Waayojoog: Abaalkii Itoobiya ee Jabhaddii SNM. Halgamaa Cabdi Dhulqiyaas, Qaybtii 4aad (4/5)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • #Waayojoog: Abaalkii Itoobiya ee Jabhaddii #SNM.
    Halgamaa Cabdi Dhulqiyaas, Macalinkii Tiknikada. Qaybtii 4aad (4/5)
    #Ethiopia #Somaliland
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

ความคิดเห็น • 47

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 2 หลายเดือนก่อน +1

    CBA waad ku mahadsantihiin uruurinta taariikhdii halganka . Alle ha u naxariisto dhamaan halgamayaashii inta noolna sharaf iyo cisi alla ha idin siiyo

  • @ahmedmarso289
    @ahmedmarso289 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan nin cid u joojinaya maaha waa nin dhiig ku maydhay ride ayaabu ahaa
    Cid uu waji ka leeyahay maba jirto kuu dilay ayuu sheegayaa
    Adeer dhamac ayuu kasoo baxay haragwafi iyo ina mire mahamed Cali intaba ride ayuu usoo noqday nin aan maalin laga maarmin ayuu ahaa allaw sahal alle ha sharfo atoore weeye

  • @mohamedhussein245
    @mohamedhussein245 5 หลายเดือนก่อน

    qofku dilayna wuu sheegayaa ilaa magaca qofkaas iyo reerkiisa ka uu qof kale dilayna wuu sheegayaa magaciisa iyo magaca dilayba waar ninku adagaaa -

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 9 หลายเดือนก่อน

    😢100%10 WAA DAGAL YAHAN INTA KELENA WAA FATAALIN

  • @MUKHTARGAADE-l6j
    @MUKHTARGAADE-l6j 4 หลายเดือนก่อน

    Siyaad barre raggii rogay isaga dawladiisba

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 ปีที่แล้ว

    Mujaahidka sheekada dul xaadis ku sanee dheh malaha dhana wuu yara cadhaysanyey dhana jabhadnimadu way is dhaafisaa naskax ahaane mida kale waxaan leeyey mujaahid rag badan ayaa kula qaba oo nool duruufta iyo abaal celin la aanta oo weliba qaar laxaadkoidii aanay hayn hada ee hala samro mihiimadu waxay ahayd
    Hadaan wiilka bowdada ku jira
    Lagu badraamaynin
    Hala bao
    Balaayo ha dhacdo
    Biidna yuu hadhine
    Allaylahe bagas laysku guay
    Barasho waa aade
    Tiina waynu haynaa markaa mujaahid kuwaad dhashay ayaan maanta nina laabta ugaraacanayne intaa ku samir risiqiina adiyo inta kalee dayacana allaah ayaa idiin haya waxna waayi maysaan

  • @guuleedxasanxuseen2438
    @guuleedxasanxuseen2438 ปีที่แล้ว

    Odeygu waxaan jirin nagu akhriyaya😅😅😅😅

  • @ahmedalin
    @ahmedalin ปีที่แล้ว

    NACASKAN WAXAA LOO TABABARAY IN WADANKIISII BURBURIYO OO KALA GOOGOOYO,
    MARKAAS AYUU KU FAANAYAAYAA WALIBA.

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 ปีที่แล้ว +9

    Weriyahan waxan ku jecelahay dadka kama dhexgalo.

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waa salaamaayaaa geesiyiinita snm guulaysta walaal

  • @Mohamed85285
    @Mohamed85285 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahy haw naxriisto awoowgay jaamac faduul yasir

  • @ridwaanmaxamed7470
    @ridwaanmaxamed7470 3 หลายเดือนก่อน

    lkn Haragwaafi garanay, sawir kale oo qof ride ah ma weydeen kan tusaalaha ah waa kabtan Ayuub iyo alshabaab Eyl

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 7 หลายเดือนก่อน

    Somaliland still upholds the objectives of pres Adan adde and shermake, All the others said Barre to Hassan sheikh are the reasons somaliland divorced Somalia ❤ you from Kenya 🎉

  • @dekodhako604
    @dekodhako604 4 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waa runtii daad ba marayey maalintaa

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow ปีที่แล้ว +4

    ABAALKII ETHIOPIA: Ethiopia 🇪🇹 waxay ABAAL WEYN u gashay SSDF! Waxay kaloo ABAAL aad u WEYN u gashay SNM. Waxay kaloo ABAAL aan la iloobi karin u gashay USC. Waxay kaloo ABAAL u gashay RRA iyo SPA! MashaaAllah, dadka ururada kor ku xusan ku abtirsada waa iney u mahadceliyaan the great nation of Ethiopia 🇪🇹 oo si walaaltinimo ah hubka isugu dhiibay dadka af Soomliga ku hadla! Kkkkkkk!

  • @amarchannel4244
    @amarchannel4244 ปีที่แล้ว +2

    Gul iyo gobanimo Somliland,hore u soco

  • @axmedbagaase
    @axmedbagaase ปีที่แล้ว +2

    Mingistaa Askar SNM Uyimi Lana Kulmay Waa Midaan Jirin Oo Caqligu Qaadan Karayn, Faanku Wuxuu Micna Tiraa Sooyaalka, Wariyahuna Waa Mid Aad Uliita Oo Wixii Aan Maangal Ahayn Aan Su’aalba Gelinayn.!

