ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Hees kasto macan waxa ka macan Qur,aanka allah 💕❤️
@قلوب الطيبه لأ إلا اله إلا الله waxa adiga ku keenay Aya I keenay walalo inan dadka runta u sheego
Wax.walba waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Haa mash allh quranka wax kaficn Majiran
Masha allaah qur aan ka alle
Ani.wll.warun
Xaqiiiq wllo
Allahu akbar
qoys qurux badan ayaa tihiine ilahay muusiga ha idinka madoobeyo
Qabriga wehel maleh waana mugdi😭
The best song fanaanka abdirisak anshax Ereyada 100%Laxanka 100%Music 100%Ciyaarta 100%Goobta 100% qurux waayeJiliinka 100% wuu jiraa Heestaan waa iga gadan tahay 100%Dhoqso waa iney malyan iyo kabadan kugaartaa viewska Heestaan 1milyan kabadan ayeey uqalantaa inta kaheshay like isaar
Waxkasto macan quraanka ale ka macan yaa igu racsan ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
Maansha Allah boqorka fanka c risaaq anshax iyo xaaskiisa waa waan idin wataa farxad ku noolaada ilaahay ha idin xafido aduun iyo aakhiraba aamiin dhankayga ubaxbaan ku saaray 🥀 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷from abwaaniinta ciidanka qaranka somaaliland 💚💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤
Legend always waa lagend sxb waan ku wataa horumar wacan
Anshax waah waah. Reer sanaag seedigood
Hees way dhaaftay😢❤
Masha allh anshax aha wa shaqeeyay durtba part2 ☺🤣🤣🤣 intii fahnty frta ☝🤣
Kkk uur miya ka wadaa
Waa saan u qaatay lamane qurux badan 😂😂😂
Fanan codkisa aan jeclahay guulayso anshax❤️
The best song fanaanka Abdi risak anshaxEreyada 100%Laxanka 100%Music 100%Ciyaarta 100%Jilintaanka 100%Goobta 100% qurux waayeHeestaan waa hees shidan 100%Fanaanka kaliyoo taageero anshaxHeestaan milyanaad ayeey uqalantaa
Woooow Adis ABA Ethiopia 🇪🇹🥰🥰🥰
War anshax qoftii sotan maha barartay Legend all ways
Belaayaa tahay 🤣🤣
Waxasa kaa jacel ah🥰 allow isku dhaf 🔐💯
Anshax iyo edebsan waa salaamantihin
Hessta wali wye miyaa ❤️❤️
Aad iyo Aad... xaaskeygi wan so xasuusata waayo waxay ii tahy mugdiga wehelkiisa
axsan hees wlhi intii ka heshay liketa yeysan ila dhaafin hee
Anshax intuu gabadhaan guursaday inuu hormaray yaa ila arkay
Sababtu waa naag lacag le marka waa sidaa
Marka hore dumar baa raga horemariya uu foolxumaa markii hore hadan shacanigiisa baxay quruxlowg noqoday😂😂😂❤❤❤
AxLa ya anshaxa qarniGa
15/09/2022Reer 2023 ismuujiya 💟🫂💘💋👨👩👦👦
Hadal hayntu waa sharaf mar kaad tahay Qof horu maray keep going bro
Anshax iyo edpsaan keep going
Barkhad naazir ali barkhad gacan dahaple🖐
Inta sugyasa like 👍
Heestaan waa hees shidan
Jaceylku ha waaro lamanahaygii ❤️🤲
Jacaylkii guulaystay
Ninka kaliye ugu romanticsan ragena jaaah alow anshax okale isiii
KkkAmin amin alow ducada Kuu aqbal
Anshax sodahee
Another leavel
Anshax always on top fanaaniinta dhalinyarada kuwa ugu qiimaha badan buu kow ka yahay magaciisaaba anshax ah guul guul adiga iyo marwdaadaba
Isku waara
Waw m.a kep going adi iyo marwadada
Fanaan wayn sxb waan kuwataa adiyo xaaskaaga
Qudhaa ku macaashta marwoy la jirkaaga ninkasto wanaaga xaaskiisa gartey allaha xifdiyo ❤
Mnsha allah guurkiinu guur negi
Horaa loo soconaa
Hestii hesaha
Inantu way u qalantaa. Quruxbadan, Allah ha kuu daayo anshax
Naiga ha lgu saliyo scw❤😢
Somaliga sida loo qoro soo baro horta dowladuhu hakuu dambeeyaane
hhh mawduuca ku so noqo
Maxa ku gubayo
Fananka kaliyah aa heshihisa dhageysto anshax 🥺🥺🥺 illahay haku xfdo wll
Yaa salaam
Lagend anshax my brother
Piasty fanaan anshax geep going🥰🥰🇸🇴🇸🇴
THE BEST PERSON EVER THE MOSNT KNOWLEDGE ABLE ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MAHAMMD SCW
Mnsha Allah caleek
الهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
Naag is qabo waadba fadhisatay waxan hilib ka badane 😮
❤great song
Cismaan Jagnaa abwaan ereyada miida leh ee aad nala wadaagto waad ku mahadsan thy, salaan sare abwaan cismaan
Mash allllah anshax iyo xaaskiisa noooolaaada❤
Maa shaa allaah noolaada ilaahay ha isku kiin daayo Aamiin Aamiin Aamiin.
