Wa casharka koobaad ee koorsada English ka aan ugu talagalay dadka luuqada bartay balse ey iskugu toos toosneyn. Wxn ku faahfaahin doonaa qeybaha Kala ah: 1. The 9 parts of speech. 2. The 12 tenses. 3. Direct and indirect speech. 4. Active and passive voice. 5. Reading and pronunciation.
"Thank you so much for your kind words! I'm truly grateful to have the opportunity to share knowledge with you, and I’m glad it’s making a positive impact. Let’s keep learning and growing together!"❤️👍
Thank you very much ustaad. Anigoonan fiirsanin ayaan kusii mahadceliyay baahi aan uqabo iyo waxa soo socdo 27:00 daqiiqo wow. Aad baad u mahadsantahay macalin.
Masha Allah nice 👍 Allah ku siyaadiyo cilmiga ajar iyo xasanaad Allah ka siiyo Tnkle the best teacher in somalia Nin wax bartay dadban ka fiican thy ok
Ustadi marka hore xisab ayey ahayd hadana English ayan bahi weyn uqabnaa dhaman dadweynaga somaliyeed wana kaga mahad celinayaa 100% Abaalkagana allah bes aya kusinkara boskagana janatu fardowsa allah kadhigo Noso badi i.n cashirada ustaadiii❤🥰😍😊
Ustaad marka hore allah hagu xafido runtii markaan ku soo biiray maadada xisaabta wax badan ayaa la qabsaday xaqiiqdii xitaa ilaa iyo familkeyga aan u sheego inaad tahay macalin wanaagsan runtii waxaan ahay arday from four isooducey macalin inuu Allah ifudeeyo imtixaanka ❤❤❤❤ Guulayso macalin ❤❤❤❤
"The time it takes to become fluent in English speaking depends on your starting level and how much you practice. Generally, with consistent daily practice, you can see noticeable improvement in 3-6 months. For advanced fluency, it might take a year or more, but focusing on speaking every day and using real-life conversations will speed up the process!"
Both phrases are correct and mean essentially the same thing. The slight difference lies in emphasis: "You can stay home" is more common in American English. It’s direct and casual, focusing on the act of staying. "You can stay at home" is often used in British English and emphasizes the location, “at home,” rather than just the action. Both are widely understood, so you can use either depending on your preference or audience.
Ustad aad ayaad u mahadsan tahay. Casharadii trigonometric form four aad ayaad ii fahan siisay. Rabbi ajar iyo xasanaad aan laaso koobi karin hakaa siiyo.
Play list ayaan tagay oo waxaan is iri halkaas ayaa iyaga dhan ka wada helaysaa. Balse waxan filayaa inaad hadda labada cashar un ku billowday. Mahadsanid ustaad waa casharro caqiibo leh. Waxan rajeynaa inaan si fiican uga faaidaysan doono.
Waxaan ahay ardey form four ah Allah ha ku sharfo ustaad waxaan la socda casharadad waxaan kaa baraty chapterka targnometric saan u fahmay ogama fahmin dhamaan macalimiinta
Wa casharka koobaad ee koorsada English ka aan ugu talagalay dadka luuqada bartay balse ey iskugu toos toosneyn. Wxn ku faahfaahin doonaa qeybaha Kala ah:
1. The 9 parts of speech.
2. The 12 tenses.
3. Direct and indirect speech.
4. Active and passive voice.
5. Reading and pronunciation.
Thanks teacher
Ustaad noo soo badi
Allah ha ku sharfo ee.
@@BaryareCadeyou welcome 🎉
@@SshaficiCabdiwayahay wn so badinayaa lkn asxaabtaada la sii wadaag adna.❤❤🎉🎉
mahadsanin ustaad aad ayaan oga bahna😢❤
You are the best teacher never seen like u thanks
You are very welcome❤️👍
Adiga maxaa u joojisay TH-cam ka ayeyo lol
You teach a good way
Thank you ❤️👍
mahadsanid ustaad no so badi
Adaa mudan ❤️👍
You are the best teacher i see
"Thank you so much for your kind words! I'm truly grateful to have the opportunity to share knowledge with you, and I’m glad it’s making a positive impact. Let’s keep learning and growing together!"❤️👍
Macalin halkee kaa helikaraa❤
+252612408031
Thanks macalin
You welcome ❤️👍
Ustaad Qiibrad macalinimo ayaad leedahy jazakallh
Oo kasoo bilaabato 2015😊
My Teacher :جزاك الله خيرا
❤️❤️❤️
Mashaa Allah you, I can see you,re a good Teacher.thank you
"JazakAllah khair! I'm glad you enjoyed the lesson. Thank you for your kind words and support!"❤️❤️👍👍
Mahadsanid macalin ,inoo dhameystir koorsada kheyr Allaha ku siiyee🙏
InshaAllah
Samiyow qof kaa fcn y.. kumanan arkin lkn intee kala soxarirnaa
Labarkada
Shukran wllka
+252612408031 WhatsApp ka wad iso dhigikartaa fariintaada.
maasha Allah ustaad Wax badan noo soo gali
InshaAllah ila socda marwalbo.
