ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Caaqli ismaaciil Ahmed (Kalfooto) Oo Jawaab Adag Siyey Ibarahim Mire Oo Ka Soo Dhawaaqay Hargaysa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ค. 2024
  • Caaqli ismaaciil Ahmed (Kalfooto) Oo Jawaab Adag Siyey Ibarahim Mire Oo Ka Soo Dhawaaqay Hargaysa#SUBSCRIBE

ความคิดเห็น • 167

  • @rnuura334
    @rnuura334 27 วันที่ผ่านมา +16

    Laandheere Laandheere Dhaley🇸🇴🔥💪

  • @bby6
    @bby6 27 วันที่ผ่านมา +3

    Viva khaatumo state of Somalia inshallah guuleysta marwalba

  • @Turtle333face
    @Turtle333face 27 วันที่ผ่านมา +5

    Libaax❤

  • @AdenismaelIgal
    @AdenismaelIgal 27 วันที่ผ่านมา +6

    Libaax

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp 27 วันที่ผ่านมา +3

    Baga.yusra.harti

  • @horqaadtv2550
    @horqaadtv2550 27 วันที่ผ่านมา +1

    Well done ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    SSC KHATUMO STATE
    GUUL IYO GOBANIMO WAARTA INSHAA ALLAAH

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 27 วันที่ผ่านมา +2

    Landheer ❤💪💪💪🐎🐎💙💙🦁🦁

  • @Hciid
    @Hciid 27 วันที่ผ่านมา +7

    GULAYSTA OO GULEYSTA INSHA ALLAH OO AMXAAR WALAALKII CAGTA HOOSTEEDA

  • @carafadcabdi9326
    @carafadcabdi9326 27 วันที่ผ่านมา +1

    Waxba ha kala qaadin ree sheekh isaxaaq adeer garxajis waa isaaq sxb waxaanad ogaataa dagaal waa lama huraan ee is xeji

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 27 วันที่ผ่านมา +2

    idoor iyo qudhunkisa waxba idin qaadimaayo ee jabuuti kadigtoonaada bal dekeda jabuuti iyo ssc maxa iskaquseen oo ka ahayn in ssc lalugooyo war kalaabta wa iga tale

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 27 วันที่ผ่านมา +1

    Waa maxay 75ku maad qalateen untii kale ilayn butidii dhegdheer baad kasoo jeedaane

  • @zamzammohamoud4907
    @zamzammohamoud4907 27 วันที่ผ่านมา +1

    Wlhy futada ayad ka tidhi xukumad kurudhasey ayad bartee edeb aya lagu baru from reer daahir 🐯

  • @FaizaNalayeh-fs7em
    @FaizaNalayeh-fs7em 27 วันที่ผ่านมา +1

    ManshaAllah Allahay ha ku xafido allahayow rag ah noowayin Amiin guuuul guuuul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤

    • @SiyaadMaxamed-bv3wc
      @SiyaadMaxamed-bv3wc 27 วันที่ผ่านมา

      Faqi faliyo goortii laqabsan lahaa wee dhowdahay gunyahee gunta dhashay hadii xaniinyo ledahay ceerigaabo kaalay

    • @FaizaNalayeh-fs7em
      @FaizaNalayeh-fs7em 25 วันที่ผ่านมา

      Kkkkk caargaabo anaga lah buurihii baan idinku calin doonaa waad garanaysaan sidii aad ku timaadaan caargaabo xaniisyoho dabad laga waso idoor waa u dhamaatay Muuse ismaaciil way og yohiin in ay Nalayeh Ahmed buurta ka soo dajiyaan markaa baant la fadhiista kkkkk💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 27 วันที่ผ่านมา +1

    Xaguu kulayn jiray dadka waligaaba daaduun baad ahayde soomaali oo aan abid mixin baad 1axoonti ahayd

  • @aminajama7880
    @aminajama7880 27 วันที่ผ่านมา +1

    Allah jeceliya jawbta isaaqi isku maqnan tolow maxayka yeli donan arinka 😂😂😂

  • @munayear3919
    @munayear3919 27 วันที่ผ่านมา +1

    😮😮

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw 27 วันที่ผ่านมา +1

    “Doqon faras looga dagey!!!”

