UGU DAMBEEN WEY BAXEEN 😭 WAA IDIN XIISI DOONA SAFAR SALAAMA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 195

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e ปีที่แล้ว +55

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋👍❤️😢

    • @SundusCabdiraxmAn-i3n
      @SundusCabdiraxmAn-i3n ปีที่แล้ว +1

      Scw scw

    • @falishajiali1965
      @falishajiali1965 ปีที่แล้ว

      Alla maxaa ka xanun badan Ani walashay markay baxaysay ooyin😢😢😢😢😢 hada zakiyo markay baxayen waa oyay anoo aqnoonin xitaa ax 😢😢😢😢😢❤

    • @NimcoAmiro
      @NimcoAmiro ปีที่แล้ว

      Scw

    • @mushtaaq2088
      @mushtaaq2088 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw

    • @jibrilmahamud-tk4oh
      @jibrilmahamud-tk4oh ปีที่แล้ว

      ​@@falishajiali1965😂😂😂

  • @saalhkeey-bq6vz
    @saalhkeey-bq6vz ปีที่แล้ว +17

    sifiican dawecadina uma baran wax yariis leeba joogten waana nagatagten 😢😢 safar salaama waa idin xiisi doona pyby ❤❤❤😢

  • @hodon5302
    @hodon5302 ปีที่แล้ว +34

    Muraad Baan Leeyahay ee ii soo duceeya wllhie❤

    • @nimohassan5877
      @nimohassan5877 ปีที่แล้ว +3

      ❤❤❤ please 🙏🙏🙏 saliga nabiga wallahi hadad badhiso wallahi waxkasta aad ilahay weydiisato wallahi wad heleysa.lkn waa inaad aamisantahay saliga nabiga ❤❤❤❤

    • @nastexa6091
      @nastexa6091 ปีที่แล้ว

      Abyo muraadkaada Allah kakusiiiyo

    • @sumayaayub421
      @sumayaayub421 ปีที่แล้ว

      Muradkada macsi laheyn RABI haku siyo

  • @Nafisoaley-jo3um
    @Nafisoaley-jo3um ปีที่แล้ว +17

    Ala wlhi qafad jeceshehe❤ markuu katagayo xanun😢😢

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 ปีที่แล้ว +25

    Safar salaam zakiya iyo randa 😭😭😭😭😭😭😭 ilaahay hanabad geeyo

  • @nastexa6091
    @nastexa6091 ปีที่แล้ว +10

    Asc wallaheey waaxaa ubaahanahy ducadiiina Muraaad ayaaa Lee yahay ee qalbi ah iigu sooo duceeeya ❤❤❤❤

  • @itsmecaatopio1068
    @itsmecaatopio1068 ปีที่แล้ว +25

    Allah is one 👆😢

  • @bisamedofficial3520
    @bisamedofficial3520 ปีที่แล้ว +25

    Allah is one ☝️😢😢

  • @NooraAhmed-rh7zv
    @NooraAhmed-rh7zv ปีที่แล้ว +7

    Kusalli Nabigena MuxaMad scw sxw scw

  • @hiboduraan6801
    @hiboduraan6801 ปีที่แล้ว +7

    Walahi wan ilmeyay garan mayo sawabta uilmeyay😭🥺 calaku li xal safar salamo zakiyo and randa❤😊😭by by✋️kulantidanbo wanihisidona❤😢

  • @nasiixabintuabdallah3319
    @nasiixabintuabdallah3319 ปีที่แล้ว +6

    Xnuunka Qof kaa Tagaya Markuu Laabta Ku Galiyo Yaaa Rabbii😭
    Aniga Markaas Ayuuba Aduunka Criiri igu Noqdaa Jawiga Iyo Xlaada dhan ayaa Iga Luma🥺💔😭

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 ปีที่แล้ว +9

    Ax ax caloosha i hurtay walhi inshaAllaah markalad is arki doontaan❤❤❤

  • @istaahil2801
    @istaahil2801 ปีที่แล้ว +5

    Amiira walahi an Qirooday Hap ku siiyay❤😢

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 ปีที่แล้ว +6

    صلوا على الحبيب المصطفى ﷺ

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 ปีที่แล้ว +1

    😢😢safar salam walahega sakiyo iyo randa waxan rajeyna in aad nabad teten insha allha ❤❤❤

  • @nataashaamohamad4486
    @nataashaamohamad4486 ปีที่แล้ว +3

    Amira mar walba qofka dadka kale ey jecelyihiin maxey uwaayan
    Safar salaama walshey randa and zakia😢😢😢😢😢 run u ooy wlhi😢😢😢