    • @NajaxCabdi-te2xv
      @NajaxCabdi-te2xv 3 หลายเดือนก่อน

      Minguste aduu wax weyn ayaad u arkeysay balse SNM waxey u taqaaney qof iska caadiya isaguna hal hal ayuu u kala yaqaaney saraakiisha SNM marka hala yaabin

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 หลายเดือนก่อน

    M cali walibu ahaa

  • @awshan571
    @awshan571 ปีที่แล้ว +1

    Wallahay waa halyeey qaali ah ❤ alle hadaayo

  • @ahmetismacil4158
    @ahmetismacil4158 5 หลายเดือนก่อน

  • @w410921
    @w410921 ปีที่แล้ว +1

    Siilaanay meesha dhigtay iyo Cabdiraxman tuur baa gudoomiye ah bal isqabadsii.
    Mingistaa noo yimi halkaana inaga hubso.
    Waa mujaahid laakiin qabyaaladaa Indho tirtay.
    HY xagna uma dhaafsana warkiisu.

    • @KhadarXiis-g9j
      @KhadarXiis-g9j ปีที่แล้ว

      Anaa isukaa qabadsiinayee siilaanyo ayaa ninka meesha udhiibay intuu gudomiyaha ahaaa sidii ayuu uhaystay cidikama badalin markii tuur gudomiye noqday

    • @kdribro5397
      @kdribro5397 ปีที่แล้ว

      Ninkani waa HJeclo kkk waa ina dhulqiyaas . Cudurka iska saar

    • @kdribro5397
      @kdribro5397 ปีที่แล้ว

      Kkkk

    • @M.OMohamed
      @M.OMohamed ปีที่แล้ว

      @@kdribro5397Ina Dhulqiyaas miyaa Hj ah😂😂 ma Libaaxan baa Dacawo noqon kara😅

  • @mohamoudfarah197
    @mohamoudfarah197 ปีที่แล้ว

    Odayga oo xoogaa aan halgamayaashii hore ee lawaraysan jiray aan lagumaqlijirin ayaa udheer oo ah qabyaalad

  • @cigecabdi7934
    @cigecabdi7934 ปีที่แล้ว

    Mujahiidka sida shanida loo sameyo la bare waa markagi

  • @zakariyaahmed9029
    @zakariyaahmed9029 ปีที่แล้ว

    Xasan kafaaro waraysi dheer kaso qaad

  • @warsameahmed1501
    @warsameahmed1501 ปีที่แล้ว

    War niyow mujaahidiinta ilbaxa ah waraysta walaalayaal.

  • @aliomar9379
    @aliomar9379 ปีที่แล้ว

    Please could you next time fix the audio

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 ปีที่แล้ว +1

    Tolow isaaq maw babac dhigi lahayd dawladii Somalia hadaanu garxajis isaaq kamid ahyn....hadanu habarawal nahay doorkan cirro codkiisu wa naga diyaar

    • @w410921
      @w410921 ปีที่แล้ว

      Reer waliba waa halgamay, Tolkeen garxajisna waa foolaad.
      Kursiguunbaa ka raagay e, codka hala siiyo, hana labaro sida codka loo raadiyo.
      Anaa beri u codaynaya, qasab iigu codeeda ha lagala taliyo.

    • @warsameahmed1501
      @warsameahmed1501 ปีที่แล้ว +1

      War ma hayside, cabdicasiis cali bare ninkii saaray Jidhif buu ahaa, culayska ciidamadii siyaad barena hargeiasa ayuu ahaa.

    • @M.OMohamed
      @M.OMohamed ปีที่แล้ว +1

      Garxajis la’aantii SNM meel may gaadheen. Maryoaloolbaase ka danbeeyay.

    • @M.OMohamed
      @M.OMohamed ปีที่แล้ว +1

      @@warsameahmed1501Dalka Madaxweyne Tuur baa xoreeyay iyadoo habarawal la addoonsado oo nolosha lagu gubo😢. 1991kii na Guutada Koodbuur illaa xeebta Saylac kuu xoraysay.

    • @M.OMohamed
      @M.OMohamed ปีที่แล้ว

      @@w410921maxaa la barayaa? Garxajis awood kursiga cidna kagama haysan karto. Siyaasad ahaanna iyagaaba guulaystay.

  • @jamjamike6405
    @jamjamike6405 ปีที่แล้ว

    Codka quality ga liita videogan inta dambe

  • @4194999
    @4194999 ปีที่แล้ว

    Waxad ka waraysataa dagaaladii maryo aloolka

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn ปีที่แล้ว

    LAKIN WARIYE SU.ALAHAGA LAMA MAQLAAYO

  • @cabdikarimofficial4689
    @cabdikarimofficial4689 ปีที่แล้ว

    Wll soo duub xabashigii dhakhtarka burco harag wafi kala baxay hawl galkas miyan cidi ka nolayn ragi fuliyey

    • @mahmoudismail-wp6se
      @mahmoudismail-wp6se ปีที่แล้ว +1

      Ma jiro sxb hawl galkaasi waxa jira hawgalkii 1986 ayu waxa watay Mujaahid Cabdi Muxumed Fayr saldhiga dhexe Burco ayey ka fuliyeen lkn Xabashi ma jirin ee
      Sheeko halganka loo sameeyey ayey ahayd ana doonayey mudo 15 sano ah dhegeyso waraysi CBA
      Axmed saxar aya sifiican uga sheekeeyey wsc

  • @allaahuakbar6762
    @allaahuakbar6762 ปีที่แล้ว +1

    Muuse dable sxp soowarayso