Buuhoodle maxaa looga taageeray Madaxwayne Farmaajo iyo Nabad iyo Nolol

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Kalshaale Channel
    Magaalada Buuhoodle oo siwayn looga taageeray Madaxwayne Farmaajo iyo Nabad iyo Nolol abwaano iyo shacabka oo ka hadlay.

ความคิดเห็น • 222

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 2 ปีที่แล้ว +29

    Mar kale iyo xabiibu malaayiin madaxweyne farmaajo guul guul guul illaahey ha kula jiro aamiin yaa rabi 🤲

  • @farhiyaabdirahman6696
    @farhiyaabdirahman6696 2 ปีที่แล้ว +21

    Masha’Allah sax sax sax insha Alaah soomaaliya guul guul 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ayaansalah9282
    @ayaansalah9282 2 ปีที่แล้ว +15

    Hanbalyo. Farmajo. Waliga horay usuco Markale. Hanbalyo naa hogamii

  • @dahirgabobe5213
    @dahirgabobe5213 2 ปีที่แล้ว +15

    Anigu waligeey ma maqlin dhulbahante aya wax dulmay waa dad soomaliyeed oo dulqaad badan o laab xaaran

  • @aminamohamed3971
    @aminamohamed3971 2 ปีที่แล้ว +26

    Guulayso madaxweyne farmaajo guul 💯💯💓💓💓

    • @maxamadismaacil7962
      @maxamadismaacil7962 6 หลายเดือนก่อน

    • @maxamadismaacil7962
      @maxamadismaacil7962 6 หลายเดือนก่อน

      Walaa yeeli mayaa waadawo hilib loodjigeey maar lamaa majiro waxey daneey nayaa leef leef

    • @maxamadismaacil7962
      @maxamadismaacil7962 6 หลายเดือนก่อน

      Dhul bahan te sharaf gobanimo

  • @transsomalirealestate3004
    @transsomalirealestate3004 2 ปีที่แล้ว +18

    Inshaallah Madaxwayne Farmajo guulaso 🇸🇴✊🤲✊

  • @horqaadtv2550
    @horqaadtv2550 2 ปีที่แล้ว +15

    🇸🇴❤🇸🇴❤🤲🤲🤲👍Buuhoodle aad ayaan u Hambalyeynayaa iyo garab sitaaga dowlada somaliyeed iyo dib u doorashada #Farmaajo iyo dowlad jacaylka iyo somalinimada iyo halganka dowlad doonka ay waligood u taaganyiin ilaa iyo halkan aan kala go'lahayn ay ahaayeen waligoodna aanay ka gaabin
    Iyagoo ka Hortaga cadow aan somali doonayn oo qabiilaysan balse aan marna wax ka qaadi karin Guul ayaana u Rajaynayaa
    Reer #SSC DHAMAAN BEESHA DHULBAHANTE MEEL KASTA OO AY JOOGAAN HALGANKANA HORENA DIYAAR BAAN U GALAY HADANA DIYAANBAAN U AHAY INSHA ALKAHA MIDEEYO DHULBAHANTE BEESHA AAN KA DHASHAY GUUL GUUL GUUL IYO GOBANIMO KU WAARA 🤲🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴🤲❤🤲🇸🇴🤲❤🤲🇸🇴🤲❤🤲🇸🇴🤲❤🤲🇸🇴🤲❤🤲🇸🇴🤲❤🤲🇸🇴🤲❤🤲🇸🇴🤲❤🤲🇸🇴👍

  • @mohamedahmednur7440
    @mohamedahmednur7440 2 ปีที่แล้ว +10

    Guul iyo gobonimo Somalia
    Guul iyo gobonimo nabad iyo nolol Mar kale mudane Farmaajo Guul Fahad Yasiin

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 2 ปีที่แล้ว +20

    Amiin amiin amiin Ya rabi, reer buuhoole guul iyo gobamino inshaa Allah ilahay hanoo soo celiyo mudane maxamed Cabdullahi Mohamed Farmaajo
    Waa nin daacad ah guuleyso 4 sanoo horleh beithnillaah

  • @shucaybjamaac8801
    @shucaybjamaac8801 2 ปีที่แล้ว +9

    Dire Dawa. Ethiopia ayaa laga tageeraya madaxwaynaha guud ee u mada somaliyeed. Mudane farmaajo

