GABADHAAN Ninkii Ay Kilideeda Siisay Ayaa Khiyaanay..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com...
    GOAL-ka Xiga 400K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : www.facebook.c...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD TH-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

ความคิดเห็น • 226

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 ปีที่แล้ว +31

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah ❤💞🕋

    • @rahmomoha547
      @rahmomoha547 2 ปีที่แล้ว

      SCw scw scw

    • @faadumonuur3841
      @faadumonuur3841 ปีที่แล้ว

      Salalaahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki 2 ปีที่แล้ว +51

    The best person ever most knowledge able & The
    most shine all Created prophet muhamed Scw❣🕋😿

    • @caagabe4865
      @caagabe4865 2 ปีที่แล้ว

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤ ♥

    • @Abdirisackace
      @Abdirisackace 2 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @bisharosalat7373
      @bisharosalat7373 2 ปีที่แล้ว

      @@Abdirisackace scw scw

    • @abdirizakmohamed8346
      @abdirizakmohamed8346 2 ปีที่แล้ว

      Salalahu caleyhi wasalam

  • @lakijama1567
    @lakijama1567 2 ปีที่แล้ว +21

    This tells us that the person you are dating is not guaranteed to be yours . Also if you are a true Muslim, give what you give for the sake of Allah, it’s much more rewarding than getting something in return.

  • @mariaabdullahu2338
    @mariaabdullahu2338 2 ปีที่แล้ว +22

    Waa qiso cajiib ah wxii an samayn laha bay samaysa gabdhaas wxa an qof naftiisa am cafimadkiisa an ku badbadiyay ka ma shalayeen runtii 👍😍

    • @Degaliah
      @Degaliah 2 ปีที่แล้ว +1

      Yaa 😂 waliidka uunba dhiigaaga lee sister dhiig lagaray lakiin kali never

  • @Kingshafie
    @Kingshafie 2 ปีที่แล้ว +29

    Kalsoonida zaa'dka marwaliba naftaada ayey dhaawaceysaa fadlan qof bani aadam ah islaheysiini noloshaada Maalin ayuu soo galey sidoo kalena maalin kale ayuu kaa tagi karaa marwaliba qofka aad kalsoonida siineyso hanoqoto naftaada, waa hadeer naftaada😎💯💬

    • @sahraluul5339
      @sahraluul5339 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa nafteena aan ku kalsonaano bini aadam kalsoonaan ma lahan

  • @Fandhaal1
    @Fandhaal1 2 ปีที่แล้ว +11

    Magaranyo qofka akhrin doona fariintan balse waxaan alle ku waydiinayaa inuu kusiiyo Farxad ku ilowsiisa qaraarka maalmaha 🌿 🌊 walao isoo booqo

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 2 ปีที่แล้ว +29

    Qofka ugu fiican abid aqoonta ugu badan iyo Kuwa ugu iftiimaya ayaa dhammaantood abuuray nebi muhammad😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @ruweydmoha772
      @ruweydmoha772 2 ปีที่แล้ว

      Ninwa maxa so qortay 😳

    • @anjaalibaby361
      @anjaalibaby361 2 ปีที่แล้ว

      @@ruweydmoha772 asad ma ahan qofkani😂😂

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 2 ปีที่แล้ว +52

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ🕋🕋🕍

    • @caagabe4865
      @caagabe4865 2 ปีที่แล้ว

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤ ♥

    • @aniisaibrahim4694
      @aniisaibrahim4694 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️

    • @zuuzuuu7736
      @zuuzuuu7736 2 ปีที่แล้ว

      scw

    • @samsamcumar3991
      @samsamcumar3991 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw

    • @samsamcumar3991
      @samsamcumar3991 2 ปีที่แล้ว

      Alx

  • @Najmo602
    @Najmo602 2 ปีที่แล้ว +12

    Wax ficin ayey sameysay lkn ani ahaan waxa ii cadatay inusan jirin qof la aamini karo sanadadan dambe😰 blse alxamdulillah🤲

