CABDI NAGEEYE NOLOSHIISA WAX BADAN KA OGOOW, RAFAAD & RAAXO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 207

  • @hodonshaykh9904
    @hodonshaykh9904 3 ปีที่แล้ว +7

    Allah waxan kaaga bayayaa guushaada mid waarta waayo waayo badan soo noqnoqota hanooga dhigo. cimri dheer, caafimaad, cibaado suuban, camal saalix ah, imaan saadiq ah, kunoolow adiga iyo inta kulamidka ah ee kudayashad mudan aamiin yaa rabal caalamiin🤲🏾🤲🏾

  • @iphone-kz2ws
    @iphone-kz2ws 3 ปีที่แล้ว +24

    abduhafid waa mu jaahid qofkastoo magac leh waa noo keenaa salaama wariye weyn👏

  • @amalllove1480
    @amalllove1480 3 ปีที่แล้ว +23

    You are beyond amazing nageeya !! I’m still crying for happiness when I see you for supporting you brother 👊🏽👏🙌🇸🇴🇸🇴🇸🇴May Allah protect you always and bless you wllo.!! You make us so proud

    • @sahroali324
      @sahroali324 3 ปีที่แล้ว

      0000you 00was 00000000to 10.

  • @mshuurshe
    @mshuurshe 3 ปีที่แล้ว +21

    isma huri karnoo hilbo wada dhashiyo heyb khureynu nahay.Mashallah.❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴

  • @Naima2008
    @Naima2008 3 ปีที่แล้ว +13

    Video yar wiilasha isdeey isku kaashadeen aad ayaa ugu faraxay,,,100 jeer ka badan waan ku soo cesh cesh tay...Maasha Allah guuleesta waligiin.Abdihafid aad ayaad u mahadsan tahay ...

  • @ashamohamed8720
    @ashamohamed8720 3 ปีที่แล้ว +23

    Waa nasab Soomaaliyeed oo qiiro walaalnimo iyo hiil natusay. Mashaa Allah, Allow kuxifdi.

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 3 ปีที่แล้ว +3

    Mo farah wa legend cidi kabihisa ma xidhan karto wa ninka ragan walalihi heerkaso gadhsiiyey ee gacan qabtay meel iney kula tobabartan keney mashallah somali wa dad isjecel .1👍👍👍

  • @khadiijamohamed4478
    @khadiijamohamed4478 3 ปีที่แล้ว +33

    Nageeye Nalkabaxaya Nuurka soomaali shiday ilaahay haku sharfo mnsha allah guulayso wllo ❣❣🇸🇴🇸🇴❣❣

  • @faizam523
    @faizam523 3 ปีที่แล้ว +49

    🤣🤣🤣🤣 "Maandhow wali ma orodaa" Aabo soomaliyeed Allah ha wada dhowro. ❤

    • @latestworld2370
      @latestworld2370 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣

    • @qumanosmaan4001
      @qumanosmaan4001 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂 kal iyo Laaaab wlhi

    • @Jamila.60
      @Jamila.60 3 ปีที่แล้ว

      😃😃😃

  • @hafsadahir5518
    @hafsadahir5518 3 ปีที่แล้ว +7

    Nageeye wa dariskena Ma sha Allah can't wait till we meet again

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 3 ปีที่แล้ว +29

    Plz h ku mashquulin qabiilka NAGEEYE iyo Bashiir oo u arag labo walaala ah, SOOMAALI na ah oo isu DIIR naxay and that is enough, igu filan, thanks NAGEEYE 👍🇸🇴❤️

    • @Raho339
      @Raho339 3 ปีที่แล้ว +2

      Waa Sax 🇸🇴❤️

    • @jdyexaashi7356
      @jdyexaashi7356 3 ปีที่แล้ว +2

      @@Raho339 maxaad ka helaysaa inaad qabiilkooda sheegtid, gabadhna waa tahay Raaxo, Soomaali - nimada igu filan wll🇸🇴❤️👍

    • @Raho339
      @Raho339 3 ปีที่แล้ว +1

      @@jdyexaashi7356 Sax Wllo Waan Masaxayaa Lkin Madhiigaa Kugukacey ?!!

