LABA XAASLE QIYAANO JACAYL (20 sano kadib )SEASON 2 PART 176

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 187

  • @amaalqueen5981
    @amaalqueen5981 ปีที่แล้ว +2

    Dadkinan inbadan bad film ka wax kabadala lahaydene wala badale wana sifcn keep going sagaleey wallo

  • @ShamsoCilmi-c1p
    @ShamsoCilmi-c1p ปีที่แล้ว +1

    sbx and dumshi waxaan leyahy soomali my nolosheydii kunolada❤❤❤❤❤❤❤ wixiina waa sheeko aan dhamanayn😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @Fardowsosicid-gv4bf
    @Fardowsosicid-gv4bf ปีที่แล้ว +5

    Omaya dadki yaryara gormay hooyo naqden kuwi hoyoyinka ahana gormy ayeyoyin naqden❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ShamsoCilmi-c1p
    @ShamsoCilmi-c1p ปีที่แล้ว +1

    Sagl ❤❤❤❤❤❤sorry so brbr😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @xamdiyare4593
    @xamdiyare4593 ปีที่แล้ว +1

    Meesheenii hore Ayaan noo fiicneed

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkkk sagal waa gabar yar oo la soo doonaayo sagalna waa inan weeynaatay oo wiil ka yar oo jaamacad dhigta la socoto asadna lix biloid kaliya ayey kala maqan yihiin wiilkii siman oo uurka ku jiray iyo aasiyo waa isku fac kkkkkk

  • @sabaadqurux3318
    @sabaadqurux3318 ปีที่แล้ว +4

    C/qadir oday cadiyu u ekaday wu ku so baxay dharka😅😅😅

  • @IfraaxOmar-cp1xw
    @IfraaxOmar-cp1xw ปีที่แล้ว +6

    Another level waxano dad ahi gormay dhashen😂😂😂😂😂

  • @zainabyaryaro
    @zainabyaryaro ปีที่แล้ว +15

    Team sagal caawa
    anago ujeedna filmka nagu kor badeshen 😂😂

  • @oksure7485
    @oksure7485 ปีที่แล้ว +4

    Wxaan maxaweye 😂😂😂 filim somali miyaa 😂😂😂 gormu canugi dhashay gormay sagal iyo asad kalayaceen gormay tikale dhashay 😂😂😂😂yahuuuu

  • @ShamsoMire-q3n
    @ShamsoMire-q3n ปีที่แล้ว +6

    Bis waye filimkii aan jeclaa cawa ayaa igu dambeysa waa ku dheesheen😢

  • @umusuleyman63
    @umusuleyman63 ปีที่แล้ว +1

    KK,kk,waxan,firsanay,fiilimka,labatan Sana,,lakin,maduqowayin,sagal,iintakalo,waduqowen😊😊😊😊😊😊😊

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi ปีที่แล้ว +1

    Kani magaraciibaa subxana Allah reerkii mayey soburiyeen meeye Cabdilqaarid iyo akay iyo habartii faxaley

  • @faadumocabdikaafi1881
    @faadumocabdikaafi1881 ปีที่แล้ว +4

    Ek fooda iska jar waa duqowday 20 sano kahor food lahude😂😂😂😂

  • @faadumocabdikaafi1881
    @faadumocabdikaafi1881 ปีที่แล้ว +4

    War ba aaa ek iyo axlam miyaa isguursaday😂😂😂adkatay wllhi riwaydii ayaan hooyadeed ma safiyaa tolow😂

  • @fadxacaddy882
    @fadxacaddy882 ปีที่แล้ว +6

    Wadku ciyaarten filimkii 😢

  • @Taxoow
    @Taxoow ปีที่แล้ว

    Walalkay Ibrahim qoje walahi waa kowata😊❤

  • @FaadumoAadan-r9c
    @FaadumoAadan-r9c ปีที่แล้ว +2

    Waxkaste waxa iga daran garka io madaxa Akey io labiska C/qadir😂😂😂😂😂

  • @khayrjecel-yt5lj
    @khayrjecel-yt5lj ปีที่แล้ว +6

    Flimka wax weyn aa ka khaladen , sidey Aasiyo oo gabar weyn ahayd iyo wiilka Siman oo uurka ku jirey isku age u noqon karaan oo isu shukansan kararaan, vartaas waa idinku qabaney guys , big mistake from the director.😅😅😅😅😅😅

