Ragga Fartu ku Godantahay !! & 4 Qodob oo Xaaladda Taagan khuseeya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
  • Nagaad Tv haddaanu nahay waxaanu idinla wadaagay naa Qisooyinkii Nabiyadda naxariis iyo Nabadgalyo Korkooda ha ahaateee ku asxaabta ,kuwii Dadkii Xikmadda lahaa
    wacdiyo iyo waxkasta oo bulshadeena wax tar u leh dhaqan iyo diin labadaba
    fadlan ku soo biir Barteena Dhiiri Gali oo sii gaadhsii Dadka wanaaga .
    Ragga Fartu ku Godantahay !! & 4 Qodob oo Xaaladda Taagan khuseeya

ความคิดเห็น • 70

  • @Khadar-zj9xw
    @Khadar-zj9xw 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maanshalah soo bar baar adeer

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 4 หลายเดือนก่อน +2

    Digtoor qaasim indheer garad loobaahaynahay wacyi gelintiisa iyo talo bixintiisa ayaad tahay ina adeer guuleyso inshallah mahadsanid 🇬🇲🇬🇶🇬🇲💯🍇☂️

  • @zamzamali4347
    @zamzamali4347 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah indr I hope inay fahmaan meesha ay taagan yihiin

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 4 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu dhulbahante warka u badin maayo ee sidoodii hadey kala dhuuntaan dib ineyna noogu soo caban

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 4 หลายเดือนก่อน +2

    kaaga darane firdhiye kuwaasuu ku xidhanyahay ogoow firdhiye xamar iyo jabuuti suu utagay wax waayn baa kaqaldan

  • @momindekk1
    @momindekk1 4 หลายเดือนก่อน

    Warsagali halugu dadaaalo hadii run la rabo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 หลายเดือนก่อน +3

    horgalada jooga muqdisho iyo firdhiyeba waxay qaban in puntland ladumiyo xasan baana kushaqeysanaya yacni maamul goboleedyada in labaabiyo si muqdisho uun qoorta loogu dhiibto

    • @SaidAhmed-t5c
      @SaidAhmed-t5c 4 หลายเดือนก่อน

      That is right. States became obstacles for the government

  • @AhmedGeele-bd8hx
    @AhmedGeele-bd8hx 4 หลายเดือนก่อน +2

    Khaatumo UMA BAAHNA DHUL KALE OO CAQABAD KU NOQON KARA MIDNIMADA DHULBAHANTE AMA REER KHAATUMO INTEENAA AYAYNU KU NAHAY MAAMUL YAAN LAYSK A DHAADHICIN HADAYNAAN GOBOL KALE HELIN MA NOQON KARNO MAAMUL TAASI WAA BEEN,WAXAN MAAMULADA LAGU SHEEGAYO WAXAA QORAY DAD INALA MIDA SSC KHAATUMO INAGAA SAMAYSANAY TAAS AAN CABNO OO KU BIYO CABNO,YAYNAAN AAMININ WAXA DAD KALE SAMAYSTEEN OO AYAYNAAN SAMAYSAN OO AYNU AAMINO KHAATUMO IN AY MAAMUL KU TAHAY INTAY TAHAY .
    WABILAAHI TOOWFIIQ ❤❤❤

  • @seed3966
    @seed3966 4 หลายเดือนก่อน +3

    War ma dadkii sunta cunijirey miyaa loo taag la'yahay waa yaabee 😎😎😎

  • @abdullahihussein4597
    @abdullahihussein4597 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ninba meel haku dhufto Walee dhulbahante miyrsan

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 4 หลายเดือนก่อน +2

    Siyasiga dhulbahante waxan ugu yedhi Kara 2 siilayaal weliba jidhkooda ka gacansada timacade iyo bidhan iyo qawdhan wa sadexeda ugu liita wa in toogasho lagu xukumaa degdeg

  • @YusufHassan-h9z
    @YusufHassan-h9z 4 หลายเดือนก่อน +1

    Fartu kuma godna ee waa tuug ina bidhaan iyo ciro laba tuug waa kilaab

  • @kaysenur1592
    @kaysenur1592 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hal magaalo maamul noqon mayso ee sheeko kale keen.

    • @QoobjalowQoobjalow
      @QoobjalowQoobjalow 4 หลายเดือนก่อน

      Waxba lagaa waydiin maayo ina muuse juudaanaw hadaanu rabno hal degmo ayaanu maamul ka dhigayna ina abaarsaw iska ciilqab

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 หลายเดือนก่อน +6

    Waar meesha lacag ma dhex taalo gaajo lagu bakhtiyaya inti yaridna gardada account ku shubtay ku gala taga 😂😂😂

    • @Mideye157
      @Mideye157 4 หลายเดือนก่อน +1

      Doqon aan wax ba laga weydinayn baad tahay

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaa idinka doorasho isaaq idika galay

  • @HRU20256
    @HRU20256 4 หลายเดือนก่อน +1

    Fiiney maxaad dareentey?