    • @jdyexaashi7356
      @jdyexaashi7356 3 ปีที่แล้ว +2

      @@Raho339Raxma Maya wallaahay walaalo Raxmo, M laga yaabaa kuwaad sheegtay inaan ahay?!! Lkn Raxmo eeg magacaaga waa RAXMAD, waxa raxmadda naga qaaday a waa magacyadaa qabaa'ilka ah ee aan isugu yeerno, so plz walsheey Raxmo raxmad Allaha ku siiyo ee iska masax, thanks👍❤️🇸🇴

    • @Raho339
      @Raho339 3 ปีที่แล้ว +2

      @@jdyexaashi7356 Aamiiiin,Waan Kaa,Aqbaley oo Waan Basaxey Thanks Hno❤️🙏

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 3 ปีที่แล้ว +23

    NAGEEYE waa halyeey dhallinyaro ah oo ku dayasho mudan🇸🇴❤️👍

  • @gobeygariumumouad3786
    @gobeygariumumouad3786 3 ปีที่แล้ว +14

    Mashaa Allah tabarakAllah Proud to be Muslim than Somali 🇩🇯🇸🇴 Somali 🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 horey UU socoda WALALAHAY

  • @faraxcabdiraxman6544
    @faraxcabdiraxman6544 3 ปีที่แล้ว +2

    ماشاالله شجاج ابن شجاع شكرا اخى عبد حفيظ

  • @daahiradanhersi595
    @daahiradanhersi595 3 ปีที่แล้ว +4

    Nageeye waa nin raga oo qalbi wacan kamuu tegin walaalkiis sida kenyankii 1ka galay siduu uga tegay kii 4ta galay

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว +1

    Love you brother ❤ you're our hero. Alxamdu lillah to be Muslim and Somali. Allah Macaka.

  • @nafayusuf7961
    @nafayusuf7961 3 ปีที่แล้ว +10

    Thanks inaad Nala wadaagto videogan wax badan aaka faa'idnay sxb.... 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️

  • @canbaroluulbanbaroluul
    @canbaroluulbanbaroluul 3 ปีที่แล้ว +12

    Nageeye habartiis koleyba kuma qasaarin nin Nooley dhashay maamada m.a

  • @almaasmohamuud5266
    @almaasmohamuud5266 3 ปีที่แล้ว +12

    Walahi waan ooyey markaan daawaday maalin dhaweed Somalaay kala hari meesaan ee is hanta nageeye iyo bashiir guul

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 3 ปีที่แล้ว +6

    Mo Farah Soo qabo wareysi ka qaad waan ka sugeynaa insha Allah wareysiga xiga mo Farah aan sugeynaa yaa igu racsan asxaabey

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 3 ปีที่แล้ว +34

    FADLAN NAGEYW IYO BASHIR WILKA CALANKA SOMALIYA U URDAYAYA GACAN SIIYAA.

    • @Jamila.60
      @Jamila.60 3 ปีที่แล้ว

      Good idea 💡

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 ปีที่แล้ว

    Asc akhyaarta, Nageeye walahi qaluubtena weytabatay seduu walalkesa ula jecla guusha, sharaf ku nolow Cabdi somali guul iyo gobanimo, somali diidow selac u dhimo waye.

  • @abdinorhaji6330
    @abdinorhaji6330 3 ปีที่แล้ว +5

    Msha allh wlhi wx lagu fano ayaad qabay sheko qabylad ahna dib ha ufiirin because midka caqliga ,leh wuu fahmyaa inay thay wlltinimo
    Midka caqliga yar wyo ka wxaas daneya lkn ha ubixin inshallah
    Lkn adi iyo bashiir iyo mo farah
    wiilka calanka u tartamaya hdana sobaxaya garab istaga si somali nimo ah iyo wll tinmo ah inshallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏❤🕋

  • @hodonshaykh9904
    @hodonshaykh9904 3 ปีที่แล้ว +5

    ❤🇸🇴☝🏾🇩🇯❤masha Allah sidaasaan isku ognahay somsliyey hadaynu guusha meel ka wada doono waan gaaraynaa💪🏽💪🏽💪🏽

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Abdixafid for sharing with us. Sister from Columbus Ohio USA 🇺🇸❤ 🇺🇸 ❤

  • @haawoabdi7102
    @haawoabdi7102 3 ปีที่แล้ว +3

    Maansha Allah Rabi ha noo xafido wiilasheena hana soo saaro iyagoo kale Aamiin tankale walaalka hadalkiisa waxaan kala dhax baxay marka uu yiri maraka aad ficil samaynaysid waa in hiigsi leedahay kuna mintidid si aad meel u gaarto walaahi waa run maansha Alaah walal

