jabuuti vs somaliland

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • shacabka reer jabuuti oo run u sheegay somaliland

ความคิดเห็น • 25

  • @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz
    @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hasidi sadakhada djibouti ku nool o catamaya on abal lahayn wa somali land hakhayaki ba kaso bihi inti Ismael u khabanayay manta ayay ka ku i warabayal bay.

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 3 หลายเดือนก่อน

    Maxa been la isku sheegaya snm

  • @dekaltoss1129
    @dekaltoss1129 2 หลายเดือนก่อน

    Warmale isaaq laan ha isku mashquulin

  • @BrigadSpecial
    @BrigadSpecial 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkk Niki Ethiopia khayr kasogayow inay ku dhafin dulka ledihina samaron aya leh saylac iyo isse mana yelayan reerka samaron inay Djibouti babado ama albabada loxiro wayo wa majoriti ayey kayihin Djibouti odhan wana dhalna wayena nadhalaan saylacna maxan duul hargeysa kuyala nasabka samaron ee gojacade kuraciwayen oo raga dhulbanta lasosafanwayeen iyago gacan lohadinayo didayna dagal adiguna idoorow dagal lagashay wllalka sorry

  • @CabdisalaanRidwaan
    @CabdisalaanRidwaan 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 xasidin weyi reer jabuti dhudhuban

  • @kaderdjama6949
    @kaderdjama6949 3 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia anaga siinaynaa ciid doono ayan siinayna dhulka anaga leeh adigu canfarta iska so celii Garbo ciise canfar aya ka haysata

    • @mouminaaden1005
      @mouminaaden1005 3 หลายเดือนก่อน

      Anagu canfar wan isnagana waligayba gofgi adka wa la garanaya ee adigu sidi lagu galay mad ilowday lascanad anigu calan iyo dal adunka laga cagonsanyahay ban hahay canfarna ana haguma ee adisomalia bad ka tirsantahay tamad ilowday lascanad oo intaleg ba ka adgatay Mada hadli kara

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 3 หลายเดือนก่อน

    Caacaacaac huuur waxba hala hadhin faqash baad markii hore ii dhiibi jirtay xaasid maadaa waxtarey somaliland xaasid

  • @SamaDeri
    @SamaDeri 3 หลายเดือนก่อน

    Kani caqli xumaa. Yaa yidhi ethiopia ayaa dhaqaale soo wada somaliland. Aqoonsi ethiopia iyo dalal kale oo ay Saxilby yihiin baa aqoonsi laga helayaa. Albaab bey jabineysaa. Markaa somaliland is the winner

  • @IbrahimxusenCali
    @IbrahimxusenCali 3 หลายเดือนก่อน

    War idinka Somali ah maxa doda nocan ah idinkugu wacantahay

  • @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz
    @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz 3 หลายเดือนก่อน

    Somali land wahba ma aha Djibouti hadi yar tahay khadar o ka yar wad araktan 7:38 wanakeda hormarka Allah ma socelinayo sadakhad walliki ban na dab kuranaysin.keesi

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 3 หลายเดือนก่อน

    Dadkan miyirkiibaa ka tegey itoboya maxey ictiraafi kartaa mida kale itobiya 19% berbera ayey iska bixin weydey iyaa daawaha ku wada

  • @BrigadSpecial
    @BrigadSpecial 3 หลายเดือนก่อน

    Sheeqo somaliland waliged somalia ayey xanayesa no aqoonsi War calamka ii raba ee somaliya hanaysa waliga dowlad issaq aya rabtan inaad calamka keysa Horta wllalaha samaron aya waxba uu ogaleyne sorry

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 3 หลายเดือนก่อน

    Waar kuwan reer yaakhiiga ah ee ciise iska daaya waa madaaqiin wa iska jaahiliin wakhitigaa idinkaga lumaya

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg 3 หลายเดือนก่อน

    Jabuuti waa wadan ay ku Filan tahay khayr aad keeda

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs 3 หลายเดือนก่อน

    Mounafaq Mounafaq dhaley 😂😂😂

  • @wahibakalid1934
    @wahibakalid1934 3 หลายเดือนก่อน

    Vive djibouti, lzs jaloux vont maigrir

  • @abirizakomer
    @abirizakomer 3 หลายเดือนก่อน

    Gaajuu ka baqayaa

  • @BrigadSpecial
    @BrigadSpecial 3 หลายเดือนก่อน

    Marykan aya raba jibuuti mana calacayso

  • @NadhiiMohamed-y9i
    @NadhiiMohamed-y9i 2 หลายเดือนก่อน

    Bentley

  • @NadhiiMohamed-y9i
    @NadhiiMohamed-y9i 2 หลายเดือนก่อน

    benale

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 3 หลายเดือนก่อน

    Goojacadde ayuu ahaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Waxaad kibir ula tagtay. Dagaalkaa
    Sitti ha ii dhamaado.:

    • @malyuunilkacas
      @malyuunilkacas 3 หลายเดือนก่อน

      Maxaad samayn karta taada u tasho

    • @mounahersi2254
      @mounahersi2254 3 หลายเดือนก่อน

      😂 U have a dream bro, Somaliland ictiraf until when U know why U not get it COZ it's only 1 clan land and U fully know that its only 1 qabil land😅😅😅

  • @-fx6nl
    @-fx6nl 3 หลายเดือนก่อน

    Wa runta