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 4 หลายเดือนก่อน

    Caynaba was riiyoonaysaye Wakhti hore ayaa laga qaaday.

  • @abdiaziizmireali9337
    @abdiaziizmireali9337 4 หลายเดือนก่อน +5

    Hadal intaasu ku dhanyahy khatumo sidaasay mamul kutahay wixi soo racayaa Waa mesheeda iyo gobolada soo racayaa lakiin yaan layna kadhacaadhicin sidaa mamul kuma noqon kartaan gal Mudugaba iyadoo sidasaaa hassan shiikh mamul umag caabay maxa diidaya kahtumo iney sidaa maamul ku noqoto waxba

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 4 หลายเดือนก่อน +1

    absulut god jobb waa in laga hortagaa horgalada horiyo diba nadaba taagan waxii dhiig lahoow kaca✌️

  • @Umo580
    @Umo580 4 หลายเดือนก่อน +1

    SNM WAXA KASOOHADHAY GAAJO WARMIYEY IDINHAYSA SSC KHAATUMO ALLAAH BAKAKORIYEY♥️🎉🎉👍🎉👌🎉💪♥️👌♥️👍♥️🫶👑💪

  • @AyanAli-u7t7g
    @AyanAli-u7t7g 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 หลายเดือนก่อน +2

    nin hawiya reer ssc talo siiyay marki maamulka ssc ladhisay oo ah firdhiye yuu tegin muqdhisho wuxu soo noqon isago adoon xasan sheekh u ah dee way dhacday

  • @AbdinasirAhmed-bd6wl
    @AbdinasirAhmed-bd6wl 4 หลายเดือนก่อน +2

    Dhulbahante waa Awr qooqan marka xero kuma heshiinayaane maamulada kala raaca

  • @AbdirashidQaayibo
    @AbdirashidQaayibo 4 หลายเดือนก่อน

    Allaylehe karbaash horgalada o dhan

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 4 หลายเดือนก่อน

    Shalay soow adigii lahaa putuland

  • @abdullahihussein4597
    @abdullahihussein4597 4 หลายเดือนก่อน +2

    Hada maxaad noosheegtay kumanan fahmine

  • @saidali6971
    @saidali6971 4 หลายเดือนก่อน +1

    Lisanla iyo laabta beel

  • @QOFKA.2469
    @QOFKA.2469 4 หลายเดือนก่อน

    Dadka deegaanka waxaan leeyahay adkaysta indhihiinuna meel dheer wax ha ka arkeen hadaan barakaysano inteena guul ayaan gaadhaynaa dhibaato aan xanuun lahayna lama gaadh adkaaysta waa ayaamo deegaanka iyo dadkuba barwaaqo ayey noqonayaan cida cadawga iyo kala daadintiina ku mashquulsan iska jira qofwalow halkaga caynka ka jiid guula laguma is eeg eeg deegaanka iyo dadkiisu waa isku mid maxaa ina waala ee inaga duwey maamulada kale garaadadana waxaan leeyahay hawsha aad leedihiin qabsada maamulkana hawshiisa u daaya (wa SCW)

  • @xamdiislam9551
    @xamdiislam9551 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahayoow cid kasta oo Guusha Reer SSC dhibayso oo dhibaato ladoona adigaan kugu halaynay ee naga Qabo dhowe iyo dheere

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 4 หลายเดือนก่อน

    Daa'uud bisinle iyo Ina lugatoor waa ka qeyb iyaguna

  • @abdullahihussein4597
    @abdullahihussein4597 4 หลายเดือนก่อน +2

    Hadana ma xamar baa laysku qaaday

  • @abdullahihussein4597
    @abdullahihussein4597 4 หลายเดือนก่อน

    Doorashooyinku waa kuwee

  • @SadiqAli-pb3zs
    @SadiqAli-pb3zs 4 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad

  • @kamaludiinabikar3735
    @kamaludiinabikar3735 4 หลายเดือนก่อน +1

    Reer waashay

  • @abdihersi9158
    @abdihersi9158 4 หลายเดือนก่อน

    Hhh Nio Dhulbahante Ilaa Goorma Ayuunbuu Siyaasigiisa Ka Cabanayaaa Waa Yaabe ?

