Barnaamijka Marwo | Waxaa Marti Ku ahay Ruqiyo Maxamed | Astaan HD 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 91

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 4 ปีที่แล้ว +8

    Maasha allaah mushtaaq aad baad u degan tahay weriye 100% meel baad dhigatay, islaanta buraanburaysaana Waa cajiib .💝😍💕💖

  • @zuzujama9760
    @zuzujama9760 4 ปีที่แล้ว +7

    waxaan ka heley gabadha wariyahaa say ula keeneysoo masha allh

  • @lamahuraan836
    @lamahuraan836 4 ปีที่แล้ว +3

    Marwo Drs adna adam ismaaciil magac iyo muuqaaba ha jiro horumarka Dumarka somaliyed ayaad hormoodkod tahay xaqiiqdi alle yaa ciska

  • @shabcanmohamed2286
    @shabcanmohamed2286 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah marwo Edna Adam Ismail ayaan sawirkeeda arkaa hooyada qaranka jamuuriyada barakaysan ee somaliland 💚🤍❤

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 4 ปีที่แล้ว +2

    Hoyday ban xasuustay oo aad u Jecel buranburka Hadi ay amanadu inagu jirto incha allah Arooskyag alla haygu simo Hooyo adiga iyo asxbtadu waydun kala xidhan doonta😂😂

  • @sareedo163
    @sareedo163 4 ปีที่แล้ว

    Wa barnaamij aad u fiican xaga haweenka waananu idiinku mahda celinaynaa bahda soo agaasintay🙋‍♀️🙏
    Haday suurta gal tahy waxaad soo casuuntaan Hablaha ku shaqeeya xirfda ka madax banaan wax barashada si dumarkeena aan wax baran ay uga faa'idaystaan🙏
    Aad bad u mahadsantihiin🙏🙋‍♀️

  • @dalxisiyowaayoaragdalxis5208
    @dalxisiyowaayoaragdalxis5208 4 ปีที่แล้ว +7

    Ana maseeray walo an aroosday 1987 arooskayga Waka buranbur dadko ad uma aqoon fanaanin ba Dalka ka jiray
    In kasto dad badan ka nasiib badanahy arooskayga waxa joogday aun magool iyo saado Ali iyo khadra dahir iyo salad Darbi Ilahey waxu siyay 4 gabdhood iyo 3 wiil labo waxa ugu magacdaray saado Ali iyo khadra dahir oo waga suuqa haysday luuq walba aad marto

  • @davidgossey2531
    @davidgossey2531 3 ปีที่แล้ว +2

    Reer waqooyi murti oo.dhan loodaa wa gabay maanso mahmah buraanbur hees murti oo dhan iyo hal abuur oo dhan reer waqooyi ugu kalay cid ku gaadha ma jirto wa wada abwaano rag iyo dumar

  • @muniitaibrahim6113
    @muniitaibrahim6113 4 ปีที่แล้ว +4

    Mncha Allah mamo ilaahay codka iyo cafimadkaba haku dheereeyo

  • @davidgossey2531
    @davidgossey2531 3 ปีที่แล้ว +1

    Reer waqooyi 2 jir gabyaya ayad ku arkaysa wa dad cajiib ah

  • @ifka-nuuraabdi4345
    @ifka-nuuraabdi4345 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan waxaan u arkaaa eney been wada thy . Ilaahey dumarkan ha u danbi dhaafo🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @hafza2135
    @hafza2135 4 ปีที่แล้ว +5

    Gabadha drs hibaaa buubaal la dhaho soo casuuma please waa reer hargeysa xitaa😐😐

  • @farxiahassan8715
    @farxiahassan8715 4 ปีที่แล้ว +2

    Ma shall afkaga cano lagu qabay

  • @barwaaqomohamed1289
    @barwaaqomohamed1289 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah afkaga Cano lagu qAbay mamo 💋💋