Soo badi Mr Fanjooley 👍
Aad iyo aad, igu halee rafiki ya zamani.
❤👋🌼🌼👍
Thanks teacher
You are welcome❤️👍
Macalin ad bad umahdsanthy ❤waxa badan kafahmey jasaka Allah
Adaa mudan. ❤️👍
REALLY I APPRECIATE WHAT YOU DO FOR US TEACHER 🙏🙏
Thank you for that appreciation. It motivates me so much ❤️❤️
Mahadsanid sida fudud ey u sharaxaday so dhamestir i.A
Adaa mudan. InshaAllah wn so dhameystirayaa sida ugu dhaqsiyaha badan.👍
Thank you very much ustaad. Anigoonan fiirsanin ayaan kusii mahadceliyay baahi aan uqabo iyo waxa soo socdo 27:00 daqiiqo wow. Aad baad u mahadsantahay macalin.
Sidoo kale ayan ugu farxay markan arkay inad daawatay oo waliba aad iisoo mahadcelisay. Thank you too. 👍
Masha Allah nice 👍 Allah ku siyaadiyo cilmiga ajar iyo xasanaad Allah ka siiyo
Tnkle the best teacher in somalia
Nin wax bartay dadban ka fiican thy ok
Amin Dhamaanteenba.
Aad iyo aad ayad ugu mahadsantahay hadalkaaga wanaagsan.❤️❤️❤️
Thanks teacher ahmed jamac
You welcome ❤️👍
mahadsanid macalin noo soo dhameytir
Adaa mudan. InshaAllah wn so dhameystiraa.
Ale hakubarkeeyo macalin
Amin dhamanteenba👍
Teacher thanks 🎉
You're welcome 😊❤️
Mashallah 🎉🎉🎉🎉
Thank you ❤️👍
Macalin Adban kugubahanhy xagee lagaahelaa
Well done. Mahadsanid
Thank you so much ❤️👍
teacher waaba mu wareesana 9 qaybood waad mahad santahay alla haku sharfo
Adaa mudan.🎉
Waa mahad santahy
Adaa mudan❤️👍
Waw waan fahmay
ila soco marwalbo asxaabtaadana u wada dir si ey uga faa’iideystaan.❤️👍
Mahadsanid macalin
Adigaa mudan. So dhowow.
❤❤❤❤
❤️👍❤️👍
Ustadi marka hore xisab ayey ahayd hadana English ayan bahi weyn uqabnaa dhaman dadweynaga somaliyeed wana kaga mahad celinayaa 100%
Abaalkagana allah bes aya kusinkara boskagana janatu fardowsa allah kadhigo
Noso badi i.n cashirada ustaadiii❤🥰😍😊
Aad iyo aad ayad and ugu mahadsantahay casharada sida aad ugu xiran tahay Ana wxn ku dadaalayaa inan so dhameystiro InshaAllah.
@Mr.-Ahmed-Jama adaamudan kun iyo kow jeerba my teacher Ahmed jama🫡
Good m.a
Thank you 😊
Mahatsanit macalin
Adaa mudan 👍❤️
Ustaad marka hore allah hagu xafido runtii markaan ku soo biiray maadada xisaabta wax badan ayaa la qabsaday xaqiiqdii xitaa ilaa iyo familkeyga aan u sheego inaad tahay macalin wanaagsan runtii waxaan ahay arday from four isooducey macalin inuu Allah ifudeeyo imtixaanka ❤❤❤❤
Guulayso macalin ❤❤❤❤
Amin Dhamaanteen Allah hana wada xafido. Aad iyo aad ayan ugu faraxsanahay inad ku faa’iiday casharadeyda waliba aad recommendation aad iga sii bixisay. Thank you 🙏.
Runtii wn dareemi karaa Marka tahay arday culeysyada tirada badan ee kuso wajihikara la iigama sheekeenayo oo anaaba soo maray. Marka dadaal intaa ka gaartit murug iyo walwalna inta iska ilaalinkartit iska ilaali wayo maskaxdaada unbey sii diciifinayaan oo kaliya. Culeyska ardaynimo kuwi hore, kuwa hada iyo kuwa soo socdaba wey kula qabaan. INTAA KAGAARTIT DADAAL INTA KALENA ILAAHEY UDAA. InshaAllah waxwalbo wey kuu fududaanayaan. ❤️
@@Mr.-Ahmed-Jama insha Allah macalin 💚💚💚💚💯💯💯
Aan gulesano marwaliba insha Allah 💯💯💯🙏🙏🙏
Wad ku mahadsantahay si wacan u sharaxday ustadi no so badi casharada nocan ah, so dhamestir, i.A
Sidoo kale adigana wad ku mahadsantahay dhaawashadaada iyo fariintaada qiimaha badan.❤️❤️
ILahaY aJar io xasanaad hakaa siiYo mcLin 👏🏽
Amin. Dhamaanteenba.