  • @naasirali1396
    @naasirali1396 27 วันที่ผ่านมา +1

    WAA JAWAABTII MOORYANKII SULDANKA SHEEGANAYAY KU WAD EYGA AF QASHUUSHLE SULDAN MAAHA MAKHNUUD KA SSC GUUL

  • @zamzammohamoud4907
    @zamzammohamoud4907 27 วันที่ผ่านมา +1

    Wlhy waan yaabay xaarood faaniya ya halka gaadhsiiyey 🤣🤣🤣

  • @AliGramGrammaire
    @AliGramGrammaire 27 วันที่ผ่านมา +1

    Félicitation

  • @ninilahaywarkii9767
    @ninilahaywarkii9767 27 วันที่ผ่านมา +1

    Msrkaad inan gummed la mursnto wataaa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 27 วันที่ผ่านมา +2

    ssc khaatumo way guuleysatay sifiicana way ukoreysa laakin jabuuti waxay wado wax khayra umaleh ssc xiligan dee jubuuti waxay rabta inay ssc bur buriso

    • @AliMohamed-vj8uj
      @AliMohamed-vj8uj 27 วันที่ผ่านมา

      Firdowsa musey jabouti waxba ma burburin karto wll isdeji,dhibi ma jirto,

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 27 วันที่ผ่านมา +1

    Ceeri gaabo malaa ku hamiyi maysaane ciyaarta naga dhaafa ku faanka waan idinku naqaanee ficilka bal raacaya

  • @carafadcabdi9326
    @carafadcabdi9326 27 วันที่ผ่านมา +1

    Hadaanu colaadaada rabno 3000 oo rag iyo naagoba leh ayaa hargaisa iyo burco jooga daaroodaw

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p 27 วันที่ผ่านมา +1

    War usgaga iska maydh ceri gabo dulmanad ka tahaye fata bakh bad wadaa laguu mina fadhiyee kalay cerigano waa lagu sugayaa

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 27 วันที่ผ่านมา +1

    Hooyoda usheega, cara ceerigabo kala haad hiniyo laada, eyayoxo, darood cilleesan

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 27 วันที่ผ่านมา +1

    Waanu kula qaadanay waad kibirteene iska dhaaf Habar Jeclo kaalay Ceerigaabo wax ka qaad Habar Yoonis.

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 27 วันที่ผ่านมา +1

    HADALKA SULDAANKAYAGA WAARUN MEYDAAN IS ARAG HABARYOONIS MAANTA CEERIGAABO OO BALAD ISAAQA HADAAD SHEEGATO NOLASHA AYAA LAIDINKU'AASIDOONAA ODAYAHOW BEENAALAHA AH LAASCAANOODNA DIB UGA TALINMEYSID ARGAGIXISOYAHAY

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p 27 วันที่ผ่านมา +1

    Ben bad shegtay habar jeclo waa tii waligaba ku karbashi jirtay 30 magalo kaa qaday iminkana waa lagu karbashi 😂😂😂😂😂😂

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 27 วันที่ผ่านมา +1

    Dhulbahantow maxaabiis ta aad haysn bilaash baad uheysaan aa inta sosaartaan subax wada bireya oo ka faraxasha iddoor wxaa aad karabtan noqon mayaan aa hada ayay tala idinla siman tahey aa kudarera darood na uyeerta gebigodaba halaga tiro geska Africa wayo adunka ninka dhax ordayee raadinayo cadow uu kugu dilo maxaad kasugi m inuu cadow kudulkeno baad sugeysaa

