Meeqa Sano ayuu Xariirkeena socday qeybtii u dambeesay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 351

  • @saamiyosiciid8871
    @saamiyosiciid8871 9 หลายเดือนก่อน +52

    Isoo duceeya walaalayaay qalin dhanka indhaha ayaa gali rabaa faataxadda isoo mara inuuu alle iisaqiro. Umu maryama iyo Abu mohamed iyo asxaabtooda insha'allah.

    • @UmuMucaad-o5u
      @UmuMucaad-o5u 9 หลายเดือนก่อน +2

      Allah haku fududeeyo abayo insha Allah cafimad ayanku rajenaya

    • @SadiaAliHassan
      @SadiaAliHassan 9 หลายเดือนก่อน

      Illahey hakuu fududeyo wll

    • @YusufAli-z1s
      @YusufAli-z1s 9 หลายเดือนก่อน

      Allaha ku fududeeyo abyo Inshallah sidaa fileeso si ka wanaagsan Allaha kaga dhigo

    • @saamiyosiciid8871
      @saamiyosiciid8871 9 หลายเดือนก่อน

      Aaamin yaarabi. Mahadsanidiin dhamaantiin

    • @maryamaruuximohamednuur2596
      @maryamaruuximohamednuur2596  9 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@saamiyosiciid8871 Inshallah Allaha ku fududeeyo ukhtii

  • @CaashaCabdilahi-r6w
    @CaashaCabdilahi-r6w 9 หลายเดือนก่อน +32

    Ani qisadan waxan kala dhex baxay
    1: qof in aadan si aadan sidhibyar ku aqbalin illaa iyo inaad ilaahay kala tashato moyane
    Ood صلاة الإستخارة katukato
    2:in wax walba ay kamuhiimsan yihiin raaligalinta rabbi
    3:in wax walboo bilowgiisa ilahay raali kayahay dhamaadkiisana aad adigu raali kanoqon doonto
    Abayo iyo abowe run ahaantii wax badan aan idinka faaiday rabbi jirkiina naar haka dhowro❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤awlaadana allah idin xifdiyo walidkiinana allah udambi dhaafo

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 9 หลายเดือนก่อน +7

    Jazakumu allah kheyr.
    Kudhawaad 9 sano reer leeyahay 4 wiil bey iihaysa alhamdulilah. Guurka sirtiisu waa cibaado ixtiraam wada tashi dedaal iyo dulqaad.

  • @AbdulahiMiyir-b4e
    @AbdulahiMiyir-b4e 9 หลายเดือนก่อน +6

    Reeer barakoobay ayaa.tihiiin msha allh ❤

  • @najmociise5887
    @najmociise5887 9 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah Tabarakalah Allaha idin barakeyo marka danbe adigon qur aan aqrinayo 2 labadiinaba no so duuba insha Allah waa ika codsi Allah idin xifdiyo

  • @YusufAli-z1s
    @YusufAli-z1s 9 หลายเดือนก่อน +10

    MashaAllah Abu Maxamed qof wanaagsan baa tahay wll wlhi waxbadan ayan ka faaiday qisadiina waa inaa hada kadib waa inaa shukaasiga badan iska daayaa

  • @xamaraawiboy3144
    @xamaraawiboy3144 9 หลายเดือนก่อน +17

    Dumarka waa mirayad aad isku firi lahayden murayada Hala ilaaliyo 😂 masha allah Allaha Ha idin xafido 🙏💯

  • @axlaamhoyadeed1080
    @axlaamhoyadeed1080 9 หลายเดือนก่อน +3

    Masha.allh qisadina wax badan ka Faidey mahadsanidiin

  • @SacadiyaMukhtar
    @SacadiyaMukhtar 9 หลายเดือนก่อน +8

    Masha Allah kudayasho ayaa mudantihiin ilahay haidin siyaadiyo mincooyinka amiin aamiin

  • @Abdullahi_thegoat
    @Abdullahi_thegoat 8 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاءالله تبارك الرحمن
    والطيبات للطبين
    الله يحفظكم ويكثر امثالكم
    mashaAllh barnamijyadina aad ban u xiiseya waxa tihin lamanaha kaliya oo ahlu-diinka ah anku arko baraha bulshada Allaha idin barakeeyo ❤❤❤ ❤❤❤❤ caruurtayda xata way idin daawadan way xifdisan yihin anashiidka aad so galisan ❤❤❤❤❤

  • @FaaizoAbdirahman-ol3fq
    @FaaizoAbdirahman-ol3fq 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah Abu Mohamed iyo Umu maria waxa tihin dad lagu daydo aqlaq iyo tarbiyo wanagsn . Rabbi ha idin xifdiyo oo idin barakeeyo meelkasto aad jogtiin amin yaa Allah

  • @Xaawonuuro
    @Xaawonuuro 8 หลายเดือนก่อน +1

    M. Xafidulah qoyskeena qurux badan

  • @user-somalian
    @user-somalian 9 หลายเดือนก่อน +4

    حفظك الله في الدنيا والآخرة
    أحبكم في الله، يحفظكم الشياطين، ويحفظ أولادكم.

