Somaliland:- Muwaadin Muddo Xidhnaa Oo Maanta Lasii Daayay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 63

  • @samawadexariir6396
    @samawadexariir6396 3 ปีที่แล้ว +1

    Arinkani waa xaqiiqa, ma aha qabyaalad iyo siyaasad midna ma aha,
    Waa xaqiiqo dhacday sidaana way u dhacday,
    Waa arin aad u foolxun

  • @omarishirwa
    @omarishirwa 3 ปีที่แล้ว +5

    Aad iyo aad waa dhacdo looga xumaado allah ha ciqaabo nimankaa dulmigaa ugaystay miskiinkaa allah ayaan u baryaynaa in dhib tan ka xun ku dhacdo nimankaa dulmiyay aaaamiin

    • @muntaas1xuseen984
      @muntaas1xuseen984 3 ปีที่แล้ว

      Alle marka hore ha soo hanuuniyo hadan hanuun u qorneyna alle dadka dadka dulmiya ha ka qabto soomali mel walbay joogto waxay horumar u gareeyn waa is dulmin alle ha u gar garo dadka dulman

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa loo xoogsheegtay Allah na waa ina eegaya. Madaxweynaa ayaa i dhalayoo dadka Waan ku kibrayaa, faqash faqash dhashay weeye. Faqash dadkaad ku caayeyseen maxey dhamaan? Ina muuse waa in la soo xidhaa waajibkiisa la mariyaa isna, . Allah ayaa ka jari wixii xaqdarooda. Allahayow xaq dar adan umadaada ka soo gaadh, Amiin yaa Rabi

  • @axmedmaxamuud2890
    @axmedmaxamuud2890 3 ปีที่แล้ว +4

    bal cadaalad daradaa eega. dadkan somalida maxaa ka si ah waxaas oo cadaalad daro iyo wax ka daran ayaa la iska dugsanayaa meel walba somalidu degto. waxan inaga ka raali ah, hadii kale waan ka dhiidhiyi lahayn

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 3 ปีที่แล้ว +4

    Muuse xayraan yarkuu dhalay iyo kuwo uu ku shaqaysto inay somaliland sidaa u galaan waa nasiib darro.

  • @samsamabdiherrsi2750
    @samsamabdiherrsi2750 3 ปีที่แล้ว

    Mashallaah ilahy miisanka xasanaadka ilahy ha ug taro mandeela

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 3 ปีที่แล้ว +2

    Adeer somaliland waa reero hadii lays ixtiraamiwaayo nin waliba wuu isdifaacayaa

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 3 ปีที่แล้ว

      abdi cash
      reerkaagu waa kee duli yohow bilaa caqliga ahi, tan ragbaa u go,ay qofna u dumimayso,

  • @rexamin
    @rexamin 3 ปีที่แล้ว +3

    Ciidanka waa in dib u habayn lagu sameeya sharcigoda.

  • @amiinabdulaahi6885
    @amiinabdulaahi6885 3 ปีที่แล้ว +3

    Ninkaas maadama aanu danbi laheyn oo cadaalad daro ku xidhnaa waa in loo mag dhabaa shantii bilood ee xidhnaa loona qiimeeyaa ,

    • @waaniye4164
      @waaniye4164 3 ปีที่แล้ว

      Siilkaga loo mag dhabi jaajuus

  • @cabdiqanicagawayne1551
    @cabdiqanicagawayne1551 3 ปีที่แล้ว

    Masha.alah kol Hadid xoriyadadii aad Hershey.ducayaso.adan xusen.xashi.ducayaso

  • @nazra101-o
    @nazra101-o 3 ปีที่แล้ว +2

    Anaa u horeya like isaara🤣🤣

  • @yaasiincadde1661
    @yaasiincadde1661 3 ปีที่แล้ว

    😢🥲dulmiga soomaliga wali kama dhamaan

  • @fahadrashid786
    @fahadrashid786 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa godob aaan geed loogusoo gabban oo cad

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 3 ปีที่แล้ว

      Fahad rashid
      yaa godobta kaa galay qalad wuu dhacaa,

  • @mustafefarah7711
    @mustafefarah7711 3 ปีที่แล้ว +1

    Tasay leyiihin citaraf ayay helayan wallhy
    Inta cadalad daro jiirto inanad somaliland citiraf helayn