  • @Abdinur-s2n
    @Abdinur-s2n 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dhulbahante waxaan maqlay waa dhal minyaro islaan maseyr badan baa dhashay weyna ka muuqataa waxay u dhutinayaan isaaq oo aan ogayn waxay laascaano ugeysteen garaadka laascaano ee ina ismaaciil waxuu udhutinayaa isaaq waxaa dhib qabo hartida dadka mooday dhulbahate ma umul baa ilawsho dhawaa sidee u dhacday in maanta isaaq loo dhutiyo taageeradii aan u hayey waa kala noqday.
    Tixtii aan ka tiriyey maalintii gabdhahu dhaawaca wateen ayaa waxaa ka mid aheed
    ((Dhulbahante dhulkii lagu dhalay bey dhibi ku haysaaye sida awrka ina dhoohana dhoomo lagu saarye dharbaaxada isaaq uu la dhaco dhabankii naafawye )

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 หลายเดือนก่อน +2

    Firdiye halku ku danbeyay horta waa badisab garowe iyo xamar hoos taga mamul wax la idah ma jiro askartina markad lacag u waydin bad majirtin u carartin

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 4 หลายเดือนก่อน

    Tolow😂Jan xaguu qaban S/land wadanka at qabaanatsaye neefkan

  • @monka9102
    @monka9102 4 หลายเดือนก่อน

    Falastiin wa warer teen wlhi

  • @maan732
    @maan732 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekadaaan oo.dhan.waxaaa.weeyee.xaqiiq.ahaan.waaa.raga.punlnd.ku wareegyaa.oo.kaw.kayhy ninka.garaadka.sheeganaya. waxaaas.waaa.wasiir.wayey

  • @QoobjalowQoobjalow
    @QoobjalowQoobjalow 4 หลายเดือนก่อน

    Firdhiye ayaa nimanka kula socda

  • @mohamed9266-w3o
    @mohamed9266-w3o 4 หลายเดือนก่อน

    WAXAA AAN LA WAAYEEYN KUWA INTAAS KA BADAN OO IDINKA IDINKA MID AH OO SI FUDUD LOOGU ADEEGAN KARO, CID KASTA OO SSC KHATUMO RABTA IN AY BURBURTO

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 4 หลายเดือนก่อน

    Manta dawlad inaga kaqan majirto bal fiiri geesahena mamulada kale gaalo baa ilaalisa majirto mamul xor ah inaga keliya moye aqoonsi inaga maqan majiro ee dalka ilahy ina siiyey inaga badan er aan imansano hadii taa lawaayo ogada reer ssc waxa kala qayb sanya aran jan faroole deni oo dhinac ah iyo SNM waxa inagu dhici doonta tii lado mary midka daran midnimo ssc inoo ilaaliya cadawgu waa inala jooga tan kale mamulku miyanu arkeyn isamadu waxy arkeen axa amusiyey mise mamulka laftisa timacade xukumaa isimada baa u hadlaya mamulkii awey daweladii ssc iyo barlamnkii midnimo ssc iuyo guul ban uino rajeynyaa

  • @Ahmedo-qq3ve
    @Ahmedo-qq3ve 4 หลายเดือนก่อน

    Ina Garaad Caliga la wareegaaya puntland & Majeerteen la'aantood Maamul noqon mayno maxaad uga muquuranaysaa mise waxoogay qabyaaladaa ku qaadaysa

    • @mohamud12adam50
      @mohamud12adam50 4 หลายเดือนก่อน

      Mj mitaanay ahayn kuwii garabkeena taagna. MA dhiba ku jirta. Ta kale taasi waa rayi. LAKIIN danteena inaga leh. LAKIIN aan taxadar badan samayno.ssc khaatumo ayaga masiir kooda leh. Waana ka tashaden.lakiin yaan hog lagu ridin
      Horaglo hor lehna qabiil loo tagerin.

    • @Ahmedo-qq3ve
      @Ahmedo-qq3ve 4 หลายเดือนก่อน

      @mohamud12adam50 waa si wanagsane, anoo..og 3da nine xamar jooga iyo waxay yihiin, hadana iyaguba ama qaarkoid Maakhir/warsangeli ha la doonay leeyihiine, maynu u cadaalad samayno ninka leh MJ & kan le Warsangeli miyanay isku mid ahayn.

  • @Puntlader
    @Puntlader 4 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaan bidhan iyo Xildhibaan timacade waxay wadan ssc lugooyadeeda siyasad cadaw mamulkodii u so raacen

  • @himilofishingcompany2565
    @himilofishingcompany2565 4 หลายเดือนก่อน

    Riyoonaysaäaa

  • @AbdulkadirBookh-j3v
    @AbdulkadirBookh-j3v 4 หลายเดือนก่อน

    ssc sool laascaanood waxay katirsan tahay sool sanaag meesha ey ka taalo waa laguu yaqaanaa waxa u danbeeya waa caynabo s iyo c hal s ayaa kuu soo hadhay war dhalin yarada waqtigooda iyo naftooda haku qamaarina warsangali idinkaa u baahan qayb u ogaala soo dhaweeya