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 9 หลายเดือนก่อน +2

    asc walal alaha isku kiin barakeyo mida kale waxan rabaa ducada istiqarada nala wadag walal

  • @hudarahma2465
    @hudarahma2465 9 หลายเดือนก่อน +12

    Aniga iyo xajigayga 7days ayan kudhamaynay barasho iyo maherkaba alx 16 Sano ayan wada nolnaahy alaha noziyadiyo nimcadisa shukansiga badan maficna

    • @NasroNasro-c9j
      @NasroNasro-c9j 9 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 masha alla cajib ilahow isku kiindaa intaa iyo inkabadan

    • @hudarahma2465
      @hudarahma2465 9 หลายเดือนก่อน

      @@NasroNasro-c9j amiin qali sidokale adigana

    • @adoontiallen986
      @adoontiallen986 9 หลายเดือนก่อน

      Masha Allah❤❤❤

  • @fadumokheyrat8741
    @fadumokheyrat8741 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah alle ha idin barakeyo inta daqiqo idin dhageysanayey wax anku faxo ma ahane wax kale mamaqlin dadka lo bahanyahy wa idinka okale waye reraha asaskoda hadi lagu dadalo alle rali gelintisa lagu dalo adun iyo akhiro walalibana 8 sano idin dhamatey inta noshihin wada joga intey nolol jirto wada nolada idinka iyo carurtina waxa kalo no faideysan cururta qabka wax lo baro umu maryama xibibti dugsi online dumarka ah nosameya hore usocda❤❤ aniga 13 sano rer leyhay Alxamdulilah wax badan iska wafaqney shayadin insi shayandin jini alle wa iga badbadiyey Alxamdulilah mar walba towfiqda alle hana wafajiyo
    جزاكم الله خيرا وأحسن الله إليكم وبارك فيكم

  • @MadadIsmail-hq3gi
    @MadadIsmail-hq3gi 9 หลายเดือนก่อน +10

    Latashiga illaahay waa laguribxa a Gabadh Caqliba 15:26 adan ayaad ahayd ,umu maryama ❤mar hadaad zaaubadhaysay abu muxamed masha allah isku wàara inshalh

  • @fatumaali5834
    @fatumaali5834 9 หลายเดือนก่อน +4

    Yawaye qofka idin dhaliili karo wanag mogiye xuman idin kuma arkin dad wanagasna tihiin horey usocda wa,idin jeclahay family gega

  • @xudayficismaan3114
    @xudayficismaan3114 9 หลายเดือนก่อน +1

    Su,aal xajiga waxan waydinayaa adiga iyo xajiyada hada yaa cilmi badan waxan ogahay inaad u ahayd macalin cilmiga waa laysdhaa faa waad arkaysaa sheekh oo ardaygiisa dhaafay

  • @munaibrahim6834
    @munaibrahim6834 9 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allaah famil qurux bdan isku mar ayan guursane 2016 bisha 5 tawan iyo sagalked mey ee ehed ani gawadheyda iyo maryama ruxina wa sami masha allaah allaah noo deysto qoralkeyga ina argtid aa rajeyna

  • @dekadirir8728
    @dekadirir8728 8 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Allaah ❤️💕❤️

  • @Umu-SIDRA
    @Umu-SIDRA 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah tabaraka raxmaan wanaag isku barateen waligiin wanaag kuwada jooga isha cadawoga alle ha idinka qabto

  • @FatushDhahir-b7l
    @FatushDhahir-b7l 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wan idin salaamay qoys quruxbadan gabadhasna waxaan rajaynayaa inay gabdha badan Uswo unoqon donto Dhanka xijaabka ilahay ha idin barakeeyo wallalayal

