Malyuun Maanka - Xaalad Adag

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024
  • Ⓒ Malyuun Maanka
    / @malyuunmaanka617
    Heesta: Xaalad Adag
    Ereyada: Naciimo Abwaan Qorane
    Laxanka: Qamar Suugaani
    Muusikada: Xamaada Alcasal
    ℗ Malyuun Maanka 2020

ความคิดเห็น • 7

  • @awoabdi8305
    @awoabdi8305 2 ปีที่แล้ว +3

    HeestaN wlhi wxd moda inay drenkYga ka hadlaYso erayadaso dhaN kuwo aniga igu dhacaY ayay ahaayeen wlhi wzn ku ducesan jiray inu alle calaf igu daro hadna wxn alle ka baryaa sidan ku ialawi lahaa 😢alxm hadna alle ayan ka zhadaY wna ilawey still wli wan xzuuzta xasuusihisa wxu ibaray inan nin danbo aaminin kuna kalsonan wlhi 😢

    • @mohamedheykal5837
      @mohamedheykal5837 2 ปีที่แล้ว +1

      Xasuusaha dhawaca qalbiga ma noqdaan kuwo la ilaawo balse waxay noqdaan kuwo lala nolaado,.

    • @saidadan2533
      @saidadan2533 9 หลายเดือนก่อน

      Anigaba hestan aadbaan udagesta runti. Gabar alla dartis walal unoqone oo kuwa ila dhashe walalhi iga daweed aya sxbke igu barte. Weyna jeclaaate. Haben ayay ishegte oo qof aad udagan ayay eheed waxaan kala taliyay iney iska daafto madaama uu ka yara anigana wax badan ka imaan karo i muuqdeen balse waan jeclahey ayay itiri. Waana ku taagerey. Sxbke ahaan eyado 2bil uur ah gabdhaas ayu xumayay haben hestan idaarte. Walahi 3bil eyado ah ayay teeyda timid anigo 2 isbuuc la joogey xanunsaneed. Hal haben xita musan u imaan. Malinti geertoy wacey telka igumu qaban wuuna maqley. Tuugteyda xita ma imaan. Waxan ka shaalayay inu aniga igu baratey anigana sbaab u aha dimashada walashey. 27/3/2021 malin sabti ah malin mugdi ah. Yasmiin ali Allaha ku naxaristo.

  • @axmedjamac9649
    @axmedjamac9649 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaf naf wah i dhigay

  • @nimcorabiile6872
    @nimcorabiile6872 2 ปีที่แล้ว

    Waaw😥

  • @nimcorabiile6872
    @nimcorabiile6872 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw 😍😍😍