Mansha ALlah mansha Allah what a familj
Laxanku waa kii xariiir ahmed muxibada aaan marwooy kuuqabo heestii ahyd😀😀😀😀😀😀
maashaa Allah qows Farxad Kuawaara Abid
HawaaRo jacyl ku ❤ 😍 💖 ❣ Insha AllaaH ♥ ❤ 👌 😍
Is ku waara
M.a isku wara wn jclahy nin xaskisa ku fana🥰
Lamahayga ❤🤴
Uur mee leedahay mase ana umaleye ❤
manshllh famliy qurxooon wada jira
Waaaaw Allaha isukiindaayo wllo waaa ninka keliya isku kalsoon salxanyihhisa lagaban
Woow ❤
Wala layal maniga ay a nintay ara iyo hoyade uu qudhaya balig ilahay an idin ku dharashe amin waxad wadisan ina sawirkeda ana odhan jiray waa ceb
Wooow maa sha allah wllhi
layaab layaab
Legend anshax waa Hees shidan
Weewe anshax New song Music 100%Camer 100%Edit 100%Ereyada 95%
Waaaw❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
wooow Addis ababa ethiopia my country
Masha allah
Abdirisaq Anshax legend halka fanaan tagero
Masha allah alle ha isku kiin daayo Abidkiin isku waara Laba qof oo Kalsoni iyo Dacadnimo ku wada Nool😍😘❤️🙏
Wow ❤️
Muqaal aragaaga ayaa u masruuf💸💵❤️
Iso raca ana waxwalbaInehaye hestan iyo kowakaleOmacan abwan osman iyo xarer
i love dj adam somali musucian
❤🔥💯
Amazing song 🎵 Voice 💯 🔥 Melody 💯 🔥 Lyrics fantastic fire 🔥 hit 🎵 🔥 Welcome back legend anshax Duubista fantastic 📸💯🔥🔥Editing 🎥 🎞 📸 💯 🎥 🎞 🔥💯 Music 🎶 dj Adam and beat 🎹🎼🎶🎸🎻🔥💯💯fire 🔥 hit song 🎵 🔥
M A daragtarka hestaa wa another level wlhi
Masha allah wa lamane jaceylkoda duunidu kayabaday ayaan xaji iyo cabdirisaq ismacil adan saxib midoba oo barakoba anigu dadak is jecel wan dagera walahi wayo qofk jaceylku somaray ba garanay macan kisa maxu yiri maduwuga habenki adiga u micima masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ax ax ax wan qiroday an rabi haysiyo mid sidan ifahanda igu so duceya milagah sharafdisu madanah weeye warun rabi haysukin dayo amin amin amin saxib aniguna❤ arosjega❤❤❤ iga hees isha allah
Axsan hees
Nin wadnkii ku baashalya🇪🇹🇪🇹🇪🇹
m.a Fanankygiii And Marwadiisiii🤴👸💯
Jaceylkii midho dhaly alle ha in barakeyo
Anshan fanaan soomaliyeed
Esha calaa hees mcn ❤❤❤❤✅
addis ababa 💥💥
Esteelka idileyaba jah hawaaro jecelkiinu anshax and dumo ❤❤ bal ha ka yaacin uun😅😅
Wow m.a lamaneheygii idin wata ha waaro jaceylka ❤💋⚘
Axsan hes
Mansh allha walalha qaliga nasha iyo edabsan💋💋🙏❤
Kalacaynkalajaad caynbacayn.
Aww,nseseseseses qoftan soo maaha hormuuqdaayoo qiimobadan ahoo laygufarxaa iwaheli nolol la aantaaa liicayeey lay hiloibaayoo waxbadan lagajecel dumaaaarcadceed yarey.waxaana lay yiraaah Batuuunkhatraaayqaranaeycaday sahraaay .family reero.naaagodumaaar waan ushaacsanahay dhaman.
