Go tallent Dance

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 296

  • @Suldan952
    @Suldan952 ปีที่แล้ว +275

    Hadaad u jeedo magaca ALLAH like 👍 saar

    • @FardawsaAxmed-l6w
      @FardawsaAxmed-l6w หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @suhaibb_saidd1536
    @suhaibb_saidd1536 ปีที่แล้ว +122

    Waa bil Ramadan ee nabiga ku saliya SCW❤

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 ปีที่แล้ว +35

    Barnaamij kan waxaa ku badan heeso iyo jaas kaliya , waxyaabo badan inaad kusoo dartaan ayay ahayd oo kamid tahay , qur’aan aqris cod macaan in lagu tartamo aad ayay u fiicnaan lahayd 😍😊

  • @yoonisjama
    @yoonisjama ปีที่แล้ว +10

    Hadal Afkaaga Kasoo Baxaa Waxaa Ugu Wangsan Saliga Xabiibkeena Mohamed)ﷺ:🕋🕌

  • @mahamedbaashe6233
    @mahamedbaashe6233 ปีที่แล้ว +15

    Group One on Fire 🔥

  • @updirizackhuzzein3899
    @updirizackhuzzein3899 ปีที่แล้ว +18

    This is another level somali youth upcoming dancers

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo ปีที่แล้ว +31

    Omg, the confidence of Somali youth is amazing.

  • @Moparrek
    @Moparrek ปีที่แล้ว +6

    gruop one Two boys best dancer 😮🎉❤

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +19

    Dhalinta yaryar runtii Haybad Faneed oo Qurxoon ba kamuqata waliba 2-da hore action koda waa top😊 inkastoo hesaha iska saarey Mute waayo wali wan soomanahay.

  • @najmafaysal0383
    @najmafaysal0383 ปีที่แล้ว +29

    Qaysow ilaahay baa run jecele labada team isumay dhaweyn inlagu qimeyo dhar iyo waxs maha waa in lagu qiimeya waxy so bandhigayan iyo freestyle koda lkn walhi anigu labada team midna ma aqaan lkn waxa ii muqata in teamki hore ay 100%ka wacnayen kuwii danbe🙌

    • @Miskiin111
      @Miskiin111 ปีที่แล้ว +2

      wan kugu raac sanahay wlhi isma gaadhaan teeda kale qeys barnaamijkisa haday guleystaan iyo hadii kale kolba waxba uma tarayso laakin wlhy labada teamba haday is kaashtaan meel bay gadhayaan

    • @vidasi7735
      @vidasi7735 ปีที่แล้ว +1

      Haa waa runtaa team ka hore ayaa dance fiicnaa 💯

    • @sukhramohamoud1735
      @sukhramohamoud1735 ปีที่แล้ว +1

      Absolutely wlhi ❤😢🎉

  • @abdirizakmh
    @abdirizakmh ปีที่แล้ว +7

    Group one is lit 🔥 😮

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 ปีที่แล้ว +8

    Labada team iskuma dhawa xaqiiqdii team ka koowaad ayaa dance fiican

  • @abdirahmanaska5851
    @abdirahmanaska5851 ปีที่แล้ว +67

    Group1 was lit 🔥

    • @abdirashit9384
      @abdirashit9384 ปีที่แล้ว +1

      Waxay waree ina Kaise 😂

    • @abdirahmanaska5851
      @abdirahmanaska5851 ปีที่แล้ว

      @@abdirashit9384 😂😂 Wxba bro

    • @yabdiwahab
      @yabdiwahab ปีที่แล้ว

      Meel kasta lugahad kula jirta😂

    • @zakiahmad1225
      @zakiahmad1225 ปีที่แล้ว

      ​@@abdirashit9384 😅

    • @zakiahmad1225
      @zakiahmad1225 ปีที่แล้ว

      ​@@yabdiwahab kkkkkkkkk😅k

  • @axlaamaxlaamxuseen5592
    @axlaamaxlaamxuseen5592 ปีที่แล้ว +8

    Group one is the best ❤️✨😍

  • @bellamouna4355
    @bellamouna4355 ปีที่แล้ว +5

    Woooow non parlant pas vous êtes à top les mecs keep going je parle se qui ont débuté le premier 😍😍😍😍🤩🤩🤩

