Waraysi Xasaasi ah: Abwaan Daaha Gaas Miyuu Difaacay Dilkii Dadka?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 210

  • @hamdasamir8755
    @hamdasamir8755 2 ปีที่แล้ว +3

    Maansha alaah abwaan caqli badan wariyuhu runtaa loo sheegay kjkkkkkkkkk waxasaa abwaan maansha alaah abwaan guuleyso 🥰🥰🥰💗👍👍👍👍🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🥰🥰🥰🥰🥰

  • @xamdacayni2192
    @xamdacayni2192 2 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allh alle caqliga hakuu barakeeyo abwaane wx garad 💯👑

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan nagu qaliya daaha ale ha ku barakeyo🥰🤴🌏

  • @umusihaam9908
    @umusihaam9908 2 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi abwaan daaha gaasa waa fariida

  • @ismaaciilfaarax186
    @ismaaciilfaarax186 2 ปีที่แล้ว +2

    Daaha nabad ayuu ka hadlayaa runtii hadaan la is yeel yeeley nabadana qeyr keen baan ku dhaaf nay yaa rabi💚💚💚💚◻◻◻◻💖💖💖💖☝☝☝☝✌👍

  • @khaderismael7364
    @khaderismael7364 2 ปีที่แล้ว +2

    Ragna dumisbay Ku riyaaqaan. Ragna dhisidbay Ku rafaadeen. Isku rooroo is rumaystoo. Raatub wada jira. Rays San rug Ku fura.

  • @naimajama5303
    @naimajama5303 2 ปีที่แล้ว +16

    Acudibila kan wareeysanya maxa ka khaldan? War ninka maxad ku haysata ma rayigiisa oo ah mudaahradka ma ogli iyo urruuradii in la furo waan tageersana. Abwan daha run bu sheegey nabad wax ka fiican majiro. Mida kale fananimodu iyo qabyaladu isma galan dadka hanaga sumeeynina kooxda dhalinyarada ee dayax wa geesin yar yar oo anu jecelnahay.

    • @Ramdammubarak
      @Ramdammubarak 2 ปีที่แล้ว +1

      Sunbuu cabay wariye ma aha waa kuwa kugabada

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 2 ปีที่แล้ว +1

    Xagaa wariyaayasha ayeeynu ka dhimanay

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 2 ปีที่แล้ว +5

    Ninkan daaha cabdi gaas waa fariid. Waana muwadin dhaba waa abwaan Somaliyeed

  • @farhiyoabdullahi3579
    @farhiyoabdullahi3579 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah tabarakallah xafidakallah

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 2 ปีที่แล้ว +7

    Mansha Allah. Abwaan Daahe Gaas.

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 2 ปีที่แล้ว +3

    Iska celi Daaha Gaas kana yare masgaxda laga xaday ee cuqdadaysan ee qabiilaysan ee aan wax kale arkayn ee dhigoolaha ah. Horyaal TV waa laga eryayaa hadduu sudaa ula hadli waayo abwaanku. Daaha sidaa ugu xaji ciyaalkan CBBda ah ee yutuberka ah een suxifiga ahayn.
    Ilaahay buu raali gelinayaa.

  • @cabdiburcaawi2799
    @cabdiburcaawi2799 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashalaah.abwan.daha.shugran.ilahaay.haku.barakeyo

  • @ubahomer2468
    @ubahomer2468 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa wariye xanuusanaya aqoona ulahayn khibrada weriyenimada Taasina waa ta nahaysata aduunka jaamacad ayaa looga soo baxa. Waa in aan loo ogolaan nimaan shahaado haysan lagana erya dadkan qabiilka iyo hungurigu dhex qaaday ee jaahiliinta ah

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 2 ปีที่แล้ว +5

    Kanyaree doqonka ah yaa yidhaa suaalaha soo baro waxaad moodaa inuu afkii mucaradka ku hadlayo.

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 2 ปีที่แล้ว +5

    Waar anaa Garxajis ah ee Abwaanka su'aalaha bilaa micna ah hakula noqon mardanbe.

