Xil Ciid ''Waxaan soo bandhigi doonna ku tagrifal awoodeed oo ay wadaan sadaxda nin ee dalka...''.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
    Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
    / @shabelletv5037

ความคิดเห็น • 13

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed หลายเดือนก่อน +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdixafiidhyare4547
    @abdixafiidhyare4547 หลายเดือนก่อน

    xil ciid matalad lahubo

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf หลายเดือนก่อน

    Baarlamaankii waxaa loo diiday waxii laga balance qaaday markaasey iska dhigaayaan in ay shacabka u naxaayaan yaahuu markuu qaladkaas dhacaayey maxaad u hadli weyseen

  • @salmaanabdulahi2967
    @salmaanabdulahi2967 หลายเดือนก่อน

    Aduu dantaada ka hadal ciidanka masuul kama tihide wasiir malugu siin waayay

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu หลายเดือนก่อน

    waa30 sano waana la qaban layahay dowlad walba ayadoo shabaab ladirireyso ayuu walhtigeedii dhamaanayaa marka soomaali 40 sano ayaa ka luntey mustaqbakoodii yuusan wakhti dambe nooga lumin shabaab ayaa la dirireynaa ee ku khasba dowlada iyo xasansheekhba halalafariisto shabaabka ajnabigana xuduudaha ha la geeeyo oo xal halagaaro wax aan xal laheyn ma jiro

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 หลายเดือนก่อน

    Kuwan waa C B B waana in Wadanka laga qabtaa sida ugu dhaqsaha badan.

  • @abukar6
    @abukar6 หลายเดือนก่อน +1

    War shacabku ma rabo qaskiina dadbaha oo dhaqala radinayo ayaad u egtihiin😂😂😂😂😂😂

  • @ashamohamed7014
    @ashamohamed7014 หลายเดือนก่อน

    Runbuu sheegay dadkii oo dagaalamaya xasan aanu dan kalahayn kana hadlayn ayaa muuqata

  • @user-ys1pj7ds9d
    @user-ys1pj7ds9d หลายเดือนก่อน

    Nin xiiqsan war reer koonfurta xukun ka haloo dhaafo ilayn qolo kale khawaarij lama dagaalamin ciidanka haloo dhiibo dadka la dagaalamaya koonfurta ka soo jeeda

    • @City-sr4iv
      @City-sr4iv หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 maya kaa yeelimeyno dee mudug baan dooneynaa dee ayaga ayaa ku fcn dee mudug ayaa geesi ah dee
      Koonfur ayaga ayaa alshabaab ah dee sida mahad salaad uu yiri dee

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 หลายเดือนก่อน

    hasan sheekh waxa uu ku mashquulay sidii uu u khalkhal galin lahaa nabada iyo daganaanshaha somaliland iyo dhaqaalaha iyo horu marka taas oo uu natiijo la,aan uu kaga soo hoyday ,halkii uu inta uu magacooda sheeganayo isu soo dhawayn lahaa iyo Argagixisada oo uu ka saaro dagaanada ay maamulaan ,,somaliland khasab iyo jujuub kulama midoobin somalia hadana been iyo sheegasho kuma imaanayso

  • @user-vl6ke2og5p
    @user-vl6ke2og5p หลายเดือนก่อน

    CBB shabaab iney dalka qabsato ayey jecelyihiin. 5 ayey joogeen . Maline shabaab lama dagaalamin. Aad ayey uga xunyihiin dagaalka shabaab lagu haayo. Askaraaa la laayay ayey lataaganyihiin. Dagaal miyey aadeen askartu mase aroos ayey kasoo cayaarayeen xayawaan