Waxaan aaminsanahay in marka hore loo baahan yahay in dowladda Soomaaliya ay si buuxda u maamusho dhulkeeda iyo xuduudaheeda, markaas kadib ayaan waxaan ka hadli karnaa wadahadal dhexmara Soomaaliya iyo Itoobiya.
Kenyazmarna kama yeeleyno hoosaasin ayrabto in ay dhabarka ka toogato dalkeena Soomaaliyeed. Abii Axmed oo weli ku adkaysa naayo sidee ayey ku yeeli doontaa in uu madaxwaynaha dalka Kenya uu wado hoosaasin guracan.
Ethiopia waxey aragtey in somali ey is jiijiidayaan soo wey ka'faaideysatey dal walbo wuu sameen lahaa sidaan markii ey arkaan dal ummadiisa ey isneceb yihiin because of qabyaalad ( oday waa hore dhintey magaciisa daraadeed) walee waa ayaadaro Somali uma baahno cadow ayaka ayaaba dhinaca cadownimada iskugu filan iyo hormar diid nimada ( qarxada huriso wax walbo na waa " QABYAALAD"
Waxaa uu wdaa Madaxwaynaha dalka Kenya in ay joogaan ciidamada Itoobiye oo ay ka bixin. Hadaad wasa og tihiin waxa dabada Axmed Madoobe waa dalka Kenya labada dhinac ayey naga wada Canaan oo waa isku mid cadow cadow wax is kuma keen dhaamaan.
Comments kayga waxaan ku darsanayaa waa haddii ay ka noqoto heshiiskii is afgarafka ay la gashay Itoobiye ay ka noqoto Itoobiye waa ay wada hadli karaan laakiin narna looma hoosaasin karo in ay la hadasho sababtoo ah anaga oo vada aan lee nahay ay ka noqon ay ka hadasho waa qayaano qran.
Ahmed Madobe Dowlada Waxow Ku Furay Furin Kale Wana Hogamiye Kooxed Caqabad Ku Ah Somaliya Dorasha Xalaala iney Ka Dhacdo Mar kasta Mudo Xileedkiisa Markow Dhamaado Waa isu Calaama Shuba Taasna Uma Ficno Wadan So Korayo Sida Somaiya Dadku Waa iney Dowran Karan Qof Ey Donayan Uma Baahno Dowrasha Lagu Shubto
Horta qof la hadli maayo maahan arin jirto. Ninkii shalay qadiyadiisa banaanka la yimid, maantana u maleyn maayo in si sahlan qadiyaduu shalay ka dhiidhiyey in uu si sahlan uga tanaasulayo. Wallow dad aan wax garan ee ku xariiraan. lkn mawqifkaada ku dhimo haddii wax doonto la sheego ayaan dhihi lahaa.
Mahadsant walaalkey baroow show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi ❤❤❤❤
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
XASAN SHEEQ LAMA KULMI KARO ABIYE, ABIYE lama AAMINI KARO
Sanbaafka Kenya wuxuu iskabafiyey Khamradii waana beentiis horay ayey ugu hungoobeen Ugada iyo Kenya sheekadaas.
😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ❤😂🎉😢😮😅😊
Top of the news pro ❤❤ let's go until you reach to the goal ❤❤🎉
Arintan xasan baa dabcaya because of jubaland conflict
Qaxootiga ocaandenka
Somali hadee ethiopia la fadhisato wlhi wax badan halabaayo lkn kama filaayi midaas madaxweyne xasan
Ruta waa qaain ee Somalia hataxadirta ee go aankeedii Somalia ha ku adkeeysata
Daarood iyo Ethiopia Somalia ha laga qabto mar walbo iyaga ayaa Amxaaradaan futada ku wato
Aan kuu toosiyee DF iyo Putland khilaaf kama dhaxeeyo. Ee runta sheeg in damaca Deni lagu dagaashan yahay.
Yaahuu dheh horta ururka midoowga afrika addis ababa halaga raro
Waxaan aaminsanahay in marka hore loo baahan yahay in dowladda Soomaaliya ay si buuxda u maamusho dhulkeeda iyo xuduudaheeda, markaas kadib ayaan waxaan ka hadli karnaa wadahadal dhexmara Soomaaliya iyo Itoobiya.
Kenyazmarna kama yeeleyno hoosaasin ayrabto in ay dhabarka ka toogato dalkeena Soomaaliyeed. Abii Axmed oo weli ku adkaysa naayo sidee ayey ku yeeli doontaa in uu madaxwaynaha dalka Kenya uu wado hoosaasin guracan.