  • @fayabdi1847
    @fayabdi1847 2 ปีที่แล้ว +6

    Markale farmajo xildhibaanow NO door

  • @MohamedAli-md9je
    @MohamedAli-md9je 2 ปีที่แล้ว +7

    Guuleyso maxmed cabdillhi farmaajo

  • @alisamatar1605
    @alisamatar1605 2 ปีที่แล้ว +14

    Maashaa allaah Abtiyaashay waan salaamayaa anigoo jooga America sifiican baan idiinku hanbalyaynaa daraawiish noolaada Abtiyaal I am from Minneapolis Minnesota

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 2 ปีที่แล้ว +12

    Allow farmaajo no soo celi

  • @fatumali4500
    @fatumali4500 2 ปีที่แล้ว +7

    Khaatumo soomaaliya waa dadkii midnimada umada dhuux gashay

  • @baahilodiiriye8127
    @baahilodiiriye8127 2 ปีที่แล้ว +13

    Masha allaah gulaysta darawish

  • @maryanmohamed7478
    @maryanmohamed7478 2 ปีที่แล้ว +10

    Walahi anba waxan ku tageeraya farmaajo dalka iyo dadkiba badbadiyay sharafti Somaliya dib u so celiyay illahow no so celi farmaajo Ameen

  • @kaltunadan3145
    @kaltunadan3145 2 ปีที่แล้ว +10

    Guul N & N

  • @hayatttaiden5672
    @hayatttaiden5672 2 ปีที่แล้ว +10

    Mashaalahi beesha dhulmahante wa darawiisha wa gesiyaal samaliweyne samafale ah from ceelhur insha

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 2 ปีที่แล้ว +7

    Guul farmajo from awdal

  • @DEFNOTROSAH
    @DEFNOTROSAH 2 ปีที่แล้ว +6

    Mansh Allah gul farmaajo gul Somalia insh Allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @nimoibrahim4574
    @nimoibrahim4574 2 ปีที่แล้ว +6

    Guul iyo gobanino farmajo

  • @hayatttaiden5672
    @hayatttaiden5672 2 ปีที่แล้ว +9

    Samaliweyne guulgobalimo leh Mdw iyo Mudane Ahmed qoor qoor wa wadani u dhabar adag ilahay isku kalsoonid qaba shisheehe meel Saaray ilahay ha ku xafido from ceelhur insha

  • @ibrahimxusensheekh7094
    @ibrahimxusensheekh7094 2 ปีที่แล้ว +5

    Mahad. Sanid. Guul. Nabad. Iyo. Nolol. Asc

  • @iftinomar2356
    @iftinomar2356 2 ปีที่แล้ว +4

    Mudane madaxweyne maxamed cabdulaahi farmaajo guulayso inshaalaah 🇸🇴❤💯👑👏🇸🇴❤🌷🇸🇴👑❤💯🇸🇴👏

  • @khadraxasanali5154
    @khadraxasanali5154 2 ปีที่แล้ว +8

    Reertolkay waad mahadsantihiin

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 ปีที่แล้ว +6

    MashaAllaah Gul iyo Gobonimo madaxweyne Farmajo guleyso

  • @mohamedabdi8852
    @mohamedabdi8852 2 ปีที่แล้ว +8

    MD Farmaajo Guul 🙏 ban urajeyni.

  • @ahmedabiib8548
    @ahmedabiib8548 2 ปีที่แล้ว +5

    Ma shala habalyo sol iyo.sanaga iyo rr buhotle somali guul iyo farmajo gool

  • @اسداللهالاكبر-ك3ق
    @اسداللهالاكبر-ك3ق 2 ปีที่แล้ว +9

    masha allah

  • @aademgashan2105
    @aademgashan2105 2 ปีที่แล้ว +9

    Asc xildhibaanada soomaaliyeed o maanta jooga muqdisho hagalabsannina habaar iyo naar raaca dalabka shacbkiinna iyo ciidamadiinna qaranka soomaaliyeed waxaan ldin ladiriraya waa kiinya iyo lmaaradka iyo jabuuti waana cadow soomaaliyeed u hiiliyo maanta dalka dadka iyo diintaba ilaahbaan idiin Ku dhaarshaye raacadalabka shacabka iyo dalabka ciidamada qaranka warajeynaya in aad naga aqbalidoontaan in sha,allaah guuleesta guul,wadayaal

