Munaafaq nimo ayaa la isla daba wareegayaa... UF qabyaalada duliga ah ee URAYSA ee dadka iyo dalkaba lagu halaagay....waxaasi wax wax kale maaha ee waa reer Waqooyi naceyb iyo horumarka somaliland la baabiiyo
Guul iyo gobanimo Jamhuuriyadda Somaliland ✅👍🙏 💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️ Guul J/Somaliland ka naxow nafta waa wadaad ahow ama wabiin ahaw Oo [ No More Soomalia ]👎🚫 [ No More Soomalia ]👎❌
Culumada waxa ka dheex hadlayaa shirkadda Hormud oo islee haadi Somaliland la ictirafoo dhaaqalihi badna ee isgadhsinta Somaliland ay ka heeli jiireen🤣🤣🤣
Doorkii dowladda.ayaa meesha kamaqa e culimada ha ushergaano si ay safaaradda dowladda itobiya halagasaaro waddanka ciidamadoodana halaga saaro si ay u ogaadaan waxa waxa waddanka ay kugoogaan in ay tahay ogolaashaha shacabka somaaliyeed oo ayaan waddanka lahayn
aniga rayigeyga nabad la tuug tuugo nabad ma noqoto marka dowlada waa inay si deg deg ah hub u soo dejisataa hadii hub lahelo xabashi ku soo aadi makarto marka hadal wax ma taraayo ee hub hanaloo raadiyo si aan u sooceshono ilaa Harar
Maroodigu ma arko takarta saaran ee ta ka lale saaranbu arkaa culumo Ku sheegow miyadan arag muqdisho kilabada ka furan bada wiilasha Iyo gabdhaha laba labada isku saaran kiniiniga dhalinyadinu cunto ay Kenya ka soo barteen maydinka cid dhaqan xumi Ku sheegaya isma og udbihiibay aslaysaa
Culimada maxay uga hadliwaayeen wixii dagal iyo dhib dhacayay ma koomay kujireen. Kuwan muqdisho joogaa ma kacbaday ka yimaadeen waar anaga wax aragnay.
Marka xamar galad kasartan fatalnimad ka joojisan baa dadka deriskah la wacdiya nin gurigisi aay ka shidantahay oo ninkale wax u sheegay maxu u jeeda 😂😂😂😂😂
Waa beenta iyo huuhaada ka baxa oo xaqiiqda dhabta waajaha, villa somalia ayaa safiirkii Ethiopia jooga ee car ka saara ,nifaaqa iyo beenta dhaafa oo sidii Muslim xaq ah u hadla ciidanka Ethiopia waxay joogaan bay iyo bakool hiiraan iyo jubaland car kuwaas ka saara haday idinka tahay dhab qayladiinu!
Horta dadka maxaa ka qaldan aduunk 1 madaxweyne wax maa saxiixi karee siduu kaligiis Muse dhulka u saxiixay ama xataa mid kiraa ma saxiixi karo 1 qof sida sharcigaa
Culimada Somaliland waa in ay u jawaabto kuwan culimada sheeganaya ee Xasan ee oo been ku dhaartay oo aan Somaliland xukumin. Huuro huuro dagaalka soo gala faqash faqash dhashay waanu idinla dagaalamaynaa daalimiin bu
Sheekhow xageed joogteen waqtigii siyaad bare iyo rajeebkiisii ay burburinayeen dadka reer somaliland ee muslimka ah ee diyaaradahay kaarayaasha iyo awoodii ciidanka lagu dilayey dadkii shacabka ahaa reer sheekh isaxaaq. Waar boqol kiilo mitir ayaanu siineynaa . Ma maanta ayaad islaamteen markiiaanu horumarka gaadhnay
Waa la soo lugooyay, masaajidka ciyaarta ka daaya
asc kuwani culimo maahee waa khawaarij lasoodirey mana matalaan culimada Somalia sharkooda alaah ha inaga kaafiyo mahadsanid
Somaliland and Ethiopia Viv Ethiopia Viv inshallah Somaliland Viv 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ma sha allah ilaahay umada Soomaaliyeed guul guul gumaysiga Ethiopia iyo Emerats dalka halga saaro
Ciidamada shisheeye ee Xasan Sheekh ilaaliya wadanka halaga saaro!!!..