  • @caliyacali4561
    @caliyacali4561 ปีที่แล้ว +2

    Bisinka waxan waxay ani bes dib udawan maayo😢

  • @hibaaqabdi5285
    @hibaaqabdi5285 ปีที่แล้ว +1

    Waxa waad na nacsiisinbe meeshu marya ba rabanaa sagal iyo sadwo uf weeyo waxani kkkkkk😂😂😂

  • @saynabmaxamad1087
    @saynabmaxamad1087 ปีที่แล้ว +1

    Jah markaan uu filimka macaanyahy❤❤😮

  • @xamdicalimaxamed-mi8ml
    @xamdicalimaxamed-mi8ml ปีที่แล้ว +1

    Maxa waye waxn cusub qeybta aan sugeybey 176 awey

  • @faadumoyuusuf1415
    @faadumoyuusuf1415 ปีที่แล้ว +6

    Filimkiba waakan labadalay dadke qaarna way yar yaraayen marki iigo danbysay qaarna calooshay kujereen soda wiilka siman😂

  • @ramloahmed8001
    @ramloahmed8001 ปีที่แล้ว +2

    Sheekada maal fiican Ayee mareesee xagee uboodeen

  • @FartunMaxamuudgaas
    @FartunMaxamuudgaas ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh maxaa filimikii nooga badasheen 😂mcnbuuu ahaaye😂

  • @nadiifochanel9550
    @nadiifochanel9550 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣anin waxan meela uwado waye waba kuwareeray waikabes cawa lakabilaawo sheegadii meeshii umaacaned bakaqaladen

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 ปีที่แล้ว +4

    Sidan oo kalee reeraheena waxay dhahan hodhodhooooo. Oo Asadow maxa qaldan duqda hooyada ilkaha biraha 20 sanoo miyay ugu jiran 🙊

  • @Rasmiruun2023Hanansan
    @Rasmiruun2023Hanansan ปีที่แล้ว +5

    Sorry wlhi waxaan sugnaba saan maad noogasheen wixiina dhamaad maleh by by by😢😢😢
    Caawa kadib iguma ogidiin😢😢😢😢😂😂

  • @hodanmaxamedcabdi950
    @hodanmaxamedcabdi950 ปีที่แล้ว +1

    Yaab wllhi filmkii noo badaleen an other leval 20 sano kulahaa

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra ปีที่แล้ว

    Sagal somali walaashay waa ku salaamay waad janji gareysay gurigii good waaye

  • @Axlaam236
    @Axlaam236 ปีที่แล้ว +1

    Naagihii dhamaa marway noqdeen😂😅😅

  • @safaamahad6011
    @safaamahad6011 ปีที่แล้ว +2

    Ani meel loosocdonba fahmi la.ahay😂😂

  • @kunkaroon3154
    @kunkaroon3154 ปีที่แล้ว +1

    Safiya
    Iyo abdiqadir
    Makala tageen😂😂😂

  • @NasraJohor-zd1wk
    @NasraJohor-zd1wk ปีที่แล้ว +2

    wamaxeydee sagaleey 20sano kadib soqorteen intii uunbad lalegtihiin qofweynadey idinkuma jiro

  • @hodanhawsi575
    @hodanhawsi575 ปีที่แล้ว +2

    M.a tabarakallah. FINALLY storey line kii waa noo badasheen from -175 ayeenuu dumar is haystuun fiirinaynay 😂. Oo fantax leey ma England baa la dhihi jiray. Oo kaalay. Asiya is Siman willkeeda miyaaney 12-13 sano u dhaxenin mar haday 20 year later tahay. Ma Asiya 32 yrs old noqotay ayaa siman willkeed oo 20 yrs old ah isku school ku jiran

