WARSHAD KU TAALA XEEBTA OO MUDDO AAN SHAQAYN !

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • #somaliland #somalia #tour #tourism #vlog #and #vlogs #2024 .
    #hargeisa #muqdisho #barbara #burco #borama #berbera #laascaanood .
    #garowe #bosaso .
    #jigjiga #djabouti #2023 .
    #viral #viralvideo #viralshorts #viralshort #viralvideos #viralvideos .
    #explore #subscribe #share #like .
    ‪@caalinAbyan‬

ความคิดเห็น • 72

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan  6 หลายเดือนก่อน +2

    WIXII faahfaahin ah Nagala so xidhidh INSTEGRAMKA.
    instagram.com/caalinabyan?igsh=cDJ1YWY2a25xcWdu&

  • @aishanuur1683
    @aishanuur1683 6 หลายเดือนก่อน +3

    MashaALAAH alhamdulilaah, ILAHAY haxifdiyo Dadkeena Diinteena iyo Dalkeena. Brother dhaliyarada usheeg meelkasta oo aad tagtid inay kuxandiyaan Diinta iyo Dhulkaan quruxdabadan oo loo quriwaayay oo lagutashtay in 50sano kadib ay marti kanoqtaan sidii Falastiin ookale.

  • @nuurmohamed2820
    @nuurmohamed2820 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaa dhihi lahaa In la garab Istaago, la taageero,xag Maamul iyo Xag degaanba Waayo waa nin Fikir Wanaagsan la yimid.

  • @ismacilhasanqalib4290
    @ismacilhasanqalib4290 6 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks caalin hada sifiican ayaad wax noogu soo gudbisay sida goobta.masaafada iyo
    jihada ay ujirto magaalooyinka sida fiican loogaranayo Halkaa ka wad sxb

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 หลายเดือนก่อน +1

      Ada mudan ‘ waxa ino ballan ah inaan inoo soo duubo wax idin qalma dawashadiina.

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 6 หลายเดือนก่อน

    Caalin you are the man dhul badan oo qurux iyo fursado leh ayaad na bartay 👏👏👏

  • @sakiizmail3034
    @sakiizmail3034 6 หลายเดือนก่อน

    Muuqaal Muhiim Ah mahadsanid zhp

  • @yusuf-q8p
    @yusuf-q8p 6 หลายเดือนก่อน +1

    keep going bro.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 หลายเดือนก่อน

      Thank you, I will

  • @somalilab8848
    @somalilab8848 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid Caalin abyan

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 หลายเดือนก่อน

      Ada mudan dr

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉somaliland guuul somaliland guuuul

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 หลายเดือนก่อน +1

      Insha allah .

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil8685 6 หลายเดือนก่อน

    Mnhsa allah hore u soco sxP

  • @user-we3dt4hp3l
    @user-we3dt4hp3l 6 หลายเดือนก่อน

    M.a caalin abyan keep going

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 หลายเดือนก่อน

      Thank you brother we will together insha Allah.

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 6 หลายเดือนก่อน

    M.a keep going caalin

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid.

  • @shieknurumur2323
    @shieknurumur2323 6 หลายเดือนก่อน

    Illahy weyn mashallah ❤

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid

  • @ZalZone
    @ZalZone 6 หลายเดือนก่อน

    masha allah

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid

  • @maxameddayyib4956
    @maxameddayyib4956 6 หลายเดือนก่อน

    maasha alh

  • @abobasement346
    @abobasement346 6 หลายเดือนก่อน +1

    waxay ku tusaysah dowlad xumadah kah jirtah dhulkah somalidah mantah somaliyah waxaa xukumah waa mafiyoh iyo moryan qabil ku shaqaysah horumar koduh iyo wax qabad koduh waa inay isku diran qabiladah hubnah isugu dhiban siday u fadhiyan kursigah bal waxay karih wayen inay nadifiyan dhulkah Quruxdah badan watah horumarkah mafiyadah

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 6 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah alxamdulilaah hore usoco

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid qadija

  • @galoolqudhac
    @galoolqudhac 6 หลายเดือนก่อน

    Ninkaa war bixinta dhiibayaa waa Legand ee igu salaama

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wa laga gaadhsiin.

  • @foosiyafamily3414
    @foosiyafamily3414 6 หลายเดือนก่อน

    Mashallaah 😍 jumma Mubarak

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 หลายเดือนก่อน

      Foosiya mahadsanid .
      Jumca saed.