  • @elmowarsame8883
    @elmowarsame8883 ปีที่แล้ว +8

    These boys got bright future in dance business

  • @rakiaabdirihim6656
    @rakiaabdirihim6656 ปีที่แล้ว +8

    Congratulations brother coming soon 400k keep going ❤❤

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 ปีที่แล้ว +1

    Great talent wooooow❤❤❤❤❤ group 1 has my vote all the way great talent

  • @Munazarofficial
    @Munazarofficial ปีที่แล้ว +3

    400k congrats 🎉❤

  • @Sirtta.Qarsoon
    @Sirtta.Qarsoon ปีที่แล้ว +9

    Grop one on fire 🔥 ❤❤ 5:17 5:18 5:18 5:19 5:20 5:21 5:21 5:21 5:21

  • @jiiromaskiin
    @jiiromaskiin ปีที่แล้ว +1

    Bro bro bro give it up for no 1

  • @fathiyafathiya8599
    @fathiyafathiya8599 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaw👏👏👏 caadi maaha jeesku 👏👍🤗🙏 kuwa ciyaarta soo horgaley ayaa jeeskodu khatar yhy
    Lkn Makala dhacaan 🎉🎉

  • @nagiipxaaxiyare-ol6fi
    @nagiipxaaxiyare-ol6fi ปีที่แล้ว +3

    Team jumera eyyy lipan Wath this dance❤

  • @fuadalinks6326
    @fuadalinks6326 ปีที่แล้ว +11

    Group 1 were better and flow was seemly kudos to groupka kowaad 🔥🔥🔥🔥🔥

  • @sukhramohamoud1735
    @sukhramohamoud1735 ปีที่แล้ว +8

    Group one ❤🎉

  • @JimcaaleAbokor-rq6wl
    @JimcaaleAbokor-rq6wl ปีที่แล้ว

    500k Qaysqaysar welcome walaalo@@@@@@

  • @richbaba1931
    @richbaba1931 ปีที่แล้ว +2

    Kuwi ugu horeyay aya ciyar ficna wlhi Mustafe iyo Liban aya ficna🔥👌🏾

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 ปีที่แล้ว +3

    123 video iyo 400k subscribers m.a legend qeys qeysar hore u soco wllky 🙏♥️♥️🎉

  • @Miskiin111
    @Miskiin111 ปีที่แล้ว +2

    reer badiyahan mesha la kenay muxu ahaa war raga dhar laguma qimaynayo dance lagu qimanaya kuwa hore wlhy waa top meel baanay gadhi doonaan iga qora taas

  • @faatimasiciid8295
    @faatimasiciid8295 ปีที่แล้ว

    Best youtuber Ayan odhan kara dhakhtar iyo qays qayser

  • @soumayaismail3627
    @soumayaismail3627 ปีที่แล้ว +1

    Hey qays i dnt know if you will see my comments but guys you're not fair with the judge the first team was great dnt look the style they do have but the concept is what they perfrom is the basic you guys need to judge so my advice is for being a judge you need to look or focus on the performance that they bring to stage and Thats all you need to do also the 2nd team was cool but the meanfull of freestyle is what the 1 team have brrought it with them !!!! My only concern is that !
    Thank you.......

