Qaadku wuxuu leeyahay dhibaato Diineed Sh Xasan Khayre Dirir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 4

  • @safiyahassan8539
    @safiyahassan8539 5 ปีที่แล้ว

    ماشاء لله شيخ حسن جزاك لله خيرا شيخ وشيخ عمر جزاك لله خيرا

  • @suxuficabdiraxmaanbataashc7466
    @suxuficabdiraxmaanbataashc7466 5 ปีที่แล้ว

    jasaa kalaahu khyr Shiikh

  • @ashraf_deeqsi
    @ashraf_deeqsi 5 ปีที่แล้ว

    ما شاء الله تبارك الله
    الله يكرم وجهك فصيلة
    الشيخ حسن خيرى درد
    ⁦✍️⁩👑⁦✍️⁩👑⁦✍️⁩👑⁦✍️⁩👑⁦✍️⁩👑⁦✍️⁩👑⁦
    دعوها فإنها محرمةاللهم نجنا (المخدرات)

  • @mohamedosman3368
    @mohamedosman3368 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sh.xasan khayre Allah xafido inbadan maan arag Allah nookaa xafido.
    qadka dhibkuuleeyahay waa wax iska cad.
    Waxaan halkan jeclaan lahaa inaan lawadaago bulshada dawanaysa inuu qaadku kamidyahay mukhadaraadka laba daraaso oo lagu ogaaday.
    1. Wadanka malaysia oo somali badan taqaano qaarkoodna kunool yihiin ayaa waxa dhacday in markii ugu horaysay ee ay arkeen qaadka ay daraasad kusameeyeen ay ku ogaadeen in uu kamid yahay drugs ka ama mukhadraadka sidaas daraadeed ay kamuunaceen in aan dalka lasoo galin oo uu sharcidaro yahay. Nasiin xumo iyadoo sidaas ah waxaa lagu xidhay oo lagu qabtay dad somali ah iyagoo qaadkaa soo galinay waana laxukumay. Bilkahor waxaa lasoo sheegay in hadana dad somali ay kamidyihiin oo kanacsada qaadka wadanka malaysia lagu qabtay oo kujira jeelasha malaysia xukun adagna sugaya. Taasi waxay inoo cadaynaysaa inuu jaadkaasi yahay wax umada halaagay oo khatar ah.
    2. Darasaad kaloo laga sameeyay wadanka uk iyaduna kadaaliga inuu mukhaadaraadka kamid yahay ayaa lagu ogaaday hadana waa kamanuuc in dalkaas lagu iibiyo dalkasoo dad badan oo soomali ahi ay wakhtibadan kulumiyaan.
    Allah dawlad adagoo dadka sharciga marsiisa inoo keeno amiin jazaka Allah khayran sheekhunaaa sh.xasan khayre dirir.