WARARKA: Saraakiil Lagu Xidhay Jigjiga, Masar Oo Ka Degtay Djibouti, Itoobiya Oo Laga Qaxayo & Xogo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • WARARKA: Saraakiil Lagu Xidhay Jigjiga, Masar Oo Ka Degtay Djibouti, Maalgeliyeyaasha China Oo Ka Qaxaya Itoobiya & Xogo Kale

ความคิดเห็น • 9

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Masar naf uma hayso Somaali, weligeed na naf uma hayn ! Iyadu waxay doonaysaa in ay Somaali colaadeeda si fogeyso. Waxay kaloo doonaysa in ay Somaali iyo jaarka Alle baday ee Ethiopia isku dirto, colaadaana aanay Somaali waxba kaga tarin Somaali. Masar iyadaa weligeed iskudirijirtey Somaali iyo Ethiopia.

  • @Drum-d8n
    @Drum-d8n 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Fadlan Karamara ku badala magaca saxa oo ah karamaradha

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ciidankaas jabhad hasamaystaan si ay Ethiopianka uga hortagaan dhul boobka walahi ama gobolka city hasoo xoreeyaan 😢 dhibaatadan SomaliGalbeed way iska dhamaan Ethiopiana way jabi InshaAllah

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Aar wey karbashen Baal madawga Saran eega

  • @Ahmed-u7w1f
    @Ahmed-u7w1f 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maqaca Badal been badshegte???

  • @AdamOsman-gz3df
    @AdamOsman-gz3df 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waar iska sax qoraalka magacaaga waa kaaramardha

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud5920 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Bismillah

  • @mohjama399
    @mohjama399 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aqli Ogaadeen waa la adoonsan

  • @Maxamuudsuldaan-v4e
    @Maxamuudsuldaan-v4e 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Beenaale tv