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 2 ปีที่แล้ว +13

    Asc
    Horyal 24 tv
    Wariyahani wuxuu u baahanyahay seminar iyo aqoon korodhsi aqoonta wariyanimada,
    Nin abwaana oo nolol maalmedkiisa eryanaya ayuu suaalo aan ku haboonayn waydiinayaa,
    Kalagaro suaalahaagu ninkay ku habonyihiin,
    Ka xilkahaya iyo ka xilka u ordaya iyo shacbiga siday suaaluhu ugu kala haboonyihiin,
    Ma waxaad ku wiirsanaysaa hooyada ilmaheeda ku wayday mudaharaadkii shalay ??????????????????????????
    Horyal 24 tv jawaabtu waa dhankiina.

    • @maryamibrahim4878
      @maryamibrahim4878 2 ปีที่แล้ว

      Kan weriye ma ah maxaa ka qaldan

    • @kulmiyestore3676
      @kulmiyestore3676 2 ปีที่แล้ว

      Kan yar ma badownimo ayaa haýsa mise waa diradiraale oo bulshada ayuu iska horkeenaya shacab ayuu leeyahay hooyo ayaa ku wiirdsaysaa

  • @anabhussein9209
    @anabhussein9209 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wa runtisa ha laysdhagaysto or Mr Cirro wax hagarto

  • @cartttan
    @cartttan 2 ปีที่แล้ว +1

    DaaHa cabdi Gaaz

  • @Uknownw
    @Uknownw 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah abwaan qaaliya runbadaanaa guuleso caqliga ha waayin ilahay umadan xaqa ha garansiiyo aduunki baaka yaabay isaaaqii waxaay samenayaan shame walhi

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 2 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahay ha ku Xifdiyo, waa nin fariida ninkaas Abwaan ka ah oo aftahana MashAllah

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 2 ปีที่แล้ว +5

    Abwaan daaha walee kanyar dhulkuu la dhacay ilayn wuxuu sidaa ugu hadlayaa waa nin ciro u adeeryahay jaahil makarafon qatay.

  • @nhja7973
    @nhja7973 2 ปีที่แล้ว

    Mansh'allah tabarak Allah. Abwankayki .Ilahay ha gu xafido inadeer👑. RAbo no baadi wax garadkaca. Amin Yaa RAbi 🤲🤲🤲

  • @abdiraxmanadam7646
    @abdiraxmanadam7646 2 ปีที่แล้ว +2

    Horyaal tv wariyahan siminaar buu u baahan yahay waxa ka muuqataha caadifad qabiil markaa wariye ma noqon karo su'aalihiisa bal dhagaysta iyo sida dagan ee uu abwaanku ugu jawaabayo

  • @qadanadan4599
    @qadanadan4599 2 ปีที่แล้ว +1

    Dee ilahayba na siiyey hibada maxaad daah gaas ugu dhagi

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 2 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan daaha waan taageersanahey sxbkey waa rageedii

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 2 ปีที่แล้ว +3

    Congratulations daaha alaylehesitidaad u qabatay kan yar ee dhaansan

  • @abdis70
    @abdis70 2 ปีที่แล้ว +3

    Kan yare Wariyaha ahi wuu Qabyaalad Cuqdadeysan yahay. Daahese cashar buu u dhigay...isagii su'aasha keenay ayay Dib ugu noqotay.- Ceebey tacaal.

  • @omergul4363
    @omergul4363 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa Allah waa waxgarad

  • @aminselmi8378
    @aminselmi8378 2 ปีที่แล้ว +11

    Allaha ha ku gargaaro run bass sheegaysaa.
    We need few men like you so we can build our country.
    MaanshaAllah

  • @calimahamuud5083
    @calimahamuud5083 2 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan Daaha Gaas Geesi garaadbadan Halkaa kasiiwad Guusha