Waxathiin qoys qurbdan ee Allah idiinka madobeeyo music
Keep going legend
Wow amazing song Lyrics video geeda kala soco Big man studio
Abdirizak anzhax🔥🎤
Hees kasto macan waxa ka macan Qur,aanka allah 💕❤️
@قلوب الطيبه لأ إلا اله إلا الله waxa adiga ku keenay Aya I keenay walalo inan dadka runta u sheego
Wax.walba waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Haa mash allh quranka wax kaficn
Majiran
Masha allaah qur aan ka alle
Ani.wll.warun
Xaqiiiq wllo
Allahu akbar
qoys qurux badan ayaa tihiine ilahay muusiga ha idinka madoobeyo
Qabriga wehel maleh waana mugdi😭
The best song fanaanka abdirisak anshax
Ereyada 100%
Laxanka 100%
Music 100%
Ciyaarta 100%
Goobta 100% qurux waaye
Jiliinka 100% wuu jiraa
Heestaan waa iga gadan tahay 100%
Dhoqso waa iney malyan iyo kabadan kugaartaa viewska
Heestaan 1milyan kabadan ayeey uqalantaa inta kaheshay like isaar
Waxkasto macan quraanka ale ka macan yaa igu racsan ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
Maansha Allah boqorka fanka c risaaq anshax iyo xaaskiisa waa waan idin wataa farxad ku noolaada ilaahay ha idin xafido aduun iyo aakhiraba aamiin dhankayga ubaxbaan ku saaray 🥀 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷from abwaaniinta ciidanka qaranka somaaliland 💚💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤
Legend always waa lagend sxb waan ku wataa horumar wacan
Anshax waah waah. Reer sanaag seedigood
Hees way dhaaftay😢❤
Masha allh anshax aha wa shaqeeyay durtba part2 ☺🤣🤣🤣 intii fahnty frta ☝🤣
Kkk uur miya ka wadaa
Waa saan u qaatay lamane qurux badan 😂😂😂
Fanan codkisa aan jeclahay guulayso anshax❤️
The best song fanaanka Abdi risak anshax
Ereyada 100%
Laxanka 100%
Music 100%
Ciyaarta 100%
Jilintaanka 100%
Goobta 100% qurux waaye
Heestaan waa hees shidan 100%
Fanaanka kaliyoo taageero anshax
Heestaan milyanaad ayeey uqalantaa
Woooow Adis ABA Ethiopia 🇪🇹🥰🥰🥰
War anshax qoftii sotan maha barartay
Legend all ways
Belaayaa tahay 🤣🤣
Waxasa kaa jacel ah🥰 allow isku dhaf 🔐💯
Anshax iyo edebsan waa salaamantihin
Hessta wali wye miyaa ❤️❤️
Aad iyo Aad... xaaskeygi wan so xasuusata waayo waxay ii tahy mugdiga wehelkiisa
axsan hees wlhi intii ka heshay liketa yeysan ila dhaafin hee
Anshax intuu gabadhaan guursaday inuu hormaray yaa ila arkay
Sababtu waa naag lacag le marka waa sidaa
Marka hore dumar baa raga horemariya uu foolxumaa markii hore hadan shacanigiisa baxay quruxlowg noqoday😂😂😂❤❤❤
AxLa ya anshaxa qarniGa
15/09/2022
Reer 2023 ismuujiya 💟🫂💘💋👨👩👦👦
Hadal hayntu waa sharaf mar kaad tahay Qof horu maray keep going bro
Anshax iyo edpsaan keep going
Barkhad naazir ali barkhad gacan dahaple🖐
Inta sugyasa like 👍
Heestaan waa hees shidan
Jaceylku ha waaro lamanahaygii ❤️🤲
Jacaylkii guulaystay
Ninka kaliye ugu romanticsan ragena jaaah alow anshax okale isiii
Kkk
Amin amin alow ducada Kuu aqbal
Anshax sodahee
Another leavel
Anshax always on top fanaaniinta dhalinyarada kuwa ugu qiimaha badan buu kow ka yahay magaciisaaba anshax ah guul guul adiga iyo marwdaadaba
Isku waara
Waw m.a kep going adi iyo marwadada
Fanaan wayn sxb waan kuwataa adiyo xaaskaaga
Qudhaa ku macaashta marwoy la jirkaaga ninkasto wanaaga xaaskiisa gartey allaha xifdiyo ❤
Mnsha allah guurkiinu guur negi
Horaa loo soconaa
Hestii hesaha
Inantu way u qalantaa. Quruxbadan, Allah ha kuu daayo anshax
Naiga ha lgu saliyo scw❤😢
Somaliga sida loo qoro soo baro horta dowladuhu hakuu dambeeyaane
hhh mawduuca ku so noqo
Maxa ku gubayo
Fananka kaliyah aa heshihisa dhageysto anshax
🥺🥺🥺 illahay haku xfdo wll
Yaa salaam
Lagend anshax my brother
Piasty fanaan anshax geep going🥰🥰🇸🇴🇸🇴
THE BEST PERSON EVER THE MOSNT KNOWLEDGE ABLE ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MAHAMMD SCW
Mnsha Allah caleek
الهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
Naag is qabo waadba fadhisatay waxan hilib ka badane 😮
❤great song
Cismaan Jagnaa abwaan ereyada miida leh ee aad nala wadaagto waad ku mahadsan thy, salaan sare abwaan cismaan
Mash allllah anshax iyo xaaskiisa noooolaaada❤
Maa shaa allaah noolaada ilaahay ha isku kiin daayo Aamiin Aamiin Aamiin.
