AQRISO SUURADAN IS BUUCII HAL JEER KADIB FIIRI SIDA AY IS KU BADASHO NOLOSHAADA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ก.ย. 2023
  • #sheekh #riimi #channel

ความคิดเห็น • 42

  • @awoabdille6953
    @awoabdille6953 10 หลายเดือนก่อน +4

    Alle haku barakeeyo Sheikh waxbadan kaa faa,iidney xaqiiqdii Alle miisaanka xanasaadka hakuugu daro sheikh Aamiin🤲

  • @hassansalat7117
    @hassansalat7117 9 หลายเดือนก่อน

    Amiin

  • @user-ub7sk6of2f
    @user-ub7sk6of2f 10 หลายเดือนก่อน +2

    Asc shikh ii soo fasir riyadan.
    Waxaan ahay gabadh. waxaan ku riyooday hooyaday oo ah qof wayn oo da'ah oo dhashay inan (gabadh) yar.
    Hadana mar kale ayaan ku riyooday hoodayad oo dhashay laba caruura oo mataano ah. Hooyo waa qof wayn oo dhalmo daysay waa hore.
    Labadaa riyo isoo fasir shikh alle haku barakeeyo

    • @barooaflax
      @barooaflax 10 หลายเดือนก่อน

      riyadan dambe goormee ku riyootay

  • @Drsalad-em3pe
    @Drsalad-em3pe 10 หลายเดือนก่อน +1

    Meel aan kaala so xariiro ayaan rbaa macalin

  • @XabiibXusni-ze1wv
    @XabiibXusni-ze1wv 9 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah

  • @Ilhaancali21
    @Ilhaancali21 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤

  • @salmanabdi5113
    @salmanabdi5113 10 หลายเดือนก่อน

    Sheikh Riyo aan kuriyode haley ayn raba inad ifisirtid ee xgen kahela Sheikh Riimi❤ sii an kugu shego riyadan ...... ISO JAWAB FADLAN ❤

  • @sucadahmedismail9218
    @sucadahmedismail9218 10 หลายเดือนก่อน +1

    amii ammi sheekh ale haku xiftiyo❤❤❤

  • @CumarkingKingcumar-vi1ge
    @CumarkingKingcumar-vi1ge 10 หลายเดือนก่อน +2

    Allh karim allh karim

  • @Drsalad-em3pe
    @Drsalad-em3pe 10 หลายเดือนก่อน +2

    Asc sheekh waxan ahay arday waxan rba inaan riyo kula wadaago oo aad iiku soo noq noqotay iyado kala duwan oo hal qof laku riyoonayo

  • @Kafiya-hu4ty
    @Kafiya-hu4ty 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 10 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu baarik

  • @israsheikh7015
    @israsheikh7015 9 หลายเดือนก่อน

    Wa suradee

  • @user-yj2fb4it2h
    @user-yj2fb4it2h 10 หลายเดือนก่อน +1

    M.alh jasaa kala khayr

  • @user-ur5ul6on9e
    @user-ur5ul6on9e 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah shugrn shekh

  • @umumicraaj5458
    @umumicraaj5458 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allh sheikh shugran

  • @user-ld1fv3rk1m
    @user-ld1fv3rk1m 10 หลายเดือนก่อน

    Mansha allha ❤❤

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 10 หลายเดือนก่อน

    Wcs sheikh Jazakallahu khaira, Amin ya rabbi

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 10 หลายเดือนก่อน

    Maanshaallah .

