@hanideeq9482 abyo alle haku saqiro ilmaha hadee yar yihiin waa dhib lagama tagi karo ee gurigaaga adoo joogo online ku shaqeeso intaa wax aruursato 100 dolar xataa waad ku bilaabi karta waa hadeey kaa go an tahay eee dhaxda xiro saliidaha iyo carafta kabilaw alle wuu kuu barakeen doona insha allah
Msha allah habaryar hamdi allaha kaa jasaa I siiyo sida fiucan ee aad noogu dhiirigalinayso inaan dhaqaale meel dhigano oo aan naftayada ku anfacno horumar wacan kuu rajaynayaa habo❤❤❤
Mansha alah xabdi wax ma arursan 0000 ayan ahay san lee ku firsan jiray anoo 0000 ebar ah lakin 2025 ilahay ha igarab galo adna wad itosisay ilahay haku cawiyo huno mcn ❤❤❤
Mansha Allah Wallo qaali xamdi allé ha ku sharfo hamigaga Gabadh hagar laan 🫶🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻 Anigu waxa. Jogaa yurub alxm dhaqalaheygaa meel fiican ayaa. Marayaaa 2024. Wuxuu i ahaa sanad aaan naftaydaa baray dhaqalee sidaa u sameyn lahaa gushii way i so carfee Mansha Allah . Gabdho aan gamcaha is qabsano 😢
Mashallah my beautiful sister may Allah bless you and your family, aniga ahaan 2024 waxaan bilaabay in aan wax dhaqaalesto una fiirsaado shopping ka waxa igu baaxo iyo waxa isoogalaba, marka 2025 haduu Illaahay yiraahdo waxaan rajeeynayaa riyooyinka aan leyaahay in aan meel ka gaaro, marka quruxeey thank you so much for your beautiful advice I really appreciate and hooray usooco keep it up💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷🥰
Alx dukana ku furtay Wana iishaqayaa Alx ijarna madagani guri aan leyahay Ayaan dhistay 2024 Wana daganahay I. A sanadka cusubna hormaro ka badan Ayan Alle karajaynaa oo maskaxdayda kujiro inaan hirgaliyo Allow nagarab gal aniga & inti islaam ah oo rajo wanagsanleh
Xamdiyey businesskaga allaha ku barakeeyo lkn qorshaha aad leedahy inaad ka miro dhaliso haso bandhigin ilaa aad ku guulaysato🙏 aniga hadan sheego tilaabo aan rabo inaan hore uqaado wa iga kla yaacda marka hada wnba ka gaabsada ilaa aan gaaro halkaan rabey beerta markad howsheda dhamayso awalan quran ku akhri guul insha allaha dhamaanteen❤
Ani team kas kuma jiro hamday bikows mar dhaw aya single noqday dhib iheysan jiray aya ilhy i dhaf tiyay alx ila ila intu mid qeyr qabo kaga imanayo ama ad ka kensaneysid ayey da hey ba ligu yiri marka ayeyo ducadeda alle ha iwafajiyo waxyar o dhab ah na wa heysta alx ilhy qeyr ka hani wafajiyo dhamantin team hamda wa shaqesan laha balse ima surta galin walidkey o wayel ah hadane ayeyo ah aya ku qasbanhy ina hayo 🙏♥️
Asc Hamda waan ku salaamay walaalshey aad iyo aad ayaad u mahad satahay sida aad noo dhiira dhiira gilisid aniga waxaan kaguuray Norge waxaan joogaa Africa wax badan waan kaa faaiiday team inoo sameey iguna dar Hamdaay mahadsanid mar kale ku jecli asc
Thanks abayo dhiiragelintadi, abyo plz iso jawab. Ilana so tali adiga iyo asxabtadi. Abayo inan inan wax dhaqalesto iska daaye dayn ban ka bixi la ahay Horta lacag igu filan ima so gasho mana shaqesan Karo 3 carur yaryar ban hesta africana kunolahay qasatan Nairobi walale meel aan wax ka bilaabo ma aqaani