  • @xamseyare7895
    @xamseyare7895 ปีที่แล้ว +3

    Qaysow xajiki iyo tan masku wada Ramadan kariim

  • @muuseapdirashiid7125
    @muuseapdirashiid7125 ปีที่แล้ว +5

    Viva team ka ugu horeeya🥶❤

  • @specialgirlintheworld395
    @specialgirlintheworld395 ปีที่แล้ว +4

    I can't wait 400k ❤

  • @ayouch322
    @ayouch322 ปีที่แล้ว +1

    Coming soon 4.K keep going ah legend

  • @MunaAden-hd3mn
    @MunaAden-hd3mn ปีที่แล้ว +4

    Kusali xabibkena mahmed❤❤

  • @cckhaan
    @cckhaan ปีที่แล้ว +4

    Qaybihii ugu xiisaha badnaa baa lamarayaa barnaamijka 🙏💖

  • @sihamsahaljama
    @sihamsahaljama ปีที่แล้ว

    Congratulation million times 400k wlaLo 😊❤🥳🎉

  • @ayaan850
    @ayaan850 ปีที่แล้ว +7

    Aar wll qaysow bidixo meesha lama haysto 😂😂😂 markiba dhar ayuu lasoobooday 😅 dance ga raga hore ayaa wata xataa qaabkay iskula haystan markaa masha allah markaa bidixo cawa xabada dacwad baan uga nahay 😂

  • @rudrashchanel1044
    @rudrashchanel1044 ปีที่แล้ว +1

    Qays wll marka 400k gaadho Barnamijka waxku edit grayso nala wadaag🎉 400k coming Soon😊

  • @abdicasiisaadandirir6726
    @abdicasiisaadandirir6726 ปีที่แล้ว +2

    I can't wait 400 😮

  • @suhayb7706
    @suhayb7706 ปีที่แล้ว

    400k coming soon😊❤❤

  • @ashwaaq889
    @ashwaaq889 ปีที่แล้ว +2

    Qaybta koowaad fantastic 🎉🥳🥳🥳🥳🥳

  • @IkramIkram-em1oj
    @IkramIkram-em1oj ปีที่แล้ว

    Life is good to hear about show winner for best friend

  • @Suhaip.
    @Suhaip. ปีที่แล้ว +2

    ɢʀᴏᴜᴘ 1❕

  • @salkamanka700
    @salkamanka700 ปีที่แล้ว

    Fast team are fantastic there talented very well.and reaction cool

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 ปีที่แล้ว +5

    Group ayaa dance koodu fiicanyahay 🤩💯

  • @mooji7576
    @mooji7576 ปีที่แล้ว +6

    Whath a talent l,es go ma boyZ🎉❤

  • @mau7238
    @mau7238 ปีที่แล้ว

    Hambalyo wllky qays qaysar 400kun iyo kabadan baad u qalantaa🎉🎉🎉🎉🎉

  • @surimohammad9185
    @surimohammad9185 ปีที่แล้ว +1

    group one khaqooda siiyaa raggow ayagaa number one ah

  • @yasinciisemuuse8369
    @yasinciisemuuse8369 ปีที่แล้ว +1

    Wow msha allah koxda 1 💯💯💯

  • @hamzemouzeali6128
    @hamzemouzeali6128 ปีที่แล้ว +1

    War nio ma anaa waxkale arkaya mise ragu iskuma dhawo ba waaxay waxani war wllhi group 1 ayaa best ah💯💯💯💯😶

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 ปีที่แล้ว

    Allaah ka xishooda hooy ha ku hogaaminina dhalin wadada shaydanka waa la dhimanayaa akhiro warbaa jira waxaan idinka hadhimayan allaah u yoobad keena jidkaas cun eed u jeexden dhalin yarada soomaliyed ilaa akhiro idinka hadhimayo

  • @xafsa.
    @xafsa. ปีที่แล้ว +6

    Sheeg nagadaa waaramadaan nee😢 maxa la arkijiray ramadaan laqabanayo tartan quraan eelama arki jirin ramadaan hees lagu tartamayo aboowe 😢😢iskadaa waxan 😢😢😢

  • @hodanahmed9167
    @hodanahmed9167 ปีที่แล้ว +5

    Mr maya kuma jiro cawa😂😂wxd mooda inuu kusoo qaatay shaahaado “maya”