  • @ayancadeywarsame6810
    @ayancadeywarsame6810 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah waa wilalal tusale uah umada somaliyed somali waa ul iyo dirked oomid ah somaliyey toso toso iskutirsade hadba kina tagdarane tagera waligin hestas dheh mahan ee ilahey hanaxifdiyo melwalbo anjogno

  • @amirasami4406
    @amirasami4406 3 ปีที่แล้ว +9

    Guushu samir bay rabtaa adkaysi bay rabtaa daal xanuun niyad jab intaba waad lakumi doontaa marka aad dhabahaas qaado lkn adigu ha is dhiibin
    goalkeeperka England World Cup 2014 gurigiisa ayuu ku daawanaayay afar sano kadib 2018 asaga ayaa ahaa goalkeeperka xulka qaranka✊

  • @maryanhassan7386
    @maryanhassan7386 3 ปีที่แล้ว +3

    C/xafiid waan Ku taageersanahay wadani soomaaliyeed alaha Ku xifdiyo walaal

  • @gobeygariumumouad3786
    @gobeygariumumouad3786 3 ปีที่แล้ว +5

    Abdihafid horey UU sooco walalo
    Nagueh Allah khayr HAA kuu siyo dhaamaan Somali Mel ay joogtaba wey kugu faraxdey horey uu socoo Alleh ah Ku Xifdiyo

  • @fadumomohamud9021
    @fadumomohamud9021 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi markan firsadey wiilashena waan oyey oo hada ayaan oynaya wanagiisa somali nimada ey mu jiyen walaahi manta hadan ag jogo ma aqan waxan samen laha hadase waxaan leyahay allaha ku xafido I love ❤️ you so much 1000000000000

  • @warisbiligaadan980
    @warisbiligaadan980 3 ปีที่แล้ว +9

    Aad baan uqiirooday wlhi markan arkay wiilkaas somaliyeed somalida dhaman saas ayaan urajaynayaa

  • @anisamohamed3211
    @anisamohamed3211 3 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa Allah Illaahay subxaana watacaalaa Ha barakeeyo inshaa Allah

  • @maliawaynechannel956
    @maliawaynechannel956 3 ปีที่แล้ว +4

    Cabdi nageeye somalinimo aan is lahaa raajo ma lahaan manta mesha aay somalia kala joogto marka araako ayuu qalbigayga ku soo nooleyey raajo ayuu aniga ii yeelaay ilahay sharaaf ha siiyo waa niin guub aha

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 3 ปีที่แล้ว +3

    Hadba kinaatagdaraney taagera wiligineey. Somali my people❤❤❤

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 3 ปีที่แล้ว +2

    jir oo joog noolow horey u soco

  • @maryanhassan7386
    @maryanhassan7386 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa alaah dhamaanteen waxaan nahay walaalo soomaali alaha ka caafiyo qabyaalada

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 3 ปีที่แล้ว +8

    Inspirational stuff. Thanks

  • @janagaming1
    @janagaming1 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Thanks Pro cabdixaafid you King 💘👑👑 magacaygu waa Nimcaan jigjiga from jidah 🇸🇦 wll wlhi Suma mlhi farxadban la ilmeeyay markan mulqaalkas daawaday wlhi wan dhamaysan Kari waayay waayo xaafadaba iga yaabtay kadibna waban iska bakhtiiyay wll cabdixaafid guuuuuuuulayso 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💘💝💞💓🎈

  • @manshaalaahsheikhfadumo5997
    @manshaalaahsheikhfadumo5997 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah guula iyo gobinimo

  • @ldnkhl7407
    @ldnkhl7407 3 ปีที่แล้ว +2

    Ohhhhhh i love you guys pls hakala tagina meelwalbo

  • @Dheemanluul903
    @Dheemanluul903 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah tabarakalaah guul iyo gobanimo 🥰🥰🥰

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah halyey somaliyeed runti wa wil qalbi fican sanadk dabe bilada dahabka ah inshallah aad ayan uqiroday walahi malin an ooyin majirto guulaso 👏👏❤❤❤🇸🇴🇸🇴

  • @faafintakhayrka5457
    @faafintakhayrka5457 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going Abdi Nageeye legend ❤️💯

  • @kingcobra482
    @kingcobra482 3 ปีที่แล้ว +1

    Good talk mr Nageeye 🙏🙏👏👏👏

  • @strucidwallaby5658
    @strucidwallaby5658 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah keep going my brother 😍❤❤❤❤💯