  • @UbaxCabdikariin
    @UbaxCabdikariin 8 หลายเดือนก่อน

    Ma shaAlllha Alaah haydin barakeeyo
    Jira inta nololi jirto guulasta hanbalyo 👏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdullahi_thegoat
    @Abdullahi_thegoat 8 หลายเดือนก่อน

    mashaAllh ilahay ha isku kiin barakeey
    barnamijyadina aad ban u jecelahay lamano ahlu-diin ah ayaa tihiin
    ❤❤❤والطيبات للطيبين
    الله يكثر امثالكم

  • @fatumaali5834
    @fatumaali5834 9 หลายเดือนก่อน +4

    Hada aniga wa igu cawisiin macalinimada wakudhibanahay ciyaalkeyga quranka bara lkn wa,isku dhib qabna icaawiya ustada xamdi iyo ustaadka

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa allaah horay usocoda cawaa idinku soobiriiray patt 2 iyo 3 baan daawaday waan ka helay maashaa allaah

  • @mowuhebcismaan-jv4wd
    @mowuhebcismaan-jv4wd 9 หลายเดือนก่อน +9

    أجمل قصة في حياتي ❤ماشاء الله تبارك الرحمن
    Masha allah ❤ waxaa tihin dad lagu daydo dadkii ugu fiicnaa ❤
    Gaarhaan waxa laydin ka faa .idayaaa qaabkaad ubadka u tarbiyaay saan iyo sida qurux badan ee isku ixtiraamaysaan
    Iyo saad diinta ugu dhaqamaysaan una ilaalinaysaan ❤
    رب يحفظكم يارب ❤

    • @ZidraBoore
      @ZidraBoore 9 หลายเดือนก่อน

      Isku waraa il Cadow nima aragto❤ masha Allah

    • @kayfmohamed544
      @kayfmohamed544 9 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @makoadontialle6
    @makoadontialle6 9 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah barakooba ruuntii qoys aad u qurux badan ayaad tihiin allah ha idiin xafido walalahay

  • @AmranMutafe-fw2uy
    @AmranMutafe-fw2uy 9 หลายเดือนก่อน +7

    Waad mad san tihin sad nolsoo dhakhsanten❤😊

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 8 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah maasha allaah ❤❤❤❤
    Guuleysta guuleysta

  • @rahmasheikhabdi6710
    @rahmasheikhabdi6710 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah allah ha idin xafido ❤

  • @Xamdiomar-o6r
    @Xamdiomar-o6r 9 หลายเดือนก่อน +2

    Asc wr wb marka hore aad bad umahadsantihin walalhaeyga sida quruxda badan ad nola wadagten tan labaad ani ahanteyda waxa niga faidey qofka inta usan qòkale dooran wa inuu asiga wanagsanadaa tan sadaxaad qofka wa inu alle ku xirnada m.a❤❤ nolda oo barakooba intan iyo inkabadan ani rageynaya bi idnillahi kariim wana niga heley habka waxa uso tabineysan m.a aĺle hani barakeyo caruurtana alle hani xifdiyo asc wr wb

  • @ismahancumar470
    @ismahancumar470 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤❤❤allah idin xafido waxa tihin dad ku dayasho mudan brakallahi fikum

  • @FaysalDaauud
    @FaysalDaauud 2 หลายเดือนก่อน

    Mansh allah tabaraka laah illhy haydin barakeyo walalahy

  • @firdosAbdi
    @firdosAbdi 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ma. tabaraka raxmaan Alla ha idin barakeeyo❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedcabdirashiid-id7yj
    @maxamedcabdirashiid-id7yj 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Alle ha idin barakeeyo

  • @Geel12364
    @Geel12364 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah. Alle ha idiin baarigo

  • @husnayasin9390
    @husnayasin9390 9 หลายเดือนก่อน +3

    ما شاء الله عليكم حفظكم الله

  • @HalimaFarah-l9f
    @HalimaFarah-l9f 9 หลายเดือนก่อน +6

    ما شاء الله تبارك الله ربي يحفظكم ويسعدكم ويطول عمركم ❤❤آمين كونو فرحانين مسرورين دائما ❤

  • @soso12364
    @soso12364 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah kuweygii ilaahey
    Ha idiin xifdiyo❤❤❤

  • @maryamamohamed3362
    @maryamamohamed3362 9 หลายเดือนก่อน

    Msha aalh msha aalh qisso raali galinta rabi kudhisantay waxbadan baan idinka faaaidnay ilhy hadin xifdiyo ❤❤❤❤