    • @Degaliah
      @Degaliah 2 ปีที่แล้ว +1

      Isn’t wax fiican kaliyaa waalidka Aya dhigaaga lee

  • @simannuura4194
    @simannuura4194 2 ปีที่แล้ว +5

    Amiin qofkasto xanun san allah cafiyo iyo inte murad qeyr leh allah usahlo

  • @xogtaqarsoonchanell3840
    @xogtaqarsoonchanell3840 2 ปีที่แล้ว +6

    the best person ever the most knowledgebale and the most shine all created prophet muhamed صلي الله عليه وسلم🕋❤❤

    • @caagabe4865
      @caagabe4865 2 ปีที่แล้ว

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤ ♥ 💖

  • @caliafgooye2529
    @caliafgooye2529 2 ปีที่แล้ว +12

    Dabcan waxa dhihi karna inu yahy qofkas qof wanagsan hadane naxaris badan lkin qof walbo waxan ku wani lahay qof hadi u abal ku galo ha wenado ama haya rado ha ilobin abalkas hana ku tuman wanaga lugu falay

  • @queenmaria7767
    @queenmaria7767 2 ปีที่แล้ว +2

    Run ahaaanti aniga sheekadn wax iga dhex bahay hadad wax usameyso bili aadanimo ina maran ka shalayaneeenin hadey kilida usiin laheed haku jecelaado manta failed ayey daremi laheed inkasto ey muslimi aheyn hadan waa insaan wangsan illahey haso hadeeyo thnks my bro hosow

  • @asalsomali7745
    @asalsomali7745 2 ปีที่แล้ว +6

    Allahuma amiin, kili wax fudud. Hoyadeyda xanunkas haya, sidokale aniga alx illah wuxu kenay. Intakale ee nala midka ahne illah hacafsho dhamanten danbi dhaf alle hanoga dhigo

  • @manalmoha7375
    @manalmoha7375 2 ปีที่แล้ว +5

    Kan Iqaba oo ilmaha igadhalay aan aduunka ugu jeclahaan siiyeen wlhy kilidayda 🥺🥺🥺

  • @sadiyaisman9665
    @sadiyaisman9665 2 ปีที่แล้ว +7

    Waa qof wanaagsan waan wax wanaagasa

  • @AdarCooking
    @AdarCooking 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah waa qiso cajiib ah. Thanks bro, I like the really stories

  • @hasssangaaciye5489
    @hasssangaaciye5489 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc hasow sxb horta mahadsanid sida quruxda badan eed qisadan xigmada madan noogu faafaahisay tankale wlhi qotan haday Muslim ahan lahayd waxaa lahubaa inay ehelu khayr noqon lahayd hadana waa talabo wanagsan oo kudayasho mudan wlhi 💯🙏

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 ปีที่แล้ว +1

    Qofka inaa caafimado khatar ugaliyey naftiisa wax dhibaya iyo dhaawacba uma gaysteeen❤

  • @educater1231
    @educater1231 2 ปีที่แล้ว +4

    Aamiin ilahey hacaafiyo qofkasto jiran

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 ปีที่แล้ว +5

    Aad bay u wanagsanty inaad qof xanuunsan aad wax muhiim ah u hadyadayso si bilaa muqaabil ah. Lakin qofka kalida dhan loogu deeqay inuu abaal u hayo ayay ahyd, ninkan waa khaayin bilaa abaal ah

  • @nastexocabdi695
    @nastexocabdi695 2 ปีที่แล้ว +17

    Raga qaar wlhie ma istahilan in la jeclado 😣💔ninka raga gabadh ayaa ka adag ka doqonba wu ka oyeysiya gabadh dumara😒

    • @alihassanhuseein1680
      @alihassanhuseein1680 2 ปีที่แล้ว +5

      Raga iski mid mahan abayo allaha dumarka haka qabto inta dhibka wada

    • @abdiadan8930
      @abdiadan8930 2 ปีที่แล้ว

      Ayada ayaa qaldan walal sababtoo ah si walba wuu isugu dayay inuu qanciyo oo raali galin kasiiyo qaladkii ka dhacay lakin ayadaa buur isasii saartay asagana ileen waa bini aadame go aan ayuu iska qaatay madaama ay diiday wada hadal