  • @Omar542
    @Omar542 ปีที่แล้ว +1

    Waa dadaalaysaan balse filinka waxbaa kaqaldan

  • @xamdiyare4593
    @xamdiyare4593 ปีที่แล้ว +1

    Riwaayada maxaad ubadasheen sidii hore bay kuma caaneed

  • @maaiddonuur
    @maaiddonuur ปีที่แล้ว +2

    Gabadhii sagal Wali school dhigataa wiilkii safiyo jaamacadoo dhigtaa waayaab😂😂

  • @alfazaalhaji5988
    @alfazaalhaji5988 8 หลายเดือนก่อน

    Naya siman 😂 mxawaya ninkan weeyno garaca ah😂tintan mxawaya kulaha 😂ma garac aya ilahey ka baqo😂😂

  • @Fardowsosicid-gv4bf
    @Fardowsosicid-gv4bf ปีที่แล้ว +2

    Cawa anago ujedno miya filimki labadaly❤❤❤❤❤

  • @fadhijamaa8282
    @fadhijamaa8282 ปีที่แล้ว +3

    Wan wareesanhy aniga meel loosocdo xataa ma ogi 😂😂

    • @Zoona777
      @Zoona777 ปีที่แล้ว

      Aaa fahmay lkn cod lama so duubi karo sa fcn ku fahamsiin lahaa😂😂😂

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi ปีที่แล้ว +2

    Maxaa khaldan meeday gabadhii uurka lahayd iyo Sagal Family

  • @SawdoCabdi-p8w
    @SawdoCabdi-p8w ปีที่แล้ว +6

    Wah filim cusup aa nagu kor pilaabay anagoo mid noo socdo😅

  • @xamdicalimaxamed-mi8ml
    @xamdicalimaxamed-mi8ml ปีที่แล้ว +1

    Filimku Mel macn bu no maryee ee wey ku ciyaren ayhu

  • @ebyanabdille325
    @ebyanabdille325 ปีที่แล้ว +5

    Hhhhh war ilen after years xita nalama oran

  • @Nusaymamoha
    @Nusaymamoha ปีที่แล้ว +1

    peebtaan walaso qalday u malen parts 90 noqon lahayd eh se cml 🎉😂🎉

  • @nasroshuriye3835
    @nasroshuriye3835 ปีที่แล้ว +1

    Aaway filamkii hore fanaxley waa tii fashili rabtay gabdhi uurka lahed

  • @naimomohamed3787
    @naimomohamed3787 ปีที่แล้ว +9

    Masha allaah Sagal another level 👍👏👏👏👏

  • @NasriAbdulqadirahamed
    @NasriAbdulqadirahamed ปีที่แล้ว +5

    Ala wiilkii siman iyo gabdhii sagal waa is jeclaadeen qababa😅

  • @nasraahmed1706
    @nasraahmed1706 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkkkkk dadkii goormay waxanoo dad ah dhaleen war ileen sidan waa wali

  • @farxaanqaroole0
    @farxaanqaroole0 ปีที่แล้ว

    My my sagalay see wax tidhaahdeen wll anigu maba fahmin

  • @fartunbaremustaf6881
    @fartunbaremustaf6881 ปีที่แล้ว +2

    Siman iyo wiilkeeda😂😂😂

  • @faadumocabdikaafi1881
    @faadumocabdikaafi1881 ปีที่แล้ว +1

    12+20:32 raasiyo jirto😂😂😂 wiilkana 20 jiraa sida saxdaa😂😂😂😂😂

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 ปีที่แล้ว

    Aasiyo wiilkaas waa ka weyntahaye aasiya markay kuray aheyd wiilka calooshuuu ku jirayee see camal