  • @NailAhmed-n5o
    @NailAhmed-n5o ปีที่แล้ว +7

    Safar salaam Zakiya iyo Randa❤❤😍😘😍😥

  • @YaminXasan
    @YaminXasan ปีที่แล้ว +2

    Anaaba la ooye maqan sbbta wlh ine ila dhashten cml uyabooya😢

  • @shukriabdikariin6362
    @shukriabdikariin6362 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi ilin iga timid maxaa ka xanuun bdn qofaa jcshy markuu kaa tagaayo 😊😢😢😢😢😢 safara salama

  • @faraxxapiip5739
    @faraxxapiip5739 ปีที่แล้ว +1

    Faadma jcliyaa❤👸🏼igu sln amiira

  • @abdirahmanmohamed7344
    @abdirahmanmohamed7344 ปีที่แล้ว +2

    Amiira😂 tank you wamahatsantahay sodhaweenta atsodhaweysay randa iyo zakiiya

  • @samiyocdey9961
    @samiyocdey9961 ปีที่แล้ว

    Muqalka adiga inilaa qirodey wlhi said Allah ha nabad geyo Amiiro abyo qlbi wngsn❤❤❤❤❤❤❤

  • @sihaamiftiinmuxamed5676
    @sihaamiftiinmuxamed5676 ปีที่แล้ว +3

    Wan daremi kara qof ila jogay inu iga tago wan necbahy wlhi morogo lew😢😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 11 หลายเดือนก่อน

    Indhahayga ilin baa ka socota Ani safar salaamo dhan maba arki karo 😢😢😢

  • @TtYu-b3j
    @TtYu-b3j ปีที่แล้ว

    Allaah ha nabad geeyo wlhi ohinta iga dhamaate 😭😭😭

  • @HuriyadDhalad
    @HuriyadDhalad ปีที่แล้ว +1

    Macsalaamo 😢😢 sakiya gabarta kale magaceeda iga lumay bye bye ❤❤❤ ilaah ha nabad geeyo

  • @Kowsarliina
    @Kowsarliina ปีที่แล้ว +1

    Xarfaantaan qosol eyeyba wax walbo ku dhameysay anigo la jogin ayaba qiroday jah wehelnimo❤❤😢

  • @NiciimaMaxamed-ko3of
    @NiciimaMaxamed-ko3of ปีที่แล้ว

    Safar salaama zekiya iyo randa alle ha idin nbad geeyee🥲🤲🤲

  • @aaminoaadan8789
    @aaminoaadan8789 ปีที่แล้ว +1

    Ax 🥺🥲🥹 aad bey uxanuun badan tahay markuu kaa tagaayo qof walaalkaa ah oo hadaan isjeceshihiin mise safiican leysku fahmay Safar salaama zakiya and Randa alle nabad ha idinku geeyo wadanka aad usocotaan Iyo adiga oo nabad qaba Iyo markale alle adiga oo nabad qaba ha idin Kula siiyo family

  • @ajmalexsaas2927
    @ajmalexsaas2927 ปีที่แล้ว +1

    Safar salama waidiin xisi doonaa sakiya randa nabad ilahay hadinku geeyo ♥️♥️♥️😓

  • @RooleCiise
    @RooleCiise ปีที่แล้ว +2

    𝐍𝐢𝐲𝐚𝐝 𝐝𝐡𝐢𝐬 𝐤𝐮𝐝𝐡𝐞𝐞𝐫𝐞𝐲𝐬𝐚 𝐰𝐚𝐥𝐚𝐡𝐢😢

  • @abdimajidhassan-cm8se
    @abdimajidhassan-cm8se ปีที่แล้ว +2

    M.a safarkiina Allah haidin fududeeyo Allah nabad iyo caafimaad rabi haidinku geeyo😂😂

    • @whoareyou3591
      @whoareyou3591 ปีที่แล้ว

      Saa maxaa ku qoslee 😂😂

  • @sumayahabdirahman2604
    @sumayahabdirahman2604 ปีที่แล้ว

    Wlhi wanoye waxan hasus marki wlashey nagatageyse😢😢😢

  • @nimcoabdilahi-so7cl
    @nimcoabdilahi-so7cl ปีที่แล้ว

    Safar salama Zakiya iyo randa alle ha nabad geyo 😢😢 wlhi wan inla qiiroday 😢

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali ปีที่แล้ว +1

    safarsalamailah nii FUDUDEEYO Safarka. Walalaha. Gurigiina. Nabad geti😊

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +2

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤

  • @Amiira489
    @Amiira489 ปีที่แล้ว +1

    Ax xanun badana marka qof aad jeceshahay markuu kaa tagaayo😢😢😢😓

  • @SafaMoha-xo2it
    @SafaMoha-xo2it 8 หลายเดือนก่อน

    Amira ma hooyo aya baxday miisa walaloh😢😢😢

  • @Queenif2
    @Queenif2 ปีที่แล้ว

    Ar amiiraa qalbi adeeg 😂😂😂 dadka dhan wey oyeen lkn adi qosol lee

  • @maryaqurux
    @maryaqurux ปีที่แล้ว

    Wllhi fariraan kari qof safar aha waa iska oyaa😭😭

  • @MariaMariasiciid-jv8mf
    @MariaMariasiciid-jv8mf ปีที่แล้ว

    Anaaba wlhi caloosha ihurtay oyi rabay sidii inay gabdhaha ila dhasheen oo iga fogaadeen Oo kale 🫂🥺👸