  • @faysalcabdimaxamed6403
    @faysalcabdimaxamed6403 2 ปีที่แล้ว +5

    Nabad iyo nolol guul Insha Allah farmajo mar kale

  • @bisharomohamed1325
    @bisharomohamed1325 2 ปีที่แล้ว +8

    Mansha allaah

  • @saidwarsame4148
    @saidwarsame4148 2 ปีที่แล้ว +15

    Farmaajo, he is a hero. we support him forever because he is loyal, law abiding, patriotic, peace loving, god fearing, decent and courageous, meticulous, hard working and creative, he loves to fight corruption, egotism, tribalism, traitors and backwardness. so we seek the re-election of Farmaajo.

    • @yasminabdi5221
      @yasminabdi5221 2 ปีที่แล้ว

      I agree with you totally 👌🇸🇴❤👍👍❤❤

  • @ashafarah4621
    @ashafarah4621 2 ปีที่แล้ว +17

    Aamiin Aamiin Aamiin Ilaahayo guushasi Madaxweny Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Inshallaah

  • @fadumahassan1790
    @fadumahassan1790 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashaa ALLAH qeyr waaye guuleeyso

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 ปีที่แล้ว +4

    masha alaaaaah xafidullaaahi MW farmajo nabad nolool guulesta xaqa nohilinayo dhulka ciidaba insha alaaaaaah

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 2 ปีที่แล้ว +8

    Guul insha alaah

  • @maxamedcaawil9204
    @maxamedcaawil9204 2 ปีที่แล้ว +6

    Dhulbahante waxay u doodaan soomaalinimo dadka anagoo reer hebel ah 30ka sano may shiidaal iyo macdan dhulka kala soo baxaan maxaa wali baryada gaalada. Qabiil meel gaari waa. Somalinimo ayaa ina deeqda

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 2 ปีที่แล้ว +7

    Mashallaah tabarakallaah hanbalyo reer buuhoodle waa daraawiish awalba idinkaa ingiriis ka saaray wadanka hadana dhiigiibaa idinku jira Mashallaah.

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 ปีที่แล้ว +4

    Yes Farmaajo guul iyo gobanimo insha Allah

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 2 ปีที่แล้ว +16

    Allaah ha noo soo celiyo markale

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 2 ปีที่แล้ว +4

    Maa shaa allaah guuleyso mudane m /w farmaajo soo noqo adoo nabad ah inshaa allaah aamiiiiin

  • @fahmi__official9136
    @fahmi__official9136 2 ปีที่แล้ว +4

    Allow nosoceli

  • @nuurcismaan1320
    @nuurcismaan1320 2 ปีที่แล้ว +4

    ilaahay haydin barakeeyo reer buuhoodle
    Waxa tihiin geesiyadii daraawiish

  • @maryanxali1492
    @maryanxali1492 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha llaha guul farmaajo

  • @hamzaabdirahmanmahamud4175
    @hamzaabdirahmanmahamud4175 2 ปีที่แล้ว +4

    ducada allaah ha idinka aqbalo waan sugaynaa inshaa allaah in allaaah soonabad celiyo

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha alaah ilahay haku xafido guul insha alaah markele ❤ ♥
    Reer abtiga qaaliga ee farmajo ducadoda amen amen amen amen yaa
    Amen amen 🙏 yaa rabi guul insha farmajo insha

  • @امةالله-ج6و4ي
    @امةالله-ج6و4ي 2 ปีที่แล้ว +5

    Subxaana laah alxamdu lilaah laa ilaaha ila llaah alaahu akbar walaa xowla walaa quwata ilaa bilaah alahu masali calaa sayidinaa maxamed wa calaa alihi wasaxbihii ajmaciin