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 4 หลายเดือนก่อน

    Dhulbahante cabaad oyo qaylo
    Gobanimadu maahan
    Harti oo aad idaha kala soocataan wada dhalashadu maahan
    Jaamac siyaad laascaano
    Hadii lala maamulo geeri bay
    ka xigaan
    Ugaar yahan dhaaqaalo iyo
    Ciidanba waa haystaan
    Waxay doonayaan
    Ama dhulbahnte doorasha gala
    Dulqaad leh ama harti dhexda
    Looga jiro baa ka go an
    Bah harar same isaaq geeri bay ka xigtaa, Pl no SL no
    Halais dhinac yaaco bay talo
    Ku soo xidhay
    Reer hawd cali gari iyo inta ay
    Xulufada yihiin waa nin fadhiya lama lagdo
    Waayo harti wayne in ay dhilkiisa iyo xuduudiisa
    Ay mid ahaato oo aan dhulbahante harti dhul iyo
    Maamul ka soocan
    Ayay aaminsanyihiin
    Waayo harti waa jifo haduu
    kala tago dhulbahante waa
    Waa kalatagaya isaguna
    Marka reer hawd SSC difaaceedu waa muqadas

  • @babunabdan8063
    @babunabdan8063 4 หลายเดือนก่อน

    Adeer 4 afar nin haday khaatumo duminayaa ha dumiyeen horta dad liida yaan laga dhigin shacabka afrtaba hala dilo jamaahiirta ha ka shaqaysado afartaba dima cade wuxuu ushaqeeyaa isaaq

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 4 หลายเดือนก่อน

    SSC xaalkeedu wuxu ku danbaynayaa 3 sadex sadexdaa oo laba aanay soconayn midina aytahay ta aanay kafursanayn aan ku horeeyo labada aan soconayn mida koobaad waa puntland oo xad caalamiya idinqaybiyo oo aan sinaba suuragal u ahayn talabaadna waa khaatumo oo aan gooni isutaagikarin dhul ahaan iyo dhaqaale ahaan iyo ta sadexaad oo ah ta rasmiga ah oo ta aanay kafirsanayn haday haday sikasta yeelaan oo ah Soomaaliland oo ay caadi ugatirsanyihiin sinaba aanay ugago ayn waxa layidhi waxay baalalayso iyo waxay baladmartaba xerada ayaa ubalana Soolbarina waa waa Soomaaliland Ama diid ama doon ayada uunbaad ku danbayn SLN guuuul

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 4 หลายเดือนก่อน

    2 gobol iyo ka badan dastuurki kaa rabaa. Reer baadiye yahow jufo yar oo dhulbahante ah qofna maamul uma ogolaanayee waxna ha is daalinin. Ina Jabuutaawi ayaa Mahad Cambaashe maamulkii Laascanod ka eryaday maamul laguma noqdo.

  • @fathiaabdilahi630
    @fathiaabdilahi630 4 หลายเดือนก่อน +2

    Riyo maalmeed

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 4 หลายเดือนก่อน

    Hamza runtuu sheegey reer waqooyi waa tuu yiri
    War jiraaba cakaaruu imin

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 4 หลายเดือนก่อน

    War maamulo kuwii hore baa dhib lagu qabaa dalkuna gobollo buu usodaaye sidaas laqa. Mida kale laba guruub baad ka koobantihiin guruub pro puntland ah iyo guruub pro villa soomaaliya ah. Hardankana halkaas buu ka jiraa

  • @KhadarCawil-r6c
    @KhadarCawil-r6c 4 หลายเดือนก่อน

    War .nimanki dhul bahante gala dagalka ayaa runta u sheegayoo waa u qaadan la yihin war sidaa uu u dhigay weyeee ama garowe raaca ama hargaysa mid uu doorta wax ssc la yidhahdaa ma jiraanee

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 หลายเดือนก่อน +1

    firdhiye isaga qaba in maamul goboleedyada la baabiyo oo xasan sheekh kushubto ee reer ssc hakashaqeysiyen oo waxay raban haku qasben dib dabena yay uso dooron

  • @hassanfarah1784
    @hassanfarah1784 4 หลายเดือนก่อน

    Garaadadii baa dilaalayee kuwaasi maxay bedelayaan,ssc waa isku filan tahay ee garaadada u sheeg.oo hadalkaaga ka fiirso.

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 4 หลายเดือนก่อน

    Tima cade wa doofarka ugu wayn anigu waxan la ahay jifi lkn manta hadan helayo meel if iyo akhiro udhexaysa ayan ku xidhi laha

  • @AWELIHAJIAWAD
    @AWELIHAJIAWAD 4 หลายเดือนก่อน +3

    Cheap talk.

  • @noormohamud-it6ml
    @noormohamud-it6ml 4 หลายเดือนก่อน

    Xamar waxba haka sugin waxa hadda joogaa xamar waa qaacin un qabiil walba uu yahay