Madaxweynaha Cusub Ee Taiwan Oo Somaliland War Cusub Ka Sheegay Iyo Qorshaha Socda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 พ.ค. 2024
  • Madaxweynaha Cusub Ee Taiwan Oo Somaliland War Cusub Ka Sheegay Iyo Qorshaha Socda
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

ความคิดเห็น • 20

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 28 วันที่ผ่านมา +4

    Long live the Republic of Taiwan . Tauwan is a peaceful, democratic, developed country
    It's independent for 76 years.
    It must regain its Seat in the United Nations.

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 28 วันที่ผ่านมา +3

    illaahaw Guusha sii Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, Inha Allaaha Guul iyo Midnimo iyo Horumar waara Somaliland.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 28 วันที่ผ่านมา +1

      Amiin Amiin Amiin Iyo Ictiraaf kayrqaba Aloolw sii Somaliland ducada badiya Waa jimcee

    • @khadarhassan6019
      @khadarhassan6019 27 วันที่ผ่านมา

      ❤️❤️❤️MASHA ALLAH guul iyo gobonimo my Somaliland❤️❤️❤️

  • @YahyeIbrahim-hl8he
    @YahyeIbrahim-hl8he 28 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah habalyo somalilan ❤❤❤somalilan ❤❤❤❤somalilan guuul ❤

  • @MohsmedFaatah
    @MohsmedFaatah 27 วันที่ผ่านมา

    Maanshalaah Guul iyo Gobonimo somaliland ha waarto 18 may ha waarto

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 28 วันที่ผ่านมา +1

    Waan ku salaamaya Weriye magacyada iska sax Mohamed Daqlo - Magaalada Faashir

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 28 วันที่ผ่านมา

    guul qaranka somaaliland

  • @MaxamedCabdi-bv3tj
    @MaxamedCabdi-bv3tj 27 วันที่ผ่านมา

    Guul.somalind❤

  • @khadarshiikh6003
    @khadarshiikh6003 28 วันที่ผ่านมา

    SL guul insha Allah ❤️💚🤍

  • @Hooda36
    @Hooda36 28 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliland Alloow Dhoowr💚 🤍 ❤️ Ciidanka Qaranka Alloow Dhoowr❤🎉 💚 🎉🤍 🎉❤️ 🎉❤ Umada Reer Soomaaliland Alloow Dhoowr❤ 💚 🤍

  • @AhmedIsmail-me9dm
    @AhmedIsmail-me9dm 28 วันที่ผ่านมา +2

    Waynu u mahad celinaynaa Maaxweyne Muuse waana muhiin in aynu garab isnaagno Madaxweynaheena maadaama uu ka dacadsan yahay Maaxda kale

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 28 วันที่ผ่านมา

      Haa hala doort meelfiican bay in maraysaaye Muuse dorta

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 28 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 28 วันที่ผ่านมา +3

    Masha allah guul iyo goobanimo ciidanka garanka somaliland ilahay ha guuleyo ❤❤❤❤

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 28 วันที่ผ่านมา

    Tawain Iyo Somaliland reer gabalbeedku waa isku fikir weyi Wlee

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir 28 วันที่ผ่านมา

    Somaliland. Cadowgeeda ale ha jabiyo Qofkuu doono ha noqdo❤️

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 28 วันที่ผ่านมา

      Amiin Amiin Ducada badiya waa jimcee

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 28 วันที่ผ่านมา

    William lia (liya) maahee waa William lai (laay)

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v 28 วันที่ผ่านมา

    daar foor maaha gobol de ,miyaad khasbaysa?
    waa dal chira.