  • @rodishaabdirahmaan2430
    @rodishaabdirahmaan2430 4 ปีที่แล้ว

    Manshalah best barmamij aan dawado ❤️💔🌺🙏🥀🥰👌

  • @khaalidcali2651
    @khaalidcali2651 4 ปีที่แล้ว +4

    Woooow ♥️❣❣

  • @nadiabashir1982
    @nadiabashir1982 4 ปีที่แล้ว +2

    Wow!
    So Amazing 😍😍🤗

  • @amruunmohed739
    @amruunmohed739 4 ปีที่แล้ว +2

    OMG waan jeclahy durbanka

  • @zuhaybaapdi1831
    @zuhaybaapdi1831 4 ปีที่แล้ว +3

    Casarki ma waregto cishihi ciyaar matagin o timaha ma casaysato baarar Kama cashyn wiuuw wuuuuf naa ikacay dhiiga ikacay ikacay boqool buu itagy 💃💃🤩🤪🤣😂💋

    • @hamdasaciid1160
      @hamdasaciid1160 4 ปีที่แล้ว +1

      Ahmet intee Dawanaysay Inbti😅😅😅

    • @zuhaybaapdi1831
      @zuhaybaapdi1831 4 ปีที่แล้ว

      Hamda Saciid gabdhaydi hablaho dhan aya wada yaqan maxa kugu dhacay 🤔🧐😂🤣arooskan tagoba inata wn ka maqlayey

    • @hamdasaciid1160
      @hamdasaciid1160 4 ปีที่แล้ว

      @@zuhaybaapdi1831 Dhagahga Siwcan ushaqeynaYa👂👂😅

    • @zuhaybaapdi1831
      @zuhaybaapdi1831 4 ปีที่แล้ว +1

      Hamda Saciid 🤣😂 sowmhn

  • @aziaarawelo7964
    @aziaarawelo7964 4 ปีที่แล้ว

    Ikacay dhiigaa ikacay heey💃💃💃💃💃💃💃

  • @ruqiyomaxamed5233
    @ruqiyomaxamed5233 4 ปีที่แล้ว

    Keep going my walal anigane isoo booqo 👈❤️♥️❤️

  • @maryamaomar743
    @maryamaomar743 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh maama marwo axsan buraabur

  • @colaadphotography5955
    @colaadphotography5955 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxan uu bahanahay anigu inta aya idhaahdan markaad xabiibi tidha inaad xaskiisi tahay ayu xurmaynaya

    • @akhayr395
      @akhayr395 4 ปีที่แล้ว +1

      Ragu marku daalan yahay
      Wu dulqaad yar yahay
      Sanqadha waa laga yareeya
      Marku sal dhigo
      Sariirtu seexanaya la saxar tiraa
      Sufur qabowba biyaha loogu si shuba
      Kolku yar cadhoodo codka lo suubiya
      Xabiibi markaad tiraahdu xishonaya
      In aad xaaskisi tahay bu xushmaynaya .

  • @hamdijoyjoy3029
    @hamdijoyjoy3029 4 ปีที่แล้ว +2

    Wooow amazing mom ManshaAllh💖💖😍😍

  • @cawokosaar5219
    @cawokosaar5219 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah ❤😍😍💋💋

  • @ruqiyooffice834
    @ruqiyooffice834 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo huray usoco anigane isoo booqo 👈❤️♥️❤️♥️❤️

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 4 ปีที่แล้ว +2

    Dr hibaaq buubaal inooso casuuun

  • @naghaahmed8914
    @naghaahmed8914 4 ปีที่แล้ว +1

    I like it👌

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 4 ปีที่แล้ว +11

    Gabadha wariyaha ah ayaaba ciyaarta dhammaysay. ala maxay saar ka booday ama buraanbur. kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @ifrahomar7854
    @ifrahomar7854 4 ปีที่แล้ว +2

    Ruuqiya dhiidh xasuus

  • @maryanabdi7353
    @maryanabdi7353 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah ku deysto maamo

  • @sihaamsiman2668
    @sihaamsiman2668 4 ปีที่แล้ว +2

    Waan jubodayba markan islaanta dawady ciyaartana nogu dara dee agaah

    • @duaalesomalilander5452
      @duaalesomalilander5452 4 ปีที่แล้ว +1

      Hedee kobtaas waxba ka dhacay. AGAAH kkkkkkkk

    • @sihaamsiman2668
      @sihaamsiman2668 4 ปีที่แล้ว

      @@duaalesomalilander5452 kkkkk dee iney botinta noo raciyan bey ahyd

  • @ikranabdullahi4995
    @ikranabdullahi4995 4 ปีที่แล้ว +2

    👏👏👏👏

  • @asmaasmaqani1155
    @asmaasmaqani1155 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allh edaday

