Hassan sheikh woo soo laabanaa ama jeclow ama nac , adiga ooku hadlaaya qabiil , nabada Hassan kaliya ma keeno ee shacabka iyo ciidan ka ayaa laga rabaa inee usooi jees taan, usa isbuuc kasta waxaa la weeraraa shopping center, Somali dhaheysana Obama wax ma qaban ma arkin, Somalia markee wax ka dhacaan maxaa madax weynaha loogu dhegaa? aqliga ha shaqeeyo,
waaw Masha Allah
Ala wadadanka haynoo hagaajiyo
Hassan sheikh woo soo laabanaa ama jeclow ama nac , adiga ooku hadlaaya qabiil , nabada Hassan kaliya ma keeno ee shacabka iyo ciidan ka ayaa laga rabaa inee usooi jees taan, usa isbuuc kasta waxaa la weeraraa shopping center, Somali dhaheysana Obama wax ma qaban ma arkin, Somalia markee wax ka dhacaan maxaa madax weynaha loogu dhegaa? aqliga ha shaqeeyo,
waxan filaya madax waynuhu in uu cunto u so tadsaday meesha usan dhibka mesha ka dhacayba usan warka haynin
Xasan waxaa tahay dameer , umana qalantid madaxweyna