  • @rahmanoor5581
    @rahmanoor5581 9 หลายเดือนก่อน +1

    ma sha allah wallahi channel aaad ujeclahe waxa so hasuste wali zawjkey marka walidkey igasoradsade sharaftey aay tahe iyo ina harirka alle loga cabsado aniga ma sha allah ummu maryama iyo abu mohamed waha inaga codsana ina noso bandigtin qabka ciyalka aqlaqdaa loga diso wali aniga qasatan wahala lanolahe walidkey iyo walalaheyga taas oo mar mar aad igu adkato aqlaqda wilka iyo side aqeedada ubartaan adiga guun ahay tarbiyada carurta please nolaso wadagaa illahay haini hifdiyo iniga iyo carurtiin af somaligey nah wa fahamten rajenayaa😂

  • @Barwakoali-e4k
    @Barwakoali-e4k 9 หลายเดือนก่อน +5

    Machallah my sister fi Allah
    I have just join two days ago your channel. Really i loved your behaviour as I am now little girl i hope that i became like your family in the future.
    Avancez et Qu'Allah vous récompense et préserve mes chers Much love from Djibouti

  • @ABDIFATAHABDILLEDAIB
    @ABDIFATAHABDILLEDAIB 9 หลายเดือนก่อน +4

    Abayo qof bn raba inan ogadao sidhe promblem

  • @fatumaali5834
    @fatumaali5834 9 หลายเดือนก่อน +6

    Ilahow shaydanul insi iyo shaydanul jini idinka qabo ya rabbi

  • @Dunida191
    @Dunida191 9 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah gabdhaha xijaabka ka tegay ku dayda gabadhan oo kale 😊

  • @halimoisakhassan9799
    @halimoisakhassan9799 9 หลายเดือนก่อน

    Ilahay ha idin barakeyo waxbadan ayan idinka faaiday jazakumulah

  • @AhmedAbdullahiSulub-ef3ne
    @AhmedAbdullahiSulub-ef3ne 9 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله بارك الله فيكما

  • @AishamucalimNuur-xc7yt
    @AishamucalimNuur-xc7yt 9 หลายเดือนก่อน +1

    masha allah allh idin barakeyo is ku wara❤❤❤

  • @NimoMohamed-yc8gi
    @NimoMohamed-yc8gi 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah allah idin barakeya malin horey igu sobiri

  • @HayadAbdi-ow3qp
    @HayadAbdi-ow3qp 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah allaha nii barakeyo❤❤❤

  • @ruunsaid-r9k
    @ruunsaid-r9k 9 หลายเดือนก่อน

    Mashallaaaaa tabarakallaaa allaha ha idin barakeeyo

  • @muniiraali-z5q
    @muniiraali-z5q 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allh iisoduceeya in oo muradkeyga iisahlo

  • @fartunfetin3728
    @fartunfetin3728 9 หลายเดือนก่อน +1

    Manshalah tabaraka ilxunkumaragto aboyo xijabkagan jacladay

  • @KhadiijoAbdulaahi
    @KhadiijoAbdulaahi 9 หลายเดือนก่อน +9

    family qurux badan oo lagu deydo alle ha idin xafido ❤❤

  • @FardowsaCali-gm6kt
    @FardowsaCali-gm6kt 9 หลายเดือนก่อน

    M.a abayo horumar wacan kurajeyna waad mahadsanthy macalin xamdi wll m.a gabar wngsn allah hakusharfo adi seygaa❤❤❤❤

  • @MoussaSalma-oc9co
    @MoussaSalma-oc9co 8 หลายเดือนก่อน

    Ummu Maryama xoog ayad uquruxbadan tahy Macha allah calayki❤

  • @FatimanasraAhmed
    @FatimanasraAhmed 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah tabaraka raxman

  • @OsmailMohamed-b7m
    @OsmailMohamed-b7m 9 หลายเดือนก่อน +1

    M.a Abuu Mohamed iyo Umaryama waan idin salamay Xafidahu Allah Allah idin barakeeyo wll Famil quruxbadan
    Horay usocda wll Abuu Mohamed iyo Wllshy Umaryama Alle dartii baan idin jeclahy sidaad kherka dadka ula jecelshihiin ilaahey hadin jeclaado wllahey ❤🥰🥰🥰

  • @anisoaliiza4645
    @anisoaliiza4645 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah illahay hani siyadiyo dhamantin Alxamdulillah ilahay hani xafido dhamantin

  • @iloqosol8462
    @iloqosol8462 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah jira oojooga waligiin aamiin waxaan idinbartày 2020

  • @Madishismailmadishismail-zj6kx
    @Madishismailmadishismail-zj6kx 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤❤ Allah idhin barakeyow❤❤❤🎉

