aloolku alool uun buu ahaa laakiin cawskaa ukala bixi jiray saddexleh,toddobaaleh,googoos iyo isku joog waxaa jirtay oo kale kebed dhiguhununa magacyo badan bay ukala bixi jireen iyo udbuhu waagii hore dee malaha waa la casriyay hadda eddo masha allah xuusuus iga dheh hargeysa markii schoolka la fasaxo ayaan howdka reer abtigay u caano doonan jirnay
Subxanallah, waa dambi Caalinow cunto iyo lacag la daadiyaa. Dadkana u sheeg wixii Ilaahay u qoray inaan cidina ka qaadi karin. Waxan ay samaynayaana ay dambi iyo khuraagaad tahay.
Hararadu waxay u kala baxaan falakh falakh-labaale- sadexle- shanle- todobaale- googoos waalxaa ugu sareeya ama ugu qaalisan iskujoog intaa ayay i kala baxaan
WAAR WAA XARAAN IN LACAG IYO NICMO LACUNO LADAADIYO OO DHULKA LAGU AASO IYADOO DAD HALKAA IDINLA JOGA U BAHAN YIHIIN. HADII LA DONAAYO IN AROOSKA IYO AROOSADA LOO DUCEEYO SIUU ILLAHAY U BARAKEEYO. KASO SAARA LACAGTA MEESHA LAGU RIDAY OO SIIYA DADKA FAQIIRKA AH.
Magalada maxaynu ku hayna ? Inta xoolo miyi inoo joogta wax aan ahayn miyad haysa hadi baddu is xidho oo markab iman waayo ? Waxba lama soo baxnee horto wax ma la so baxna ? Hal warshad oo tamandho kuma taal dalka adna necluer bomb ayad ino samaynaysa ?
Dadkaa in lagu baxo dacwo ahaaan ayaa fiican oo laga wacyi galiyo lacagta iyo subaga la aasayo in uu xaaraaan yahay diinta islaamka Wayo wa diyaacul maaal .taasina wa xaaaraaan
Masha Allah Calin Abyan salaan sare masuul, we miss you brother welcome back again.
aloolku alool uun buu ahaa laakiin cawskaa ukala bixi jiray saddexleh,toddobaaleh,googoos iyo isku joog waxaa jirtay oo kale kebed dhiguhununa magacyo badan bay ukala bixi jireen iyo udbuhu waagii hore dee malaha waa la casriyay hadda eddo masha allah xuusuus iga dheh hargeysa markii schoolka la fasaxo ayaan howdka reer abtigay u caano doonan jirnay
Masha alah aroos wacan iyanu leenay kuwi dalkoda iyo diintooda anfaca ilahay ha kala siyo lakin cadadan waligay ma arag meeshu ma haawdka fogba
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك
waa qurux lkn Nimcada ilaahay laguma Ciyaaro Subugu waa xaaraan in lagu ciyaaro iyo lacagtaba, inay Cashar ku jubaan ayey ahayd oo Quraan lagu akhriyo
dee waagii hore dumarkaa dhisi jiray oo ku dhabar jabi jiray laakiin haddii raggii ka qabtay waa masha allah hhhhhh
Masha alllah ina qorane waan salamaya
Gurigi qurux weynaa barakallah
ما شاء الله تبارك الله
Baraha cawsaska waxa layidhaadaa waaxyaale,todobaale,shanle,saddle iyo isku joog laakiin iskujoog ma arko
oo kuwani waa jaahili baan filayaa barakada ale baa haya waxaas waa caado jaahili alow na bad baadi aaamiiin 😮
Subxanallah, waa dambi Caalinow cunto iyo lacag la daadiyaa. Dadkana u sheeg wixii Ilaahay u qoray inaan cidina ka qaadi karin. Waxan ay samaynayaana ay dambi iyo khuraagaad tahay.
