HEES | NAGAADI | Hibo Nuura Iyo Cabdinaasir Macallin Siciid | Original+ lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 76

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 7 หลายเดือนก่อน +2

    Nimco rays innaga oo kuwada nool ❤yaa sidaan dhahayaa 😢💔 Alle ha u naxariisto cabdinasir macalin saciid maamo hiba nuura cimri dheer rabbi kaaga baryaa iyo caafimaad 🤲

  • @xasanmaxamad8355
    @xasanmaxamad8355 4 ปีที่แล้ว +3

    Alle Haw Naxariistee Abwaan Qaaliya Mohamoud Tukaale Osman Abwaan Xusid Mudan

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 4 ปีที่แล้ว +26

    Tani waa originalkii mid kamida heesihii Hablayahow hadmaad guursan doontaan. Aun Cabdinaasir Macalim waxaan la kulmay 1978 wuxuu ahaa Fanaan cod macaan oo nin wanaagsana oo xishooda. Waa hees aan jeclahay si fiicana u duuban. Mahadsanid Madeeys

    • @farhiashireabdiahmed7640
      @farhiashireabdiahmed7640 4 ปีที่แล้ว +2

      mnsha allh wlle alle cimriga haku barakeeyo

    • @axmed_deeq
      @axmed_deeq 4 ปีที่แล้ว +1

      @@farhiashireabdiahmed7640 Aamiin adna sidoo kalaan kuu baryayaa. Aamiin. Mahadsanid wlle

    • @muhubboabdi8555
      @muhubboabdi8555 2 ปีที่แล้ว

      0

  • @abdikanishirar7491
    @abdikanishirar7491 4 ปีที่แล้ว +7

    Eebe ha janeeyo a.nasir mclin Mamo hibo Eebe cimriga ha u barakeeyo fanaaniin aan la holin karin❤

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 ปีที่แล้ว +7

    Cabdinaasir macalin siciid allaha u naxariistee caadi maaheyn

  • @waayelkajaqafsada7214
    @waayelkajaqafsada7214 4 ปีที่แล้ว +6

    Runti AUN cabdinasir macalin siciid aad bu u cod macaana boqorka codka waye inkasto waqti hore dhintay balse qalbiyadeena kama bixi dona legend

    • @sewy8
      @sewy8 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin Yaa Allah

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 2 ปีที่แล้ว

      Walaal ma’sababtaas ayaa bacalwaan loogu dhiibey heesta inuu isagà qaado ruwaayadii habla’yahow hadmaad guursan doontaan.

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 ปีที่แล้ว

      @@Kaakoos_641 haa wllo inkastoo riwaayadani originallykii Soo baxdey 1975kii inkastoo C/naasir macalin siciid uu dhintay 1979kii baabur uu jirey isagoo toyaatarka muqdisho kasoo baxey Baacalwaan waa copy isaga ale ha wada naxariistee hibo nuurana ale cimriga hawbarakeeye

  • @nasrindhalad1310
    @nasrindhalad1310 2 ปีที่แล้ว +2

    Cowo iyo nuur inagu kuwada nool mohamed noloshydiyow ale ha ina gadhsiyo malintena 😢

  • @nuurhubane
    @nuurhubane 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ayyyyyyy. Laxankii c.kariin jiir ahaa AUN

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 ปีที่แล้ว

    Allow kuu naxariiso Abwaan Maxamuud Tukaale oo heestan iyo riwaayadii hablayahow hadmaad guursan doontaan curiyey Aamiin

  • @abdiyare5863
    @abdiyare5863 4 ปีที่แล้ว +8

    Bacalwaan iyo Hibo maxamed cudoon Hiba nuura baan ku daawaday ruwaayadi Hablayahaw hadmaa guursan doonta lknse codka Abdinaasir macali saciid AUN ayaa caadi aheyn

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 3 ปีที่แล้ว +2

    Cabdinasir Macalin ayaa Kuleh Dhanka Codka, ileyn Waa Ninkii Lahaa Heestee, Bacalwaan Gadaal ayuu Ka Qaaday Heeska,, Aun 2daba... Hibo Nuura Axyaa Sowth Cod Dahabileey Long Life

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว +1

    Soomaali Diidoow Viva Shacabka Soomaaleed Guulwacan ❤

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +3

    Heestu Originalka ayeyba kumacntahey😍

  • @abdirahmanahmeddacaam2183
    @abdirahmanahmeddacaam2183 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid sxb maadeys
    Aadbaan kaaga mahadcelinayaa maadaama oo aan soo gudbisay heesahaan aadka u dooni jiray