  • @محمدآمينبنإسماعيل
    @محمدآمينبنإسماعيل 2 ปีที่แล้ว

    Cbb wa horyaal

  • @cabdirisaaqcabdilaahi8533
    @cabdirisaaqcabdilaahi8533 2 ปีที่แล้ว +5

    Daahe cabdi runtuu sheegay wllhi

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allllah daaaha gaaas nolow❤

  • @safialambert3861
    @safialambert3861 2 ปีที่แล้ว +3

    Geesi machaala merci la paix c'est très important somaliland GUULEE 👍👍👍❤️

    • @raydalmartin4458
      @raydalmartin4458 2 ปีที่แล้ว

      Absolument il a bien dit la vérité il y avait juste un seul côté qui était à feu 🔫 🔥 et à sang alors que l'autre côté il y avait la tranquillité . Cela prouve que tout le monde n'était pas d'accord pour la manif . Vue le nombre des manifestants il y a pas eu grand monde , où il y eu du monde c'était juste une partie de hargeysa , Burco et Cerigabo, c'est là où sont installés le clans de CIRO et FAYSAL , berbera et borama quelques dizaines voilà la mafi.

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 2 ปีที่แล้ว +2

    Walahi daaha gaas waad iska celisay nin rageed

  • @abdifatahduale3967
    @abdifatahduale3967 2 ปีที่แล้ว

    Guul iyo Gobanimo Abwaan Daaha

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 2 ปีที่แล้ว +3

    *NABADDU DADKOO DHAN,
    DAN BAY U TAHAYE!
    *DADKOO MUDDAHARAADA,
    HADDAY DANI KEENTAY!
    DOC KASTO, LOOGA WAREEGEY!
    MARKAY DAWO WEYDEY !
    MAXAA U DABIIB AH !
    DANTII LAGU GAADHI !
    *KURSIGAN DANIHIISA,
    MIDKII DULBAXAABA !
    IDDII KA DURDUURTO,
    DANYARTA U ADEEGIN !
    MIDKII DULBAXAABA,
    INTII DAMAC QAADO,
    HADDUU DEGIWAAYO,
    DAAQUUD NOQDO WAALAN !
    SIDII AWR DOOBYO,
    DAWAAD!DHEBI YEESHO,
    *DABEECADAHAA XUN,
    *DADKAA MADOW BAA LE,
    DUNIDU LA WADAAGINE,
    *INTII DUUBLIYO,
    *DADKII SHALAY DOORTAY !
    *INTABA HADDUU DIIDO !
    *MAXAA U DABIIB AH!?
    *SOW DAW NOQONMAYSO,
    *SHACABKOO ISKU DUUBNI,
    DAREEN INUU MUUJO
    DAGAALKA HORTII????
    *QABIIL KU DIFAACA !
    *QABIIL KU DIFAACU !
    IYANA DOOD JABAN !
    SOW DABBALNIMO MAAHA ?
    *ADIGAAN NIN DIFAACIN,
    *ADIGAAN MID DURRAYNIN !
    *ADIGAAN DOC U IILAN !
    *RUN DAAH LAMA SAAREE,
    *ADAAN WAX DEDAYN,
    *DABOOLKA KA QAAD !

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah

  • @ejaaboabdirahman6463
    @ejaaboabdirahman6463 2 ปีที่แล้ว +3

    Horta dhankaa uu ka eegay waa run abwaanku sixirbararka iyo nolosha hadì laydha ka mudahrada cidla heli maayo ku

  • @hamdasamir8755
    @hamdasamir8755 2 ปีที่แล้ว +3

    Alah xumaa cuqdad badanaa habar yonis waa ciro oo wariyaa waxase helay wariye libaaxa kkkkkkkkk maansha alaah daaha gaas 🥰🥰🥰

  • @HassanAli-qg4tg
    @HassanAli-qg4tg 2 ปีที่แล้ว +4

    Dadbiga dadkaa dhintay waxaa qaadaya dadkii soo abuulay ee umadoo dagan soo kiciyay ee yidhi dhaxa tuura wax burburiya .

  • @maxamedsidiiq7532
    @maxamedsidiiq7532 2 ปีที่แล้ว

    Abwaanka ka badanysida zxp daah gaas waan tageer

  • @nimo1055
    @nimo1055 2 ปีที่แล้ว +2

    Run badane Daah Gaas, jigjiga yar iyo xaafadaahasi shodani war kamay hayn dadka wadooyinkooda iska gubayee ee dadkooda xabada ku shubay. Intii dhimatay Alle haw naxariisto......