  • @user-uw6yl7xe2w
    @user-uw6yl7xe2w 6 หลายเดือนก่อน

    Ok sln waa guuuuul

    • @samuuladsicid8821
      @samuuladsicid8821 6 หลายเดือนก่อน

      Nacala wishak aab badanaa wax kasta oo loo qabto been bay ka sheegayaan warshedaha DAlKA SOOMAALI waxaa lagu dhisan cashuurta dadka iyo xoolaha soomaaliyeed meelkasta oo ay jooga all LAWYO CADO ILAA RAAS KAAN BOONI
      JAAHIL CUQDAD IYO XAADID NIMO IYO BEEN AAN XISHOOD LAHAYN BAY MEELWALBA LA TAAGANYIHIIN

    • @reallifesomalilander441
      @reallifesomalilander441 6 หลายเดือนก่อน

      @@samuuladsicid8821 Wayahey, Laakiin Gas Iyo Oil Haddi Ras Kamboni Ilayo Bosaso Laga Saro Haa Isku Dhameynina Sida Sudan. Sida Dowladda Norway Lacagta Oil Iyo Gas Uu Dhigta Oo Sida Norway Sanduuq Dowladeed Uu Dhisa. Laakin Bosaso Ilayo Ras Kamboni Haddi Ay Ku Heshin Wayan Oil Iyo Gas - Ka Ras Kamboni Ilayo Bosaso Oo Isku Dishan. Somaliland Markas Ma 30 Sano Oo Kale Ayey Idinku Dawaneysa Idinka Oo iis Haysta Ilayo Bosaso Ilayo Ras Kamboni. Haddi Ay Somalia Hagagto Waxan Aminsanyahey Iney 5 - Ta Somalia Ay Imaneyso.

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 6 หลายเดือนก่อน

    Wow mansha allaah ❤maan moodayn warshada birtu inay somaliland ku talo

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 หลายเดือนก่อน

      Insha allah kuwo kalana wa laga samayn.

  • @FatoumaMohamedMahdi
    @FatoumaMohamedMahdi 6 หลายเดือนก่อน

    GEEDI GEEDI DHALAY
    WAAR INTA AYEE DORASHOOYIN IYO BUUQ AY HARGEYSA IYO BURCO IYO MAGALIOYINKA AY MAGALOOYINGA AY GALANIYAAN
    WAXAY KU TARTAMILA HAYSTEEN. SHAQA ABUURISTA IYO WARSHADAHA TII FADHIISATANA DIB BAY UUDHAQAAJIN. LAHAAYEEN.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 หลายเดือนก่อน +1

      Wa runta hadi xukuumad kasta waxaad ayaan qabanayna ku tartaman kana dhabeeyaan Bari hore ayaynu aduunka la mid noqon lahayn.
      Shaqo abur wu iska iman hadi warshadayn la sameeyo waliba muxu dalku u bahanyay.

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa warshaddii adeerkay ina aw siciid waar niyoow goorma ayay sidan noqotay iyadoo shaqaysa ayaa iigu danbaysaye 😢😢😢😢

    • @MhmedDaljir-bd6uh
      @MhmedDaljir-bd6uh 6 หลายเดือนก่อน

      Maxay ka shaqayn jirtay huno warshad hargahaa miyaa mise mid kalunka

    • @siciidali4034
      @siciidali4034 6 หลายเดือนก่อน

      Walaal ciida birta laga sameeyo ayay soo saari jirtay metal factory

    • @mohammedsoleban2001
      @mohammedsoleban2001 6 หลายเดือนก่อน

      Ina xaaji siciid ayaad ujeedaa

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 6 หลายเดือนก่อน

    Waa flog qurux badan somali waxa laguimtixaamay music mala dawan karo

  • @afgobeedle
    @afgobeedle 6 หลายเดือนก่อน

    Fatlan waxaad Soo gudbinaysid waa taariikh fadhi kudirirka kadaa iyo taariikha aad qaldayso.waxa dadka dhaxyaalo waa siyaasado isdiidan iyana Bari way dhamaan ,ninkii ilaah gaarsiiyo lkn taariikh Khaldan iyo Gaal Iska iibin umada ha ulumin ninyahow xishoo.😮😮😮😮

  • @abdiqadirhirsiguled8887
    @abdiqadirhirsiguled8887 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hadalkaaga Somalinimo ku jiro qabiil baa tahay hadalkaaga afka ka soo baxay waa isaaq miyaa

    • @abdiqadirhirsiguled8887
      @abdiqadirhirsiguled8887 6 หลายเดือนก่อน +1

      Lkn beenta dhul ma dhistee dhulkaga ayay burburisaa 😮

  • @rodaali3036
    @rodaali3036 6 หลายเดือนก่อน

    War wahalkee xagay kaxegtaa berbera

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 หลายเดือนก่อน

      Xaga maha .
      Waa dhanka Ceel sheekh.