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed ปีที่แล้ว +2

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya

  • @Vhhfd25778
    @Vhhfd25778 ปีที่แล้ว +1

    Qab qab oohin majirto ayada😂😭sorry guys😭I understand wllhi anyways welcome back to America guys

  • @UpdyKani
    @UpdyKani ปีที่แล้ว +2

    First comment team qab qab idin mee😂

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 ปีที่แล้ว +1

    Wow amazing keep going amira 🎉😂😂❤❤❤❤❤

  • @hebohseen2939
    @hebohseen2939 ปีที่แล้ว

    Waar anigaa qofihacalo l jilivsan malaha maba jiro safarba hadii aan maqlo ohin afkaan firanaa 😭😭😊

  • @peelakareena3984
    @peelakareena3984 ปีที่แล้ว +1

    Inee ani iga tagooyiin cml aa u ooyay ciyow soo laabta gabdho 😭😭😭

  • @dhibleyy4478
    @dhibleyy4478 ปีที่แล้ว

    Xasuus aa galay hooyadey io wlhey markaa ka soo tagaaye 😢😢😢

  • @xamdimaxamedcali4214
    @xamdimaxamedcali4214 ปีที่แล้ว

    Waa ka xumahay Wlhi waliba zaaid Wlhi waan qiirowdy😢

  • @iqriishmoh
    @iqriishmoh ปีที่แล้ว +1

    Amira adigu maa oyin miyaa

  • @najmazilac
    @najmazilac ปีที่แล้ว +1

    😢😢safar salaama randa and zakiya ❤

  • @naxwamohamed3928
    @naxwamohamed3928 ปีที่แล้ว

    Aniga dad baxayo ma sagootin karo oohina afka furana😥

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 ปีที่แล้ว

    Amiira xaafadood naagta ugu caloosha adag😂😂😂

  • @Rahmaibrahim-kl5jr
    @Rahmaibrahim-kl5jr ปีที่แล้ว

    Safar wanaagsan willow is jeceylka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AMIIRAALI-y2h
    @AMIIRAALI-y2h ปีที่แล้ว

    Music qirda wxy amiiray 😢😂❤

  • @ayaannacumar2258
    @ayaannacumar2258 ปีที่แล้ว

    Axx anigaba iska oyay dada jeceshahy markay ka fogadan wlhi xanun😢

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz ปีที่แล้ว +1

    safar salaam zakiya and randa ❤❤😢😢

  • @rukiayare5974
    @rukiayare5974 ปีที่แล้ว

    Hanunway wlh aniga hta calosha ihurti ee 😊

  • @ayaanniita-v3l
    @ayaanniita-v3l ปีที่แล้ว +1

    Allah is one

  • @shadiadheere27
    @shadiadheere27 ปีที่แล้ว

    Idinka iska dayeeh anagaa la qabsany mxa ubaxdeeyn😭😭😭😭

  • @blfarm8831
    @blfarm8831 ปีที่แล้ว

    Amiira ooyinta qosolka kuu hoos Dugan Max weye

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 ปีที่แล้ว +1

    Ani video le dawanoya maxa nila oyeye 😂safar salama zakiya and randa 😢😢

  • @CrashiidXuseen-c8f
    @CrashiidXuseen-c8f ปีที่แล้ว

    Dadka wey ooynoyaan amiiro neh qosol keeda baxooyo😂😂😂😂

  • @raxmoyaxye6919
    @raxmoyaxye6919 ปีที่แล้ว

    Walhi anaba moday😢 iney agatagayaan

  • @suleekhaabdisamed
    @suleekhaabdisamed ปีที่แล้ว

    wlhi Ana ismodaya inlaigatagayo qiro qiro😢😢😊

  • @samiirohassanabdi2329
    @samiirohassanabdi2329 ปีที่แล้ว

    Amiira athi maononi 😮 maxaa kudari hhhhhh😅

  • @ibrahimahmad7725
    @ibrahimahmad7725 ปีที่แล้ว

    Safar salaama anagaaba oohin dareene

  • @aaminacabdi5731
    @aaminacabdi5731 ปีที่แล้ว

    ani xanauunka an isku arky qofkii oyaba wa la oyaa😢

  • @khadanadan5196
    @khadanadan5196 ปีที่แล้ว

    ❤nabad gala.habalahayagii❤❤❤❤❤

  • @Amina-sahra
    @Amina-sahra ปีที่แล้ว

    6:30 anaba oyn rabay sida ango la iga tagayo cml

  • @muxyebishar4333
    @muxyebishar4333 ปีที่แล้ว

    Wlllamira hiri usoco

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 ปีที่แล้ว +1

    Emotional tame safar salama alah idin nabad geeyo sisters amiira qurux and family ❤❤❤