  • @hiboyoussoufosman5862
    @hiboyoussoufosman5862 2 ปีที่แล้ว

    Macha Allah

  • @hassanhirdi1200
    @hassanhirdi1200 2 ปีที่แล้ว +2

    Daahoow abwaan digsi xagataad ku cadaatay muuse wax la eegan karo maaha qof inuun damiir ku jiraana ma taageeri karo alaa kariim ilaahay wado dhuxuleeda hakaasoo duwo sidii horaad ku wacnaydee

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 2 ปีที่แล้ว +3

      Qofka aragtidiisa haku caayin lkn si cafimaad qabta wax u gudbi adiga taada ma rabtid inlagugu caayo, anigu isaga wax waan ku raacay waxna waku diidey

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 2 ปีที่แล้ว +1

    Viva daaha gaas ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 2 ปีที่แล้ว +2

    WARIYE WAXAAD TAHAY MUNAAFAQ
    SITOOSA UULA SHAQAYAY GURUUBADA DALKA BURBURINAAYA
    XAGEED ALLE AAD KAGA BAXSAN CADAABKIISA
    ISKU DIRKA IYO QABYAALADA AAD DADKAD WARAYSANAYSO ISKU XISHOOD

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 2 ปีที่แล้ว +2

    Labadan hogaamiye in ay liitaan oo aanay kalsooni isku qabin in ay tartamaan waxa cadayn u ah dhalinyaradii xaafadooda ee shaqo la'aanta kala sinaa dhalinyarta kale ayey dabada galiyeen oo been ay ka dhaadhiciyeen, xaafadihii kale vote kama rabaan Rules of the law hadii la dafiro Jiri mayno.

  • @mohamedmuse8183
    @mohamedmuse8183 2 ปีที่แล้ว +2

    “Waar adaa lagaa rabaa wacyi galin”, Daaha Gaas.

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 2 ปีที่แล้ว

    Waa run Wariye adigu dadka wacyi gali

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 2 ปีที่แล้ว +2

    War niinku ka wayn qabilkad ku duraysa maxa ugu jiraa ciiro in loo dhinto dalka ayaa kawayn

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว

    Abwaan kalamad baa i idhaaftey ma qaar ba kugu hasytaa abwaanda aad la dhaley waliba isaaaq waliba jifaada aha oo maay kaa xigaan illahey ha u naxriistee inta dhimatey

  • @samdaiid7712
    @samdaiid7712 2 ปีที่แล้ว +2

    Daaha xaraabo weeyan wllhi😅😅😅💯

  • @mubarakkaahim7218
    @mubarakkaahim7218 2 ปีที่แล้ว +3

    Waar waxan Wariye isku sheega ahi Doqoniimo iyo badownimo ayuu isku darsaday lkn ciin buu daaqay oo Daaho Gaas bu afka yuuban lagalay 😅😅😅😅

  • @hodanhussen2656
    @hodanhussen2656 2 ปีที่แล้ว +3

    Daaha gesii weriye maha waa cadiifa wiixihore Eden

  • @nimo1055
    @nimo1055 2 ปีที่แล้ว +3

    Wariye isku sheeg bilaa xirfada..... waar sayid iga gaadhsiiya farriinta ninkaasi training sannad ayuu u baahan yahay ......

  • @ismailgifta3352
    @ismailgifta3352 2 ปีที่แล้ว

    Masha wale waa abwan leysmacasi

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 2 ปีที่แล้ว +2

    Daaha gaas maantaaba ninkan iigu horteysa Walle geesi weeye...doqontu ha iska cicido.