Waad mahadsan tahay teacher
Adaa mudan. Thank you.
Mahad sanid ustaad
Adaa mudan. Thank you.❤️👍
Mahadsanid ustaadii Allah kubarakeeyo sida quruxda badan aad wax noogu soo gudbiso
Adaa mudan. Thank you ❤❤
Good teacher
Thank you! 😃❤️👍
How many month will take learning english special speaking?
"The time it takes to become fluent in English speaking depends on your starting level and how much you practice. Generally, with consistent daily practice, you can see noticeable improvement in 3-6 months. For advanced fluency, it might take a year or more, but focusing on speaking every day and using real-life conversations will speed up the process!"
Stay (at) home 11:09 maahinoo macalin
Both phrases are correct and mean essentially the same thing. The slight difference lies in emphasis:
"You can stay home" is more common in American English. It’s direct and casual, focusing on the act of staying.
"You can stay at home" is often used in British English and emphasizes the location, “at home,” rather than just the action.
Both are widely understood, so you can use either depending on your preference or audience.
Thanks 🎉😊
Welcome 😊
Ustad aad ayaad u mahadsan tahay.
Casharadii trigonometric form four aad ayaad ii fahan siisay. Rabbi ajar iyo xasanaad aan laaso koobi karin hakaa siiyo.
Adaa mudan. Wn ku faraxsanahay sida aad casharada ugu faa’iideesato marwalbo.❤️👍
Ok teacher awaalkaaga magudi karno
Wn isku lenahay
Play list ayaan tagay oo waxaan is iri halkaas ayaa iyaga dhan ka wada helaysaa. Balse waxan filayaa inaad hadda labada cashar un ku billowday. Mahadsanid ustaad waa casharro caqiibo leh. Waxan rajeynaa inaan si fiican uga faaidaysan doono.
Wa runtaa. Wana kusoo dhaqsanayaa InshaAllah.
Waad mahadsan thy mcalin.
Balse intii klle meedahy mcalin
Wan soo galinayaa wa balan InshaAllah. Bari ka bilaabato hal hal ugu fiirsada.👍❤️
@@Mr.-Ahmed-Jama waad mahadsan thy mcalin. Alle abaalkaga janadda haladhigo
Mhdsanid ustaad insha allh inaaad Dhamntood na Fahan siisid ban Rajaynayaa
👍👍👍
InshaAllah wn dhameystiri doonaa.
ilahay khayr hakusiiyo badan ustaad waxbadan baan kafahmay hada lkn nosobadi ustaad
Amin anagoo dhanba ilahey kheyr hana siiyo. InshaAllah wan soo wadaa ilaa dhamaadka.🙏
Ustaad xageen kala soxarira
+252612408031
Teacher
wn ku salaamay.
Teacher please noo soo badi English ka ❤ thanks 🙏👍
Ok. I will ✅
Waxaan ahay ardey form four ah
Allah ha ku sharfo ustaad waxaan la socda casharadad waxaan kaa baraty chapterka targnometric saan u fahmay ogama fahmin dhamaan macalimiinta
Wad mahadsantahay ilaaheyna haku fududeyo waxbarashada iyo hamigaga kale. InshaAllah wn sii dhameystirayaa xisaabtana.❤️❤️❤️
Macali waan ubaahanahey ee seen ku helnaa luuqada English ka
Mardhow koorsooyin dhameystiran oo online iyo toosba ah ayan soo shaacin doonaa InshaAllah ❤️👍
M.a ustaad wx aanan in badan fahmin ayaan mnta fhmy😊
Thank you. Wn ku faraxsanahay ❤️👍
Teacher erayo ayaan uBahanaHy
Wa diyaar lkn ilasocda mardhow channel telegram ka ayan samenraa oon idinku soo dharayaa InshaAllah 👍
Madsanid
Adaa mudan so dhowow❤️
Can I learn your channel?
Yes you can. Feel free to.👍
Beside me and behind
Aad iyo aad.
Beside = dhinaca
Behind = gadaasha
Teacher play list usamey
Waayahay InshaAllah 👍
ustd noo faa iiday subscribe -ka waa xageena ee macalin soomaali noqo ustd mahadsanid
InshaAllah igu halee❤️👍
Hakan ma kabaran karaa
Haa. Hadii aad rabtitna koorso gooniya wey jirtaa.
@@Mr.-Ahmed-Jama wall Ani wan raba korso daas
@@Mr.-Ahmed-Jamaanaa ubaahan koorsada goonida ah ustaad halkeen kaala soo xiriiraa
Wa diyaar InshaAllah
+252612408031
You are good but you left verb to be as I think
We shall get to that. InshaAllah.❤️👍
Asc Macalin waxan raba ina English I barto Number kaga raba WhatsApp
+252612408031
You are the best teacher never seen like u thanks
You are very welcome❤️👍
Thanks macalin
So dhowow🎉