UGAANDHA ( xamar ayay joogaa ) KENYA ( kismaayo ayay joogaan ) ETHIOPIA ( baydhabo iyo geddo ayay joogaan) Kuwaas CULIMADAN MA OGA MIYAA 😂😂😂
Kalmadaada laaxin laga jari maayo 🫡
Ismaaciil waan kugu raacsanay fikirka!!🎉
Munaafaq nimo ayaa la isla daba wareegayaa... UF qabyaalada duliga ah ee URAYSA ee dadka iyo dalkaba lagu halaagay....waxaasi wax wax kale maaha ee waa reer Waqooyi naceyb iyo horumarka somaliland la baabiiyo
@@creativemind8924 Su’asha is weydiinta mudan waxay tahay, Deegaankaasi midnimada uu doonayo iyagu ma anfacday oo ma ku meel mareen? 🤔
Walaalkaa u sabir buu ku leeyahay.
Lixdan sano ayaanu u samraynay, idinku iminka ka samra Somaliland
Somalia maxaa Ka hortaagan inay somaliland aqoonsato ? Waa suaal furan.
Ya la aqonsada bal nosheg ma xafad yar qabil lehhy ba la aqonsani ????
@@abdullahiabdi1332😂😂😂😂😂😂😂 qac ba ka yeertay
@@abdullahiabdi1332 dameer baad tahay Somaliland waxay jirtay somalia ka hor
1 fara fool madhaqdo somaliland kama maaranto kamana dhamo somalia...LAMA KALA SHAMEE YAAN WALAALKU IS DHIBAATEEYN ALLOW SAHAL UMURAHA
Rabbi ummadda idinka qabay
Culimo aan sax ahayn
Somaliand iyo somalia wa laba dal finish
Guul iyo gobanimo
Jamhuuriyadda Somaliland ✅👍🙏
💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️
Guul J/Somaliland ka naxow nafta waa wadaad ahow ama wabiin ahaw Oo
[ No More Soomalia ]👎🚫
[ No More Soomalia ]👎❌
One minute inka badan waan dhegaysan kari waayey!!!...sheeko xariiro..iga dheh!!!!!!
ما شاء الله تبارك الله
Mnsha allaah masha allaah
Somaliland Viv Ethiopia Viv inshallah good news good job 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waxaan rajaynayaa in 20ka sano ee soo socda islaambay i sha Allaahu isu beddelaysaa.
Alshabaab maxaa loosoo waalay
💯💯💯😂😂😂
Illaa culimadoodii ayaa qabyaaladaystayaal noqday..
Sheekh dirir iyo mustafe weli waa hagranayaan
Kuwani culimo maahee waa askartii siyaad oo cumaamado sooqaatay
Kuwani culimo maahee magaca title ka hakadilina...
الاعتصام هم الخوارج. اللهم احفظ جمهورية ارض الصومال المباركة من كيد المنافقين والخوارج
Ma kuwaasa culima somaliya waa u dhamatay somaliya bas caamadii hadeey cimaamado qaateen mowduuca eey diidan yihiinse waa mid sax lkn caamo duubab xiran baad culimo leeyihiin😂😂
Dhilooyinka Soomaliya bayaan ha soo saaraan.. waxba kama bedeli karaan Heshiiska Somaliland iyo Ethiopia.
Soomaalidu runta way dhibtaa dalkaan malakala jaraayo reer waqooyi siyaasi dan gaar wata qaldaaya shacabka soomaaliyed isma nacba
Ad iyo ad
Goodbye Somalia, Tina ka shaqeeya
Ciidamada Itoobiya ee Muqdisho jooga waa xalaal laakiin Ethiopian-ka Somaliland jooga waa xaaraan. caruurtu way hadlaan
Culumada waxa ka dheex hadlayaa shirkadda Hormud oo islee haadi Somaliland la ictirafoo dhaaqalihi badna ee isgadhsinta Somaliland ay ka heeli jiireen🤣🤣🤣
Kuwan somalinimo maha waa ictisaam iyo khawaarij kuso gabanaya islamnimo
Koonfur ka Saara Itoobiya horta idinku.