    • @suhayradam2434
      @suhayradam2434 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdiadan8930 qalad bu galay wada hadalna ma mudna

    • @abdiadan8930
      @abdiadan8930 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa nin raga ah wuxuu mudan yahay inuu horey usocdo marka hadii ay wanaag diido

    • @suhayradam2434
      @suhayradam2434 2 ปีที่แล้ว +5

      @@abdiadan8930 iyaba wa dumar wa inay hore usocota
      Nin ma derejo la gaara

  • @siradm
    @siradm ปีที่แล้ว

    Way adag tahay laakiin ugu yaraan naf bay idam Alle bad baadissay ayadana baddel khayr leh buu Ilaahay siin doonaa oo wanaaggu ma habaabo adduunka baa lagu helaa, waxaasse soo jiidasho leh sida ay nafteeda u hanatay oo go’aan uga gaartay waana jeclaan lahaa gabarkasta iney ka adkaysatto qofki aan u soo jeedin! Gabdho raggu daba orod ma leh, dhadhagga ma jecla marka naftiinna run u sheega

  • @sacdiyoali2128
    @sacdiyoali2128 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa Gabar iimaan badan oo jaceelka micnihisa fahansan ha iska noolaado haduu aduunka wax kuso kordhinyo balse aniga boskeda hadan ku jiri lahaaa killideda wakaso ceshan lahaaa Wabillahi towfiiq😂😂

  • @Xaadqabaaze
    @Xaadqabaaze 2 ปีที่แล้ว +4

    Runtii abaal ningalay waa la arkaa lkn ninguday lama arag hadii la arkana way yartahay waxaa fiican lugtaada halkaad dhigayso inay indhahagu la socdaan markaa qofka aad noloshaada io wax kastoo aad awoodo uhuraysid waxaa fiican inuu Ku wanaajiyo lkn badanaa ma dhacdo sikastaba ha ahaatee gabadhu way Ku saxnayd inay wiilkaa caawiso lkn xubnaha jidhkaaga ee muhiimka aha inaad Ku dagdato ma aha Ku caawi sida waalidkaaga ilmahaaga xataa xaaskaaga ama ninkaaga waxaad awoodo bixi abaala ha sugin

  • @Deeqaluul721
    @Deeqaluul721 2 ปีที่แล้ว +2

    Ax wlhi Bini aadan abaal maleh Ma qof aan Kelidiisi Ku badbaaday baan khiyaano uquuri kara

  • @abdirizakdaahir7882
    @abdirizakdaahir7882 2 ปีที่แล้ว +4

    Gabdhaan arintan ee sameesay waa arin fiican waxaan is leeyahy wiilka waxee gilida ugu bixisay jaceyl ee uqabto asiga

    • @suhayradam2434
      @suhayradam2434 2 ปีที่แล้ว

      Lkn isaga muxu ku sameeyey😂 hadaan nin cidi xata u jaro 😂

  • @roodaosman6399
    @roodaosman6399 ปีที่แล้ว +1

    Masha alla gabar caqlibadan

  • @abdirisaqkuule8756
    @abdirisaqkuule8756 2 ปีที่แล้ว +3

    Hosow pro keep going 💪👌

  • @efoot-ball845
    @efoot-ball845 2 ปีที่แล้ว +2

    waxa fcan qofksto oo wangaa ku samey inda ixtramto sidee klana dadka aad wanga u sameysa haa xasusuin inda wang u sameysa hda ka horaa ... lkse arinka gabartan waaba naaf u hored cada whl.. wn ka xumahya in sidas lugo sameyo

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalah jisaar Sanaa thank you bro 👍👍👍