  • @safaahmed465
    @safaahmed465 ปีที่แล้ว +3

    maxaweye riwayada adbadasheni balise nogoceliya❤❤❤❤

  • @MsKeyf
    @MsKeyf ปีที่แล้ว +1

    Cawo xagee nageeysen waaah 20 sano kadib aaaa🎉

  • @sahroabdullahi2401
    @sahroabdullahi2401 ปีที่แล้ว +3

    29 sano kadib? See waaye 😅😅 5 ama toban dheha

  • @kaysofe134
    @kaysofe134 ปีที่แล้ว +1

    Wooooowww another level 😂 mashallah

  • @maryamac.qaadir8831
    @maryamac.qaadir8831 ปีที่แล้ว +1

    Ala c.qaadir wayeelnimo kunuurAa😂😂😂

  • @ifrahaden3782
    @ifrahaden3782 ปีที่แล้ว +7

    20 San buu nagu kor wareegay filinkii yaab😂😂😂😂

  • @indhouroon2213
    @indhouroon2213 ปีที่แล้ว

    Ano 7 bil ah ba wali madhaline waxan dad shime ladhalay o waynaden😂😂😂

  • @nasrocadaani4823
    @nasrocadaani4823 ปีที่แล้ว

    Asd iyo sagaley maxaa dhacay riwaayadi madhanaatay waaxanaaqsabahay

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 ปีที่แล้ว +5

    No way Aniga idin kama yeelin team Sagal see wax leedihiin 😂😂😂😂😂😂

  • @MueaahibMohanod-xl8co
    @MueaahibMohanod-xl8co ปีที่แล้ว +2

    Anaa yhoreeyy 😂 hhh

  • @xusencabdulaahiyusuf9007
    @xusencabdulaahiyusuf9007 ปีที่แล้ว +1

    Meshaan kuyabanba fadhiyaa bisinka

  • @Girlcr72961
    @Girlcr72961 ปีที่แล้ว

    War nagataga filimki waad wasters 😢😢😢😢😢

  • @ijabaluul4704
    @ijabaluul4704 ปีที่แล้ว

    Aasiya way yartahay wiilkii wecelka ahaana wuuguursanayaa

  • @leeylocabdi6049
    @leeylocabdi6049 ปีที่แล้ว +1

    Oo ani hada neeqo jir paan ahay marka😅😂

  • @shukricali8861
    @shukricali8861 ปีที่แล้ว +1

    Tolow fanxleyne see utlaa dadki ano arkoyo isbadalen yp😅😅😅😅

  • @sabaadqurux3318
    @sabaadqurux3318 ปีที่แล้ว +1

    Wixinu wa cimri degeg dadki uruka ku jirayba is shukan sanay 😅😅

  • @Maandeeq672
    @Maandeeq672 ปีที่แล้ว +1

    Musaslka waa nagu badsheene team sagal soomali😂😂

  • @CaashoKiin-tl3qj
    @CaashoKiin-tl3qj ปีที่แล้ว +1

    Kalaya intaan xlay jifty aan dawanin miyaa 20 i dhfaty waa ogaa hurda. Weynideda akhiro xitaa amey i dhafiisaa istaqfuruulh😂😂😂

    • @cafiifaaxmed1911
      @cafiifaaxmed1911 ปีที่แล้ว

      😂😂20 anaga dhanbaa nala zeexiyee astaqfirullah dheh wll

  • @leylowarsamenoor
    @leylowarsamenoor ปีที่แล้ว +7

    San 45 sano ayan ku jira maxa yelay 20 sano aya na dhaftay😂😊

  • @xamdamaxamed5093
    @xamdamaxamed5093 ปีที่แล้ว +2

    Hayaay nasteexo haday filimka kuso biitay ba wa dab

  • @fowsiyodaahir4819
    @fowsiyodaahir4819 ปีที่แล้ว

    😮qalada baa jira wilka siman
    Ayeeydiisa waxay tiri mee jamacadii
    Hooyadiisana school lee sheega inkastoo mar mar jamacada sheegayso director ka inuu saxo ahyd dadku wuu qaldanyaya
    Sidoo kale qaladad kala jiraa in kastoo meelaha qaar fahmin
    Wiilka siman soo kii uurka ku jiray ma aha markii aasiyo hooyadeda jaabatiga u dubaysay see hada isku waxabarasho iyo shukaansi kugu jireen