Tan aangaa ka talina e
20 Sano waxa umada xasuuqayay Al Shabaab waligay maan arag meel aye ku shireen oo aye al shabaab wax ka sheegeen
Doorkii dowladda.ayaa meesha kamaqa e culimada ha ushergaano si ay safaaradda dowladda itobiya halagasaaro waddanka ciidamadoodana halaga saaro si ay u ogaadaan waxa waxa waddanka ay kugoogaan in ay tahay ogolaashaha shacabka somaaliyeed oo ayaan waddanka lahayn
Horta Ethiopianka Maa wadanka kasaartan oo ciidamad beydabo iyo agagaarkeeda joogo kasaartan mise Caqligaad nooga ciyaareysaan
Culimadii koonfureedbaa shirtay
Munaafaqiin argagaxiso ah weeyan
Malaha xabashida baydhabo jooga ma arkaan. Wax inaga dhexayaan ma jiro
CULIMADA SOOMALIYEED WAXAY AHAAN JIREEN, DAD CAQLI IYO AQOON IYO RUN U SAXIIB AH.
LAKIIN KUWANI!!!
XAASIDIIN XEELADAYSAN. MUUSKII MUQDISHO SIIDHKIISII NAASIREYT AYAA LAGU IIBIYAA😮
culumaa u suu mareykan, ingririis , iyo reer yurub oo dhan , afrikaan bruruundi, uganda, kenya iyo ethopia da aad maanta kacabanaysaan soo adinkii lahaa maaha shalay waa walaaleheen goormay cadow noqdeen ma shalay yaad khaldanaydeen mise maanta hadii aad maanta saxantihiin oo aad toobad keenteen kadaaya umada dagaalka adinka dowlad ku sheegu aad ka hurinaysaan wadanka adinkoo u adeegaya dano gaalo iyo shisheeye oo ku qaadanya xoogaa sandareertaa
45% waaa muslim itoobiyaaaa .......munaafiqiin baad tihiiiin
Malaa dal kale ayaa laga hadlayaa
aniga rayigeyga nabad la tuug tuugo nabad ma noqoto marka dowlada waa inay si deg deg ah hub u soo dejisataa hadii hub lahelo xabashi ku soo aadi makarto marka hadal wax ma taraayo ee hub hanaloo raadiyo si aan u sooceshono ilaa Harar
SHEEKHOW UGAANDHA AYAA XAMAR KULA JOOGTA WAA REERO CIBAADO MIYAA IYAGA 😂😂😂
Xitaa gaaladiina u yeedha ha cambaareeyane waxan xasan baa saxiixay ee iska nafisa
Somaliland badeeda iydaa leh wayna u tashatay..
Ha naaclayso, naaaaaaac
Anigu waxaan layaabay qabiilkaan yar oo somali land labaxay ee leh dowlad hanola awonsado qabiil dowlada caalamka makajree qof wax garada oo idiin caqli caliyo mawaad laheyna dunida dadka ugu fikrada xun aatihiin yaahuu war wada jirkaa dad lagu yahay.
Waad arki iyagoo dawlad noqday.
Maroodigu ma arko takarta saaran ee ta ka lale saaranbu arkaa culumo Ku sheegow miyadan arag muqdisho kilabada ka furan bada wiilasha Iyo gabdhaha laba labada isku saaran kiniiniga dhalinyadinu cunto ay Kenya ka soo barteen maydinka cid dhaqan xumi Ku sheegaya isma og udbihiibay aslaysaa
Culimada maxay uga hadliwaayeen wixii dagal iyo dhib dhacayay ma koomay kujireen.
Kuwan muqdisho joogaa ma kacbaday ka yimaadeen waar anaga wax aragnay.
Marka xamar galad kasartan fatalnimad ka joojisan baa dadka deriskah la wacdiya nin gurigisi aay ka shidantahay oo ninkale wax u sheegay maxu u jeeda 😂😂😂😂😂
Waxaad ka warrantaan maaha Tanaasac ee waxa weeye Xuquuqda Somaliland u leedahay inay si xornimo ah uga tashato aayaheeda. 60 Sanadood ayaad dhakada kaga fadhideen Isaaq iyo Somaliland. Dhulkan Somaliland ma lihidin, ee Somaliland baa leh. Sidaa ku liqa. Culimo Siyaasadeed baad tihiin, ee qaar Xaqdarro u adeegaya ayaad noqoteen. Maanta waxaad lamid tihiin Alshabaab.