    • @hipohupthi1232
      @hipohupthi1232 3 ปีที่แล้ว

      Ictiraafka ma adigaa lgu weydiiztay😂 paakhadyay ciiL qape

  • @abdulkadirmusa3666
    @abdulkadirmusa3666 3 ปีที่แล้ว

    Waxakasocda soomaaliand dulmi aandhici jirin xiligii siyaad bare a h n madax iyo qof laayska xidhayo oo xabsiga iskagajiraya inaa lilaah w inaileeyhi raaji Aamin Aamin cuun cadhalaah hakudhacdo muusa biixi iyo dhamaan inta uu kushaqaaysto Aamin Aamin Aamin

  • @ahmedadam4489
    @ahmedadam4489 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah (sw) ha mahadnaqo. Wayo waxan aan noo sheegtay hadday jirto waa cadaalada oo lagu tuminayo

  • @zamzamahmed8643
    @zamzamahmed8643 2 ปีที่แล้ว

    Adbaan uu gaxumaay in sidaa qof miskinaa oon waxba galabsaan laýska xidhoo.
    Waxaan arkaa qareen miskiinkaa siduu uu gaxunyahaay dhibtaa gadhaay Ninkaa.Dadkaay Shicibku u bahanyihiin weyee runtii

  • @ugaskaguud3645
    @ugaskaguud3645 3 ปีที่แล้ว +1

    am sorry for this man allha will reward him sooon inshalha.....

  • @abdiaxmed9522
    @abdiaxmed9522 3 ปีที่แล้ว +3

    Tani waxay Ku tusayisa nolosha meesha taala Alle dawulad wanagasan dadka iyo dalkaba ha u keeno umad soomaliyeed

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub 3 ปีที่แล้ว +3

      Waxay ku tusaysaa inay cadaaladi jirto, qalad ka dhacana la saxo, Mr. Faqashoow,
      Ilaahayoow barakee Somaliland,

    • @ahmedosman7185
      @ahmedosman7185 3 ปีที่แล้ว

      Dadkan akhlaaqda xun ee meesha ku caytamaysa ee miskiinkaa laga gardarnaa ku aflagaadaynaya Rabbi ka.baqa.Nimanka Maxakamadaha Ciidamadu meel kasta ha joogeene waa kuwa ILaa Siyaad Barre dadka kiisaska Siyaasada ah ku qaada

  • @sman9442
    @sman9442 3 ปีที่แล้ว +2

    Ruwaayad bay maamulkaasi ku dhisanyahay

  • @maryanmohamed6688
    @maryanmohamed6688 3 ปีที่แล้ว

    Waar Cadaalad Darada Ma La Eegan Karaa? Sadex Sano ayuu Muuse Biixi haystaa dalka, Oo Uu Wiilkiisu Dadka u Dulmiyaya. Bal Ka Warama labaatankii Sanadood ee Siyaad Barre Joogey Muuse Biixi oo Jooga!!! Mise Waxay Idinla Tahay Muuse Ma Oga Dulmiga Dhacaya Iyo Danyarta Dhulka Laga Boobey?

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 3 ปีที่แล้ว

    Cadaalada halagu dadaalo dadkayga somaliland daganoow, police, intelligence security dhamaan cadaalada iyo sinaanta sharciga ha la ilaaliyo, maxkamad ciidan maxaa keenay, kiisku civilian buu ahaaye, somaliland. Madaxwayne biixi yaryarkiisa dowlada haka fadhiisiyo yaa baray shaqada sirdoonka waa cilmi dhan oo lagu takhakhus lagu noqdee, madaxwayne wax hasoo bartaan ciyaalkaagu, ku barbarta dadka ha odhan laakinse

  • @naasiralisheekh9891
    @naasiralisheekh9891 3 ปีที่แล้ว

    Waaxaasi sheeko maahee wax noosheeg

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 3 ปีที่แล้ว +1

    Qof aan waxba sameyn cidina ma xidho reer somaliland nabada ilaShada gulwadayal ama caada qaate yaaney cidankina leydingu diriin fidna wadayasha iska ilaaliya akhirana meel kumale.

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh 3 ปีที่แล้ว

    Allaah ayaa daalimku ka baxsanayn.

  • @mohamedabdi2378
    @mohamedabdi2378 3 ปีที่แล้ว

    Allah waa arkayaa cida dulmi wada waa kajari doonaa cadaladuna waata ilahay malin aya iman doonta maxkamada allah la hor iman doona nin walbow malintaa ka cabso allah aanka cabsano dhamanten

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 3 ปีที่แล้ว

    Allah ha ducadii naga aqbalay ayaa mahad wayni u sugnaatay.

