DEG DEG KABTAN AYUB OKU DHAWACMAY DAGALKI PUINTLAND DAGALKI UGU CUSLAA O MAANTA KA DHACAY BURAHA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 19

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 maashaa allaah guuuuul puntland

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ❤gen.ayuub eebe ha boogo dhayo insha allah

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Alle ha caafiyo kabtan ayuub waa geesi wadaniya❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aadanyare5268
    @aadanyare5268 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaahay ha caafiyo ayuub waanu jecelahay ilaahaya hajecelaado

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ILLAAHAY CAAFIMAAD DEGDEGA SII JANARAAL AYUUB IYO DHANAAN CIIDANKA GEESIYAASHA AH EE XAQ U DIRIRKA AH EE PUNTILAND
    ILLAAHAY CAAFIMAAD SII DEGDEGA AAMIIN AAMIIN YAA ALLAAHU.

  • @AxmedSala
    @AxmedSala 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    1:05

  • @ashahassan3869
    @ashahassan3869 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilahey ha. Cafiyo.ayub.cabdirisaq horta.wa.nin.rerer.adana..cigale.ah.maba.cabsadan ruunti

  • @fadumoashur8770
    @fadumoashur8770 7 นาทีที่ผ่านมา

    Ilaahay haw booga dhayo intii dhaawacantay intii dhimataynaa Allaah hawnaxariisto

  • @faadumocali-yt9zp
    @faadumocali-yt9zp 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    AYUUB HADUU DHINTONA SHARAF, NADUU NOOL YAHAYNA SHARAF. ILAAHAY HANOO CAAFIMAADIYO LAAKIIN MIYAN AYUUB BAA PUNTILAND YOOGA . GGGGGGGOOOOOOOOOOOL😍😍😍😄

  • @abdi6533
    @abdi6533 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxa is waydiin leh xagay ka soo galeen ajaanibta waa in laga saara wadanka ajaanibta lana adkeeyaa xuduudaha puntland

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Saraakiisha ciidanku telefoonno satelayt ku shaqanaya ayay sitaan uma baahna shirkado is faarsiineed.

  • @HamudiStudio-y5e
    @HamudiStudio-y5e ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Taglageramka

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂 weriye faracade caadi maaha quraan hala saaro

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 31 นาทีที่ผ่านมา

    TELGRAM KAGA WAN GELI WAAYEY EBIDHANOW LINKINGA MASOO DHIGI KARTAA MAHADSANID

  • @muxamedmuusemaxamed195
    @muxamedmuusemaxamed195 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeer kelmada xasuuqa bedel lagaga adkaaday istimaal
    Xasuuqu waa dad aan dagaalamayn oo lalaayay laakiin laba ciidan oo dagaalamayay xasuuq ma aha

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faracadaha waa basaas qurun ah maxaa hoosta loogu wataa.qumay.

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sakhraan ayuub waa ninka Somali isku dira waa qabyaaliiste somali kala dila

    • @HamdkI
      @HamdkI 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      War somali wax layiraahdo ma jirto ayuub afkaaga ka du ciilkaaga adigu u dhimee

  • @AxmedSala
    @AxmedSala 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    1:24