    • @hafsaali8802
      @hafsaali8802 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi la’anti marax weyan kas mesha 😂

  • @hamdaabdelkadir8821
    @hamdaabdelkadir8821 ปีที่แล้ว

    Mashallah wlhi dhalinyartii meel ay hibadooda kusoo bandhigaan la'aa ayaad ciil tirtay ugu yaraan wll hore u soco❤

  • @KhalitOsmaan-zu1mp
    @KhalitOsmaan-zu1mp ปีที่แล้ว +6

    Qas qasr raga kiisa adag waan ku wataah ❤

  • @mubarikkhadar
    @mubarikkhadar ปีที่แล้ว +2

    Oop great dance brother's 🤔🫠🥰😍💯

  • @samdasummar501
    @samdasummar501 ปีที่แล้ว +1

    Teamka hore wow wow wow wallahi Aduunka meel bey gaadhayan hdey wadan wtf Somaliland youth aren’t playingggg 😮🎉❤

  • @marwaanupdyrizak3675
    @marwaanupdyrizak3675 ปีที่แล้ว +4

    Group 1 👏👏🔥🔥🔥

  • @karevlogs8246
    @karevlogs8246 ปีที่แล้ว +1

    My brother keep going every time I interest your win 🏆

  • @The_canbe
    @The_canbe ปีที่แล้ว +1

    Group one is not easy ❤❤❤

  • @abdishakurmohamudliibaan1167
    @abdishakurmohamudliibaan1167 ปีที่แล้ว +2

    400k coming soon pro 🥰

  • @osamemukhtar4865
    @osamemukhtar4865 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay kabaq waa bil Ramadan

  • @nimcoadaanbulale8114
    @nimcoadaanbulale8114 ปีที่แล้ว

    Team first it is amazing 😊

  • @naimacadeyfilmschannel1168
    @naimacadeyfilmschannel1168 ปีที่แล้ว +2

    Aniga wilasha hore basii ❤❤❤

  • @CabdiLacaso-os9nf
    @CabdiLacaso-os9nf ปีที่แล้ว

    Wooow group 1 very amusing ❤

  • @atika5785
    @atika5785 ปีที่แล้ว +1

    Qaysoow ilaahay ka cabsoo umada wax wangsem hor keen oo xumannta diid

  • @ayaan850
    @ayaan850 ปีที่แล้ว +1

    Liibaan iyo mustafe waan wata nio anigu gar iyo gardaraba muqalkoodii hore ee Round 1 kama daalo wanku cesh ceshta maantana mid kasii quruxbadan ayey soo bandhigen markaa qaysow wll Round three na nookeen inamada war wlalayal waxan idinka soosalayama borama dhamantinba 👋✋

  • @sakariyecabdimohamet
    @sakariyecabdimohamet ปีที่แล้ว

    Zhp ya ka caawiya inad nala so wadagto vidio yada imika xaj kabad ku maqnte❤️

  • @apdrahmzmal7230
    @apdrahmzmal7230 ปีที่แล้ว

    Liiban-yo, Jaaskooda ugu horeeyya wakii drip-ka.
    ee heesta uun inga hagaajiya✌️

  • @zadikrimon75
    @zadikrimon75 ปีที่แล้ว +1

    Group one 😇💯🥶

  • @morsal_fanpio
    @morsal_fanpio ปีที่แล้ว +1

    Laysma xaqireee kuwan Hore wa topppp🔥🔥🔥

  • @amenshimbir2884
    @amenshimbir2884 ปีที่แล้ว +1

    first team ❤🎉

  • @mukhtarapdirahman3363
    @mukhtarapdirahman3363 ปีที่แล้ว +1

    Coming 400k🎉

  • @HAMSETITAANI72
    @HAMSETITAANI72 ปีที่แล้ว +3

    qeysooow apti wlhi waan daawadaa video yooyadaada anaa ugu horeeya coment in subdcribe lay dhaho rapaaa pleas pin igu qapo zhp