    • @maadeys
      @maadeys  4 ปีที่แล้ว +1

      Adaa mudan sxb

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว +1

    Xasuustii Calankii Of Soomaaliya

  • @ahmedosmanzheikh3214
    @ahmedosmanzheikh3214 ปีที่แล้ว

    Heestan waxan maqli jiray anoo aad u da,a yar waxa laga so dayn jiray Radio jabuuti 2004

  • @bulshadacusub
    @bulshadacusub 4 ปีที่แล้ว +1

    Maadeys sxb aad baa u mahadsNthy......halkaa.NAQ Iyo wiil
    ..waxay ila tahay LEH IYO WILL...THANKS

  • @yassinnabadon5370
    @yassinnabadon5370 4 ปีที่แล้ว +3

    Cabdinaasir macalin codkiisu cajiib buu, baydkan uu qaadayo anigu bacalwaan oo xabeeb yar leh baan kubartay

  • @Garaad1000
    @Garaad1000 4 ปีที่แล้ว +2

    Cabdinaasir macalin heesta Qalaafe iyadoo fasiix ah hadii aad heyso soo gali sxb heesaha cabdinaasir soo badi sxb

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 2 ปีที่แล้ว

      Isagà miyaa heesa walaal Qalaafeey ku dhalatee? MaashaAlLaah walaahi dad wax’badan og’ baad’tihiin ILAAHAY swt ha’u naxariisto qabrigana ha’u qaboojiyo InshaAlLaah Aamiin yaaRabbi.

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว +2

    Kaatumo state Of Soomaalia

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว +1

    Khaatumo State Of Soomaaliya

  • @BashirBashir-d3j
    @BashirBashir-d3j ปีที่แล้ว

    Alle.ha.unaxariiste.cabdinaasir.kumaan.daawan.cabdi.cali.bacalwan.baan.kudaawaday.iyo.hibo.maxamed

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว +1

    Shacabka Soomaaleed Guulwacan

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว +1

    Khaatumo State Of Soomaalia

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxa Hubaal ah in heestan dad ka intooda badini ay aroosyada ku barteen oo laga qaadi jiray-waayo waayo.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว +1

      Barkhad dhawr aroos oo heestan laga qaadey baa bilo yar ku kala cararey markaasaan idhi, war tolow heesihii maka xishoon waayeen

  • @abdiyare8516
    @abdiyare8516 4 ปีที่แล้ว +2

    Hees iyo badh mahadsanid madeys ❤️💯

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 11 หลายเดือนก่อน +1

    Shacabka Soomaaleedoow Gobanimo Iyo Guulwacan

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 6 หลายเดือนก่อน +1

    Are You Ready

  • @osmankulane1525
    @osmankulane1525 4 ปีที่แล้ว +1

    Iyadoo ay qaadaan Bacalwaan iyo hibo ayaan riwaayada kudhex fiirsan jiray 2005/6 dii gobolka Galguduud, anoo arday ay ilaa laga gaaro meesha riwaayada laga matalayo iyadoo bacalwaan ladilayo.

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว

    Viva Shacabka Soomaaleed Guulwacan

  • @dulmadoobedulmidiid4655
    @dulmadoobedulmidiid4655 4 ปีที่แล้ว

    hablayahow hadmaad guursan doontaan riwaayad caan baxday quruxda yaan uleenahay qalabka yaan usidanaa hadaydaan wax nala qaban ma rag qaarad kale jira buu qaadirkeen noo qoray

  • @Hiiraan_boy
    @Hiiraan_boy 4 ปีที่แล้ว

    SXB THNKS HEESTIII QALaafe cabdinaasir mclin inoo soo gali adoo 𝚖𝚊𝚍𝚊𝚜𝚊𝚗

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว

    Khaatumo State Of Soomaalia guul❤😂

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 4 ปีที่แล้ว

    masuul sare heesta kaloo aya wada qadaan labadaan fanaan oo ah abaayo iyo aboowe sxb heestaas ayaan kaa codsanayaah adoo raaliyah raadi fan noleeyow

    • @maadeys
      @maadeys  4 ปีที่แล้ว

      aan soo raadsho sxb

  • @Qallaaf
    @Qallaaf 2 ปีที่แล้ว

    NACFI DHALAD AYAANLIYO,,,, HELA CAANO IYO WIIIL .......