Hamdiyey byo mcn anigu wax badan ma haysto waxa aan helo naftyda oo ka bahan baa dad kle u diraa walalahy ama qof kle o wax i waydista bil walba markay dhimato boqol qof ba iso wacda Ana waxa is dhahaa bishan qofkan sii bisha dambe wax dhigo waqtigaba saas bu iga dhamaday maxa wax dhigta wax badana ma haysto aan waxna ka bixiyo waxna dhigto ila tali bal inaa saan ku jiro oo bil walba qof wax u diro iyo inan indhaha ka xirto aan wax meel dhigto kee sameya qaali ❤
MaashallaH sanadkan ayaan bilaabaya dhaqaalaha iyo wax aruurinta inshallah ❤❤❤
Haaa wan aruursady meherad ayanfuranayaaye ilaahay waxad isobaridaan inuu ii bulaalo inshaa allh 🎉🎉🎉
Alla ha ku barakeyo
@@AmaaniMahamed allhuma baarik hppty 💕
Allh ku barakeyo
Allaahuma baarik
Illaha weynee wanagsane hku barakeeyo abyo❤
Mainsh Allah Abyo Alah kuu barkeeyo❤❤❤
Alxm 2024 waxyaabaha ii hirgalay waxaa kamida
1 inaan Bilaabay Quraan akhris joogtaa Oo aanan Naftayda ucudurdaarin Sikastoon udaalnahay alxm for everything
2. Dhaqaala Ahaan alxm Waan save garaystay lacag waxaan iibsaday Dahab 16 Grm Ah lixdii bilood oo hore
Hadana waxaan rajaynayaa Atleast 20 Grm inaan iibsho inshallah bi,idnilaahi kareem
Waxaa iisorta galay anoo hoyo ah inaan shaqesto alxmd si aan heer isku gaarsiiyo oon qofkale xoolohiisa aan ku tashan insha allah 1000 dolar ayaa hada heestaa waxaan ahay hooyo danteet garada xamdaay daawashadaada waxaan ka faaiday waxaa kamida inaa shaqesto odaygeyga asoo biilkiisa labaxaayo inaan ana dhaqaalo ii gooniya suub sado alxmd waana ku guulestay waxaan rajeyna maadaama aan hada isbitaal kashaqeeyo inaan sanadka bilaawanaayo aan bisinis ii gooniya inaan furto insha allah hooyo kasto waxaan u rajeynayaa guul iyo inee danteeda garato
Ani xata hoyo an ahay lakin melan wax kabilabo ayan garanenin hada wax bilawdo ilmaha ya oga tagi an isle yhy inan shaqestana wan raba
Aamin abayo
@hanideeq9482 abyo alle haku saqiro ilmaha hadee yar yihiin waa dhib lagama tagi karo ee gurigaaga adoo joogo online ku shaqeeso intaa wax aruursato 100 dolar xataa waad ku bilaabi karta waa hadeey kaa go an tahay eee dhaxda xiro saliidaha iyo carafta kabilaw alle wuu kuu barakeen doona insha allah
@@umuakram-yp8vn haye abayo shukran
@@umuakram-yp8vn waaaw Guleyso qalbi
Abaayo hmday musica nagreeb khery allaha kusiiyee maalinkasta codkaan kaxiraa waan kabaqaa inaan muqaalka like dhaho musica uu kusoogalayo aawgeed
Masha alah habo anigaba sanadkan waxbadan ba irumoway sanadka danbana waxan rajeyna inan silaba jibaro insha alah habo qali ❤❤❤❤
Xamdiyeey allh hakubarakeeyo wll ❤ waan ubaahanahy barnaamijtanokale nooso badai❤❤❤
Dalkayga hooyo ayaan jogaa beerta iyo xoloo aan kashta rabaa incha'Allah 2 sano aan kutalo jiray businesskan waan ku gulaysaan incha'Allah. Guul iyo gobonimo.
