Walahi waxaa xasuustay 1991 markii ina jees uu watay wiilashaan oo kale in qiyaamaha la waydiin doono ayaga oo cararaya dhabar xabad kaga dhacday xataa laga waayeey war istaaga oo dib u fiiriya waxa aad ka Careys’s an.
In la isla xisaabtamo wan sodhaweyna yaa waliba si adag waayo Dhib xun iyo xadgudub baa sodhacay taas oo sababtey hadafkii Somaliweyn oo dharar cad la isaga baxay iyo in koox walba dhinaceda u orodey

❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
Hada Dhulka Oromo iyo mukamba ka biciya
War niyow is ilaaliya. Kenya waxan oo kale xabsi yaa qof lagugeeya. Farax maalim kalimadha uu kuhadle dibkuu kugele waad oktihin.Videogan evidence buu nigu noqoni dooba.
War isku xishooda idinkaa dulmiga bilaaby
Dad aan caqligoodu is dhaamin iga dheh
Ninaan cilaa icayaa
masane boowe Kenya kacarar
@@allamagenaj5333 maxaad ciishaa adigaa maskiin ah doqomo yahy
Agaaaah ogadeen iska dhiiciiyA cadawgA
War dulmiga joooja adinka aya billowdey dhibatadaa. .....ummada amanka siya hade kale caradaa Alee aya idinku dhaceysa
Ogedan dad iska calya cawan ee dad Ku daxanol linyah
M.a war manda. Anigaa kamaqna shirka hambalyo❤❤❤❤❤❤
Cawadka yareya
In la isla xisaabtamo wan sodhaweyna yaa waliba si adag waayo Dhib xun iyo xadgudub baa sodhacay taas oo sababtey hadafkii Somaliweyn oo dharar cad la isaga baxay iyo in koox walba dhinaceda u orodey
Waa lawada xisaabtami waa caadi