Mansha ALlah mansha Allah what a familj
Laxanku waa kii xariiir ahmed muxibada aaan marwooy kuuqabo heestii ahyd😀😀😀😀😀😀
maashaa Allah qows Farxad Kuawaara Abid
HawaaRo jacyl ku ❤ 😍 💖 ❣ Insha AllaaH ♥ ❤ 👌 😍
Is ku waara
M.a isku wara wn jclahy nin xaskisa ku fana🥰
Lamahayga ❤🤴
Uur mee leedahay mase ana umaleye ❤
manshllh famliy qurxooon wada jira
Waaaaw Allaha isukiindaayo wllo waaa ninka keliya isku kalsoon salxanyihhisa lagaban
Woow ❤
Wala layal maniga ay a nintay ara iyo hoyade uu qudhaya balig ilahay an idin ku dharashe amin waxad wadisan ina sawirkeda ana odhan jiray waa ceb
Wooow maa sha allah wllhi
layaab layaab
Legend anshax waa Hees shidan
Weewe anshax
New song
Music 100%
Camer 100%
Edit 100%
Ereyada 95%
Waaaw❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
wooow Addis ababa ethiopia my country
Masha allah
Abdirisaq Anshax legend halka fanaan tagero
Masha allah alle ha isku kiin daayo Abidkiin isku waara Laba qof oo Kalsoni iyo Dacadnimo ku wada Nool😍😘❤️🙏
Wow ❤️
Muqaal aragaaga ayaa u masruuf💸💵❤️
Iso raca ana waxwalba
Inehaye hestan iyo kowakale
Omacan abwan osman iyo xarer
i love dj adam somali musucian
❤🔥💯
Amazing song 🎵
Voice 💯 🔥
Melody 💯 🔥
Lyrics fantastic fire 🔥 hit 🎵 🔥
Welcome back legend anshax
Duubista fantastic 📸💯🔥🔥
Editing 🎥 🎞 📸 💯 🎥 🎞 🔥💯
Music 🎶 dj Adam and beat 🎹🎼🎶🎸🎻🔥💯💯fire 🔥 hit song 🎵 🔥
M A daragtarka hestaa wa another level wlhi
Masha allah wa lamane jaceylkoda duunidu kayabaday ayaan xaji iyo cabdirisaq ismacil adan saxib midoba oo barakoba anigu dadak is jecel wan dagera walahi wayo qofk jaceylku somaray ba garanay macan kisa maxu yiri maduwuga habenki adiga u micima masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ax ax ax wan qiroday an rabi haysiyo mid sidan ifahanda igu so duceya milagah sharafdisu madanah weeye warun rabi haysukin dayo amin amin amin saxib aniguna❤ arosjega❤❤❤ iga hees isha allah
Axsan hees
Nin wadnkii ku baashalya🇪🇹🇪🇹🇪🇹
m.a Fanankygiii And Marwadiisiii🤴👸💯
Jaceylkii midho dhaly alle ha in barakeyo
Anshan fanaan soomaliyeed
Esha calaa hees mcn ❤❤❤❤✅
addis ababa 💥💥
Esteelka idileyaba jah hawaaro jecelkiinu anshax and dumo ❤❤ bal ha ka yaacin uun😅😅
Wow m.a lamaneheygii idin wata ha waaro jaceylka ❤💋⚘
Axsan hes
Mansh allha walalha qaliga nasha iyo edabsan💋💋🙏❤
Kalacaynkalajaad caynbacayn.
Aww,nseseseseses qoftan soo maaha hormuuqdaayoo qiimobadan ahoo laygufarxaa iwaheli nolol la aantaaa liicayeey lay hiloibaayoo waxbadan lagajecel dumaaaarcadceed yarey.waxaana lay yiraaah Batuuunkhatraaayqaranaeycaday sahraaay .family reero.naaagodumaaar waan ushaacsanahay dhaman.
Waxathiin qoys qurbdan ee Allah idiinka madobeeyo music
Keep going legend
Wow amazing song
Lyrics video geeda kala soco Big man studio
Abdirizak anzhax🔥🎤