Kula mid ahay shabeelada hosan jogaaa
Masha allah
Mashallah wax Badan a ii hirgalay alxmd
Teamkaaga igu dar huno inshallah. Mashallah
Inshlh kuu daar abaayo ducda inshlh waa inad kuu daartaa markaad raajo leedeey ilhy haa inaa gaadhsiiyo 🎉❤
Mansha Allah Allah hakuu barakeeyo mashruuca
Hamdi igudar team ka
Mashallah tabarakalahu walashey Qaali Hamdi fariid ❤❤❤
Masha Allah Xamdi qurux Allah hakudaayo hana kuxafido ❤❤❤
Wan aruuriyay waxan rawa inan inan dhar ha iwareerinin inan gado ayan rawa ee iso duceeya asxaabta🎉🎉🎉🎉🎉
mansha allaha ilaha ha ku xafido ❤❤
Msha allah habaryar hamdi allaha kaa jasaa I siiyo sida fiucan ee aad noogu dhiirigalinayso inaan dhaqaale meel dhigano oo aan naftayada ku anfacno horumar wacan kuu rajaynayaa habo❤❤❤
Masha allaha ❤
Abasyo mahadsanid saa ugarab istaagasantahey gabdhaha soomsliyeed
Mansha alah xabdi wax ma arursan 0000 ayan ahay san lee ku firsan jiray anoo 0000 ebar ah lakin 2025 ilahay ha igarab galo adna wad itosisay ilahay haku cawiyo huno mcn ❤❤❤
Ani xitaaa😢😂
Mashallaah tabaarakallaah 🎉
Allahumubarik❤❤❤ ilahay ha ku xifdiyo❤❤ wanu ka hayna walaal Xamda qurux👏🏼👏🏼👏🏼
MashAllah may Allah bless you habiti
MONEY 💰 IS EVERYTHING
m.a❤❤❤
Mnsha allah xbbti alle ha ku barakeeyo insha allah sanadkan gaybta dhaqalahan u soo birayaa
mansha allah runtii markan ku bartaya nolol busub ayan galaya waxa badan ayan iisuura galaya
Mashaallah ❤ ❤❤❤❤❤
Shukran abaayo wana dhirigilisa❤
Mashallaha wll ♥️
❤❤ Haa Mash Allah 🎉
Masha allah walal teamka igu dar
Waa kujjiraa👍👍
Dhiri galisadeyda ilhow an ku weynin Apaayo rajada an Ka Leyahay nolosha Qof wadadas ila Fahan san iguna sii dhiri galiso Apaayo thnks💯😊
Mansha Allah Wallo qaali xamdi allé ha ku sharfo hamigaga Gabadh hagar laan 🫶🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Anigu waxa. Jogaa yurub alxm dhaqalaheygaa meel fiican ayaa. Marayaaa 2024. Wuxuu i ahaa sanad aaan naftaydaa baray dhaqalee sidaa u sameyn lahaa gushii way i so carfee Mansha Allah .
Gabdho aan gamcaha is qabsano 😢
M.a abyooy wa mahadsantahy ee nosamee group wa rabaa inaa wax meel dhigtee
Masha Allah ❤❤
Wa mahadsanthy abaayo ❤
Mashallah my beautiful sister may Allah bless you and your family, aniga ahaan 2024 waxaan bilaabay in aan wax dhaqaalesto una fiirsaado shopping ka waxa igu baaxo iyo waxa isoogalaba, marka 2025 haduu Illaahay yiraahdo waxaan rajeeynayaa riyooyinka aan leyaahay in aan meel ka gaaro, marka quruxeey thank you so much for your beautiful advice I really appreciate and hooray usooco keep it up💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷🥰
Alx dukana ku furtay Wana iishaqayaa Alx ijarna madagani guri aan leyahay Ayaan dhistay 2024 Wana daganahay I. A sanadka cusubna hormaro ka badan Ayan Alle karajaynaa oo maskaxdayda kujiro inaan hirgaliyo Allow nagarab gal aniga & inti islaam ah oo rajo wanagsanleh
2024 wax wan dhigtay lkn aad uma badno i.a wax kasii badan ayan raba i.a. masha allh xamday beertada markii aad samaysato isoo wac gurcel wada beer uu noqday sanadkaan inan bertada miraheda cuno ilahay ha iikaso ❤❤❤❤
Anaa u horeyo ima dhaafto dhiira galin❤Hamdaay
Masha allah waan ku tala jiira 2025 inan Waxa meel dhiigto
Masha allaah
Mansha allah tabaarakallah waan dedaalaynaa habo insha allah ❤
Alhamdulalah inan isku fikir nahay xamdiyey ana beer ayan gatay September 2024 alhamdulilaah gabdho horay usocda anu tashano aniga go anka berta waxan qatay kowdi 2023 labakub 2024 wa isurta gashay alhamdulalah
Iga daba geey abaayo ana in àan gato waan rabaaye
Qiimahana waa imisa
So duceeya
Alhamdoullilah hamdi yey 2024 rahmanku wuxu ii fudeydiyey ina guri ibsado anigo single mother Ah . Machallah hada dib aya uu hagajiyey
habo igu dar aniga pls teamkaas😢❤
Masha allaah ina adeer allaah ha ku amaansado walhi waxa tahay dhiragalisadeena guuleeyso insha allaah xabbti
Anigaaa waan isbadalayyy
Mansha Allah ❤❤
Mahadsanid wll hamda
Mashaallah ❤❤❤❤ sis love you 🥰 and miss ❤❤❤❤
Wwwww manshaah wan kugu Hambalyo yeyna yaa talamada qurux da badan ead qaday Hamada waa wax aad u muhima Berta iyo xolaja 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
Maasha allah
Xamdiyey dhaqaalo gooniya meel madhigan o lacag kudheel ayaan ahaa, balse wadadaan dhaqaalo kuyeelan lahaa ayaan cagta kuhayaa o hadaan helay, adigana waa ku mhdsnthy baraarujintaadaa abaayo.