  • @fowziadollDuale
    @fowziadollDuale 9 หลายเดือนก่อน

    Maansh allaah. Allaah ha idin barakeeyo reerkii oo dhan ❤❤❤❤❤❤

  • @kai2920
    @kai2920 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh wan idinku cusbahay dar ilah idiin jecladay rabbi ha idin barakeeyo insha llh kuwan kudayano rabbi haidinka dhigo❤❤❤

  • @aminamire4169
    @aminamire4169 9 หลายเดือนก่อน +2

    Maashaa alaah horay usocda

  • @Wilo.Y
    @Wilo.Y 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah waxa idinka faiday istaqarada waxi qayr kugujiro iney ku muqaneso o maskaxdada ka baxen isku wara Insha alah.. aniga iyo ninkeyga 5 bil xarir lahen 13 sano is qabna marka 3 sano waa ila badan tahay

  • @naimamohammed4035
    @naimamohammed4035 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allaah labo qof oo Allaah kuxiran tihin Allaah ha ini barakeyo

  • @Shukrancali7746
    @Shukrancali7746 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah isku waara abid allah ha idiin xafido dhamantiina❤ kudayasho mudan tihiin❤

  • @KhadraMohamed-o5d
    @KhadraMohamed-o5d 9 หลายเดือนก่อน +2

    ماشاء الله الله يحفظكم

  • @asmaaden9843
    @asmaaden9843 9 หลายเดือนก่อน

    M.a waxbadan bn idinka faaidna jazakalah

  • @ملتقىالدعوة-الصومال
    @ملتقىالدعوة-الصومال 9 หลายเดือนก่อน

    Qayr mooye shar idinkamaanu faaidin alle haydin barakeeyo❤❤❤❤

  • @RoodaAadan-iv9yt
    @RoodaAadan-iv9yt 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa Allah allahuma baarik from burco❤🎉

  • @abdikadirGarane7032
    @abdikadirGarane7032 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs wrm wbrk Walaaliyaal Masha Allah Ilaahey ha idin xifdiyo hana idin Barakeeyo Farxadana Ilaahey Ha idin Ziyaadiyo Masha Allah wax badan baa idinka faaiday Aniga Qisadiina Aad iyo aad baay U Qurux badan Ilaahey Ha idinka dhigo Kuwa Cimrigooda inta ka dhiman Isku waraa Isku Barwaaqoowa Isku Faraxsanaadaan Qeeyr Kala helo Aawlaada Wanaagsan Ilaahey Adeeco Waalidkooda Warkooda Maqla Ilaahey ha idinkala siyo❤❤❤

  • @anisoaliiza4645
    @anisoaliiza4645 9 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin amiin amiin yaa rabbi intan iyo in kabadan wada jiro wadajoga Insha Allah

  • @ayaanmohamet
    @ayaanmohamet 9 หลายเดือนก่อน

    ماشاءاللہ

  • @xamdixarako2479
    @xamdixarako2479 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah samiyey xamdi qurux alle ha idn xafido dhamaantiina my family aan jclhy ❤❤ talo aan kaa rabaa meel qaasa aan kala soo hdlo ma heli karaaa xamdi wlshy

  • @kaltunomer984
    @kaltunomer984 9 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah wllo family kudayasho muden ayaa tihiin Aduun iyo akhiraba Allah ha isku kiin barakeeyo
    Wll waxaa kale oon rabaa abu muxamed inaad nooga faaiideyso xirfada macalinimada waliba xaga higaada ani waxaa idhibaya far qurxinta marakaa seen ubartaa farqurxinta ishaa Allah jawaabtaada oo video ah ayaan sugayaa
    جزاكم الله خيرا جزا 🤲

  • @caaisha4176
    @caaisha4176 8 หลายเดือนก่อน

    Mansh allh tabaarakallaah ilhyow idin xifdi aduun iyo aakhiraba mcllin maryama iyo ubu maxamed ❤❤

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mnsha Allah 2 maalin ayaan idin aqaan wax badana waan idinka faa’iiday mnsha Allah ilaahay ha idin xafido iskuna waara dhib la,aan aakhirana janadaa inoo balan ah iinsha Allah🥰

  • @sahrasaalim6370
    @sahrasaalim6370 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah faamli qorqoon aantageero ale haysukiin barakeeyo

