Muxaadaro || Sh Kenyawi || Kulan diimeedkii 4aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 63

  • @wellnessbymaryama699
    @wellnessbymaryama699 2 ปีที่แล้ว +4

    jazakumullaahu khayran culumadeena qaaliga badan maasha allaah ALLAAH ha idiin xifdiyo in sha allaah mu'tamarka xiga Mugdisho ayaa u oo man ee hala geeyo culumadeena qeemaha badan

  • @امةالله-ج6و4ي
    @امةالله-ج6و4ي 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa alaah soomaali waa tanaa say qayr ka ujeceshahay sidey walaalo u yihiin. Alaahuma yaa maqalbal quluub quluubteena ku dhaji diintaada alahuma aamiin

  • @shcyb1584
    @shcyb1584 2 ปีที่แล้ว +2

    He is right. Labadii isqaba ayaan qaarkood isku qalbi fiyoobeen! Baarakalah Fiik SH Keenyaawi.

    • @yb1576
      @yb1576 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/iPCeWfPLKis/w-d-xo.html

  • @fatimaali6799
    @fatimaali6799 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah keep going may Allah bless you Ameen

  • @jihaanshariif7915
    @jihaanshariif7915 2 ปีที่แล้ว

    Jazakalahu qeyr sheq mohamed kenyawi

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah 🥰 allaha barakeeyo culumada

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa ALAAH sheekh kenyaawi

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว +2

    wcs wlc Ustaaad👍👍👍

  • @abdihakimhared5312
    @abdihakimhared5312 2 ปีที่แล้ว +2

    Cafis iyo Musaamax dhamaan

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheq kenyawi love yuuuuuuuuuu ,Allaah dartiis

  • @zamzamugas7906
    @zamzamugas7906 2 ปีที่แล้ว

    Allaha nohafido Inshallah 🤲

  • @zamzamugas7906
    @zamzamugas7906 2 ปีที่แล้ว

    MANSHALLAH ALLAHU AKBAR ❤️

  • @saarasaid2147
    @saarasaid2147 2 ปีที่แล้ว

    .مشاء الله تبارك الله

  • @halimohassanhalimohassan476
    @halimohassanhalimohassan476 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah sheikh kenyaawiyow illaahay hako barakeeyo,, wadaad keeyga ayaan isko dhacsan nahay illaayna caawa marqaati haiiga nuqdo in aan cafiyay,,sawabtana waxeey tahay wiil iyo gawar aan nin kale udhalay ayoo iga gees galinayaa shaleeyna markaan banaanka kataagnaa na asaga ayaan kajuugi waayay oona igo suu qaatay oona suu balan qaaday hadana balanti ayada aheeydna wuuka baxay anigana waan u yara xumaaday hadana waan iska cafiyay

  • @abdiyare2894
    @abdiyare2894 2 ปีที่แล้ว

    Ishaa alaah waa lagu dhiigiidoona muqdisho

  • @sahromaxamedaxmed2529
    @sahromaxamedaxmed2529 2 ปีที่แล้ว

    Jasakalah

  • @abdihakimhared5312
    @abdihakimhared5312 2 ปีที่แล้ว

    Manshallah Tabaraka Allah

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah tabaarakallah Sheekh jisakallah khayr Alle haku dhowro aamiin yaarabi pic respect Keep going ❤❤❤❤👍🙏🙏

  • @foosarabowbare7140
    @foosarabowbare7140 2 ปีที่แล้ว

    M.a allah ku xafido sh kenyawi

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 2 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah tabaarakalaah 🥰🥰🥰

  • @abdirashidrashkaahmed8922
    @abdirashidrashkaahmed8922 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah salaf media Allha ku sharfo

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 ปีที่แล้ว +13

    Waxaan Jeclaan Lahaay In Muqdisho Lagu Qabto Qeybt5 aad Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 2 ปีที่แล้ว

      Muqdisho waa Meel ay qabiil leyihiin iyo alshabaab + suufiyo Marka sheikh umal oo lacag ugeeyay bay muxaadaro udiideen inuu ku qabto ee ma cidkale ayay rabaan

    • @axmedzaki5801
      @axmedzaki5801 2 ปีที่แล้ว +1

      Waan soodhawey nayaa fekerka gabadha qeybta 5 naad xamar inlagu qabto

  • @somalitech2842
    @somalitech2842 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allh

  • @abdiqaliqhassan3853
    @abdiqaliqhassan3853 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha, allaah Sheikh Max, ed Ka hawi xafidahullaah.

    • @abdisalamyuusuf9215
      @abdisalamyuusuf9215 2 ปีที่แล้ว

      Manshaa allah ilaahay muslimiinta habadiyo aamiin

  • @umuasmaa441
    @umuasmaa441 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaarbi cidna waxbo uma heystee icafi yaa allh

  • @shcyb1584
    @shcyb1584 2 ปีที่แล้ว +6

    Anigu waxaan Allah Dartii U cafiyey cid walba oo xumaan ii geesatay. Inta Aan ogahay iyo inta Aan ogayn si uu anigana Allah ii cafiyo.