  • @cabdisamadrashidgalicom-yc3rt
    @cabdisamadrashidgalicom-yc3rt ปีที่แล้ว +4

    Qays qayser 400 coming soon❤

  • @NajibHassan-rg2wh
    @NajibHassan-rg2wh ปีที่แล้ว +1

    Saxiib qays qayser guuleyso waxan kacodsan laha halaka aad fanka ku dhiri galinayso dhalinyarada inad Quranka ku tartansiso

  • @aanaldoozil843
    @aanaldoozil843 ปีที่แล้ว

    Group ka hore super hit👌🔥🔥

  • @janalkalasocodkamaalmahacu3978
    @janalkalasocodkamaalmahacu3978 ปีที่แล้ว

    Hanpalyo qeys qayser 4ook keep going pro

  • @worldssecret7855
    @worldssecret7855 ปีที่แล้ว

    War qays waxan ma bisha ramadan baad duubteen waaaba yaaabe😢😢

  • @mariama.noorad
    @mariama.noorad ปีที่แล้ว +1

    Hal rayi ayaan wataa wilasha jaasaya in ey soo xirtaan dhar isku midab ah si loo kala aqoonsan wyo labdooda eyna isku jaas ahaadaan🙏

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 ปีที่แล้ว +1

    teamka hore onther level 💯

  • @ayaanabdirizaq4535
    @ayaanabdirizaq4535 ปีที่แล้ว +1

    Sidan u sugaynay ❤❤ hore u soco hno abdirahman🤴🏻

  • @arwainaahmeth77
    @arwainaahmeth77 ปีที่แล้ว

    Group Ayu Dance Goodu KaalaY Iska Arag Yahay Ee Raga Haysku Darina Liibaan iyo Wiilka Kale Jah

  • @najmaegal6731
    @najmaegal6731 ปีที่แล้ว +2

    Group 1 best❤

  • @annachannell61
    @annachannell61 ปีที่แล้ว +2

    wiilasha kowaad on Top ⬆️⬇️

  • @asmaasma5194
    @asmaasma5194 ปีที่แล้ว

    Group 1 baa best

  • @fatmafayrus02
    @fatmafayrus02 ปีที่แล้ว

    My favori song Justin Bieber sorry🥰🥰🥰🥰🥰thank u guys

  • @abdiraxmanaadan1670
    @abdiraxmanaadan1670 ปีที่แล้ว +3

    Afurka lagu dul dawana😊

  • @abdimaalig662
    @abdimaalig662 ปีที่แล้ว +1

    Ku sali nabiga scw ❤️
    wll mahadzanid

  • @abdirahmanfaisal807
    @abdirahmanfaisal807 ปีที่แล้ว

    Group one ayaa top ah

  • @munoosman4713
    @munoosman4713 ปีที่แล้ว

    Woow 1

  • @daahirnuur6305
    @daahirnuur6305 ปีที่แล้ว

    Tiimka ugu horeyey Dansigoda cadi ma aheen wey is fahan sanyahii wa watah Team ugu horeyey

  • @Duniyanalka
    @Duniyanalka ปีที่แล้ว +1

    Abdiraxmaan(qays qayser) ka farxiyaha quluubteena

  • @abdiqadirsiciid280
    @abdiqadirsiciid280 ปีที่แล้ว +1

    Qaysow zxp biyaha macca ii soo qaad 😊

  • @kamaalismaaciil8248
    @kamaalismaaciil8248 ปีที่แล้ว

    Imika wa ramadaane ramadaanta ka dib maad soo galisaan

  • @mujfaccabdirayyan832
    @mujfaccabdirayyan832 ปีที่แล้ว +1

    MAXAD DOWNLOAD UGU XIDHAYSA😓

  • @AyaanFayssl-kx2iw
    @AyaanFayssl-kx2iw ปีที่แล้ว

    Qaysoow barnaamojyada halmarsoodaa wll

  • @Aamiin22
    @Aamiin22 ปีที่แล้ว +3

    Kep going legend