  • @sagalabdalle7076
    @sagalabdalle7076 3 ปีที่แล้ว +2

    Somali hero love ❣️ your sister from America

  • @therplegendary5331
    @therplegendary5331 3 ปีที่แล้ว +3

    mashaa allaah wala reeba keenyaanka horta

  • @manamunye8330
    @manamunye8330 3 ปีที่แล้ว

    Nageeye waa shaqsi ku dayasho mudan 👏👏👏👏

  • @abdallesabriye7691
    @abdallesabriye7691 3 ปีที่แล้ว +1

    U re mi role model upcoming president 👍🙏

  • @ayaangaylan4448
    @ayaangaylan4448 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah cabdi nageeye wallaht waa runtaa waa abeeso qaniintay oo ay ku ciyaarayan ilaahay ha ku barakeeyo

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว

    Soomaali Naagtu ciyaryahanada ah caynyaal kala duwan baan aaqaana.tennis bulaybul hal lugey, inbili, mircood latiniininaayo , kaarar layskaga raynaayo, oo xalaal ah , dheel badanaa aqaanaa buraanbur heelo , iyo kabadan modal ma ihi mashalah khadraay malaysqadariyey.khadraay gabadha ana xaasad baa lagu faanaa dumar ku faanaan ama say igu faano.yyayar.

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO 3 ปีที่แล้ว +8

    Congratulations 👏Our Hero🦁

  • @beautifulhenna7935
    @beautifulhenna7935 3 ปีที่แล้ว +1

    Woow grt... Maa sha Allah

  • @zuuzan1abdisemadali672
    @zuuzan1abdisemadali672 3 ปีที่แล้ว +8

    Umada qabil kuwalanayo wiilkan waa wiil Somalinimada kuwenthy

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว

    Asww, waa farxiaya yar khadraay noloshayda iyo waayahaygi danbe xaa ka taqaanaa age aan jiro aan meesha ja maqlay .isku lood iyo age maba qiimeeyo age is a number, diin iyo dhaqan wanaag aa la isku dhaafay.no.easy

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว

    Naaguhu ma ordaan waan soconaa jimicse fudud samaynaa.

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilaahay ha noo xafido dhamaan 🇸🇴🦁❤️🇸🇴🦁❤️❤️🇸🇴🦁💖💕💝

  • @deqafarah4039
    @deqafarah4039 3 ปีที่แล้ว

    Waa dadka qalbiga wanaagsan Oo jecel inay dadka caawiyaan ilaahay baa xagiisa ka caawiye

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว

    Nunses, nin iyo naag ana ragiyo dumar.khadraayfaraxsan tanaa loonhuraa dhenkayga.lekiin waabs easy family cidna.

  • @rodaabdirahman1496
    @rodaabdirahman1496 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashallaah hore u socda

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah hambalyo 👏👏👏👏👏👏👏👏👏🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🍃🍃🍃🍃🌻🌻🌻💞💞💞💞😍😍😍😍😍😍😍😍😍👍👍👍

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว

    Waa xaasadii yarayd bah yar.dhul baan ku noolahay.nicmaturabi faraxsan yar.family

  • @motech2022
    @motech2022 3 ปีที่แล้ว +2

    Wiilka kabihiisa la gashan waayay 💪💪💪

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว

    Tanaa hab iyo mac iyo farxadba lala wadaagaa loonimaadaa tiget lii soo goostaa.loonhuraa iyo kabadan aannkamid baan ahay.sssssss.nunses

  • @monroideeq7005
    @monroideeq7005 3 ปีที่แล้ว +4

    Machaallah Somalinimo guul huuno

  • @mujaahid75
    @mujaahid75 3 ปีที่แล้ว

    Guulayso if iyo aakhiroba Mudane Nageeyey

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi waa runtaa ,wain ladabarjaro qabyaalada

  • @maslahahmed966
    @maslahahmed966 3 ปีที่แล้ว +1

    Guulayso cabdi nageeyo hore u soco

  • @Pinnacle12345
    @Pinnacle12345 3 ปีที่แล้ว +2

    Wa muqaal an dhowr mar an fiirsaday wanna muqaal Somalia Nimada qiimaheeda na tusay

  • @hawoaden867
    @hawoaden867 3 ปีที่แล้ว

    Manshaa àlaah nageeye iyo bashiir waxaad Sara uqaadeen sumacadii iyo magaca somaliyeed waan kutaageersanahay acuunt fur so aan kuucawino oo ad caawiso dhalinyarada somaliyeed oo AA awoodin inshaa àlaah

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว

    Waa khadraayfaraxsan gabadhu.

