Sidee Computer ka Backup Looga Qaadaa?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 12

  • @Ayaanleathenjama
    @Ayaanleathenjama ปีที่แล้ว +3

    Shukran ustaad apdhalim aden wli

  • @zubayrabdulahi6512
    @zubayrabdulahi6512 ปีที่แล้ว

    Adeer mahadsanid wax wayn anka bartay khayr alle haku siiyo❤

  • @mustafemaxamed7092
    @mustafemaxamed7092 24 วันที่ผ่านมา

    mahadsaid walaal

  • @zakariyejakarta8
    @zakariyejakarta8 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mahad sanid macalin

  • @najmaxiis
    @najmaxiis ปีที่แล้ว

    ustaad video ga aad oga hada shay computer science video ayaan ka soo subinaya ayaa dhahday ardayda caqabada haysto in ay suuqa ka shaqaysta iyo dhanka waxbarashada waqti hore ayaa kasoo waraygtay lkn woo istahela in video laga subiyo in aad ka subisa ayan rajaynaya ustad mahadsanid🙏❤

  • @xamzeali9949
    @xamzeali9949 ปีที่แล้ว +1

    Mnsh allh ustaad website kii xagee maryaaa

  • @Ramadaanahmed-og7vf
    @Ramadaanahmed-og7vf 2 หลายเดือนก่อน

    asc ustaad waxma ka qaban kartaaa restore taasi hadii systemku kaa karaash garoobo ama kasoo celin kartaa softweres kii kuugu jiray laptobka

  • @mursalacademy7140
    @mursalacademy7140 ปีที่แล้ว

    Macalin Mahadsanid Alle ajar hakaa siiyo. Xaqiiqatan maanta ayan aad ugu baahi qabay mana aanan kawarhaynin nidamkan. Alla mxy dhalinyaradu ku mashquulsanyihiin youtubers khiyaamaynaya waqtigooda sida prank blse dadka waxtarka ah sida macalinkan oo kale cid kawarhaysaaba iska yar(marka loo eego kumananka daawanaysa per secod kuwaa prank kiga wada😢😢😢.

  • @Baraadtech5235
    @Baraadtech5235 ปีที่แล้ว

    ASC Ustaad Alleh hakaa jasaa,I'd siiyo casharada muhiimka ah eed noo soo gudbiso waxan Ku waydiinayaa Aniga UU idiidayaa wuxu soo qorayaa There was unexpected Error ama please close property page BAL isoo sheeg hädad qoralkaygaa Arkto ciladaa

  • @Somaliairdrop1
    @Somaliairdrop1 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad flash ma lagu qaadan karaa, tusale hadiiba uu iga damo, fursadna aan u waayo inan restore dhaho madama computerku iska kay damiyay, marka ustaad flash ma ku qadan karaa back upka

    • @lastechacademy
      @lastechacademy  ปีที่แล้ว +1

      haa Video ayaan ka soo samaynayaa

    • @Somaliairdrop1
      @Somaliairdrop1 ปีที่แล้ว

      @@lastechacademy thanks ustaadi