  • @luulmaxamed4468
    @luulmaxamed4468 10 หลายเดือนก่อน +2

    Sheeqoow waxan ku riyooday anigoo dheeman weyn ley siinaayo oo qasnadii an gashan lahaa ayan raadinayey

  • @maqsuud277
    @maqsuud277 10 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك علي محمد وعلى آل محمد كما باركت علي ابراهيم وعلي آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤

  • @CumarkingKingcumar-vi1ge
    @CumarkingKingcumar-vi1ge 10 หลายเดือนก่อน +1

    M. A

  • @user-fr7je1nj1n
    @user-fr7je1nj1n 10 หลายเดือนก่อน

    Sheikh waxan ku riyooday dhuxul aan dikad aan ka gurayo on xafadayadi ugurayo nin unba igu yidhi iskada sheikh Iso fasir

  • @hiboomar3433
    @hiboomar3433 9 หลายเดือนก่อน

    Maalinkasta hadaa sameeyo kwrn sheikh

  • @saado209
    @saado209 10 หลายเดือนก่อน +2

    asc sheekh riimi sheekh waxa aan kuriyooday nin dhulka lacag ka uruusanaya kadib ana waan la gurtay lacagtii isoo fasir sheekh alle haku barakeeye

    • @sahuur3269
      @sahuur3269 10 หลายเดือนก่อน

      Xabtiit markii lagufasiro ilaso wadaag adigo mahadsan ani hada kahor dhoor habeen baan ku riyoday anigo dhulka lacay ka urur sanayo ee ila wadaag adigo raali ah qaaliyee❤

    • @saado209
      @saado209 10 หลายเดือนก่อน

      @@sahuur3269 haye qaali

    • @barooaflax
      @barooaflax 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@saado209riyadaa hadan lagu qabin waxay sheegeysaa in nin beera ley ah uu ku guursan doono, ama dhulka wax ka soo saarto.

    • @mohamoudabshir4139
      @mohamoudabshir4139 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@barooaflax😂😂😂😂😂beenaale. Stop ✋ warning ⚠️ 🚫

    • @barooaflax
      @barooaflax 10 หลายเดือนก่อน

      riyadaa nin naag iyo caruur leh ayaa ku guursan doono sidaa ayay sheegeysaa.

  • @luulmaxamed4468
    @luulmaxamed4468 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @user-fr7je1nj1n
    @user-fr7je1nj1n 10 หลายเดือนก่อน

    Sheikh riyo aan ku riyooday qof aan kala raagnay ayaa riyo iigu imi isagoo afar naalo ah dhabta laysaaray naalo cad markasu qofku igu yidhi hilibna waan ku dooni ee isug masugin on wankakacay oo wan socday kadib waan baraarugay

    • @barooaflax
      @barooaflax 10 หลายเดือนก่อน

      riyadana ma ku fasiraa?

  • @user-el5ek8pr5u
    @user-el5ek8pr5u 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sheikh riimi waxaan ku riyoodey ninkeyga ninkeyga naag labaad oo iga qarin jirey Lakin iyada lugeheeda iigu imaatay iyadoo aniga iga fool xun aniga beryahaan waan ka shakisnaa haleey saacadu markey eheyd toban saac iyo ruuwi sheikh adigoo raali ah isoo jawaab mahadsanid shiikheena

    • @barooaflax
      @barooaflax 10 หลายเดือนก่อน

      riyadaa waa sheydaan kugu dheelayay.

  • @ifraaxcabdilaahi338
    @ifraaxcabdilaahi338 10 หลายเดือนก่อน +1

    Malin walap wan aqariista

  • @user-fr7je1nj1n
    @user-fr7je1nj1n 10 หลายเดือนก่อน

    Sheikh waxan ku riyooday dhuxul aan dikad aan ka gurayo on xafadayadi ugurayo nin unba igu yidhi iskada sheikh Iso fasir

  • @user-fr7je1nj1n
    @user-fr7je1nj1n 10 หลายเดือนก่อน

    Sheikh waxan ku riyooday dhuxul aan dikad aan ka gurayo on xafadayadi ugurayo nin unba igu yidhi iskada sheikh Iso fasir

  • @user-fr7je1nj1n
    @user-fr7je1nj1n 10 หลายเดือนก่อน

    Sheikh waxan ku riyooday dhuxul aan dikad aan ka gurayo on xafadayadi ugurayo nin unba igu yidhi iskada sheikh Iso fasir

    • @barooaflax
      @barooaflax 10 หลายเดือนก่อน

      riyadaa waa dhaqankada wax ka bada ee warka dadka habukala qaadin , sida namiimnimada .
      wlaahu aclam.