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 3 ปีที่แล้ว +1

    Cidamada hala xushmeeyo

  • @huhuhaha6754
    @huhuhaha6754 3 ปีที่แล้ว

    Mnzha allah

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa in magdhow ay reer muuse ka bixiyaan,dhaqaalihii ka baaqday muddadii uu dhibanuhu iyaga u xirnaa,SHAME U 🦂🦂🦂🦂

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 3 ปีที่แล้ว +1

    Inanka muuse biixi ma waxuu la mid noqday,maslax siyaad bare,waa wixii hore looga Soo dagaalamay waxa maanta muuse iyo caruurtiisu ku dhaqmayaan,XISHOODA.

  • @nashou22
    @nashou22 3 ปีที่แล้ว

    Subxanallah, waan ka damqaday walaahi. Waar ha la qabto ragaa sirdoonka. Miskiinkaa ha la siiyo lacag damages

  • @imraxtrader
    @imraxtrader 3 ปีที่แล้ว

    Aaqaro warbaa jira

  • @suadahmedismail439
    @suadahmedismail439 3 ปีที่แล้ว

    Dulmiga ha la joojiyo masakina ka daya dhibatada Allah ka baqa sharciga ha sareyo

  • @mimohamedhussien9734
    @mimohamedhussien9734 3 ปีที่แล้ว

    Dhibkaa iyo Wax ka Saran baa ummadda lagu galas. Allow noo sahal

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 3 ปีที่แล้ว +1

    Ciidanka badooda muxuu ka doonay isagaba sirdoon sir karaadinayey jaajuus buu ahaa

  • @Guled3
    @Guled3 3 ปีที่แล้ว

    Cadaladarad dalka kajiira

  • @mohammeddhamac3893
    @mohammeddhamac3893 3 ปีที่แล้ว

    Waxay ka dhigan thy dambigan lagu eedeeyay roodhi laab gelin lugooyo askari

  • @mohamedfarah7972
    @mohamedfarah7972 3 ปีที่แล้ว

    War ninku muxu sameeyey waxani sheeko maahee

  • @hadliyamaxamuud9426
    @hadliyamaxamuud9426 3 ปีที่แล้ว

    Muqaadinku mar hadii aanu ahayn askari markaa ma maxakamada ciidanka maxaa lagala doonay maxaase loo celiyey xuqiiqdiisa ee iyo xadhiga loo geystay ee sharci daro miyaaney ahayn

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 3 ปีที่แล้ว

    M

  • @yuusufismail4175
    @yuusufismail4175 3 ปีที่แล้ว

    Ina mouse ma ciidan gaara buu leeyahay

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 3 ปีที่แล้ว

      Ina muuse abihii qaban maayo siduu doonuu yeelayaa

  • @sheikhmohamedsaciid7888
    @sheikhmohamedsaciid7888 3 ปีที่แล้ว

    sikasta oo ay cidanku wax ugu sheegeen waa diiday wixii dhacay way dhaceen imika uun ha isasaxo waayo dad walba cidan kiisa way shar faan

  • @suadahmedismail439
    @suadahmedismail439 3 ปีที่แล้ว

    Subxanallah Allah

  • @kamaalahmed9988
    @kamaalahmed9988 3 ปีที่แล้ว

    Miskiin baa misko lafuulo leh!
    Ninku Idoor maahaan u malaynayaa.

  • @somaliabelongstosomalis7374
    @somaliabelongstosomalis7374 3 ปีที่แล้ว +1

    Muuse jaahil shacabkii reer hargeyso wuu cabudhiyay hee

    • @waaniye4164
      @waaniye4164 3 ปีที่แล้ว +1

      Jaajuusiinbta noocagaso kale walaxidhay hoyada muuse wasye

    • @waaniye4164
      @waaniye4164 3 ปีที่แล้ว

      Habartaa wase midgaanyow dhagaha la ga jarayaa

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 3 ปีที่แล้ว

      FATAAL, INA XAARMAAJO!!!!.DADKAAD ISKA DISHAAN, INTA AAD ALSHABAAB KU SHEEGTAAN!!!!.

    • @waaniye4164
      @waaniye4164 3 ปีที่แล้ว

      @@mustafahassan2555 siøkaga ura dhilo

    • @waaniye4164
      @waaniye4164 3 ปีที่แล้ว

      Khaniis magac naageed wata qasmdhaqata kufhashay yaa fataa