  • @husseindjama6572
    @husseindjama6572 27 วันที่ผ่านมา +1

    Suldaan maahee waa maangaab dibjir ah.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 27 วันที่ผ่านมา +1

    Guul caaqil ismail kalafooto hadalka kugu malnay odeygi horgali dharxo kul ba ku dhufadey muuse juudan so dirsadey

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 27 วันที่ผ่านมา +1

    Malinba qaar ba u badan ba idahdan maxabista mar habr jeclo mar habr awal marna garxjis 😂😂😂

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 27 วันที่ผ่านมา +1

    Isaaqu hore uma toosaan wali kumay dareemine 200 boqol maad tariikh ka dhigatanoo bari baanu isaaq jabanay ku saysataan wixii ka horeeyay waad ogtihiin inaan dad iyo dhul iyo xoolo midna laguu reebine habar jeclo oo kaliya ayaa nolosha cidhiidhi idinku galisay macdala waaba isaaq

  • @khayrjecel2
    @khayrjecel2 27 วันที่ผ่านมา

    Hadal dhamaaday weeye caqil waxba kamad tagin mahadsanid

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 27 วันที่ผ่านมา +1

    WALAHI INAN CERIGABO LAGU WADA HADLAYN O WAA XABAALIHII AWOWO YAASHAYO MARKA M.ISMACIL KALIGI YANU KU MUUQAN E ISAAQ QALBIGA GASHO

    • @asiyafiican7206
      @asiyafiican7206 27 วันที่ผ่านมา

      Waali adiguna harti qalbiga gasho ceerigaaabo waxyar baa kaaga haray

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 27 วันที่ผ่านมา +1

    Hasha awrkeeda diidaa af libaxbay gasha ilahayow tani kala war la,a

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 27 วันที่ผ่านมา +1

    Odaygani.gadhxsjiskii.ayuu
    Meel.kaga.dhacay
    Ragaa.dhulmahate.looms
    Kala.hadhin.haa
    Waa.la.soo.adeegsadey

  • @daacadalleaamin1757
    @daacadalleaamin1757 27 วันที่ผ่านมา +1

    Reerkan waa washeen umada iksu dirayaan

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 27 วันที่ผ่านมา +1

    Walagahadashiiyay ragaba wanu isdhalay iyo wagob kuwashaye walahi fadhatadi 88kibad hunqaaci lahayd

  • @maliunabdiahmed9766
    @maliunabdiahmed9766 25 วันที่ผ่านมา

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🐎🐎🇸🇴🙏

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 27 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkani faan badana

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 27 วันที่ผ่านมา +5

    Odaygan bakh bakh laynaya EE idoor wixi aad Qaranka Ku sheegi jirteen sida loo xasuqay waxna maxabiis yihiin adigo sacaboley ah lagu gumeyay wlhi been bad isku sheegtay ha cararin marka lagu yimado guuuuull SSc khatumo❤🇸🇴💪💪💪

  • @Sahra-ye2hv
    @Sahra-ye2hv 27 วันที่ผ่านมา +1

    Ssc way dhaarsantay isaaqow😂dantiina garta

  • @AliAbdi-z6h
    @AliAbdi-z6h 27 วันที่ผ่านมา +1

    Faaan weynaa. Kani.

  • @husseindjama6572
    @husseindjama6572 27 วันที่ผ่านมา +1

    Gadhxajis waa dad sharafleh mug iyo miisaana leh. Ibraahinse waa nacas cirroobay

  • @user-wz8ye5de1w
    @user-wz8ye5de1w 20 วันที่ผ่านมา

    😮😮😮😮😮🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-pp7hs7zz9s
    @user-pp7hs7zz9s 27 วันที่ผ่านมา

    Ceerigaabo hartiweyne ayaa deggan waana maammulka ssc khaatummo isagana ka tallin doona. Inshaa allaah

