Heesta Reerkiinaad ku roontahay- Maryan Naasir iyo Xuseen Cali Winkey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 27

  • @naimabarre7088
    @naimabarre7088 ปีที่แล้ว +2

    LEGEND MARYAN NASIR ALI XASUUS BAAD IGELISEEN WLHI EX MUQDISHO QURUXDEDA IYO NABADI HORE ALAHANOSO CELIYO AAMIIN NOOLADA 🥰🥰🥰

  • @abdirahmanmohamed821
    @abdirahmanmohamed821 2 ปีที่แล้ว +1

    Laacibkii weynaa ee kooxda madbacada Qaranka MBC Xuseen nin culus inaad noo shahay waan ku farxay masha alah

  • @darishore814
    @darishore814 2 ปีที่แล้ว +1

    Heesaha Xamariga noo soo badiya waa kaga gaabiyay dhankaas

  • @abdul-majiidabdinasir
    @abdul-majiidabdinasir 2 ปีที่แล้ว +1

    alla alla, banaadiri iyo qiirada jacaeylka, heesaha banaadiriga qaadistooda iyo tumistooduba wey ka adagtahay heesaha classic ga caadiga ah ee soomaaliga waayo rythum ka ama teembada iyo godadaka codku (tones) wey kabadanyihiin heesaha kale iyaga oo gaadha ilaa 7 god halka heesaha soomaliga caadiga ah ay kakoobanyihihiin 4 god marka laga reeboo heesha maayga oo iyaguna gaadha ilaa 6 god, kooxda muusiga iyo labada hoobalba waa mahadsanyihiin..heesta banadiriga een oogu jeclahay waa Qufac ii qosol maa qarsoomi kara ee ay ku luuqayso AUN khadra daahir iyo heesta gacantaada midig ee ay iyana ku luuqayso AUN boqorad cod xaliimo khaliif sheekh cumar shareeco(magool). bahda astaan waa ku mahsantihiin hawshan, barnaamijyada xaga diiniga ah soo badiya inshaa allaah.

  • @daacad5731
    @daacad5731 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaweynka banaadiri legen maryan naasir cali🥰

  • @guwa1980
    @guwa1980 9 หลายเดือนก่อน

    Best of the best❤

  • @AminaAhmed-i3j
    @AminaAhmed-i3j 8 หลายเดือนก่อน

    Waaaaaaw❤

  • @abdullaahireermagaal6767
    @abdullaahireermagaal6767 2 ปีที่แล้ว

    First man ta 📌 ana leh

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 2 ปีที่แล้ว

    Xubnaha kooxda magacyadooda noo soo qor. Mahadsanid.

  • @AbdiazizJimxale
    @AbdiazizJimxale 5 หลายเดือนก่อน

    Mmmm reerkiina ku roontahsyee😅

  • @maowin234
    @maowin234 2 ปีที่แล้ว

    Astaan tv wxn ka codsanaa inad nooso daysan musalsalka habboon please season 2 from 20 to last part of season 2

  • @abdikarimkadiye2060
    @abdikarimkadiye2060 4 หลายเดือนก่อน

    Xasuus woow cadi maha

  • @qalinleibrahim5008
    @qalinleibrahim5008 ปีที่แล้ว

    Woow

  • @alimahamed8166
    @alimahamed8166 5 หลายเดือนก่อน

    Kooxda music wey ku ciyaareen.

  • @faadumociise1686
    @faadumociise1686 2 ปีที่แล้ว

    Wooow❤

  • @Rabadan_Hassan
    @Rabadan_Hassan 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxba ma ka fahmin waxane ma afsomali ayuu ku heesayaan wuxu Niø

    • @abdinuurmaxamed8091
      @abdinuurmaxamed8091 2 ปีที่แล้ว

      Kan aad tuulada aad joogto uga hadashid miyaa afsomali u taqaan.

    • @mohjeey
      @mohjeey 2 ปีที่แล้ว +1

      Maya waa af zairian
      Af somali ma ahan

    • @Rabadan_Hassan
      @Rabadan_Hassan 2 ปีที่แล้ว

      @@mohjeey 😂😂😂 waan fahmi waayY anigu

    • @niyaaladem
      @niyaaladem ปีที่แล้ว

      Kir de. reer MOOYE meelkasta afdheer ayeey la taaganyihiin

    • @qaasimmohamed1441
      @qaasimmohamed1441 ปีที่แล้ว

      ISKU somali ma nihin, ,, somali islama dhalan