Xildhibaan Faa'iso Jeyte"Maddaale asaga ayaa dhiiqa ku jiro,Ugaaska Marreexaan waxaan leeyhay hubka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Xildhibaan Faa'iso Jeyte"Maddaale asaga ayaa dhiiqa ku jiro,Ugaaska Marreexaan waxaan leeyhay hubka yuusan gacantiina ka bixin"

ความคิดเห็น • 18

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xildhibanad Faisa Jeyte Allaha Xafido Qalbigeena Ayey ka Hadashay Walaahi sidee Tahay Ayey Inoo Matashaa Dhamaan Shacabka Somaliyed❤❤❤

  • @mohamedtecno5783
    @mohamedtecno5783 2 หลายเดือนก่อน +1

    Libaxadan wan jeclahay Hadalkeed Billahi

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 2 หลายเดือนก่อน

    Faiza , god bless you I like you, you tell the truth. I wish if every person is innocent, well spoken like you, you’re wonderful better hundreds of parliamentarians men who are cowards.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkk Walaahi RW Hamse wuxuu hore usheegay waa lasoo noolaanayaa kisto kistoo hada faisa jeyte waa runteeda barlamanka wuu soonoolanaaya ❤❤

  • @mohamedtecno5783
    @mohamedtecno5783 2 หลายเดือนก่อน +1

    Madaalo Afkiisa ayuu Iskudilay 😂😂

  • @Muniid99
    @Muniid99 2 หลายเดือนก่อน

    Waa Runteed.. Hubka waxaa soo iibsaday Ganacsade Xasan Culusow waa in lagula xisaabtamo Ganacsigiisa suuqa madow iyo Dadka gaar ah ee uu hubeynayo.

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xildhibaan lacag laga gooyo aan loo sheegin halka ay buuxineyso
    Lacagtooda waa Xaaraan xtaa haddii agoon lagu caawinayo !!

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 หลายเดือนก่อน

    waa run mafiyadi so galiyay hubkah waa in maxkamad lah so sarah tan labad waa in lah casilah villa moryan iyo odaygan idin kah dabah qaylinayah moryan Adan moryan

  • @mrigan24
    @mrigan24 2 หลายเดือนก่อน

    Niman mrexan ahen see unoolyahay

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hubka hadii lasoo qaado saacada dhamanayso lol

  • @AbdullahiAbdulle-u1c
    @AbdullahiAbdulle-u1c 2 หลายเดือนก่อน +1

    Habar jahwareeraysan hubka askarta dawlada ayaa laga dhacay ayey dawladu ku celcelisay maxay ka hadlaysaa xasaanada in laga qaado ayada iyo kuwa la midka ah ayaan soo jeedinlahaa

    • @omarmohamed5120
      @omarmohamed5120 2 หลายเดือนก่อน

      Xataa musqulaha baarlamaanka kuwa isku waso waa iney sheegto
      Waa xaaraan xumaato in aa qariso
      Oo runta ku dhimato !!

    • @MaxamedCali-l2z
      @MaxamedCali-l2z 2 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhh wll ma iweeydisay hadi ad wax sojeediso codkadu inow shaqeynayo😂

    • @cfataaxyuusufbashiir9226
      @cfataaxyuusufbashiir9226 2 หลายเดือนก่อน

      Hub nin ganacsade ah oo beesha habargidir udhashey gaar ahaan sacad oo layiraahdo liibaan shuluq ayaaba dhahey anaa lahaaye

    • @AbdullahiAbdulle-u1c
      @AbdullahiAbdulle-u1c 2 หลายเดือนก่อน

      @user-pp9kg9nh8j haddii dadka somaliyed igu raacaan haa waan aaminsanahay haddii aan xasaanada laga qaadin in ay wax ka badali lahaayeen hab dhaqankooda

  • @BeelaHassan
    @BeelaHassan 2 หลายเดือนก่อน

    Qaladka adinka iska leh mar hore ayaa leydinka rabay in,aad iska qabatan

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 2 หลายเดือนก่อน

    Xilibaano ) inigo Og in suuq cir toogte ini furaan yhy , Inigo Og reer walba tignigo haysto inigo wada ah umaad wada hubaysan 😂😂😂😂😂...Maxa lo cabaarayn Ethiopia 🇪🇹

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 2 หลายเดือนก่อน

    Madale hala jorkeno barlaman ka, ee wax halaga weydiyo wasaqda xamar yalo