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 4 ปีที่แล้ว

    Ooow Maamadan Aroosyo Badan Ayay Noo Tumtay Waxay Dagantahay Xaafada Daami Ee Magalada Hargaisa Waan Ku Jclahay Hooyo Adiga Qof Aan Ahayn Iiga Dumi Maayo Arooskayga

  • @nuuracaligiire7245
    @nuuracaligiire7245 ปีที่แล้ว

    Mzh allah

  • @shaaficicismaan6144
    @shaaficicismaan6144 4 ปีที่แล้ว

    Manshllh alle yaa reer ii dhisaa halay amane 😂😂

    • @hamzemouse8569
      @hamzemouse8569 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂🥰🥰Guurso wyhee

  • @naderacawiye1427
    @naderacawiye1427 4 ปีที่แล้ว +1

    Ruqiya wali wakhti kamatig

  • @faadumocabdi4499
    @faadumocabdi4499 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxaasaa buraanbur

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 4 ปีที่แล้ว

    intay tumaysay waxay ku sheegty 15 sano maya wayka badan tahay anigay arooskaygi kaa tumaysan iyada iyo qarkale waxanu ahaa 1003 biishi 6 20

  • @rahmoahmedsheikh9241
    @rahmoahmedsheikh9241 4 ปีที่แล้ว +2

    Hadey ku hor fadhido ayeyba baarasheeda marsanyihine kkkkkkkkkkkkk

  • @mindhige_____4670
    @mindhige_____4670 4 ปีที่แล้ว +1

    Engriska dhabarka ween

  • @rahmamohmed7411
    @rahmamohmed7411 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @amalwarsame8263
    @amalwarsame8263 4 ปีที่แล้ว +1

    Amaanta qeybta wiilka caadi maaha

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 4 ปีที่แล้ว +1

    Wooooowo Ruqiya salan sare

  • @maryanabdi7353
    @maryanabdi7353 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @dheemanmedia8776
    @dheemanmedia8776 4 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤

  • @safiaabdi7860
    @safiaabdi7860 4 ปีที่แล้ว

    Ma bosasad la katimi qolayda tirahdan maqlijiray ma buranburbay noqotahy

  • @nimcohaybe1181
    @nimcohaybe1181 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma boosaasaad ka timi ma boodhkaan kugu liqaa😂😂😂😂😂

  • @jablibaax
    @jablibaax 4 ปีที่แล้ว +1

    Hooyadani waa #ciidagle baan u malaynaya

  • @aishahajji4469
    @aishahajji4469 4 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @ahmetyazkayazkah4960
    @ahmetyazkayazkah4960 4 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkk fariidka yar

  • @amrandaahir402
    @amrandaahir402 4 ปีที่แล้ว +1

    Kawsar soomacsuuma

  • @AhmedOmar-vm5nb
    @AhmedOmar-vm5nb 4 ปีที่แล้ว +1

    Talow hala iiguriyo hhh

  • @hibaaqmaxamed9896
    @hibaaqmaxamed9896 4 ปีที่แล้ว +1

    Ruqiya dhiidh day

  • @naimaahmed2604
    @naimaahmed2604 3 ปีที่แล้ว

    Lol somalilander don’t know buranbur orad heelodiino wata

  • @qurankariim9415
    @qurankariim9415 4 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣

  • @amiiraofficial7745
    @amiiraofficial7745 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaaaaaaassaaaw

  • @ruqiyooffice834
    @ruqiyooffice834 4 ปีที่แล้ว

    Keep going my walal anigane isoo booqo 👈❤️♥️❤️♥️

  • @khaalidcali2651
    @khaalidcali2651 4 ปีที่แล้ว +2

    Woooow ♥️❣❣

  • @khaalidcali2651
    @khaalidcali2651 4 ปีที่แล้ว +2

    Woooow ♥️❣❣