  • @axmeddaauud4846
    @axmeddaauud4846 27 วันที่ผ่านมา +1

    Habakhlayso

  • @user-pl4yc7ec3o
    @user-pl4yc7ec3o 27 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤😂😂😂😂

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 27 วันที่ผ่านมา

    ASC Masha Allah Allhamdulilah🙏💯
    VIVA SSC Khatumo waa lamtabtan❤💯🙏
    Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 27 วันที่ผ่านมา +1

    Gadhweyn sowkuwii jiidali kaa saaray kkkk

  • @laylaa3698
    @laylaa3698 27 วันที่ผ่านมา +1

    Ana waykan soo can baxay. Guri Ii soo dhisa dhiiga ciyalka. Ku helo. G. Jaamacba ku taajiray. Milyan neer ku noqday. Belo ku degtay dhiigii ba galay. Bacmushstari.

  • @KydtisKdgdgkdgk
    @KydtisKdgdgkdgk 27 วันที่ผ่านมา +1

    👍..iyo mid kale ba ka mahadligaro...cerigabo.haddebeyso sanag halanadifiyo...jidali wayab mi ladhalay iyo mid kaleba wa da mer iyo labadi sa dhagod...habar gogaraad ha yan la gu arkin sanag halagasifiyo. Jidali way..haden meyso cergabo ...bohol bey ku fadhiyan cagaf halagaliyo subaxa sakah..dalo yeeysan kaso keyniin horay wan kahadlay...👍

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 27 วันที่ผ่านมา

    Maxaabiis ha ku meeraysan waa lagu hayaaa

  • @maxamedcabdo3565
    @maxamedcabdo3565 27 วันที่ผ่านมา

    Insha alaah waxaad ku dhiman dagaalada hada bilaabmaya

  • @Umo580
    @Umo580 27 วันที่ผ่านมา +5

    WAF KUKUMO HALYEEY HALYEEY DHALAY SSC KHAATUMO GUUL IYO GOBANIMO SOOMALIYA HANOOLATO 🇸🇴 ♥️ ❤️ 👌 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤♥️♥️👌👌👌💪💪💪🫶🫶🫶💯💯✅️✅️✅️👍👍👍💯💯

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 26 วันที่ผ่านมา

    Car kaalaya Ceerigaabo Oo ka dhaanso

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y 27 วันที่ผ่านมา +1

    So sawer Raga maxabiista aad haysiin hade Aya kaa Run kaatahay

  • @MohamedKeder-f7w
    @MohamedKeder-f7w 24 วันที่ผ่านมา

    Walee mr kaalafoto meel ifluu istaagay ladhac dabacayuunta

  • @mohamedomar5333
    @mohamedomar5333 26 วันที่ผ่านมา

    Ismaaciilow ma taqaan ninkan aad leedahay Suldaan Ibrahim? TH-cam-ka gal oo raadi.

  • @ClaahiciisetheCabdilaahi
    @ClaahiciisetheCabdilaahi 24 วันที่ผ่านมา

    Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cajabo
    @Cajabo 27 วันที่ผ่านมา

    Waar reer ceerigabow Somalia waymidoobaysa ee curuurtiin hadkaleynina guryihiinana hayka duminina nabadiina ilaashada

  • @user-bx9uy7bx2v
    @user-bx9uy7bx2v 27 วันที่ผ่านมา

    Maxaabiista aad haysana qaarbaa loo hayaa waxbana kuma samaynkartaan waataad eedi lahaydeen hadaad farsaartaan oo walaahiya

  • @xayndaabolol1301
    @xayndaabolol1301 26 วันที่ผ่านมา

    warniyaw reerkankan dhulbahante reerkagarxajismasirbuu kahayaa

  • @MohamedKeder-f7w
    @MohamedKeder-f7w 24 วันที่ผ่านมา

    war odayha halayaabina maalintii goojacade ayuu suu xay maantuu
    soonaxay isagoo aan wali caadinoqon ayay waraysteen