  • @Ershad44
    @Ershad44 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaal hossow waa Ku salamay
    Beryahan ma hergebsan tahay mise cod duubaha wax ka qaldan yihin fasiix ma ahane anyway keep going bro ✊✊✌️

  • @nim7534
    @nim7534 2 ปีที่แล้ว +2

    Nin isxaan maleh lkn naaguhu naxariista ilaahey rabi waa ugu deeqay

  • @nimcoqalbii3039
    @nimcoqalbii3039 2 ปีที่แล้ว +2

    Aniga magaciga Nimco aa la dhaha magaca Nimco wuu naxaris badan yahyay ninka iqabo aa isheekey ina naxaris badanahay lakiin hada naagtas ahalahay kalida aa siiya iska dhaafe taan oo asiga leyahya xataa waa ka soo baxilahay

  • @cabdiraxmansaleban9581
    @cabdiraxmansaleban9581 2 ปีที่แล้ว +1

    dumarka way cayail sanyihino halkali waxba kadhimi meyso lin raga hadey .saran weyba dhimanayan 🤤

  • @Wacan77
    @Wacan77 2 ปีที่แล้ว +2

    Waan kala soo noqon lahaa nijaaska weyyy waa xanun walahi 😳

  • @ilatijaabiwaxwaliba3224
    @ilatijaabiwaxwaliba3224 2 ปีที่แล้ว +1

    Wallee waa masaakiin gabadhaas . Aniga waan kasoo ceshan lahaa kilideyda ☝🥱👩‍🦯

  • @aragsanabdiqaadir7591
    @aragsanabdiqaadir7591 2 ปีที่แล้ว +2

    Nin awal malahn wlhi gawadhana aad bee uqalbi fcn thy Ani waligey ma cafiyeen kaas

  • @halinaelmi2130
    @halinaelmi2130 2 ปีที่แล้ว

    Gob ayay ahayd
    M.a👍

  • @wiilkariyadaleh859
    @wiilkariyadaleh859 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa kusalamy sxb Aad Bn ku Tagera❣🙋

  • @zuuzuuu7736
    @zuuzuuu7736 2 ปีที่แล้ว

    tnkz hosow saa wax nogu sodudbiso aad aye uqurbanthy❤️❤️msha allh

  • @izraclaahi1824
    @izraclaahi1824 2 ปีที่แล้ว

    Mzha allH gabadhaaz oo kle yaa heli karaba iydana waxn urajaynaynaa nolol qurux bdn oo ay Ku qanacdo

  • @farhiaali2784
    @farhiaali2784 2 ปีที่แล้ว

    Wey fududaatay. Wax ka xunna malahan marka qof abaal ugasho kugu jisaaro waa xanuun ka siidaran markaa xibnahaaga kuba ugu qaaalisan siiso. Waana wax dhaca . Waxaa jirta xataa gabar kale oo turkey ah oo SaaS ku dhacday. Allah sahlo

  • @fartundhaqane228
    @fartundhaqane228 2 ปีที่แล้ว +4

    Wey saxan tahay gabdha lkn aniga kilideyda waan kasoo ceshan lahaaa 🤣🤣🤣

  • @amatallahbintuosman1092
    @amatallahbintuosman1092 2 ปีที่แล้ว

    Gabar naxariis badan bey aheyd wiilkana wuu qiyaanay lama dhihi karo maadaama uu qamro cabay ee qalad baa ka dhacay qof ku qiyaanay wax kuuma sheego

  • @ilyasmohamed5762
    @ilyasmohamed5762 2 ปีที่แล้ว +3

    Don't trust anyone in this world 🌎

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 2 ปีที่แล้ว

    Waa gaashii ugu fiicneed❣️ qof qalbi wanagsan bay aheyd

  • @sucdihussein7427
    @sucdihussein7427 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa samenesid marka usameeso bini aadan nimo uma shaleynesid balse waxa xun marka qofkan kusojido waxa samenesid siya uyeelato darted taas ayaa ah mid dhalineso xuman iyo inaa is edeeso marka waxa talo kudhibanlahaa inadan manaba qofa jeceshahay iyo qofadan wax idinkadhaxenba ha ugu ixsaanfalin adigo waxkale istusaayo ee hakaa ahaato mida ale ajar ugaradsanaayo midaas ayaa ah dariiqa wanaagsan sikasto qofkaas dib uxumadana hasheganin waxaa usamesay

