Somalidu way badantahay wax ka dhexeeyaana ma jiraan ninkan hadlay ee soomaali oo dhan muwaadin ka wada dhigay waa dadka fadaraalka iyo midnimada wada waana siyaasada wadani waxa ka soo muuqda dadka reer somaliland waa layaqaan waxaa la wado yaan loola iman xukuumadina saqayn mayso rabintaanka bulshada hadii ay ka baydho waa la hubaa wllhi billaahi shaqayn mayso
Waad mahadsantay
WAXBARASHAD U BAAHANTAY
Somalidu way badantahay wax ka dhexeeyaana ma jiraan ninkan hadlay ee soomaali oo dhan muwaadin ka wada dhigay waa dadka fadaraalka iyo midnimada wada waana siyaasada wadani waxa ka soo muuqda dadka reer somaliland waa layaqaan waxaa la wado yaan loola iman xukuumadina saqayn mayso rabintaanka bulshada hadii ay ka baydho waa la hubaa wllhi billaahi shaqayn mayso
Viva somaliland
💚💚💚💚💚💚💚💚
🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍
❤❤❤❤❤❤❤❤
DADKA SOOMAALILAND U DHASHAY IYO SOOMAALIDA KALE XEER KALA XADAYNA WAA IN LA SAMEEYAA INTA GOORI GOOR TAHAY.
Somali waxba nagama dhexeeyaan
JUMBO JET WALA JOOJIYEY OO WAXA LAGU BEDELAY DREAM LINER
War ninkan sheekada xuun na dhafiiya
😂😂😂😂
Ninka sheekadisa Ben ka yidhado waxba ma sheekayo
Waa iidiin sheegay US Somalia waxay leedahay oil deal. Waay idin xanibaysa. Waaxaa la idin ka dhigayaa siida Palestine. Dhulka waa daad aan uu dalab baa la dajiin ayaa. Soomalia bay siinayaan icitiraafkiina. Waa iin mudaaharaad sameeysiin oo UNta tagtiin. USka iska ilaalya. Waa iin keentiin dad dagaal ka saara.
War naga taag caaq ayaad tahay ee nadhaf
Waar heedhe ninkani ma huwanbaa