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah guul guul

  • @youngfamilycooking2651
    @youngfamilycooking2651 2 ปีที่แล้ว +3

    Marqanland ka qariya yaaqay yeeyna is daldalin

  • @umuahmedkhayr3370
    @umuahmedkhayr3370 2 ปีที่แล้ว +5

    Allah noosooceliyo farmaajo😘

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 2 ปีที่แล้ว +3

    Eedo noosoo wada gudbi meesha wanaaga ka dhacay please

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah reer buhoodle I love you

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 2 ปีที่แล้ว +3

    Aabe #Farnajo soo laabo inshallah

  • @faaizofaaizo919
    @faaizofaaizo919 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilama adeer yaaloow daraawish guul farmaajo

  • @maryanl804
    @maryanl804 2 ปีที่แล้ว +2

    Illaahow soomaali israaci oo cadowga ka qabo

  • @hindo475
    @hindo475 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha alaah aloow noosoo celi farmajo naga qabo tuugada hantida dowlada bobayo aloow naga qabo

  • @leylafarah9190
    @leylafarah9190 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc. Maashaa. Aallaahaaa. Jzkh

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 2 ปีที่แล้ว +11

    Gobinimo waxaa sheegtay maantay reer buuhoidle Allaha idin xafido damiir baad leedihiin xilidhibaanada ineey codsigeena maqlaan oo eey Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo noo doortaan Allaha ku haagijiyo Amiin Yaa Rabbi

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 ปีที่แล้ว +3

    Guulayso forever ♥ Somalia 🇸🇴

  • @farhiyafarah5659
    @farhiyafarah5659 2 ปีที่แล้ว +4

    Amiiiiiin allaha sooceliyo madaxweene maxamed abdullahi farmaajo

  • @maxamedcaawil9204
    @maxamedcaawil9204 2 ปีที่แล้ว +4

    Dadka 30 bur burka debedeed siyaasada qabiilka reeraha qaar kood ku dhisteen maamulo ku sheega maxay maanta soomaali uqabyeen se maxay ayaku qabsadeen.
    Wax laku faanikaro cidna laku caayikaro se matahay
    Waa maya

  • @horqaadtv2550
    @horqaadtv2550 2 ปีที่แล้ว +3

    Kooda aan ka garanayo ina suusle waan salaamayaa suuganyahanka somaliyed salaan qaaliya

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 2 ปีที่แล้ว +2

    Guuuuuuuuuuul farmajo insha alaah gulayso markele farmajo ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯👌💯❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍👍

  • @abdirizakmaaxcawad6725
    @abdirizakmaaxcawad6725 2 ปีที่แล้ว +3

    Ku wa isku haya soomaaliya iyo soomaalidii weeye

  • @xalimaxaaji148
    @xalimaxaaji148 2 ปีที่แล้ว +4

    Maasha alaah

  • @omariguehdarar4147
    @omariguehdarar4147 2 ปีที่แล้ว +3

    Hanblyeo somalied damany gulll farmaajo back more time

  • @umulhamza621
    @umulhamza621 2 ปีที่แล้ว +2

    Maanshaallaaaaaaaaa inshaalaaaaaaa uu unsonoqo danaaaa🇸🇴🥰🇸🇴🥰🥰🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲

  • @saynabmahamed8229
    @saynabmahamed8229 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa mahad san tihiin daraawiish horaa dalka ubad baadiseen tarikh ayaa somaliya ku ledihiin guul farmajo

  • @umaaisha1109
    @umaaisha1109 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allah

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa run Farmajo guuleyso💖💖❤❤❤❤❤💯💯

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 ปีที่แล้ว +3

    Farmaajo guul iyo gobanimo 🇸🇴 ♥

  • @dekajama8188
    @dekajama8188 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah Maasha allah Maasha allah Illaahayow rajada iyo rabitaanka shacks ka soomaaliyeed noo aqbal oo mohamed Abdulaahi farmaajo noosoo celi guul iyo gobonimo reer buuhoodle iyo dhamaan reer sool sanaag iyo cayna guuleesta aamiin aamiin yaarabi

  • @saynabmahamed8229
    @saynabmahamed8229 2 ปีที่แล้ว +2

    Caruurta tahriibi doona laguxirxirayo liibiya iyo meelaha lamida ayuu dalka jeclisiiyen allaha soo cesho mudane farmaajo