  • @saalimcumar122
    @saalimcumar122 2 ปีที่แล้ว +2

    Hossow codka muqaal ma fadhiyo🤏🏾

  • @shushu7676
    @shushu7676 2 ปีที่แล้ว

    Wax sax ayee sameesay sababtoo ah shalaytada noloshaada Ayee baabi inee sababtoo ah wax dhacay sikastoo aad uga shalaydo kuma soolabanaayaan hadaa wax walbo sameeso ama aa dhahdo waa qaldanaa ee hadaa saxaa sooma laabanaayo waqtiga hadana wax aad markaa sameynese kula saxsanaa ama aad ku faraxsaned markee sas kugu dhacdo qalbigaada waxaa loosheega adi daacad ayaa eheed lkn asaa qiyaano waday loomana jojiyo wala sii socdaa 💔💔❤️‍🩹

  • @simranmohamud8986
    @simranmohamud8986 2 ปีที่แล้ว +2

    Abaalkedu ka waraaabiyey why ay kilideda nin xirir kaliya ka dhaxeeya u siisay 😏

  • @najmaali9442
    @najmaali9442 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahaw maaan aniga ahaalaaahaa ayga xun wax kasta hadhacaaan wallahy wan kuqabsalahaa kalidayda 😏😏

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin

  • @fartunali600
    @fartunali600 ปีที่แล้ว

    Wey dhacan qof inta ku kalsonto inu waxn iyo wax la mid ah kugu sameyo nolsha waa nasib jab iyo wangane wey ledhahay xuman iyo wanga qof marka jaclto naftaa aya uu hureysaa kama fikireysida wax Dabe ee dhacayo waa sas xalka bili adamka anigaa lama yabyo wayo nolal Kala dugan ayan so arkay mid qarar iyo mid ficnba 😥

  • @mowarsame5513
    @mowarsame5513 2 ปีที่แล้ว

    Legend waaye kaaaas

  • @farxaanmohammed10channel5
    @farxaanmohammed10channel5 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll Osman wll mobile Samsung a13 igad Alle dartis

  • @maryanapple7978
    @maryanapple7978 2 ปีที่แล้ว +1

    Was doqoon I give only my mom

  • @nasramohamud1629
    @nasramohamud1629 2 ปีที่แล้ว +3

    Gabadha sidey sameysay waan ku raacsanahay iyado samafashey oo dhibna loogu daray io iney gasho xalad xun
    Hadana weey cafisay teeda hore uracday wow 🥰🥰🥰

  • @sucdicabdi0928
    @sucdicabdi0928 2 ปีที่แล้ว +1

    Qof qalbi fcn oo go aan leh ayay ahayd lkn bini adamka badankiisa sidaas ma wada sameeyaan

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi 2 ปีที่แล้ว +3

    Dad iyo duur wax walba ka filo 😩🥺

  • @faaraxmoalim4363
    @faaraxmoalim4363 2 ปีที่แล้ว

    Asc wallahi waa qof aad uwanaagsan ookhalbi nadìif ah leh

  • @abdirashidmohamed6993
    @abdirashidmohamed6993 2 ปีที่แล้ว +1

    codka ma ficna bro mic ma ka haleysan

  • @cabdikariinxaashi0012
    @cabdikariinxaashi0012 ปีที่แล้ว

    Walaahi maskiin waaye qoftaaz iny kaceshato aye aheeyd was qaanka

  • @faisahussein8042
    @faisahussein8042 2 ปีที่แล้ว

    Mar walba qof ka wax jecel bala dhibateya

  • @barwaqobahjacooking3263
    @barwaqobahjacooking3263 2 ปีที่แล้ว

    Walhiy anigu wan Samany laha sidas hadan bosked ku jira lah huno❤ Smart to people forgive ❤

