manta xagikaga safar ah igu so ducay asxabta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 14

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah abyo ilahay nabada ha kugu so celiyayo

  • @KhadijaRobleh
    @KhadijaRobleh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah goanka adigaa iska leh dadka hadalkooda iska ilow masha Allah ilahay ha idin xifdiyo xajigaga safarka uu aday nabad allaha kuugu soo celiyo.

  • @MaryanHassan-s2z
    @MaryanHassan-s2z 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallh Allah nabadgeeyo Allah adna uurka kuu adkeeyo

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ha u bixin. ada og wixi ku fiican. guul

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xaajigaaga illaahay hanabkeeyo, hana kuunabadkeeno, uurkana rabi hakuu adkeeyo, oo awlaad khayrqabta oo caafimaad qabta oo saalixiina rabi ha idinsiiyo quruxeey, Aamiin yaa Rabi, wasala-Allaahu calaa nabiyinaa Muxammadin wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam ❤❤❤.

  • @bushroxaaji-kw1qx
    @bushroxaaji-kw1qx 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xabiibti xajigaga alaha ku nabad geeyo kuna nabad keeno uurkana alaha ku adkeyo ilma cafimad qaba dhabta alaha ku saro tan kale hal talo ayan ku siina abayo inaa hotel iyo guri lacag ka bixiso Dan kuguma jirto gurigada dag shaqalana qabto saas samey quruxey

  • @خديجهخدوج-د1ض
    @خديجهخدوج-د1ض 2 หลายเดือนก่อน

    Aamiin

  • @munaabdishakuurfarah-uv7hx
    @munaabdishakuurfarah-uv7hx 2 หลายเดือนก่อน

    Abayo xajigaga Allah hakunadkeeyo meshu usocdo asago nabadana Allah hakusoceliyo uurkana Allah haku adkeeyo

  • @IbrahimBlack-dq4xn
    @IbrahimBlack-dq4xn 2 หลายเดือนก่อน

    Lamanaha qarniga❤

  • @fadmajeylani3545
    @fadmajeylani3545 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤😊

  • @fardusmaxamed282
    @fardusmaxamed282 2 หลายเดือนก่อน

    Abayo hadii aad uurleedahay iska daa kafeega ma fiicneee

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 หลายเดือนก่อน

    ABAAYO. XASJIGAADA. ILLAAH. SAFARKA. UFUDUDEEYO

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 2 หลายเดือนก่อน

    Illaahay safar salama inshaa Allaah illaahay ha idiin barakeeyo abaayo ❤❤❤

  • @QurayshaJamac
    @QurayshaJamac 2 หลายเดือนก่อน +1

    ,aaway gurigiiii aaad sheegeysay