  • @falishassan231
    @falishassan231 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว

    Farxiyabyarey caday xaasadii bahyar.

  • @kaltunmahamed8138
    @kaltunmahamed8138 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah idin koo kale Allah hanoo badiyo geesi somaliayed

  • @souleimanfarah9897
    @souleimanfarah9897 3 ปีที่แล้ว +1

    Nagayeh waad mahsantahay iyo cabdi xafiid

  • @awliyosporttrainer3615
    @awliyosporttrainer3615 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @aswanahmed2475
    @aswanahmed2475 3 ปีที่แล้ว +6

    Alla reer borama wallahi waa nasab🥺🇸🇴🩸💪

    • @faizam523
      @faizam523 3 ปีที่แล้ว +2

      Aswan Ahmed, thank you walaalo, waxa nasab ah qofka isna u qira wanaaga walaalihiis. 🥰❤❤

    • @aswanahmed2475
      @aswanahmed2475 3 ปีที่แล้ว +2

      @@faizam523 Somali illahay sidiina hakawada dhigo waxatihin qabilka kaliya een dhiig sokeeye dadin daganantu waa iimanka🥺😘🇸🇴

    • @qoorleexconsultingfirm5549
      @qoorleexconsultingfirm5549 3 ปีที่แล้ว +1

      War Ninkaan Maandhowda ku haya ma Gudabiirsaa

    • @aswanahmed2475
      @aswanahmed2475 3 ปีที่แล้ว

      @@qoorleexconsultingfirm5549 maya waa MIRQAAN LAND 😂

  • @aminad764
    @aminad764 3 ปีที่แล้ว +1

    Beautiful advice 😍

  • @maryanfarah1210
    @maryanfarah1210 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah guul Insha Allah

  • @abdulkadiramussa
    @abdulkadiramussa 3 ปีที่แล้ว

    Wanagsan Badaan. Guul Somali. Somali Hanolato. 🇸🇴

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว

    Fariidaay baan ahay.waa maya.

  • @lowkeycracked8367
    @lowkeycracked8367 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah

  • @sucaadcali1893
    @sucaadcali1893 3 ปีที่แล้ว +10

    Asc Abdihafid somali aa rafaad Somalia wllhi wee yartahy

  • @fatumanur7067
    @fatumanur7067 3 ปีที่แล้ว +2

    Maa shaa Allah guuleyso

  • @irkushrihad6290
    @irkushrihad6290 3 ปีที่แล้ว +1

    Congratulations 🥳 brother 🙏

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว

    Nunses, ma shan naagaa ila heehee dumatkantanay ugu jecelyihiin masharcibaa diiniyan familigu.naaguhu tanaa logu jecelyahay dumarka haday maqlasn khadraa farxiyo yarcaday imaanayso say soo dhawaynaayaan..tanaana ladhageystaa lala sheeko wadaagaa.hiblaayo

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 3 ปีที่แล้ว +1

    Wan dhawnahay Zxb

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว

    Qadarbadan.nunses.tanaa lala joogaa lala sheekoqaataa iyo dumar badnaa laga dooqayna.

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว

    Waayahaygi danbe, naagahu wax waa kala aqaanaan.

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 3 ปีที่แล้ว +1

    Somalia wa Walal

  • @fadumomohamud9021
    @fadumomohamud9021 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilahow noso badi isago kale

  • @aminaarte3931
    @aminaarte3931 3 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah

  • @ahmedgaboow7309
    @ahmedgaboow7309 3 ปีที่แล้ว

    Asc dhamaan iisoo Duceey in allaah caafiyo

  • @walalmuhsin1900
    @walalmuhsin1900 3 ปีที่แล้ว +2

    Mohamed Ahmed wilka Canada 5000 meters kalinta labaad kagalay sooqabo abdihafidh

  • @foosk9260
    @foosk9260 3 ปีที่แล้ว +2

    SOMALIDA WAA DAD YAAB BADAN
    TARTANKA CEEB MA AHA SOMALINIMANA MA GALO TARTAN WAA TARTAN

  • @aflaxkg6313
    @aflaxkg6313 3 ปีที่แล้ว +4

    Muqaalki maalintaas markan daawaday wan ilmeeyey

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว

    Qofnacidna.abaayo iyo dhankayga.iyaa