  • @raqiyaslifestyle
    @raqiyaslifestyle 2 ปีที่แล้ว

    Keep going walaal Osmaan Adan

  • @ilhammucad2664
    @ilhammucad2664 2 ปีที่แล้ว

    Farax kili masin lahen ana allah ima bahiyi waxa alah kabarya in cafimat tam nawada siyo cudur xun allah naga hayo lkn marnaba ma sin lahen aniga

  • @alimohamed-mq1in
    @alimohamed-mq1in 2 ปีที่แล้ว

    Wll, aniga xajigeyga ayey heysataa xaladaso, Garmalk a Ayan jogna waa ladhaqa lkn hada xaladaso wey litada

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 2 ปีที่แล้ว

    Asc
    Codka dhawaq sida samiicad daloosha cml ayaa ka dhex dhawaqaayo waaba dhaheysan waayey kuwadii hore ayaan daartay wa caadi lkn.qeybtan codka ma wanaagsana ugaas

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 ปีที่แล้ว

    haa wlh aniga caruurteeyd aabhood ayaa kujiro xaalasa cml ilaahey caafiyo dhamaan intii musil la dhiban😢😢😢😢😢

  • @somaliking838
    @somaliking838 2 ปีที่แล้ว

    Aniga waxan dhihi laha marku sida ila dhaqmo ISO CELI KILIDEYDA

  • @sagalsaleebaan7223
    @sagalsaleebaan7223 2 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi kaasi waa doqon😒 wuxu lumiyey qovtii daacada ahayd kalideedina siisay wuxuna sameyey xumaan Gaal miyaa Rajo leh😒 Ragii jacaylka Fahmi lahaa micnihiisa way dhamateen 😳🥺

  • @cabdiraxmansaleban9581
    @cabdiraxmansaleban9581 2 ปีที่แล้ว +1

    Raga kalyaha ha logu deqo

  • @asadahmadeey7867
    @asadahmadeey7867 2 ปีที่แล้ว

    Asc ismaan Seetahay fadlan ila soo hadal ama isoo dir lambarkaada

  • @hudajamac4392
    @hudajamac4392 2 ปีที่แล้ว

    wllhi mar kan runta shego waxa NuN wan is ga sam rilaha lkn way caqli padan tay hora loyidhi Arag tii horted hay jeclan Arag tii horted ha inacin 😍😍

  • @maxamedmsc1283
    @maxamedmsc1283 ปีที่แล้ว

    Pro hooyaday ayaa uu dhimatay alle haw naxristo ee

  • @salmaishcayush3063
    @salmaishcayush3063 2 ปีที่แล้ว +3

    Wallhi kilidayda wan ka soo ceshan lahaa wixii dhacaayaba ha dhacan 😂

  • @SALMAANODAYOFFICIAL
    @SALMAANODAYOFFICIAL 2 ปีที่แล้ว

    wxy u samaysay sidii ugu wanagsanadeed ee qof loo wanaajiyo sidaa daraadeed lkn isagu umuu wanaajin , sidaa uu sameeyay lama"amaanayn , mrkaa anigu wxan ka odhan karaa qof xunbuuu ahaa ninku..................?
    wllakay #hosow #pro keep goin pro

  • @mo_blackson4461
    @mo_blackson4461 2 ปีที่แล้ว

    bro qoftu boqorad ayay ahayd❤

  • @amaaniab5175
    @amaaniab5175 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay naguma keeno dhib Lakin waalidkaa ayaa istaahila in kali loobixiyo cidkale ma istahisho
    Sababtoo ah Waalidka way kugu soo daaleen markaa abaal bay kugu leyihiin.