Alhamdulillah 2023 iyo 2024 dhaqaalaha waaka faiiday
Wllo waxad kaso gadasha gabdha dhalinyàrada ee ardeyda siday wax udhaqalaysanayen
M.a❤
Xamdiyey businesskaga allaha ku barakeeyo lkn qorshaha aad leedahy inaad ka miro dhaliso haso bandhigin ilaa aad ku guulaysato🙏 aniga hadan sheego tilaabo aan rabo inaan hore uqaado wa iga kla yaacda marka hada wnba ka gaabsada ilaa aan gaaro halkaan rabey beerta markad howsheda dhamayso awalan quran ku akhri guul insha allaha dhamaanteen❤
anigu waa ku faiday❤
Aniga waan jeclhy inaan wax meel dhigto mana shaqeeyo biil igu filana ma qaato sidaas uga haray 2024
Sorry walaal
Habaryareey weligeey wax ma aruursan oo reer guriceel ayaan god ugu jiraaye wayaa gacanta iya qabta oo wax ii dhiga
Maasha allaah❤❤❤ abaayo
Hamdaay sanadkan cibabadada ayan aad u xoojiyaya alx wax kamida sanadkii qorshayashaudiina wan qabtahy alx dhaqalaha 2025 ayan kula bilabaya
Has wali mabadna ee wad nadhirigalisay xamday❤fadhiga ayant kacay❤
Hye hn hamda home decor
Teamkaaga igu dar
Igu dar ana wll sandkan please ❤🎉🎉🎉
Runta wax ba ima surtagalin Dayn wayn ba Lagu Leeyahay 2024 daynta allah iga gudo 2025. Insha allah
Sharafey waa runtaa qofkaas aad buu u qaldan yahay waxaana ka buuxa qabiil iyo qurun dadkana wuxuu iskaga gadaa inuu ruux daacad ah oo dadka u wada dhaxeyo 😅 sharkood , Sharafey hore u soco abaayo waxaad Tahay qof daacad ah❤😊
Igu dar team ka abyo
Alle hku brakey qali lkin anigu koly wx ma urursan wyo mhelin wxn urursdo hyo 3 crura hystn ahy alx inshlh wnn gdhi inan gdho hmigyga
Groupka igudara anneh 😀😊
Ani team kas kuma jiro hamday bikows mar dhaw aya single noqday dhib iheysan jiray aya ilhy i dhaf tiyay alx ila ila intu mid qeyr qabo kaga imanayo ama ad ka kensaneysid ayey da hey ba ligu yiri marka ayeyo ducadeda alle ha iwafajiyo waxyar o dhab ah na wa heysta alx ilhy qeyr ka hani wafajiyo dhamantin team hamda wa shaqesan laha balse ima surta galin walidkey o wayel ah hadane ayeyo ah aya ku qasbanhy ina hayo 🙏♥️
Xamdiyay abyo aadban jeclan laha in wada hadalno si khaasa faaidada ka faaidayna khaas kugu shego plese iso qabo luqa
Waxan seef garey 2024 50000 oo dollar❤❤❤❤
M.a
❤❤❤🎉🎉
Abayo teemkaga igudar
Masha"Allah ❤❤❤ Xamdi Quruxeey Naag Noolll❤❤❤🎉❤🎉
Xamdiyey abayo waxba ma,aruursan lacagna imaba sogasho lakin waxan ogaday cidkale waxayhaysato inaynan wax kutareyn ninkayguna waa faqir waxna mahaysto ilahay ban faraj kasugayna adiguna aadbad umahad santahay
Abyo xitaa 1dollr ama nusdollr meel iska dhig wx wxweyn ma ahn
A am I in alahakulaqabto
Hamadi qali awala waxan ahaa qof karadi badan oo shaqasata balsee sanatkan 2024 cajisa iyo wahasii ayan kabixii lahay ee ila dali walshay somaliyed wankula socada ilaa 2022 qali daloo ayan kasugay❤
Asc wll waad ku mahadsantahay. Dhirigalintaada Wlshy. Waxan ku waydiin gabadh aaan shaqaysan oo biil uun qaadato. Siday dhaqaalo u sameyn kartaa❤
Waxaan ku talo jira 2025 incha'Allah laagta michaarkayga wax aan ka dhigto si aan business uu sameysto rabi ba talo sartey.