    • @benin9773
      @benin9773 2 ปีที่แล้ว

      Allah caafimaad ha kusiyo wll cidi aad taqano aadi isleedahay wax baad ugaysatay i cafi kudheh .Intaad ogayn ilana aha in laguu qabsan doono.Allah aclam
      Ilaahay caafimaad eg deg ah ayan kuu baryaynaa iyo muslimiinta oo dhan .

  • @sucadmaxamed1116
    @sucadmaxamed1116 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alaah

  • @zamzamugas7906
    @zamzamugas7906 2 ปีที่แล้ว

    SALALAHU CALEYHI WASALLAM

  • @abdikadirnoor2084
    @abdikadirnoor2084 2 ปีที่แล้ว

    M.A ❤️🥰

  • @habiibamohamed2581
    @habiibamohamed2581 2 ปีที่แล้ว

    May God bless you

  • @lovehealth2009
    @lovehealth2009 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah

  • @abdiyare2894
    @abdiyare2894 2 ปีที่แล้ว

    Sheeqoow waa cafii walalaheena

  • @Bashane1
    @Bashane1 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh Hassan Hussein Abu salmaan aawaya

  • @abdiyare2894
    @abdiyare2894 2 ปีที่แล้ว

    Sheeq kenyaawii ilaahaay dartiisaa ku jeclahay ilaahaay haku xafiido

  • @anfarmohammad3471
    @anfarmohammad3471 2 ปีที่แล้ว

    M a ❤️❤️

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhh

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว +2

    csw

  • @salahabass7605
    @salahabass7605 2 ปีที่แล้ว +1

    Istus xun

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhamaan shuyuuqda isu timid waxaann kacodsan lahaa inay isasoo raacaan iyagoon kala harin yimaadaan magaalada muqdisho xaaladeedaa mafiicno dadka burburka u ordayo gacanta qabataan shacabka qofka ay raacaana usha inoogu dhiibtaan hadaadan intaa inoo sameen karin soo duceeya oo faataxada soo aqriya in Alle burbur noo celin

    • @heartlessG640
      @heartlessG640 2 ปีที่แล้ว

      Maleys baxareynaa 😂😂😂

  • @medymanno8646
    @medymanno8646 2 ปีที่แล้ว +1

    What wrong with the sound

  • @املايمان-م8م
    @املايمان-م8م 2 ปีที่แล้ว +1

    Shekh dadka mahan culimada waya waxad ka cabsanyso

  • @balbaaliyowcirre6324
    @balbaaliyowcirre6324 2 ปีที่แล้ว +1

    CODKA LAMA MAQLAAYO
    SHEEKHA CODKIISA AAWAY WLL

    • @azrabacdimucar9239
      @azrabacdimucar9239 2 ปีที่แล้ว +1

      Wala maqlaya wll codka mobelkaga amu kagabsan yahy

    • @balbaaliyowcirre6324
      @balbaaliyowcirre6324 2 ปีที่แล้ว +1

      @@azrabacdimucar9239 laakin sheekh mustafe ayaan rabba ApYo

    • @azrabacdimucar9239
      @azrabacdimucar9239 2 ปีที่แล้ว

      @@balbaaliyowcirre6324 wllhi walal ani 2da video ee sheikh mustafa codka wuu ishaqenaya ma aqan wll😒

    • @sagalomarali9444
      @sagalomarali9444 2 ปีที่แล้ว

      Masha allah

  • @Al.jabarti
    @Al.jabarti 2 ปีที่แล้ว

    "Hordhaca Kitaabka Kashfu Shubuhaat || Sheikh ...
    th-cam.com/video/ZR8ngrhT9_4/w-d-xo.html

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 2 ปีที่แล้ว +1

    Wadankiinii waxaahaaysata gaalo , kulan ma xuu sheegi waa baq baq , show off nothing good.

    • @leylaaden7374
      @leylaaden7374 2 ปีที่แล้ว

      Aad ayaad uqaldan tahay walaal sababtio ah Waxa loo baahan yahay inaad qaladkana sheegto wanaagna oga mahadceliso waad dhaliili kartaa lakin ma ahan inaad tiraahdo "nothing good"

    • @ibnhassaan5674
      @ibnhassaan5674 2 ปีที่แล้ว

      Amaankooda ma adaa kafaala qaadaya .
      Sxb waanu garaneynaa wadanka dhibka ka jira in haldoorka la la qudh gooyo, culimadana dhib uma ogolin iyo in dhaawac iyo dhimasho loo geysto.
      Hadal wanaagsan ku hadal ama iska aamus

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 2 ปีที่แล้ว

      Xagay ku qaban lahaayeen oo kale