar4733 3 ปีที่แล้ว

    Mucaarad qabyaaladaysan .waa la infahmay .kenya ayaad u adeegaysaan iyo qabyaalad qurmuun.uf uf uf.

  • @mofirrin7246
    @mofirrin7246 3 ปีที่แล้ว

    waxaad moodaa in sida aad uhadlaysan iyo waaqica meesha jira kala dwan yihiin somaliya hala barbar dhiginina wadamada ad jogtan ama kuwa caalamka sabab too ah dalku isbedelo buu maraya waana sunna ilaahi ah in wax kasta tartiib tartiib isku bedelaaan

  • @gashaanlegorgor9651
    @gashaanlegorgor9651 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh

  • @kingcobra482
    @kingcobra482 3 ปีที่แล้ว

    Carwakase somalida ha fahman” hadalkan?
    Lkn waxay dhaman u fahmayan ninkan inuu necebyahay shaqsi ma ahane?

  • @mahmudabdiali7877
    @mahmudabdiali7877 3 ปีที่แล้ว

    Farmaajo farmaajo war adiga qof normal Ah maba keensatid miyaa oo mawareetsatid xanuun farmaajo Ayaakuugu dhacay iska daaweey war farmaajo kuwii kahoreeyay imaam masaajid meeysan aheeyn dhaliisha farmaajo mid kaxun Ayeey wada lahaayeen ee dhex dhexaad noqo Ama geelkaada raaco wariye Qabyaalad tahliil oo kale ucabsan Ayaatahay

  • @omarmohamed-jj3pp
    @omarmohamed-jj3pp 3 ปีที่แล้ว +3

    xasan sheikh waa tuugi ugu weynaa ayaad naga dhaadhicineysa wax buu qabtay , meel walba isbaaro ayaa taaley, farmaajo dawladiisa aduunka jecleysta meel isbaaro taalo ii sheeg, ciidan buu mushahar siiyey oo maanta farxad ku shaqeynayaan.

  • @madamedmaanka616
    @madamedmaanka616 ปีที่แล้ว

    Alaa beenbadanaa ma farmaaja gaarikaraan bal ilahay baan idinku dhaariyee 2 nin ila dhagasta waxay iskugu marqati furayaan war aaway ciidankii quruxda badanaa uu dhisay war aaway dalka uu sidaa aragtay u dhisay war beenta umada kala hortaga ...maanta dalka meesha uu maraayo waad ogtahiin iyo shalay dida ay aheed😮😮😮

  • @saiddhore4968
    @saiddhore4968 2 ปีที่แล้ว

    Farmaajo waa fashilmay sharaxaadna uma baahna arintaas waqti ha iskaga dhumina taas laakiin; ka fakara sidii uusan mar dambe noogu soo noqon.

  • @omarabdirizakofficial9840
    @omarabdirizakofficial9840 3 ปีที่แล้ว

    Do you guys actually know, what's difference bw govern and a region .
    Learn first than come and try tells something

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 3 ปีที่แล้ว

    Dhibku nabad la aanta ayaa u sabab ah

  • @malaboa591
    @malaboa591 3 ปีที่แล้ว +2

    FARMAAJO DIKTATOOR, BEENLOOW IYO FAALALOOWNIMO AYUU ISIR U LEEYAHAY, SIDUU REKOOR AAN LA JEBIN KARIN U SAMEEYNAA WAABA KALIGIIS TALIYE AAN OGOLEEYN IN KURSIGA LOOGA DANBEEYO. SUBXAANALAAH

  • @fadumoiman7821
    @fadumoiman7821 3 ปีที่แล้ว

    Waxa kosgarenayo in u farmajo u San arki karin Qof kafakir duwan Wamangab Nimadisa wana ki ugu xuma O maso maray