  • @amiiroyartabilicdaleh
    @amiiroyartabilicdaleh ปีที่แล้ว

    CABDUQAADIR ODAY SHAYBA😂😂😂😂

  • @Ubahcollection
    @Ubahcollection 9 หลายเดือนก่อน

    Filimkii kan miyaa lagu bedelay 😢

  • @indhouroon2213
    @indhouroon2213 ปีที่แล้ว

    Yahu waku dheshen jaaw waxan cilin mahe yahu 😏jaw

  • @nurtofarax6584
    @nurtofarax6584 ปีที่แล้ว +2

    maxaa waaye saan aawe filimkii aan sugaaye bisinkow maxa nogu dhelen

  • @qamarcabas1721
    @qamarcabas1721 ปีที่แล้ว +2

    Bay wan idin nacee😂😂

  • @anisoabdulaahimaxamuud392
    @anisoabdulaahimaxamuud392 ปีที่แล้ว

    Abdiqadir baan kuqasalay😂😂😂

  • @shluul200
    @shluul200 ปีที่แล้ว

    Allah kacabso Abaayo
    Qof baa wax khalda kuqoray
    Iimeelkaga waan idinaka Raali galinayaa
    Wax inlaysku sheegaa maxumo
    Sorry aan kuleeyahay
    Cafiyo masaamax cunug yar
    Oò seeflabooda aaqoray
    Waan idindaawadaa Abaayo
    Qimaarkaada qaado asagaad
    Kurux badan tahay

  • @cudoonofficial6923
    @cudoonofficial6923 ปีที่แล้ว

    Astaqfurullah ak asad reebreebkiisa un miyaa kusocdo😂

  • @khadiijoahmedmahamud9671
    @khadiijoahmedmahamud9671 ปีที่แล้ว +1

    War se wax yesheb😂😂😂😂😂

  • @DaganWalaal
    @DaganWalaal ปีที่แล้ว +1

    Sagal iyo asad may kala tageen cawa

  • @Maclimabuukr
    @Maclimabuukr ปีที่แล้ว

    Huh,wr,ruuwayadi,kuli,jabar,nooqdee

  • @farxiyomaxamedcali1939
    @farxiyomaxamedcali1939 ปีที่แล้ว

    Waaw hal maalinbaa lugu duqooby

  • @iqraaxmedsalaad-cb7cf
    @iqraaxmedsalaad-cb7cf ปีที่แล้ว

    Eky ngto asad furba dalq miyaa😂

  • @XamdiXaaji93
    @XamdiXaaji93 ปีที่แล้ว +1

    Lkn dadkii isma badalinee
    Inaa duqowsha kentaan aheyd

  • @NateexoCabdi-cp7ti
    @NateexoCabdi-cp7ti ปีที่แล้ว +1

    Waaw m.a

  • @sabaadqurux3318
    @sabaadqurux3318 ปีที่แล้ว +1

    Fanxalay away ninki ma kaxaysatay😅😅

  • @claahidaahir2812
    @claahidaahir2812 ปีที่แล้ว

    Dadki oo dhan Waa wawen

  • @hibaaqabdi5285
    @hibaaqabdi5285 ปีที่แล้ว

    Kkkk siaman wiilkeed ku qosol

  • @genihussein152
    @genihussein152 ปีที่แล้ว

    😂kkkkkkkk guul iyo gobanimo jeekey

  • @Crashiid-ff5pf
    @Crashiid-ff5pf ปีที่แล้ว +2

    Dadki duqo noqdeen🤣

  • @Khadra-e8w
    @Khadra-e8w ปีที่แล้ว

    Warka iska daaya riwaayadaha madaanwan jirin miyaa dadkaan dhahaaya filinkii waa is badalay riwaayadaha ayaa saas isku badala caadi
    waaye

  • @CabdiXasan-fh7nz
    @CabdiXasan-fh7nz ปีที่แล้ว

    Waad washeen filimka

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 ปีที่แล้ว

    Filim ka wan lasocda wad badashen. Siman gormay dhashay xagay ku noshahay , Sagal gormay baxday . I don’t understand .

  • @shluul200
    @shluul200 ปีที่แล้ว +1

    Asc