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 ปีที่แล้ว

    Basaas af qamuyn cunsuri

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 2 ปีที่แล้ว +2

    De arinta ciro waydi sotilaha carutina qabsada 60bilod

  • @asmaosman9545
    @asmaosman9545 2 ปีที่แล้ว

    Waa wariye qabyaladaysan kani

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +1

    WARIYE INTII WAX DHACEEN SUAALHAGA MA MIISANAA KICIN BUU U BADANYAHEY MA LIINTAAD RABTAA

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 ปีที่แล้ว +1

    Doqonkan bal dhagaysta hooyada waxa wiilkeeda dilay oo intuu kuwiisii dibadaha geystay dhiigiisa u daadiyay si uu kursi ugu koraa waa cirro, waa suul cawro waa faysal faaruq oon Dan iyo muraadna ka lahayn

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 2 ปีที่แล้ว +1

    Kani waa xaqiiiir wasakha oo waliba afsomaliga habaar kaga dhacay wasakha oo miidhan aya dadka colaysiinaya oo kala fogaynaya stupid 😔

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninka fitanka iyo mudaharaadka istaadhay ayaa danbiga qaba.

  • @ishaakismail8874
    @ishaakismail8874 2 ปีที่แล้ว

    masha allaah sifiicanbuu u qanciyey
    wariye cuqdadaysanbaa waraysanaya 😂😂😂😂

  • @radwancllaahi9773
    @radwancllaahi9773 2 ปีที่แล้ว

    wa zida wariyuhu zhegay wa izku wada degan hal fanan oo rer borama ahi kuma jiro

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilmaha ku dhintay waxa dilay ciro oo yidhi ii dhinta.

  • @asalcabdalasaciid6548
    @asalcabdalasaciid6548 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxani ma wariyaa ABWAAN DAAHA bajaajkan in aad u waranto ma aha

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 ปีที่แล้ว

    Allow waad aragtaa dad diin dal midna ma hayno ee na daba qabo yaa rabbi odayaashaan wey na cuneen oo dhalintii wey dhamaadeen ee naga dul qaad cadaabka iyo yaxaas tafa na boobaya oo dal iyo dad midna hayn qaaq qaaq hala hayo gaalkuna hasoo gur guurto

  • @maxamudabdullah8819
    @maxamudabdullah8819 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa runti khaladbay ahayd

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 2 ปีที่แล้ว

    Kahor kac sunta abwaan laabtaa madoow

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwaanku dhinac ayuu la saftay
    Waana nin mushar qaata camal kiii
    Waanu fahanay waana uu is sheegay isna sharaxay
    Aar aamuskiiii

    • @zncabdi2706
      @zncabdi2706 2 ปีที่แล้ว

      Nin asqaysan lama loodiyoo waa inkaar qabe

  • @bintiburco4485
    @bintiburco4485 2 ปีที่แล้ว

    Jeegan IGA dheh ama h,jeclo Axl alaa naga dhigay isaaq and h,jeclo

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 ปีที่แล้ว

    Adeer xabashi ayaa u Tashanaysaninta hartey ama is haysta ama aamusa ama u gur guurta yuhuuda madow waa murugo fool xun oo ka tagey gaalkii cadaa oo uu kaaga tegey qabiil oo ku siiyey gaal madow ama aamusa ama wareega oogafiirin dhagarta gaalada guunka ah

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว

    yarkan walahaahi xukumada jogta qarnimada isga qalan abwaanka heesha uu badley waa heesu u badley 18 may ya lahey ma muuse mise xukuumiidisa wariye inaan ku idha awariya ma tahid ma rabo lakiin tuushka ha raacin heesha wadaniga somali oo dhan inaabga tarin reer somaliland waynu badal karnaa waxaan samyeyn 1960 waxi ka danbaysey inaga leh

  • @said1498ify
    @said1498ify 2 ปีที่แล้ว

    aqoon daro makarafoon qaadatay oo aan garanayn aqoon teedii waar waxan tababar soo siiya Daaha gaas waa nin rageed abawaan

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 2 ปีที่แล้ว

    Ninkani wariye maaha waa nin buka oo meeli u cadahsy laakiin fariid aftahana baa helay oo kii yaraa cagaha isugu dhuftay.