Siyaasadu maaha biyo fadhiya ee waa biyo qulqulaya oo hadba meel loojiheeyo
Asc barrow horta ninkan damaca wada yaanu la hadlin mw xasan sheekh
Waligi xasan waxba ma diidin fiqi baa diiiday oo aan xasan sheekh Kala taahan
Ethiopia waxey aragtey in somali ey is jiijiidayaan soo wey ka'faaideysatey dal walbo wuu sameen lahaa sidaan markii ey arkaan dal ummadiisa ey isneceb yihiin because of qabyaalad ( oday waa hore dhintey magaciisa daraadeed) walee waa ayaadaro
Somali uma baahno cadow ayaka ayaaba dhinaca cadownimada iskugu filan iyo hormar diid nimada ( qarxada huriso wax walbo na waa " QABYAALAD"
Somali isma necbaana ee qabiil kaan ogaden oo Oromo lagu soo dhax qarsehy ayaa Somalia hor taagan
@@Michealfot ma waxaa kawadey urur samaale? Waayo oromos ayaa dhahdo wixii urur samaale eh waa laftii nagaa meaning caruurtii oromada iyo xabashida Soo wali waan layaabanahay maxey oromo iyo amaxaaro urur samaale iskugu dhajiyaan maybe adiga ayaa noo sheegi doono since qabyaaladiiste aa tahay ama aa ku taqsuustey qabyaalada
Ethopia taako dhulkeena iyo badeena looguma tanaasuli doono inkaar qabooyinka wayna ka baxayaan dalkeena gumaystaha gaamuray ee cadowgeena ugu weyn ah iA
Soomaaliya waa laga raayay soomaaliya waxay wax walba u qaadaneysaa caadifada Axmad madoobe
Qoxotigiina isaga laabta Somalia idinkaa nafta u keeney
Ithopia waxbo gacanta kumaxayso heshiski somaliland mesha waa kabaxay
Duliga jubbaland joogo dhinac Iisa amee naga soo galaan
Xasan sheekh hadii uu la fadhiisto abii axmed kaarkiisa ayaa guban doono
Waxaa uu wdaa Madaxwaynaha dalka Kenya in ay joogaan ciidamada Itoobiye oo ay ka bixin. Hadaad wasa og tihiin waxa dabada Axmed Madoobe waa dalka Kenya labada dhinac ayey naga wada Canaan oo waa isku mid cadow cadow wax is kuma keen dhaamaan.
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🙏💯💯💯💯
Comments kayga waxaan ku darsanayaa waa haddii ay ka noqoto heshiiskii is afgarafka ay la gashay Itoobiye ay ka noqoto Itoobiye waa ay wada hadli karaan laakiin narna looma hoosaasin karo in ay la hadasho sababtoo ah anaga oo vada aan lee nahay ay ka noqon ay ka hadasho waa qayaano qran.
Ahmed Madobe Dowlada Waxow Ku Furay Furin Kale Wana Hogamiye Kooxed Caqabad Ku Ah Somaliya Dorasha Xalaala iney Ka Dhacdo Mar kasta Mudo Xileedkiisa Markow Dhamaado Waa isu Calaama Shuba Taasna Uma Ficno Wadan So Korayo Sida Somaiya Dadku Waa iney Dowran Karan Qof Ey Donayan Uma Baahno Dowrasha Lagu Shubto
Waan qorsheeuneeynaa ayuu yiri laakiin wuu qabsoomayaa lama oran mida kale wadahadalka waxaa doonayaa oromka oo uga hortagaya qorshaha cusub oo ciidamada amisom looga badalayo mandateka
😢
Horta qof la hadli maayo maahan arin jirto. Ninkii shalay qadiyadiisa banaanka la yimid, maantana u maleyn maayo in si sahlan qadiyaduu shalay ka dhiidhiyey in uu si sahlan uga tanaasulayo. Wallow dad aan wax garan ee ku xariiraan. lkn mawqifkaada ku dhimo haddii wax doonto la sheego ayaan dhihi lahaa.
Uganda iyo kenya iiyo ithopia
Waxey raban in ey somalia dowlad noqonin cayey raban marka heshis shirqool ah weye walal
Fidnada oo dhan waa idinka Somalida
Wa ino Mw xasan sh la hadla Rw Abiy 😂isaga ka caawin kara so qabaashada Ahmed madobe 😂😂😂😂
Dhiiqo haalagah aadeegto fuuto jiilic daber weene masakiintah siidah looboobo buuh yaaqaanah iyo iiman laa, aah
Axmed madoobe ayey garab ka heleen waa in lasoo qabtaa qaran dumiska
Soomaaliya dawladi kama jirto maba jirto magac mooyee dawladi waa fanesh lamana sugayo dawlad danbe oo soomaali ah oo danbe waxaa loo baabiyay 7 meelood oon midna mid lasocon oo wada col ah waa bes yaan lasugin rag waawayn ayaa dumiyay soomaaliya😊😊
Aniga waxay ila tahay in heshiiski sL meesha ka baxay abiy cadeeyey balse is horfadhi ....face saving raadinayo. Ood qaadis iyo jiidis waa isla guri geeyn.
Hesiiskaas. mesha. waa ka baxayay soomalinad is badal. ayaa. ka dhacy Ethiopia waxba gacan Kuma hayso heshiskii Musa biixii ayow raacay
Inad Kenya radiso wada hadalka somalia Iyo Ethiopia waa dulmi horleh waayo somala mahaysato dhul Iyo bad Ethiopia ledahay haday runta usheegi Wayne maxay somalia odhan donan Maxa lagula hadli somalia
Suasheyda waxay ila tahay qalad wayo de adkaty
Ethiopia waa rafasho..
Waqalad
Waa been .. ilaa Ethiopia ka laabato arinta bada
Somaliland wey guuleysatay somaliyana ha xalisato arimeheeda