Tabarak Allah
مشا الله تبارك الله
Waa khuraafaad lacagta iyo subaga lagu rido guriga cusub mana ah wax fican
dhirbadan ayay jareen aad u badan teendho ayay kensan kareen waa wax laga xumaado runtii
Bisinka waxaasi kawacdi hana soo duubin wll lactan la aasayo
War shaw waa isgoyski reer awoowgay reer buraale❤❤❤
Maaha waa kii galbeed
Walalo dadka wacyo gali wayo lacgta iyo subaga dhulka lagu shubayo barko ma so kordhinayan ilahay iya barkada bixiya oo la barya
Lacag iyo subah wax ma keenaan allaah baa owlaad iyo xolo keena
Masha allah
Waa aqal qurux badan
Mashxarad bigil lomoodo hooyooyin baariya durbaan kuu bilaaban
Cabdiqani Geelu madhalay sanadka
Mnsha allah
Oo waa Ethiopia Ethiopia meeshu
Guriga habeenkii armuu mas soo galaa oo i qaniinaa 😂😂
Qurux,
Aroos miyi qurux badanaa
Waa mariinka Raarka
Sxb kuma fiicnid wax duubista iyo shaqatan ee waxkale qabo😂
Muuqaalkii uugu wanaagsana ee aan daawado waxbadan baad ixasuusisay Sxb Aad baad uugu mahadsantahay
Fadhigii iyo cuntadii mee hurdadii uun baan aragnaa😅😅
Fadhiga iyo cuntadu wa halkaan fadhinay geedka damalka ah ee xaga hore ku yaal .
reerka wayi faleen😂😂😂 waayo lacagtii iyo subagiiba wayi aaseen nicmiadiiba wayi xabaaleen crazy init
😂😂😂😂
Hararadu waxay u kala baxaan falakh falakh-labaale- sadexle- shanle- todobaale- googoos waalxaa ugu sareeya ama ugu qaalisan iskujoog intaa ayay i kala baxaan
Dhirta ha jarinee biro ku dhista waayo dhulkeenii wuu xaalufay
Biraha caruurta ku so dhacayaan
Magac yada cawsaska inta ka xasuusto googoos sadexle
Sxb dadka u sheeg inta aad ku danto wa dambi cunto iyo Lacaag la asayo Allah baa wax kasta haya
Waxani qurux malaha kuwii hore ayaa ka qurux badan
Dhaqanku inuu is bedelay waxaa kuu cadeynayaa guryaha dumarka loogum Iman jirin dumarkaa dhisi jiray balse hada rag baa dhisaya
DEEGANADA KALA DUWAN WALIGEEDBA SIDAN AYAY AHAYD .
Deegaan rag dhiso iyo mid dumarku dhisaan.
Sxp lacagta iyo subaga mesha lagu shubaa soo qurafaad ma aha dad islaam ah nahy so marka in shareecada loo bandhigo ma aha.
WAAR WAA XARAAN IN LACAG IYO NICMO LACUNO
LADAADIYO OO DHULKA LAGU AASO IYADOO DAD HALKAA IDINLA JOGA U BAHAN YIHIIN.
HADII LA DONAAYO IN AROOSKA IYO AROOSADA LOO DUCEEYO SIUU ILLAHAY U BARAKEEYO.
KASO SAARA LACAGTA MEESHA LAGU RIDAY OO SIIYA DADKA FAQIIRKA AH.
Waaweedh aloof kabad sedexle cawka waxaa laga sameeyaa Timo haweenle iyo maadh aloolka waxaa lagasameeyaa (duurka) kabada waxaalaga sameeyaa maydhada (galoolka) karbaashka waxaa laga sameeyaa mayaha (hunka eelagobaxo )
Dhaqanka si fcn ayad u haysa goormad miyigi ka timi ?
Waxaaai waa khuraafaad arsaaqadu way qorantahay
Bas ba la dhaha kan aqal somaligu waa ka soo xoodan
Wakhtigani waa xiligaynu nuclear samaysan lahayn markaasaynu wali miyi dabada haynaa habaar ayaa ku dhacay soomaali
Magalada maxaynu ku hayna ?
Inta xoolo miyi inoo joogta wax aan ahayn miyad haysa hadi baddu is xidho oo markab iman waayo ?
Waxba lama soo baxnee horto wax ma la so baxna ?
Hal warshad oo tamandho kuma taal dalka adna necluer bomb ayad ino samaynaysa ?
Dadkaa in lagu baxo dacwo ahaaan ayaa fiican oo laga wacyi galiyo lacagta iyo subaga la aasayo in uu xaaraaan yahay diinta islaamka
Wayo wa diyaacul maaal
.taasina wa xaaaraaan