  • @qaali4589
    @qaali4589 18 วันที่ผ่านมา

    Baha baha waalidii dhulbahante

  • @user-bx9uy7bx2v
    @user-bx9uy7bx2v 27 วันที่ผ่านมา

    Maxaabiista aad haysana qaarbaa loo hayaa waxbana kuma samaynkartaan waataad eedi lahaydeen hadaad farsaartaan oo walaahiya kaalaa ceerigaabo uurbaanu idiin yeeli doonaa caydhyahay gaajoonaysaa googaradaad ku bixidoontaan sidiinii

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 27 วันที่ผ่านมา

    Waar heedhe hadal baad haysaane waxaa laydin yiri soo socda Markii gaajadii idinka badatay ayay afka idin kaga hadhay 🥸

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 21 วันที่ผ่านมา

    Niyahow waxaad ogaataa ma jirin dagaal u dhexeeyey Iidoor darood taa Mar hore mana jirin dagaal u dhexeeyey H/jeclo iyo dhulbahante Askartii joogtay wixii beledka dhacay idinka oo addeegsanaya Somali oo dhan daarood hawiye raxawayn ayaad duulaan ku soo qaadeen ururkii deganaa maraaga waa soomaali oo dhan iyo urur ciidanka somaliland ee halkaa joogay.
    Goojacadde ciidanku isaga baxay cilaf xagooda ahayd. Duulaan lagu hayeyna ma jirin ciidankii meesha joogay markay wax ku tuuraan ayey jawaab yar siin jireen ma jiro duulaan loo dhan yahay oo lagu qaaday dhulbahante Allena waa ogyahay beentii uun ku cel celisaan sidaa beentaa ssc ula baxdeen u fakatay ayey tani idiin meel martay laakiin waxaad ogaataa in wax meel kuu yaala narkaad dad wanaagaaga wada xumaan iyo colaad iyo naxli iyo bacayb u qaado laakiin iyagu ayna kuu qabin wixii afka soo duuban jiray ee dadka ku laym jiray Laaska isla idinka ayey ahaayeen waxaanad ku shaanbadaysaan somaliland baa laysa dadka la laayeyna waxay ahaayeen dad raacsan somaliland bal adba sheekadaa wax ka dhe Reer markuu ku darsado munaafaqad waa caynkaa.
    Dadka wanaag iyo wax loogu taag waa waa waxay ka dheeftaa Aakhirona waa danbaysaa iyo xisaab.
    Dadka dadka isku dira maxay diintu ka tiri?
    qofkii qof islam ah xaqdaro ku dila maxay diintu ka tiri?
    qofkii ku dhinta dagaal qabiil muxuu noqon?
    Faan aan dhamaad lahayn meel kaguma gaadho.
    Nin waliba wuxuu hortegi ALLAH.

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 27 วันที่ผ่านมา

    Faataa bakhleh, ilaa laydin jajabsado miyir malihidin,

  • @MUBAARIGBunni-hz4nr
    @MUBAARIGBunni-hz4nr 27 วันที่ผ่านมา

    MAANTUUNBAD KULAASHAY DHAMACDIII HABARYOONIZ WALEH NABADA HABARYOONIZ DHULBAHANTE ISAGA DANTIINA AH😂❤

  • @Khadaraxmed-kc7xc
    @Khadaraxmed-kc7xc 15 วันที่ผ่านมา

    Kani caqli dhulbahante kuma jiro

  • @Ali-qh7nv
    @Ali-qh7nv 27 วันที่ผ่านมา

    Odayadii coomirada ah ee uu u jawaabay ee lahaa garxajisow ceerigaabo xasuuq ayaanu ka samaynaynaa kuwaa qabsada iyagoon ri geeska ridayn faanaay hanjabay ilaa maalintii ay afarta qori qabsadeen garxajis aya saaran yihiin gobal nimo ayaad raadinaysaa dhul lada leeyahay ayaad magacyo kula baxaysaa ssc maxay tahay caynaban ma lahid ceerigaaban tuulo ayaad ka degtaa dagaalka aad sheegaysan dhulbahanteba waa ku jiray ciidanka soomaali landa ee aad daaroodoodhan u soo kaxaysatay maantase quuqda iyo hanjabaadan badan ee aydaan waxab ku dilay joojin waydaan waa la idila qasan waxa rabtaan waad halaysaan