❤❤❤❤
Xamdiyeey qlli numberkaaga iso qor
Asc Hamda waan ku salaamay walaalshey aad iyo aad ayaad u mahad satahay sida aad noo dhiira dhiira gilisid aniga waxaan kaguuray Norge waxaan joogaa Africa wax badan waan kaa faaiiday team inoo sameey iguna dar Hamdaay mahadsanid mar kale ku jecli asc
mashallah walashay qaali dumar dhiirigalintaada waa iishidaal qalbiyeey waa chanelka kaliya aan kuxidhanahy waxan aruursaday adaa masul keeda leh igudar groupka
Hye halkee tiim lagu noqona naso qabo wllo no sharax side team ku noqonaynaa
Thanks abayo dhiiragelintadi, abyo plz iso jawab. Ilana so tali adiga iyo asxabtadi. Abayo inan inan wax dhaqalesto iska daaye dayn ban ka bixi la ahay Horta lacag igu filan ima so gasho mana shaqesan Karo 3 carur yaryar ban hesta africana kunolahay qasatan Nairobi walale meel aan wax ka bilaabo ma aqaani
waxa fican malgalin ganacsi lacagta 40 sano aruusesid halsano shaqeyn kartaa
Apayo waad mahadsantahay xamdi tababare iyo lataliye dhanka ganacsigaa ahay mudo 5yrs wixi aan idin dhamana diyaarbaa ahay inan idinla wadaago mahadsanid 🙏
Msha allah nagu soo biir
Wan jeclhy waxkasta oo dhaqale ku sabsan abyo lacagta dahabka lagashado ka so hadal
Aniga bishi 6aad shaqa bilaabay germny jogaa kala bar mushaharkeyga ayaa is ticmaalayay waxaan afrika u diro iyo waxaan isticmaaly uyutana waligey magalin waxne meel waa dhigtay alx
Hamdiyey byo mcn anigu wax badan ma haysto waxa aan helo naftyda oo ka bahan baa dad kle u diraa walalahy ama qof kle o wax i waydista bil walba markay dhimato boqol qof ba iso wacda Ana waxa is dhahaa bishan qofkan sii bisha dambe wax dhigo waqtigaba saas bu iga dhamaday maxa wax dhigta wax badana ma haysto aan waxna ka bixiyo waxna dhigto ila tali bal inaa saan ku jiro oo bil walba qof wax u diro iyo inan indhaha ka xirto aan wax meel dhigto kee sameya qaali ❤
Maaalinka lacag weyso Suasha kowad dadka lacagta sineysid kala kulmidoonti ba waxay tahay WAXBA MEEL MA DHIGAN JIRIN MIYAA!? Soo taa shaqeyn jirtey 😅 anigey igu dhacdey ee yesan kugu dhicine wax adan awoodin ha bixin
@@dekaahmed3065xaqiq waaye taas walee
Abyo dadka kala hor mari bil kastana wax meel dhigo
Abaayo dadka waalidka uun baa xaq kugu leh dadka walalaha iyo qarabada shaqaysta dheh oo haysku dalin ee wax meel dhigo walidkana waxi awodada ah tar oo labadada waalid xaq bay kugu leyihiin lkn dadka kale ee aad isku dhibayso maalintay lacagtay kaga barteen ka wayaan kuma yaqanan xataa xidhiidhka wayka go'sanayan oo waxagay kugu Aflagadaynayan wadna arki donta shaqaysta dheh haygu tashanina hadeer is dabo qabo oo waxmeel dhigo xbbti
@@xidiigtareersool2729 hye qalbi thnks
Asc hamdi marka hore waad ku mahadsantahay barnamijkan qurux badan oo dhaqaalada aad noo sameysay iyo sida aad gabdhaha soomaliyeed ugu dhiiragalinayso inay dhaqaalo sameestaan aniga Haa dhaqaalo Waan sameestay ayuuto ayan kujiraa marwalbay isoo dhacadana dahab aya ku gataa lkn hada waxaan rabaa inan dahabkii sii iibiyo oo malgashi dhul aan ku sameesto lacagta dahabka ayan rabaa inaan dhul ku gato maxaad igula talin laheed abaayo.
@@hnasriinahmed8586 waa wax fcn samey abyo