Mukhraar Roobob baa soo qaban qaabiyey addis ababa ayaanu ku soi tukanaynaa bay odhan doonan kkk
Waa beenta iyo huuhaada ka baxa oo xaqiiqda dhabta waajaha, villa somalia ayaa safiirkii Ethiopia jooga ee car ka saara ,nifaaqa iyo beenta dhaafa oo sidii Muslim xaq ah u hadla ciidanka Ethiopia waxay joogaan bay iyo bakool hiiraan iyo jubaland car kuwaas ka saara haday idinka tahay dhab qayladiinu!
Horta dadka maxaa ka qaldan aduunk 1 madaxweyne wax maa saxiixi karee siduu kaligiis Muse dhulka u saxiixay ama xataa mid kiraa ma saxiixi karo 1 qof sida sharcigaa
Taas way dhamaatay Djibouti wixii ka dhacay baa noo sababay inaanu halhaas gaadhno viva Ethiopia viva somaliland
Culimada Somaliland waa in ay u jawaabto kuwan culimada sheeganaya ee Xasan ee oo been ku dhaartay oo aan Somaliland xukumin. Huuro huuro dagaalka soo gala faqash faqash dhashay waanu idinla dagaalamaynaa daalimiin bu
😂😂😂😂😂😂😂Somaliland is not Somalila 😂😂😂😂stop drama and fake news 😂😂😂😂😂😂
Sheekhow xageed joogteen waqtigii siyaad bare iyo rajeebkiisii ay burburinayeen dadka reer somaliland ee muslimka ah ee diyaaradahay kaarayaasha iyo awoodii ciidanka lagu dilayey dadkii shacabka ahaa reer sheekh isaxaaq.
Waar boqol kiilo mitir ayaanu siineynaa .
Ma maanta ayaad islaamteen markiiaanu horumarka gaadhnay
Waxa layidhi tisba daryela tukale ku dara xamar waxka socoda waxka qabta inada dad tashaday toda ka hadlaysan
Tuug weeyaan kuwani maaha culimo. Maxay uga hadli waayeen dagaalkii Laascaanood
Been ha sheegin Oo ha odhan Culimada Soomaaliyeed e waxaad iska tidhaah daa Culimada Soomalia beentu illahay Agtiisa waa ka xaaraan
Culumo Somali ma sheegan karaan waa Xasad iyo argagixso niqaaban yahoo baanu leenahay somalinimo agtiinay ku dhimatay idinku iska xoreeya kenya iyo xabashida Somaliland waa la aqoonsanayaa indhihiina oo shan ah kkkkkkkkk
Kuwani ethopianka baydhaba jooga iyo xaalada xalane kama hadlan kkkk
Amaanta waxa qiima leh malah, dadka waa in ay dhulka xukuman halka ay maanta dab fadhiyan reer koonfuur.
Diintu maxay ka qabtaa idinkuu muslim sheeganaya in gaal madow idin ilaaliyo
❤ culimooy nooso gurmada muuse biixi ayaa ka xun Ethiopia, ee Muuse biixi cir iyo dhulba halaga weraro intay goori goor tahay
Wacad Alle idin qabay beenaaleyaal
Kuwa xamar jooga maxaa u keenteen ma idinkuu baa keeni kara
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Reer konfurow culimo somaliyeed iidnku ma matashaane afkiina ku hadla cid idin taqaan iyo cid idiin joojinaysa midna ma jirtee ku eekaada deganadiina iyo danihiina
Reer awdal gala dagaalka dagaaalka gala waa fulay ninka baddiisa xabashi qaadanaayo isana iska taagan gala
@user-xb3mfbr4o...nacasnimo hadal... diradirale baad tahay...xagaad geli aakhiro...iyo qabriga cidhiidhiga ah...waar hooy qabrigaaga I tudho..doqonoow...reer Awdal maxay dagaal ka faaidi... Adduunka waxkasta waxa lagu xaliyaa.. Nabad, xal siyaasadeed iyo iskaashi wadaniyadii ku jirto.. Dagaal yaa ku dhimanaya????....waar Rabigaa kaa cabso
Diradirale cadaaba qabriga Ugu xun buu leeyahay...waa xadiis saxeexa...