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 27 วันที่ผ่านมา

    Walal somaali meelkasta aad jooktin, nabada, islaanimada, quranka kariimka iyo nabi maxamed SAW jeclaadha. Ha jeclaanina, xol, fitna qabail, masuqmaasuq, gaalo iyo daqan jaahili.

  • @isseyare837
    @isseyare837 26 วันที่ผ่านมา

    Yusra waa in lala aqal galaa
    Galmo bay rabtaa yusra

  • @user-gg6sd1st6b
    @user-gg6sd1st6b 27 วันที่ผ่านมา

    Gawraca garac gun ahaa

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 24 วันที่ผ่านมา

    odaygan HOOLEY iriirsamaale miyusan aheen? Hooley cigaale iriirsamaale weeyo odaygan.

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 27 วันที่ผ่านมา

    Laba kale daa garxajis waa dad wanaagsan iyo ceerigabo afka ku tagayn marti bad tahay faqa😂fuliya bal soo dhaaf

  • @user-bx9uy7bx2v
    @user-bx9uy7bx2v 27 วันที่ผ่านมา

    ETV Agagas ducufa oo dhaqan xun ayaad tahaye comonka aan replyga ugu jawaabaay badhya culustaa niicdda haysa maxaad u delete garaynaysaa kalsooni daraa ku haysee Ey ey dhalay baad tahaye

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n 27 วันที่ผ่านมา

    Adeer idinka maxaa biista la idin ka haayoma ugaadhbaa
    Ama waad nacdeen
    Midakle
    Dad dhinray maxaad ka sheegee
    2oooooo oo ayaa idinka dhimatay
    Waxba garxajis
    Xaniiyaha ha u salaaxin
    La soco waa isaaqee

  • @anisaduela9784
    @anisaduela9784 26 วันที่ผ่านมา

    Ala faanbadanaa daarood war magaalada Ceergaabo 20 qoos kaama degena ee dadka faanka kadaa Awoowe,hadaad wax qaadeyso hubkii ina dafle iyo gacamey ayaad wax ku qaadi laheed,bal hadaad Ceergaabo leedahey qori ka tuur faanka dhulos iga daaa Garxaxis Ceergaabo iyagaa leh faanka iga daa

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 27 วันที่ผ่านมา

    Iska hadal😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-kq2wz4wd2n
    @user-kq2wz4wd2n 27 วันที่ผ่านมา

    War alle weyn ka baqa waad dhimaneysaane nin kasta camalkiisaa hor yaalee adigana daarood lagu weydiin maayo kankalana isaaq la weydiin maayo waar lafahiina utura

  • @Wanaagsane
    @Wanaagsane 27 วันที่ผ่านมา

    Ssc waaad hesheeen waxaaad rabteeen hadii rag gardarnaaa jabeeeen waaa hubaaal hadaaa ceerigaabo aaadan inaydun kabaha kasoo yaaaci doontaaan , odaygan habaryooonise waaa kuwa kulmiye taaaagersan eee colaaada ka shaqeeeeyeb

  • @nimcoxuseen3449
    @nimcoxuseen3449 27 วันที่ผ่านมา

    Horta kaalay marka hore hadaad nin tahay ceerigaabo bahbahle hhhhhh hhhhhhh

  • @aminajama7768
    @aminajama7768 27 วันที่ผ่านมา

    Reer edeb yeeshay oo gacani gaadhay majirtee sheekadu waxa weeye harti iyo garxajis ayaa laysku wadaa oo la rabaa in dagaalka xagooda loo wareejiyo dhoohanayaaloow