  • @UmalMahamut
    @UmalMahamut ปีที่แล้ว

    M.a iniko nabda isku soo labta😢😢

  • @faadumoabukar1198
    @faadumoabukar1198 ปีที่แล้ว

    Wllhi indhaha ilma ioso fariusate🥺🥺sorry

  • @Cap-uk2zi
    @Cap-uk2zi ปีที่แล้ว

    Ani xataaa oyey🥺😭😭

  • @randaclaahi7756
    @randaclaahi7756 ปีที่แล้ว

    Randa samidey😢io wlshey zakiya sfr slma😢❤

  • @abdiyacquub-id1mm
    @abdiyacquub-id1mm ปีที่แล้ว

    M.a m.a sxbi mcn.😭😭😭😭😭😭

  • @maahiryare6880
    @maahiryare6880 ปีที่แล้ว +1

    Mss you moom 😮😢😮😢😢😢😊😊

  • @Iman-321
    @Iman-321 ปีที่แล้ว

    Ani maxaa ku ooyey waa su.aale 😢😂😂ano ooyey lee is arkey😂

  • @Israajcabduqadir
    @Israajcabduqadir ปีที่แล้ว

    Qofki u horeyay amiira😊

  • @sacdiyoaxmed9969
    @sacdiyoaxmed9969 ปีที่แล้ว

    Safar salam xbibati

  • @caaliyacqadir6730
    @caaliyacqadir6730 ปีที่แล้ว

    Omg calool xumo waye wllhi

  • @fardowsomaxamad5578
    @fardowsomaxamad5578 ปีที่แล้ว

    Alle ha nabad geeyo insha alaah ❤😂😂😂😂

  • @IkranHassan-p1h
    @IkranHassan-p1h ปีที่แล้ว

    Amira ohin iyo qosal isku darte 😂😂😂😂

  • @IfraxsaciidSaciid-pq3yj
    @IfraxsaciidSaciid-pq3yj ปีที่แล้ว

    Ammiro hore usoco

  • @CaashoSiciid-z5t
    @CaashoSiciid-z5t ปีที่แล้ว

    😢😢wlhi wan ipmeya

  • @nasriinapea9609
    @nasriinapea9609 ปีที่แล้ว

    Maxe dhaqsidan ubaxeen lkn 😢😢

  • @MoHAmED-------------
    @MoHAmED------------- ปีที่แล้ว +2

    𝚊𝚊𝚖𝚒𝚛𝚊 𝚙𝚕𝚣 𝚕𝚘𝚟𝚎 𝚒𝚒 𝚜𝚊𝚊𝚛😢

  • @nuuraabdilaahi9193
    @nuuraabdilaahi9193 ปีที่แล้ว +1

    Anakuna wanu idinmacasalmaynyna zakiya iyo randa ❤❤❤❤

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 ปีที่แล้ว

    Sfar slma nbad ku tga 😢❤

  • @nafisladan2225
    @nafisladan2225 ปีที่แล้ว

    Waxaa tihiin walaalo is jecel❤

  • @meymunhasan5324
    @meymunhasan5324 ปีที่แล้ว

    Sorry amiiradayda

  • @aaminoshacban1938
    @aaminoshacban1938 ปีที่แล้ว

    safar salama wan idin xisidoona😢😢😢

  • @gamerabdi9206
    @gamerabdi9206 ปีที่แล้ว

    Did you say that baxo is not easy 😮for me it is very easy peezy

  • @aishaabii
    @aishaabii ปีที่แล้ว

    Wllhi ilin ayaa iga imaadey😢😢

  • @MariaEdabsansidahoyaded
    @MariaEdabsansidahoyaded ปีที่แล้ว

    Annba.calosha I hurisene see cmal

  • @maahiryare6880
    @maahiryare6880 ปีที่แล้ว

    Mami solabasho wcn

  • @Ruweydacusman
    @Ruweydacusman ปีที่แล้ว

    Walahi anigaabo qirooday maskin😢😢

  • @GoatRonaldo-gl7ly
    @GoatRonaldo-gl7ly ปีที่แล้ว

    Safari salama wan idin ciisi doona
    Noon Soo noqda waa idin jecel nahaye

  • @ZuhuraOzman
    @ZuhuraOzman ปีที่แล้ว

    Amira maoynaysamiyaa