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 2 ปีที่แล้ว +1

    Buuhoodle alow badbadi amiiiiin gesiyashi somaliya Mansha alah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪👍💪👍👍🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴❤️❤️❤️❤️💪❤️💪👌👌✊Buuhoodle buuhoodle buuhoodle jiir oo joog nolaada amiiiiin

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah dadkii layga beeray markale markale insha Allah coming

  • @اسداللهالاكبر-ك3ق
    @اسداللهالاكبر-ك3ق 2 ปีที่แล้ว +3

    حفظكم الله

  • @mubarikfaarax2323
    @mubarikfaarax2323 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a

  • @maansuurtaaxug977
    @maansuurtaaxug977 2 ปีที่แล้ว +2

    maanshaa allaah maxadwayne soo noqo markale maamule noonoqo markale

  • @aminamohamed7486
    @aminamohamed7486 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Channel ka Kalshale meesha like ta lasaari lahaa waxa kor saran deslike isaka hubiya

  • @musamusamm6418
    @musamusamm6418 2 ปีที่แล้ว +3

    masha allah mudane farmajoo

  • @sulubsomali9649
    @sulubsomali9649 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a dad wanaagsan allaah ha insharfo

  • @yasminabdi5221
    @yasminabdi5221 2 ปีที่แล้ว +1

    Forever Nabad iyo Nolow InshaAllah 🇸🇴❤🤲🤲🤲❤
    We love you FARMAJO ❤🇸🇴🇸🇴

  • @suusuukeerowcali6799
    @suusuukeerowcali6799 2 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo guuleyso inshaa allaah farmaajo guul 🇸🇴 ♥ ❤ 👌 ✨ 😍 🇸🇴 ♥ ❤ 👌 ✨ 😍 🇸🇴 ♥ ❤ 👌 ✨ 😍 🇸🇴 ♥ ❤ 👌 farmaajo guul inshaa allaah

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan suusle jir oo joog hh

  • @Layla-bx4oz
    @Layla-bx4oz 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah 🦁🦁🦁🦁🦁guul inshallah geesi guul Buuhoodli 🦁🦁🦁🦁

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah faramajo guul guul

  • @maryanl804
    @maryanl804 2 ปีที่แล้ว +2

    Reer putlnd waa farmaajo

  • @faysalcabdi2825
    @faysalcabdi2825 2 ปีที่แล้ว +1

    Dib unoqosho mayaaa👎👎 horay usoco haaaa👈✅✅✅🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdirashiiddaadey4942
    @abdirashiiddaadey4942 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa saxantihiin reer buuhoodle aaad baad umahadsantihiin taaageerada aadla dhinac taagan tihiin madax weynaha Mar labaad anagana waad na meteshaan hadaan reer sanaag nahy oky

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allah 💙 love ❤

  • @rachidgulled647
    @rachidgulled647 2 ปีที่แล้ว +1

    👍❤️👍❤️👍❤️👍❤️👍❤️👍❤️👍❤️👍❤️👍

  • @deeqamohamed4429
    @deeqamohamed4429 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allaah💖❤💖❤💖❤💖

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa looga taageera Buuhoodle dad reer miyi ku nool oo wali qabiil ku dhaqmaa si cadan ah

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 2 ปีที่แล้ว +1

    Xildhibaano wllyaal waan ogahay oo intiina wax akhridaa commentiga waad akhridaan fadlan yanan idin soo habaarin dalka uhiiliya
    Iska qabiil manihin mana joogo Somalia
    Dawlada Somalia waxba nagama soo gaadhaan lkn waxan dooneyn ummada Somalia oo dawlada yeelatay laga baxo qabiilkana meelwalba lala taagan yahay
    Fadlan waa naga codsi. Maanta idiinka wadan god ku ridi kara kana badbaadin kara

  • @ayaanachinese3132
    @ayaanachinese3132 2 ปีที่แล้ว +1

    Well done this very important time to stand up for Somalia and it is time to support our government and our beloved mohammed Abdullah mohammed farmaajo i

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 ปีที่แล้ว +2

    Allahu Akbar

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 2 ปีที่แล้ว +1

    My blood keep going 💪💯🙏

  • @deeqdabagoye649
    @deeqdabagoye649 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshaa allah guuuleyso
    Faramaajo