  • @LadnaAhmed-t7b
    @LadnaAhmed-t7b 9 หลายเดือนก่อน +5

    Amiin 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲

  • @cukaashebarkhadle
    @cukaashebarkhadle 9 หลายเดือนก่อน +1

    mansha allah wallhi way i anfacday sheekadiinan
    inan baan shukaansan raba lkn intaan shukaansanin ka hor xalqadahan so daawo ayaan ku orani insha allah

  • @ilhaanali5814
    @ilhaanali5814 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah allaha idiin barakeeyo qoyskina wngsan cashar bdn baa ka bartay alle ha idin dambi dhaafo wllhy umu maryama iyo abu Mohamed 🥰🥰🥰

  • @ملتقىالدعوة-الصومال
    @ملتقىالدعوة-الصومال 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maash alllh ❤
    Ma aqaan wax aan idinku tilmaamo lamaaane ilaahey khayr iyo wang udhameeyey runtii
    Maanta ayaan idinku soo xidhmey ku dhawaad 8 video idinka daawadey anoo aad idiin xiiseynaya
    Waxbadana idinka faaidey ❤
    Runtii ka umad muslimiin ahaan waxan ubahanahay hagid badan in aan la nimaadno inta wanagsan ay wacyi galiyaan inta halowsan ❤
    Alle haysukiin barakeeyo idinka iyo uabadkiinaba
    Cidkastoo rabta iney nolol qurux badan sameystaana alle how fudeydiyo❤❤

  • @ubaxmohamed7812
    @ubaxmohamed7812 9 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah isku wara ❤ ilahy baan karajaynaya in uu isiiyo qof dabecad wanagsan oo ilahy ku xidhan sawj wanahsan ❤🤲

  • @NajmoAdan-n3j
    @NajmoAdan-n3j 9 หลายเดือนก่อน +3

    ماشاءالله الله يحفظك من كل شر يارب ❤

  • @Saynab428
    @Saynab428 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah
    Bata o barakooba iskuna waara idam Alle❤
    Wax badan ayan ka faaiday wlhi

  • @Zeinab-mn7nh
    @Zeinab-mn7nh 9 หลายเดือนก่อน

    Maacha aalah famille qurux baadan umu maryaam qurankaa maa xifdidaay ❤

  • @ruweydaismail8756
    @ruweydaismail8756 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mnsha alaah lamane aan ad u tagero Ana jeclahay inan ku daydo alaah idin daayo wayo badan iskuna wara insha alaah ❤❤

  • @HindaIsmaaciil-wj2nn
    @HindaIsmaaciil-wj2nn 9 หลายเดือนก่อน

    Maashaaalah. Alle haidinbarakeeyo. Dhmntiin

  • @naimaali2910
    @naimaali2910 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah waa ka helnay sidaa noola wadaagteen eee waxan idin leenahay wadajira abid ee please nooga sheekeeya caqabadaha aad marteen biloowgii ilaa laga dhale zakariya cade please kuwa aan guursanin neh maxaa kula talineesin

  • @nashsomalian1658
    @nashsomalian1658 9 หลายเดือนก่อน +4

    Allahuma Bariik My Family Keep going

  • @HilalSheekhi
    @HilalSheekhi 9 หลายเดือนก่อน

    mansha allah is ku barakooba wll

  • @CabdiraxmanqaliifMaxamud-td9cl
    @CabdiraxmanqaliifMaxamud-td9cl 9 หลายเดือนก่อน

    Mansha alaah laamanaha kheyr ka jecel alaha idin siyaadiyo farxadiina ❤❤

  • @FowsiyoQalanjo
    @FowsiyoQalanjo 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alah alaha idin xifdiyo aduun iyo akhiraba waa idin jacelhy Alle dartiisane ayaa idin jacelhy

  • @fardowsocabdi7517
    @fardowsocabdi7517 9 หลายเดือนก่อน

    M.a famali quruxbadan Alaha iskukiin barakeeyo❤

  • @maryamamohamed3362
    @maryamamohamed3362 9 หลายเดือนก่อน +1

    Alha haidin barakeeyo

  • @saamiyasiman6202
    @saamiyasiman6202 9 หลายเดือนก่อน

    Aniga iyo xaajigeyga 2isbuuc wada socanay isbuucii 3 neh waan aqal galnay alxm 3sano wada joognaa allah naga dhigo kuwii wada jiro waligood

  • @alifarah9464
    @alifarah9464 9 หลายเดือนก่อน +3

    abayo umu Maryama waxaa igu sefgareysan magac will lkn gabar AYAAN AHAY SIDA PROFILE KA II SARAN EEG SO DUGSI online noo soo same