  • @xayndaabolol1301
    @xayndaabolol1301 26 วันที่ผ่านมา

    war heedhe ninbaa yidhimanaawalan mise cadanba lagaheesayaa,gun aangayin maxbus waligodmiyyna qaban,kuwase birco iyohargeysa kabuuxa maroodhibaa

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 27 วันที่ผ่านมา

    Gala dagaalka hogaamiyaha ruuxiga ah ee Daarood. Balanteenu waa Gala dagaalka.

  • @maxamedcali5669
    @maxamedcali5669 27 วันที่ผ่านมา

    waarwaakaa cadeeyey maxaabiistii hadhaywaana70 gabiahaanwaanaylaayaan waarwaa inlalaayo dagaalaykulaguwaayowaa inlaweereraa waadagasl wiigansameeya waarwaxiskacaliyawaakaawaa inlaguwaayaa

  • @horqaadtv2550
    @horqaadtv2550 27 วันที่ผ่านมา

    Waxan u malaynayaa Qofkan komo ayuu ku jiray intii dagaalku socday . Haduu ku baraarugay bal haloo dhibriyo Habaryoonisna mala lama qabto . Sidaan filayo .

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 27 วันที่ผ่านมา

    Beenaaale is difaac waa lagu hayaa,waan jawaabay dagaal kuu noqonmayso maalindhaw kan qaxa ha nowon

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 27 วันที่ผ่านมา

    Suldaan Ibrahim.waa loo ku bad baadiyay

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n 27 วันที่ผ่านมา

    Adeer xaarka cesho
    Isaaq waa mid
    Marbaad kla qeybiseen
    Oo dantiina ku gaarteen
    Maanta isaaq waa mideysan yhy
    Idinkana daarood waa dhantihiin
    Dagaal hada ayuu bilaabanaayaa

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 27 วันที่ผ่านมา

    Saaqid, sheeganaya reerdhan inuu metelo. Waar aamus, ciyaalo suuq. Dadkan aad iksu diraysaa waa dad isku degan ah oo aan meel kala tegayn. Hadaad rabto inaad cid disho, adigu isku bilow oo nafta iska qaad, muslimka ayaa kaa nabad heli lahaa eh.

  • @xayndaabolol1301
    @xayndaabolol1301 26 วันที่ผ่านมา

    tolow maxaabista burco ito hargeysa kabuuxaa maroodhibaa,bal inaga hubiya,misereekani waligii maxbus maqaban wu uqadanlaayahay

  • @MohamedKeder-f7w
    @MohamedKeder-f7w 24 วันที่ผ่านมา

    soomalida kumahamahda wilraxo joogtaa kudabalata wabi maba ogawakhtigadhacay iskahadalow
    kumaxumid suldaan iidoor dabacayuun baanukulenajay

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 27 วันที่ผ่านมา

    KURDISH DHULMAHANTE GAAJOONAYA
    MAXAY MAXAABIISTA UGU DAWARSADAAN WAAR LAAYA GUN YAHAY GAAJOONAYA 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @user-bx9uy7bx2v
    @user-bx9uy7bx2v 27 วันที่ผ่านมา

    ETV Agagas ducufa oo dhaqan xun ayaad tahaye comonka aan replyga ugu jawaabaay badhya culustaa niicdda haysa maxaad u delete garaynaysaa kalsooni daraa ku haysee Ey ey dhalay baad tahaye kuwiina ceerigaabo sheeganaya waa garac laguyidhi aabihiinbaa jooga ceerigaabo ee kasoo raadiya

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 23 วันที่ผ่านมา

    Afxumo Colaadna waxba kaagama tarto, Nabadna waa kaa kaxaysaa.