  • @moustaphasaad6931
    @moustaphasaad6931 2 ปีที่แล้ว

    Videoga wa diginta cod lama dhageysan karo bro

  • @queenasha6679
    @queenasha6679 2 ปีที่แล้ว

    Wlhy aniga nin kilidayda masiini laheen

  • @qaranmnet5973
    @qaranmnet5973 2 ปีที่แล้ว

    Koley aniga ahaan Wax qiyaano ah iima muuqato waayo ayadaa ka madax adayg tay kana daahday xiliigii manaasib ka ahayd cafis kiisa ma adoon buu u noqon lahaa oo uu dul taag naan lahaa

  • @GaandiGaandi
    @GaandiGaandi 2 ปีที่แล้ว

    Waa.okye

  • @fosiyaali812
    @fosiyaali812 2 ปีที่แล้ว

    Aragtidayda marka kowaad waxan u arkaa khalad inay gashay marka 2 waan kuracsanahay inana lasonoqon

  • @faizahussain3595
    @faizahussain3595 2 ปีที่แล้ว

    Wlh waa xanun lkn ilaa intaa inee kukalsonaado oo kilideyda ubixiso ma eheen

  • @asaisma326
    @asaisma326 2 ปีที่แล้ว

    Asc inauguration kaso cessation ahayd

  • @canabmaxamed9375
    @canabmaxamed9375 2 ปีที่แล้ว

    Nin hada wax siiyo sas allh iga dhigo

  • @kifahmoha9785
    @kifahmoha9785 2 ปีที่แล้ว +1

    Abtigay baa xaalad kalyo xumo ah kujira ilmana ma,uusan dhalin waligiis waa 60jir iigu duceeya in ilaahay iicaafiyo kelli loo galin karana uu helo

  • @shaalu5006
    @shaalu5006 2 ปีที่แล้ว

    Amin walalo aniga ayan arkijirey dad badan oo kalyaha laga daqo illahayow inti xanunsan caafi hada aniga aya gabar yar Red kidney kaxanunsan illahey igu sobarya

  • @idiljama9452
    @idiljama9452 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc walal waxa ahay muqaaladada kuxiran hada fikradayda ka dhiibto way kusaxsan tahay waxay samaysay inay iska ilowdo oo danaheedo raacato asagana shaqsiyadisaba waxbay ka qaadatay abaalna waa la isku galaa waa caadi qof xumaaday lagama daba xumaado

    • @barwaaqo_channel
      @barwaaqo_channel 2 ปีที่แล้ว

      Asc wllo qali TH-cam channelkayga iso boqo

  • @xalwokhalid7310
    @xalwokhalid7310 2 ปีที่แล้ว

    Waw waye shekedan bil adan nimo oo qofa

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 2 ปีที่แล้ว

    Doqon ayay ahayd. Danteeda aanan aqoon

  • @Mohamed_Qadar
    @Mohamed_Qadar 2 ปีที่แล้ว

    Keep going hosow pro

  • @hafsaabdi1831
    @hafsaabdi1831 2 ปีที่แล้ว

    kilidayd naag kale in lala aado waaa xaraam aan umalaynaa ani

  • @abdallaahmed9032
    @abdallaahmed9032 2 ปีที่แล้ว

    Waa abaal laabe kaas

  • @salmaishcayush3063
    @salmaishcayush3063 2 ปีที่แล้ว

    Nin Abaal maleh

    • @Muu21810
      @Muu21810 2 ปีที่แล้ว

      Aʙᴀᴀʟ ʀᴀᴀɢᴀ ʀᴀɢ ɪʏᴏ ɢᴇᴇʟʙᴀ ɪsᴋᴀ ʟᴇʜ✅😂

  • @naciimonadar7259
    @naciimonadar7259 2 ปีที่แล้ว

    Ani ahaan way ilasaxantahay gabadhas waqtigana qofba maalin ayoleyahay

  • @cumarshuuriye97
    @cumarshuuriye97 2 ปีที่แล้ว

    hosow guulayso

  • @asaisma326
    @asaisma326 2 ปีที่แล้ว

    Asc inay ka soo ceshato ay ahayd *