  • @whatwhy8959
    @whatwhy8959 2 ปีที่แล้ว

    Dacha halkaa kasii wad afsoomaligaaga wanagsan

  • @fadumoxasan9285
    @fadumoxasan9285 2 ปีที่แล้ว

    Digsi xagto waxay bal waxsi wuxuu lasoo shir tagayo day wariyana ma tihid afsomaliga iska hagaaji

  • @whatwhy8959
    @whatwhy8959 2 ปีที่แล้ว

    Xldhibaanadu marking Horatio tough ahayeen aooyaaye ayaa ka kow ahna tuug

  • @khadaribrahim6418
    @khadaribrahim6418 2 ปีที่แล้ว

    Kani. Waaba. Caadifadaysta. Caadiya. Runti. Abwaan. Sida. U. Hadlayaa

  • @qawaraxdahir7772
    @qawaraxdahir7772 2 ปีที่แล้ว

    Kkk waxa helay nin gadaca

  • @MuxiyadiinAbdi-ss5fk
    @MuxiyadiinAbdi-ss5fk 3 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IsmaGaba.
    @IsmaGaba. 2 ปีที่แล้ว +1

    Weriye matihid ee soo baro makara doonka ayuunbad qatay huguri ayuunba kuu geeyay dadka halu goyan

  • @hodanhussen2656
    @hodanhussen2656 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa wereya waa qadanataha

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 2 ปีที่แล้ว

    Daaha gaas geesi geesi dhalay runta sheegay.

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 2 ปีที่แล้ว

    Ciro wuxuu ku guulaystay inuu caruurtii iyo dumarkii cuqdad ka buuxiyo

  • @xasancabdulaahi3362
    @xasancabdulaahi3362 2 ปีที่แล้ว

    Xaar baad dadka marmarinaysaa
    Wariye
    Ma ogtahay heestaasi
    Markii horba suudaani bay ahayd
    Oo waa la soo dheegtay
    Namiimiye baad yahay
    Ilaahay naarta ha kugu fyoogee
    Shaqadaada xalaal munaafiqnimada
    Iska dhaaf adiga iyo wariye isku
    Sheegyada kaleba

  • @medabdi6912
    @medabdi6912 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma cid qudha ayaad weriye tahay?kan ad taageeraysaa 7 sanadood oo korodhsiima ah ayuu kursiga brlmaanka kufadhiyay, marka waxan kugula talin lahaa sland u noqo weriye,

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 ปีที่แล้ว

    Waxaad tihiin odayaal dhaadey oo aan ka fakereyn cawaaqibka dhalinta iyo diinta iyo sharaftii ay lahaayeen kumanaan sano shanta soomaali weyn waxaad raadineysaan liq liq maalmo ah oo uu alle kuu qorey

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 2 ปีที่แล้ว +1

    Kani maaha wariye waxa u baahan yahay in training galo waa zero

  • @omergul4363
    @omergul4363 2 ปีที่แล้ว +1

    Daaha gaas waa waxgarad

  • @abusufianofficial9943
    @abusufianofficial9943 2 ปีที่แล้ว

    Kani wariye maaha, waa suuq joog

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 2 ปีที่แล้ว

    Ninkani marka horaabi kasoo horjeedaa inay hooyo murigooto, weriye maaha kani

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 2 ปีที่แล้ว

    Asc Abwaan Daaha Suaal oo waayahee Siyaad bare maxaa loola dagaalamay soow cabudhin iyo bandoo may ahayn Dee muusana intaasuu wadaa maxaa diiday in uu Doorasho qabto
    November/13 why why waar allah kabaqa wariye 👍 good jab

    • @zncabdi2706
      @zncabdi2706 2 ปีที่แล้ว

      Cidna lama cabudhiyo maalin oo dhanbay caytamayaan xoriyad baa lahaystaa nimankana waxan iyagaa isla ogaa inagu maynu ogayn

    • @abdullahahmad5635
      @abdullahahmad5635 2 ปีที่แล้ว

      Siyaad waad maqashuune nimcada yay idin dhibin sidii siyaad hadii la, idiingalo xaal Sidan ma ahaadene

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 ปีที่แล้ว

    Haayee noo daa heesahatagaa naagtahoow

  • @Pda1860
    @Pda1860 2 ปีที่แล้ว

    Mujahid mujahid dhalay
    War wuxuu landheraysana

  • @mafiiya4313
    @mafiiya4313 2 ปีที่แล้ว

    Beeeeeeenale