  • @hasanmadaxey
    @hasanmadaxey 6 หลายเดือนก่อน

    War bixintu ma dhameys tirna waxa kamaqan halka ay ku taal degmo ahaan iyo gobolka dadku mawada yaqaaaan deegaaanka aaad ku koobteen

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 หลายเดือนก่อน +1

      Waxan ku sheegay muuqaalka hore lkn waxay u dhawday ceel sheekh.

  • @maxamedbare1247
    @maxamedbare1247 6 หลายเดือนก่อน

    Meeshani waa halkee
    Maxaad maxaad inoga sheegi wayday

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v 6 หลายเดือนก่อน

    waar warshadaas malaha anigaa lahaanchiree dadka maxaad iiga tusaysaa?

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 หลายเดือนก่อน

      Nin aya leh aya la igu yidhi shadia !

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 6 หลายเดือนก่อน

    Waa wax qabadki dawladii siyd bare

  • @NimcoFf
    @NimcoFf 6 หลายเดือนก่อน

    Lkn mxaa sidan ukharaabiyay

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 หลายเดือนก่อน

      Muddo 8 sano ah may shaqaynayn .
      Duufanti aya sii kala daadisay.

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 6 หลายเดือนก่อน

      waa warshadii inaa xaaji saciid

  • @cabdirisaaqcawil1524
    @cabdirisaaqcawil1524 6 หลายเดือนก่อน

    Warshado hada kahor intay shaqaynaysay miyay wax bira soosaartay ilayn maynan maqalbee

    • @Missionreaders
      @Missionreaders 6 หลายเดือนก่อน +1

      Wax bira oo ay soosari jirtay malaha ee waa qolyaha dabaka baara ama qota ee macdanta noocyadeeda kala baxa dhulka dadkani waxba garan maayan xadiidbay soosari jirtay kulahaa

    • @cadnaanahmed5269
      @cadnaanahmed5269 6 หลายเดือนก่อน

      haa lkn nasiib xumo duufant ku dhifay ayaa baabiisey waxan markii ugu hireysay soo sartey birti garaa idka guryaha lagu shubo waxan lahaa ganacasadaha weyn ina aw siciid kubdhawaad 30milion ku mal galiyey

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 6 หลายเดือนก่อน

      Ciida birta ayey so saari jirtay,Djibouti ayaa laga dhofinjiray

  • @cabdirisaaqcawil1524
    @cabdirisaaqcawil1524 6 หลายเดือนก่อน

    Waar kabo xidho abeesadi meeday

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 หลายเดือนก่อน

      Wallahi way jogta ilahay aya ina ila dhamaya .

  • @afgobeedle
    @afgobeedle 6 หลายเดือนก่อน

    Beenaale ilaahay ka furtay ,baa tahay,haduu somalilender Lahaan jiray, way shaqayn laheed lkn waa hantidii dowladii dhaxe , kuxumayn darteed ayey a ,ufariisatay, hadii uu shaqsi Lahaa away shaqsigii ,Lahaan jiray ,makacaankii ayuu raacay.

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 6 หลายเดือนก่อน

    Somaliland badobadana Masha Allaah caadimaha dadka wadanka invest garaynaya wa inlagacanqabto o labadhitaaro laakin instead way xaasidayan olugtayqabanayan side wadanku uhormarikara oqayrka ugadhikarta 🫤

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 หลายเดือนก่อน

      Insha allah A day will Come.

  • @ismail-zb1vy
    @ismail-zb1vy 6 หลายเดือนก่อน

    Asc wll wixuu yori riux kitaab ku dhaartoow eex ma wax lop dhawaadaa waxaan aan aamin sanahay in ey wax kale laga soo saari jiray allaahu aclam

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 หลายเดือนก่อน

      Maxad ogty!

    • @ismail-zb1vy
      @ismail-zb1vy 6 หลายเดือนก่อน

      @@caalinAbyan wll ilaa aan hello taariikhda iyo wax soo saarkeedi waxaan dhahno waa mala awaal

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 หลายเดือนก่อน

      Instegramka xaga sare yaala iga so qabo ama WhatsApp ka fb yaala .