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว +1

    Laascaanood Libdhimayso Maamulka Khaatumo State Of Soomaaliya

  • @cabdallahillaac9201
    @cabdallahillaac9201 4 ปีที่แล้ว +1

    HEESATA | Nagaadi |
    Wada jiree Nabad gala♥️

  • @ahmedaliali5066
    @ahmedaliali5066 2 ปีที่แล้ว

    Maadeys runtii waad iftiimiseen fanka
    Mahadsanidiin in badan

  • @hindashide9687
    @hindashide9687 ปีที่แล้ว

    Mirqaan wanagsan hargeisa

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ปีที่แล้ว +1

    Neecaw brwaaqiyo
    Naq iyo doog
    Nimciyo rays
    Inaga oo kuwada nool
    Oo noqona Qayrkood
    Kuwa uga Nasiib Nasiib Badan
    Reerkii Lagu Nastee
    Lagu Nagaadee
    Wada Jiree Nabad gala
    Allahayoow Inagayeel
    Waa Codkii Mcna Ee Hibo Iyo AUN Bacalwan

  • @Cartan7
    @Cartan7 2 ปีที่แล้ว

    waqooyi waxay laacib heesaha somali

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 11 หลายเดือนก่อน

    ❤shacabka Soomaaleed Guulwacan Shacabka Sscoow Guulwacan

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaasalam!! Saaxib waxaad inoso galisa heestii "hadaad dhaayo leedahay" oo ay wada qaadaan Saado cali wadhsame iyo Muuse Ismaacil qalinle......Thanks

  • @abdinasirmohamed7458
    @abdinasirmohamed7458 ปีที่แล้ว +1

    Hees iyo badh

  • @ugaasmedia7987
    @ugaasmedia7987 8 หลายเดือนก่อน

    Cabdinaasir macalin siciid Cod halaasiya Ahun

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 3 ปีที่แล้ว

    Xasuus 15 sano ka badan ayaan dib u noqday😭😭😭

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 ปีที่แล้ว

    Mirihii m.tukaale laxankii c.jiir codka hibo nuura iyo c.naasir macalin siciid

  • @dahircabdi5885
    @dahircabdi5885 4 ปีที่แล้ว +1

    Sogali hibo iyo nageeye heesta rooble

  • @MawlidAbdi-hw4ek
    @MawlidAbdi-hw4ek 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @ahmedaliali5066
    @ahmedaliali5066 2 ปีที่แล้ว

    Maadeys waxaad soo galisaan heestii Gobti dhusamareb ee uu qaado Aun Cabdinasir macalin siciid

  • @maxameddeeq7647
    @maxameddeeq7647 4 ปีที่แล้ว

    Alaya cisag hees iyo bar iga dheh

  • @apdirizaktacapir4547
    @apdirizaktacapir4547 10 หลายเดือนก่อน

    Fan qiimo badan ayuu ahaa Abwaanin Fanaanin musician's laxamaystayaal dhamaantood Dhaxal Ayay inooga Tageen wakhti xadirkana fankii waa la bahdilay channel Tube kan isna shaqo ayuu inoo qabtay Mahadsanid walalkayow

  • @mustaphaali9381
    @mustaphaali9381 4 ปีที่แล้ว

    Hibo Nuura long life

  • @AhmedSalah-vg7zz
    @AhmedSalah-vg7zz 4 ปีที่แล้ว

    Wakhtigii Wacnaa xasuus

  • @abdirahmanmohamud2212
    @abdirahmanmohamud2212 4 ปีที่แล้ว

    hablayahow hadmaad guursan doontaan
    Heesaha originalka waxaa lahaa
    Hibo iyo c naasir macalin
    Beerdilacshe iyo maryan mursal
    Soo wada gali sxb
    Marka danbo bacalwaan iyo saado cali baa galay booska fanaaniinta maryan iyo c naasir

  • @abdisamadgaroon1061
    @abdisamadgaroon1061 4 ปีที่แล้ว

    Akhiyaarta maadays salaam heesta mireheeda ah la mid ahaayeen
    Good iyo abees iyo garanweynihii aar maska galoolan geedkii gadaadha libaaxa leh weligay shabeelbaan illin gogol la jiifaa guduudanr libaax baan anna gacal u moodaa
    Ka garmaray gabdhaha kalee yarta geniya awgeed guulloow ha iga dilin taa
    Heestan xasuus gaar ah bay ii lahayd ma hayo abwaankii sameeyey iyo abwaankii qaadayba fadlan ii raadiya Mahadsanidiin

    • @yaxyec4972
      @yaxyec4972 3 ปีที่แล้ว

      Ma heshay sxb heestaas mise wali waad raadin. Kollay ani wali maan maqlin ee yaa qaada. Hadaa heshay iisoo share dheh sxb.

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว

    Shacabka Sscoow midooba Cadowgii Ha Jaba

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว

    Laascaanood Maamulka Khaatumo State Of Soomaaliya

  • @haleelo1613
    @haleelo1613 4 ปีที่แล้ว

    m.a

  • @ayaanmaxamud6267
    @ayaanmaxamud6267 ปีที่แล้ว

    Wx kle

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว

    Laascaanood Libdhimayso Maamulka Hargeysa iyo Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว

    Laascaanood Guulwacan

  • @niilstore2440
    @niilstore2440 2 ปีที่แล้ว

    F

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว

    Khaatumo State Of Soomaaliya